DEG DEG: CABSI WAYN | SOOMAALIDA UK KU NOOL | SHARCI CUSUB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 97

  • @LuulSheikh-v4g
    @LuulSheikh-v4g 2 дні тому +25

    ilaahey dilaa dhinto walaalkey 10sano ayuu meel yaalaa shan sano ka hor ayaa daawadii laga joojiyey waxay yiraahdeen lix bilood gudaheed ayuu dhimanaa wali waa nool yahay waa baraley dhamaan jirkiisa ma ruuxsado cunto ma cuno marwalbo weysoo booqdaan weyna weydiiyaan saliingaa biyaha lugu siiyaa mushaaridana sidoo kali saliingaa lagu siiyaa caruurtiisaa haayo quraan baa la saaraa waana qoslaa waa ku fiirinaa

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 2 дні тому +5

      ALLAAH (SUBXAANAHU WATACAALA) ha caafiyo (dambidhaaf ugadhigo) walaalka iyo walaalkeena-ba.

    • @marwobuni9872
      @marwobuni9872 2 дні тому +1

      Saliga nabiga ku celceli dheh haduuna hadi karin niyada ka akhri dheh, hadii uuna awoodayn adiga iyo retro dhan siiba caruurtiisa ku saliya wuu caafimaadi, SCW❤❤❤❤

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 2 дні тому +1

      Ilaahey caafimaad wanaagsan hasiiyo wlaashey.

    • @Haashim3460
      @Haashim3460 День тому +1

      Alle waxaan uga baryaya inuu caafin siiyo walkeen wll

    • @KhadijaAli-jd6ut
      @KhadijaAli-jd6ut День тому

      @@LuulSheikh-v4g Alhamdulilah Illaahay ha caafiyo

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 2 дні тому +12

    2 of my parents were killed by London hospitals ! You can't bring criminal charges against them. Never take your parent's to UK hospitals if Somali and let them stay there. And this new law is designed cover up the killings

  • @Somali-One
    @Somali-One 4 години тому

    *Alhamdulilah we are Muslim*

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 2 дні тому +8

    Wcs cabdixafid waa arin xun aan fiic neen qaasatan isllaamka hadaa nahay nama quseyso oo rabiga awooda badan ayaan sugnaa maalinteena yaa rabi rabiyoow qaatuma san aanku weydiisanay yaa raxmaan

  • @hodana7546
    @hodana7546 2 дні тому +5

    That is normal. We have it in Canada; it's called MAID. I worked in med-surg, and some patients were waiting for an assisted dying spot, mostly in palliative care. I remember one of them changed his mind three weeks after receiving a consultation from an assisted dying doctor. He told me he was influenced by our admin woman, who was an older Black woman.
    By the way, doctors and nurses involved in the final stage are not forced to participate; they choose to do so.
    Just make sure all of you have a POA, especially if you don't speak English.

    • @XallinCaafimaad
      @XallinCaafimaad День тому

      Ogaw ingiriiska sida Canada maaha dadka soo galootiga ah weliba luuqada sifiican u aqoon inta loo adeegsado ayaa la odhan yagaa dalbaday

  • @istahilmohamed7098
    @istahilmohamed7098 2 дні тому +9

    Alhamdulillah calaa nicmatul Islam

    • @khadarfarah2476
      @khadarfarah2476 2 дні тому

      Salamu aleykum cabdi xaafid.
      Anigu waxaan goob joog u ahaa, ayagoo si dadban u sameenaaya arinkaan aad kahadlayso, gaajo inta lagu dilo morfin lagu daldalo.
      Arintaan somalida uk haa iska jiran fadlan. Waliba dadka disaablka ah. Marka faylkaaga la eego. Markaad hospitalka soogasho ayaa waxaa lagugu salaamayaa hadad u baahato wadnahaga. In la banbeeyo kuuma sameeyneeno.
      Xitaa hadad rabto in aad private hospital qofkaaga geeysato laguuma ogala.
      Fadlan cabdi xaafid, I don’t want to talk about this issue very deep, but it’s reality.
      Jazahkalah kheer

  • @HaybeHaybe-h3w
    @HaybeHaybe-h3w 2 дні тому +9

    Acuudubillaahi minal shaydaani rajiim.subxaanlh

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 2 дні тому +1

      ACUUDU BILLAAHI MINAL SHEYTAANI RAJIIM.
      Waxaad katagtey…(Minal) ?

