Cabdi xafid sxb xiligaan waxaa ku jiraa Tahriib Waxaa jogaa lipiya caasimada triple waxaa ka soo baxay Mogadishu waxaa soo maray Ethiopia iyo Sudan Saxaraha Magafe silic iyo Dhibaato Faro badan Ayaa kala soo kulmay Walina Waxaa Ii dhiman Bada I Soo duceeya Asxaabta Brit Somali TV Inuu Allaah I fududeeyo
Waxaa wali ka fikiraa 1Gabar iyo 3 wiil oo familkooda waxba heesan walina xooshka ku jiraan dil iyo jirdilkana wali ku socoto cidna uma maqna ceelna uma qodna Allaah haka soo saaro
Qiso Tahriib ayaan haayaa ee inaan dada ka u soo guda biyo ayaan rabaa Qiso Tahriib aha South Africa sidaan ku imadaa ee sxpow fur saada ii sii cabdixafiida wll mcn
Ninkaas dhalinyarada ah sida aan wanagsaneyn e u oga hadlay dhalinyarada degan Milan ama somalida waxay igu noqoty lama filaan magaalo aan daganahay 6 sano wax anan ku aragna u ka shegayo qof an dagananaynba
Wariye cabdixafid salan sare barnaaminka markhatiga nool aad baan u jeclahay inan tahriibo ano mankayga ku jirto baan video aad adigu leedahay oo qof maraykanka u tahriibay waraysanayso arkay waliba wiilki Tripoli dawladu libiya ugu dhacday oo ka dib maraykanka qaatay barnamijkas dhalinta wacyi galin buu u yahay dhalin badan oo aqaano baa darta tahriib uga baaqatay cabdow barnamijakas xooga saar waliba wakhtigan lagu jiro ee tahriibka maraykanku aad bulshada dhex deeda loo hadal hayo
maashaallah wiil kaan allaha barakeeyo waa iga qosliyey waana daacad soomaalina aad buu u yaqaan horumar kaad tiigsaneysid allaha kuu fududeeyo habo
Allah ha ku xifdiyo hope u soco mashallah
The guy is so funny 😂😂and talking pure truth
Cabdi xafid sxb xiligaan waxaa ku jiraa Tahriib Waxaa jogaa lipiya caasimada triple waxaa ka soo baxay Mogadishu waxaa soo maray Ethiopia iyo Sudan Saxaraha Magafe silic iyo Dhibaato Faro badan Ayaa kala soo kulmay Walina Waxaa Ii dhiman Bada I Soo duceeya Asxaabta Brit Somali TV Inuu Allaah I fududeeyo
Sxb xagee jogtaa hada😊
Alle haku fudeeyo
@@habilgaraad2441ma baxdy😢
Masha alah waa run sheeg waa arin jirta talyaaniga nolasha runta ayaa taala
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa fani wiilkan
😂😂😂😂
Waxaa wali ka fikiraa 1Gabar iyo 3 wiil oo familkooda waxba heesan walina xooshka ku jiraan dil iyo jirdilkana wali ku socoto cidna uma maqna ceelna uma qodna Allaah haka soo saaro
Wllo Gabar ba naga maqan magaceda matqana
Walalkey wiilsha magacood wiil naga mqan 😢😢
We Need part two on this guy
adi masoo martay wadadaan
@@hosainabdirisak Haa sxb Waa la igu kufsaday
yaa ku kufsadey abayo😢
Waa run arintas
Allahu akbar 2016 Ana yurub baan ka soo tacriibay Oo ciyalka kala soo carayay kuma aanan noqon Allhamdulilah
awal maxaa kadoontay
Waa xaqiiq wlhi somalidu iyada isku fiirsata oo intaa is dilaysa lkn cadowgooda ma arkaan 😢
I like his language 😂😂😂😂😂😂😂😂
waa luuqada gobolka siti 😂😂
Where are you from
Part 2
Qiso Tahriib ayaan haayaa ee inaan dada ka u soo guda biyo ayaan rabaa Qiso Tahriib aha South Africa sidaan ku imadaa ee sxpow fur saada ii sii cabdixafiida wll mcn
Walaal soo dhawoow waxaa nagala soo xiriirta qaybteena Facebook number whatsapp-ka profile-ka saaran nagala soo xiriir,
Mahadsanid
@@BRITSOMALITV soo ima argati cabdixafiida
Waan ku la soo hada laaya
First comment
C.xafiid
Tribilsim miya bilaweyin donta dahdisa 😂😂😂
Ninkaas dhalinyarada ah sida aan wanagsaneyn e u oga hadlay dhalinyarada degan Milan ama somalida waxay igu noqoty lama filaan magaalo aan daganahay 6 sano wax anan ku aragna u ka shegayo qof an dagananaynba
Wiilku milano kama hadal ee somalida ayuu ka hadlay
Adigu ma Milan baa degantahay tahriibtu waa dhib badantahay
@@abdifatahahmad31 aniguba waxan ka hadlayaa somalida talyani wxba igama galin soo maaha wllkyow
Waa qof cilaajah ah ba wareysanysa 🙄
Baacbaac
Labo qabiil baa doon is kulaayay
HAWIYE ʜᴀ ɴᴏᴏʟᴀᴅᴀɴ😂 ❤ɢᴜᴜʟ
Jaaaaaahil
Waraysi miyaa waxan shekada ha dhex galin
Ninka waa kii so Mar dhib anig xalaaY aYaan Turkish kaa bxii labaY doontaa aYaa baaqtaaY
Sxb hada xagee jogtaa
@@habilgaraad2441 ma bixi rabta xarifoe
Magafe magacisa ka gaabso yaab
Hadanu rer somaliland nay hadalkaga sas iska ah
Mr. Prank 😂 fat boys very funny
Soomaali ayada isku daran😢😢😢😢😢
Waligii buu borama ka iman lahjada ree bariga ayuu ku hadlayaa ninkani 👨🏼✈️👨🏼✈️👨🏼✈️
Kkk
Wariye cabdixafid salan sare barnaaminka markhatiga nool aad baan u jeclahay inan tahriibo ano mankayga ku jirto baan video aad adigu leedahay oo qof maraykanka u tahriibay waraysanayso arkay waliba wiilki Tripoli dawladu libiya ugu dhacday oo ka dib maraykanka qaatay barnamijkas dhalinta wacyi galin buu u yahay dhalin badan oo aqaano baa darta tahriib uga baaqatay cabdow barnamijakas xooga saar waliba wakhtigan lagu jiro ee tahriibka maraykanku aad bulshada dhex deeda loo hadal hayo
Somalidu muanafikhiin maaha waana isjecelyihiin e yusan ina dembajin waa nin iska hadlaya e
Hhhh warkan lahjadan ma liibiya kubartay luqadi ma libiya lagaga hadla waxan borama kamuu iman malaha
ABDIFATAX PHD AYUU SOMALI KU QAATAY HADUUBA YIRI WAA MUNAAFAQIIN.
This guy looks like Ridwan Issaq
😅 I thought he was ridwaan issaaq he looked like him
Specially when he smiles lol.. waa isku qosol!
Oo daarood iyo hawiye liibia na ma isku dagalayan😂😂😂
Kkkk waxaan ku qosley qoodhii ayaa dushadayda is ku qabsaday
Wilku wa xaraabo hadalkisu 😂😂
Boorama cidkasta baa dagta
Kkkkkkk
Been maaha
Saxa. Waa. Runtii. Taa. Beena. Ku. Sheegina
😂😂😂
Hawiye ha nooladan 😅😅😅