Ninkan ilmihiisa uga sootagay Holland hadana dhahaya waan soo laabtay haday run katahay ma aheen inuu ilmihiisa iyo xaaskiisa uga sootago meel uu asaga naftiisa u diiday
Kkkkkk haa Franca ayaa hada laga yaaban yahay laakin meelaha ey dadka qoxootiga ah waxaa Lagu bilaabay doowo laakin wadanka Franca waxba laga sheegaa yabaanhay dhilqe iyo cayan
Balaayo idin buufisay ma kaneeca mise waa tasxi dad la buufinaa maxa waaye mise heesta ilkacase aya ka cobsy seen haa Ka raacdeeye Soomalia ayaa ah wadankii hooyo laaya waa caasi waalidiino nin tahriibay nabadda haloo diido adoo dadkaada dhiigaaga dalkaaga ku jiro maxa ku raacdeynaayo
Qof hal mar ayuu noqdey maxaa ku soo naqey ok ma yahay aniga uma melleyo nin okey wayo waa nin habaran wayo kiisi mar kedis marnaa kaskaa asiga fiiri adiga naftaa mar ayuu tahriibey mar labaad tahriibey ma kulla fiiyowyahay waa maya owkuu faanin his crazy men
Abdifatah goaan fiican buu qaatay about back to Somalia allah ha ku xifdiyo adiga iyo family faaga
Kkkk sharcigii talyaaniga ayow heystaa dadbadan oo Somali ah ayaa wadamada yurub badan celiyeen kabacdi sharcigii talyaaniga kusoolabtan
Ninkan ilmihiisa uga sootagay Holland hadana dhahaya waan soo laabtay haday run katahay ma aheen inuu ilmihiisa iyo xaaskiisa uga sootago meel uu asaga naftiisa u diiday
Waa nin somali waa dhaqankooda masuuliyada daradu
@@motech2022
Rimiye baa tahay miyaa.? Adiga iyo orgigu maxaa is dhantaan 😂
ilmahaga iyo caruurtada sow masuuliyadooda adu malihid xagee uga socotaa yaadse uga tagtay
Ilaahay haku xafido wadankeenana ha inoo xasiliyo.
سبحان الله العظيم
Cabdi xafid mansha alah horay usoco
Taliyaanigu waa cusuriyiin somali waxba masoo geliyaan ee dadka dhiqlaha iyo boodada soo geliyo waa wast Afrikanka Taliyaanigu imika wuu buuxaa dhiqlahaas magaalooyinka xeebaha koofurta Taliyaaniga Gurikasta ayuu kujiraa
Kkkkkk haa Franca ayaa hada laga yaaban yahay laakin meelaha ey dadka qoxootiga ah waxaa Lagu bilaabay doowo laakin wadanka Franca waxba laga sheegaa yabaanhay dhilqe iyo cayan
Tahriibayasha soo badi maclinnabdi fitax
Khaladka waxaa leh soomaaliga tahriibayaalka iska socda ee wadankoodii lagu diray
Subxanlah 😰
Iyaa ma anaga dilqo nalagabufineya alah cil badana ya nabadey in dalinyaradeni Somaliyed dilqo lagabufiyo Alow nogargar
Asc Qubeeeyska waaa sooo wadamarnay 2006 C/fitaaax waxyar Aaaan kasoo horeeyay
Sxb sheekada cabdi fataax soo badi runti waa xaqiiqda dhabta ah runti dadka ma ogo nolosha dhabta ah whi
🎉 4:16
Asc maash Allah ilma cismaan shardigii buulo xuubay miyaa c, shardi kale
39 dhalinyaro ah, alla muxuu afsoomaaligu dhintay waayadan danbe.
Holland 🇳🇱 kasoo tag oo xamar mooto bajaaj kuwad aniga sheekadaan igama gadmin ee ninka runta ha u dhaadhaco
ilahow na xafid oo nagu daryeel dalkeen dowladna nasii
Ilahoow wiilasha noo badbaadi
🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯👍👍👍⭐🌹
Xassan geedi nosoo qabo 😅😅
walhi horta tahriib ninki galay aya dhibkisa ka waramj kara malinkad tahribto aya dhibato kugu horeysa ilahow dhalinyarada no badbadi iyo hoyoyinka iyo gabdhaha iyo caruuraha tahribaya
Corrections. Xayawaan maaha, waa cayayaan
JZK
Brother c.Xaafid ma iska deyn kartaa faraha sidaa ka siineysid wa dhaqan gaalo ha raacin nagadaa dhaqankeena Soomaalida ku bedel
WAA NIN XAASKIISA SOO BURISAY WAA LAGUU YAQAAN!
😅
Balaayo idin buufisay ma kaneeca mise waa tasxi dad la buufinaa maxa waaye mise heesta ilkacase aya ka cobsy seen haa Ka raacdeeye Soomalia ayaa ah wadankii hooyo laaya waa caasi waalidiino nin tahriibay nabadda haloo diido adoo dadkaada dhiigaaga dalkaaga ku jiro maxa ku raacdeynaayo
Waacadi qofkii soomaray saxarahaa isnadaabis wax layiraa ayaa kudhaca marka qofkasta waa labuufiyaa jeermiska iyo feyriska iyo wixii bekteeriya ah marka ogow
nin waalan waaye
xabibi mashruuca maareeye iskullka xaawo abdi taako ina curubo quman iyo marwo ky soo dhawowda arooski sulfa
Lampadosa qofkasta oo somaliyeed ayaa maray 😅
Xassan geedi halku ku danbeeyey
Ninkaan ma hadli yaqaano marax!
Wuunawale halxabo kamafahmin 🤣
Qaab funy ah buu ninkaan uhadalay
🤣🤣🤣🤣
Qof hal mar ayuu noqdey maxaa ku soo naqey ok ma yahay aniga uma melleyo nin okey wayo waa nin habaran wayo kiisi mar kedis marnaa kaskaa asiga fiiri adiga naftaa mar ayuu tahriibey mar labaad tahriibey ma kulla fiiyowyahay waa maya owkuu faanin his crazy men
Walaalo waa xanuun ilaaheyga kaa caafiyay oo naga caafiyay aan kushugriya
Benale talyani ayaa nabufiyay yad ushegeysa bentaa
Asc maash Allah ilma cismaan shardigii buulo xuubay miyaa c, shardi kale
Waa asagii
@@hibaqali3456 waad mahad santahay