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 2 дні тому +2

    Asc macbuudkow Taallo oo dhan adigaa iska leh umada Badbaadi amin amin amin amin amin amin yaa rabi

  • @lovequran_allah
    @lovequran_allah День тому +1

    Gaalda ilaahey abuurtay ayay diiden iyagana nolasha lagu adkeyay subhanallah dadka Muslim ah waa in ay ilaahey uso cararaan

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 2 дні тому +1

    Waxaa jiray mar ay yiraahdeen caruurta khaniisnimo ayaa la barayaa, wuxuu Rabbi ku dhuftay Corona, way ka soo kici waayeen, hadana Insha Allah, Rogmad dhaba ayuu Rabbi Rogi, cid uu gaal Dili karo mahane, ha ka biqina Malcuuniinta Rabigood ku caasiyay, Wallahi Rabbi na dayici maayee, xariga Rabbi iska laalaadiya, Wa Hasbuna’Allah Wa Ni’Mal Wakil 😢 Ogaada Waa dhamaadkoodii hal Nugliyeer ayaa ku filan jasiiradan kibirtay, La Hawla Wala Quwwata Illa Billah 😢 Ya Rabbi 😢😢😢😢

  • @lajacleyyui4172
    @lajacleyyui4172 День тому +1

    Inalilahi wa INA ileyhi rajuucun

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 День тому

    Armey ugu dhex qariyaan oo qof aan dil dalban la dilaa😮subxanallah ilahay ayaan sharkiina iyo shar kaleba ka magan galney

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 2 дні тому +1

    أللهم اكفينا شرهم وجهلهم، حسبن الله ونعم الوكيل

    • @ladan987
      @ladan987 2 дні тому

      اللهم آمين يارب العالمين

  • @omarishirwa
    @omarishirwa День тому +1

    yurub waa xumaanaysa somalidiina waa ka buuxdaa kuna dhaqantay allah ha sahlo

  • @mmohamed9094
    @mmohamed9094 2 дні тому +1

    Walaal ha caytamin adigo wanaag arkayo xumaan ha raadin

  • @doog880
    @doog880 День тому +1

    Illaha weyn ee waxidka ah baan ka magan galney waxan illahey ka baryeyna in uu inaka iyo awlaadena ka uruuriyo meeshan oo uu noo sahlo meel diintayadu noogu nabad gasho,waayo waxan diinteenu ma ogola yaa rabi naga ururi meeshan😢

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 16 годин тому

    Nafta ilaahay Subxaana watacaalaa baa nooleya dilana marka wax kasta qadarta ilaahay bay ku dhacaan intuu ilaahay u qoray way marayaan arintan

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 2 дні тому +2

    Subxaan Allah

  • @lovequran_allah
    @lovequran_allah День тому

    Waxaan maqli jiray ilaahey xayi dile mariiid nooleyo subhanallah walee gaalo

  • @RahmoWeyrah
    @RahmoWeyrah Годину тому

    Maxaaa anaga naga galay Ma anagaaa is dilayna dad Ilaahay aaminsan ayaaan nahay waaa gaalada iyo cawaaanta uk dagan

  • @HammadAbdullah-d8q
    @HammadAbdullah-d8q 2 дні тому +3

    Subxanallah

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai 2 дні тому +1

    Asc Switzerland ayay caan ka tahay saanadu badan ba .
    Dad badan oo xanuuno ku dheceen oo raba in uu si noolaan aya is diwan galiya lacag badan ayay ku bixiyaan subxanallah.

  • @seryu8204
    @seryu8204 2 дні тому +2

    Waa dad diin la aana ka soo qaad al xamdulilaahi anagu muslin baanu nahay eaxba inagama khuseeyaan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 День тому +1

    In holland waa ka caadi 20 sano ka hor ayey ahayd

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 2 дні тому +2

    Asc BRIT somali TV cabdixafid guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zeynabh4449
    @zeynabh4449 21 годину тому

    Ilahey Aya wax dila si kasta hadi ey isku dayaan wax ma dili karaan wax na ma nooleynkaraan.

  • @MrAntoniyo12
    @MrAntoniyo12 13 годин тому

    Cabdi Xaafidow baarlamaanka inta sharcigan kasoo horjeesatay wey badnaayeen ,waxaana filayaa gabadha muslimada ah ee justice secretary ga ah inay kasoo horjeeday iyadoo u cuskaneysa diinteeda oon ogoleyn arrintan maxaad nooga sheegi kartaa xubnaha kale ee musliminta sidey u codeeyen.
    Mahadsanid.

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 2 дні тому

    Alxamdulillaah calaa nicmatul islam Al xamdulillaah

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 9 годин тому

    Asc kudarsoo cxaafid umada Islam ka ama Muslim ka ah sakaraadka xanuunka inbadan hayaa waxaa lagaga maydhaa danbiga sidaan aamin sanahay markaa waa qalad sharcigaasu was fikirkayga

  • @FutoXar
    @FutoXar День тому +1

    Dhakhtar iskama kaa qalankaro maryooley waa inuu warqad maxkamad ka haysto, gabdho Minka lagala baxaa meelaha lagu sheegayey London kuwiina jooga minkiina ilaashada markii ilmaha laidinku qalo, koley dhakhtar utagi maayo africa kasokow

  • @HaybeHaybe-h3w
    @HaybeHaybe-h3w 2 дні тому +1

    Arrinkani Yurub ayuu ka jira in badan,wax kale ayaa Ku guda jira.khayr insha'Allah.

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 2 дні тому +1

      2 of my parents were killed by London hospitals ! You can't bring criminal charges against them. Never take your parent's to UK hospitals if Somali and let them stay there. And this new law is designed cover up the killings. They already kill patients and Allah is my witness!
      They use Morphine and Midazolam to kill patients. They already have powers to kill sick patients. I have seen how they did this with patients not dying at all .

  • @Muunisa-q6v
    @Muunisa-q6v 2 дні тому +1

    Dhalin yarada aan caqiidadoodu sugnayn ba inaga halis ugu jirta qodobkan waa inaynu dacwad diimeed lagu baraarujiya

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 День тому

    Alxamdulilaah Alle naga dhigey muslin kiley qif imaan leh waxaan kama cabsado waayo, maba sameynaayo, tan kale waxaas wax kadaran ayeey yihiin waana Gaalo re cabsida maxey rahey, wax I. Gaalnimo laga cabsado oo kaweyn maahira

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 2 дні тому +1

    Waa siyaasad xaalada dhaqaale ba adkaatay dadka inay kala yareeyanbay rabaan siiba wayeelka bukaanada iyo kuwo baahiyaha gaarka ah qaba si ay iskuguso hadhan dadka xooga leh ee xogooda dowladu ka faaidayso 😢

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 2 дні тому

      2 of my parents were killed by London hospitals ! You can't bring criminal charges against them. Never take your parent's to UK hospitals if Somali and let them stay there. And this new law is designed cover up the killings. They already kill patients and Allah is my witness!
      They use Morphine and Midazolam to kill patients. They already have powers to kill sick patients. I have seen how they did this with patients not dying at all .

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 дні тому +1

    Scwb annaga marti baa nahay meesha waa balad gaalo waalidka hadiiba la dhoho 6 bil baa hartay wadankii haloola cararo annaga diinteena ma ogo sharcigaan

  • @ZhacniMohameth
    @ZhacniMohameth День тому

    Cabdixafid gAlaada sharcigeeduu waxay ku qayaaxeen in qofna laqasbayn takalee iislam yaynuu nahay Kuma dhaqaqii karnoo ilahay iimanka hayno adkeeyoo

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 дні тому

    Dhaqatiirta sometimes waxay sameeyan wrong things

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 2 дні тому +1

      2 of my parents were killed by London hospitals ! You can't bring criminal charges against them. Never take your parent's to UK hospitals if Somali and let them stay there. And this new law is designed cover up the killings. They already kill patients and Allah is my witness!
      They use Morphine and Midazolam to kill patients. They already have powers to kill sick patients. I have seen how they did this with patients not dying at all .

  • @Yusuf_Hunter2020
    @Yusuf_Hunter2020 2 дні тому +1

    Waxaan oo kale dadka ha ula soo ordin qofka Muslimka wuu og yahay hadu is dilo in la cadabayo. #47#48 iskana daa adu inaad ii dandansato mise wax kale baad ka dhaxli doono.🦍🦍🦍😡😡😡

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 дні тому +2

    Maxaa meesha cabsi keenay waa sharci gaaladha ey ku dhaqmaan. Qof qasab lagu dilaayo ma jiro waa qofkii rabo .😂 maxaa anaga quseeyo waxaad shegtid aad weydha.🙉

  • @FatumoAlimohamed
    @FatumoAlimohamed 2 дні тому +1

    Xasbiyala wnicma wakiil nafta ilaahay ba og xiliga uu qadidoono

  • @d.c.m.m1338
    @d.c.m.m1338 День тому

    Muslimiinta ma quseeyso sheekadaan

  • @adenwarsame
    @adenwarsame День тому

    Sxb gaal inu ruux isdilaya ka caafiyo cidna aragaga kuma aha
    Gaal mel ujogaba in ladilo ayy ahyd hadu tawxidka diiday ama u dhaqanka islaamka ka horyimado haday ugu yedhayan inay dilaan iyagu wa khayr & fraj wayn

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg День тому

    ❤🎉🎉🎉❤

  • @MohamedJimale-u9s
    @MohamedJimale-u9s День тому

    Asc,waa arin halisah ubaahan
    Wacyegalin iyo kahortag

  • @AliTaajir-zn8lq
    @AliTaajir-zn8lq День тому

    Walee waa yaab

  • @MrAntoniyo12
    @MrAntoniyo12 13 годин тому

    Ceyrta ay siiyaan ayaa ku cuslaatay markaa ineey kala yareeyaan ayay malaha rabaan in kastoo nalaha qaarkii dambi yahay🤔

  • @captainpilot2673
    @captainpilot2673 2 дні тому +2

    wexey qof dabaq iska soo tuurayo boqolaal gawaari u keenaan oo la tuug tuugo hada adi is dil miyaa la lee yahay 🤷‍♂️

    • @hodana7546
      @hodana7546 2 дні тому

      Because the law states that if someone is trying to commit suicide, such as attempting to jump from a building, they may be suffering from mental health issues, whereas someone with late-stage cancer who is in a palliative state and suffering from pain might opt for assisted suicide to avoid further suffering

  • @XallinCaafimaad
    @XallinCaafimaad День тому

    Ingiriiska waxaa lagu sheegayay dadkii koronuhu ku dhacay inay qaar badan dileen arrintan haday timina waa halis uso korodhay soo galootiga

  • @awralanoor7459
    @awralanoor7459 День тому

    Marka dad badan is dilaan iyagaa joojin doono sharciga

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 9 годин тому

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺

  • @AliMohajim
    @AliMohajim День тому

    Ok sharcigan muxuu Somalida ugooni ah oo uu udhibayaa

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 День тому

    Qofkaan rabin shaqo kuma lahan meelk badan uu ka jiraa holland ,Belgium, france caadi idila aa dhihi kartaa

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 2 дні тому

    Waa diin’la’aantii oo oodaheeda wadata qofku inuu naftiisa gooyo waa xaaran eebe Wayne xaaran ayuu kadhigay hadaad naftaada goyso jano ma arkaysid second ilaahay sidii aad isu dishay ayuunbay noqonaysaa cadaabkiisu

  • @u.j7332
    @u.j7332 День тому

    Soomaalida maxaa ka khuseeya saxiib?
    Adeer title ku wuu kaa khaldan yahay arin soomaali u gaara maaha inagu dad muslima ayaa nahay diinteena noo sheegtay waxan aad ka sheekaynayso

  • @Fotballmo
    @Fotballmo День тому

    Maxa ka galay somalida arinta takale a xafid somalidu 34 san waa qomiyada sabablan u dhinta ma somaliba naf jecel

  • @MohamednorNaqabe
    @MohamednorNaqabe 2 дні тому

    Somali Da Qar Ayakoperi Dona Waliba Jelka Yaryar Oo Dhagan ka Rer Galbetkaba Oo Hasto Elbaxnimo

  • @RuqiyaAli-b8m
    @RuqiyaAli-b8m День тому

    Waaqofkii rabo waaye lagu qasbikaro

  • @suswar7474
    @suswar7474 День тому

    Your title doesn't match the topic and is misleading, especially to the Somalis

  • @Somali-One
    @Somali-One 4 години тому

    *Maxaa naga khuseeya anaga*

  • @mmohamed9094
    @mmohamed9094 2 дні тому

    M

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 2 дні тому

    Malaga yaabaa in dadka looqariyo oo lagu lalaayo dad aan ogayba oo si tuuga ah in loosiiyo haddii dhaqaatiirtu ay siiyaan qof xanuun yar hayo

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad 2 дні тому +2

    Illahey Ayan kamagan galnay

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 2 дні тому

    KKKKKKK❤HAAAAH

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 дні тому

    Maxaa somalida ka quseeya

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 2 дні тому

      2 of my parents were killed by London hospitals ! You can't bring criminal charges against them. Never take your parent's to UK hospitals if Somali and let them stay there. And this new law is designed cover up the killings. They already kill patients and Allah is my witness!
      They use Morphine and Midazolam to kill patients. They already have powers to kill sick patients. I have seen how they did this with patients not dying at all .

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 дні тому

    Go’aanka haduu ruuxu leeyahay oonay qasab ahayn xal ayaa loo geli hadeyse qasab tahay kuwo nool ayaa la khaarajin

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 День тому

    FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE UA-camR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH ISKA JIRA DIBJIRKANI

  • @abdiahmed9716
    @abdiahmed9716 2 дні тому

    Maxaad u soo qortay soomaalida cabsi soo foodsaartay
    Irsaaqda ilaah ayaa ku sii karo ee ciwaanka hala fiirsado xaaraan baa tahay
    Ee wax run soo qor
    Arinkaana dadka ingriiska oo dhan ayay qusaysaa
    Wax gooni soomalida u qusaysa ayaad soo qortay
    Balaayo sheeg ayaa tahay

    • @hodana7546
      @hodana7546 2 дні тому

      It can have an effect because of the language barrier. He is raising an awareness

    • @zamzamfarah393
      @zamzamfarah393 2 дні тому

      Adoon qofka caayin si wanagsan wax ugu sheeg allaah kabaq waxa qorayso walugu waydiin

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 2 дні тому

      ​@@hodana7546​@hodana7546 2 of my parents were killed by London hospitals ! You can't bring criminal charges against them. Never take your parent's to UK hospitals if Somali and let them stay there. And this new law is designed cover up the killings. They already kill patients and Allah is my witness!
      They use Morphine and Midazolam to kill patients. They already have powers to kill sick patients. I have seen how they do this with patients not dying at all . Somali people you have been I'm not trying to scare you as I get nothing out of it . Because of this I'm moving away from the country it's not safe anymore.
      They will hold a meeting then force you to accept their agenda if you refuse they call security and take you out . They say you can't be responsible for your own parents while they kill them off Subhanallah Subhanallah

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 2 дні тому

      ​@@zamzamfarah393This people are mocking all this ...but once the invisible 🫥 side teams in hospitals that make decisions get their records hospital doctors suddenly change and encourage you cohersion takes place and bullying . They will put the patient on none resuscitation then slowly remove treatment and give treatment that harms then they will say the patient is palliative care and give drugs that kill the patients off . And this new law is a cover up!