Full Muuqaal Murugo Leh Rag Kabadbaaday geerida Daqiiqadihii ugu Danbeeyey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 182

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 місяці тому +7

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimoe1049
    @abdimoe1049 2 роки тому +16

    Abdi xidig wuxu ahaa walaal Qaaliya doonta dad Adan ubadan oo Reer Lascanooda baku madhaay Lascanood guuri aan laga barooran ma jiriin 😭😭😭ilahay swt dhamantod ha u naxaristo

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 2 роки тому +4

    Wa mid kmida clmdaha akhiru-sbnka , mrka qoom muslimiina iimaan la'aan ku dhaco islmrkna hdba wxy mrka hystn illhy ugu mhd niqi waaya wxa u dnbysa uun hoog iyo halaag iyo noloshay ka cararayeen mid kasii diiqad bdn kna warwar iyo walbahaar bdn , illhw iimnka noo sug , amiin ya Allh

  • @gtllinel6095
    @gtllinel6095 2 роки тому +23

    Walahay odaygagii aan aduunka ugu jeclahay ba ku jiray 😭😭😭😭

  • @mohamedsahal3311
    @mohamedsahal3311 2 роки тому +25

    Talo ka timi daawadayaasha fadlan waraysiyada danbe qofka hadalka haka dhaxgalin ina suaal waydinayso mooye mideeda kale qofba mar hadalka ka dhamee ado Mahadsan

  • @aburudd2960
    @aburudd2960 2 роки тому +28

    Ilaahay ha u naxariisto. Doontaas reer lasanod baa Ku dhamaaday. 8 nin baan Ka garanayaa. Ilaahay ha u naxariisto.amin

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 2 роки тому +17

    Maashallaah Igare program fiican noo keentay oo lagu waana qaaadanayo😭

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 роки тому +19

    inaa lilaahu waa inaa illihi raajucuun Allah ha u naxariisto dhamaantood waxaan tahriibayi 20/2/October Libia waxaan ka raacanayi 16/October 20/2 waxaanu bada ku jirayi 9 days waanu lunayi laakin wax malagiigalayi naguma jirin alhamdulilah laakin waxaan ina nabsiyayi wadankeena waayo qiimihiisa magaranayisida ilaa aad ka baxado waana very sad walahi qalbi jab 💔💔

    • @90media44
      @90media44 Рік тому +1

      Xagee joogtaa hadda,wllo

    • @ilhamdahir9915
      @ilhamdahir9915 Рік тому +1

      @@90media44 waxaan jooga last 20 years England

  • @abdimoe1049
    @abdimoe1049 2 роки тому +14

    Ilahay swt ha unaxaristo Abdixidig 😭😭😭😭Amiina yarabi 🤲🤲

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 роки тому +26

    Ninka LG La Yidhaahdo Ee 200 ee qof ee Bada Ku idlaatay Ka soo Hadhay😭Runtii waa Nin tiisa aysa Galin Balse waa waayo Arag Tahriibta Waxay Tahay Og🙏👑

  • @apdyrizaqzayid7994
    @apdyrizaqzayid7994 Рік тому +5

    Alla Muxuu nin raga yahay LG saxb Allah wayn ha ku xifdiyo aduun iyo aakhiraba 😭🤲🏻

  • @mohamedabdi9906
    @mohamedabdi9906 Рік тому +7

    LG wa sxbkey qali ah south africa ayu iga tagay wa markii labad oo shil u ka badbaaday inta South Africa shil burcad ah ku soo wereen asaga oo gaari wato

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 роки тому +23

    Rasuulkeeni scw waxuu inoo sheegayi inaan dabaasha barano waa xadiis

  • @abdulkadirkhalif5552
    @abdulkadirkhalif5552 2 роки тому +12

    Aniga waxaan tahriibay 2014 afar Saac ku dhawaad ayAn bada ku jiray illahay waa igu badbaadiyay hadana yurub baan nabad ku joogaa alxamdu llilah.

    • @faadumocabdibarrebarre2223
      @faadumocabdibarrebarre2223 4 місяці тому +1

      Alx haduu alle nabad kuugu geyay waa qadar geerida inta dhimatay alle ha unaxariisto

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 Рік тому +1

    Alle swt hadii uu idinka badbaadiyay waxaa tihiin dad nasiib leh wallahi
    Ilaahey umahad naqa
    Waxaan jeclaa in aan tahriibo lkn sanad kahor ayaa iska daayay alx🤲

  • @shukriyaabdullahi4169
    @shukriyaabdullahi4169 2 роки тому +11

    Janada hadii loosocdo waan socon lahaa wixii kasoo haray allhuma najinaa

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +3

    Runtii wa qiso xanuun badan tahriibku wa safar adag oo dhib badan ma jiro qof jecel inuu ka tako dalkiisa laakin duruufaha iyo waayaha nolosha ayaa ku kalifay inay dalkii hooyo ka tagaan dad badan oo maskax iyo hal abuur lahaa oo dalkiii anfici lahaaa
    Intiii ku dhimatay safarkaas halisata badan Allaha unaxariisto intii ka badbaadayna allle nolol fiican ha u siiyo ❤❤❤❤❤

  • @abdurrazzak1090
    @abdurrazzak1090 Рік тому +4

    Asc Allaahu Akbar ilaahay haw naxariisto intii islaama ee ku dhimatay waa qiso lagu cimro qaato waxaanse ogahay soomalidaa ku maahmaahda nin meeli u cadahay meeli ka Madaw kolay labadaa nin ee ka sheekaynaya qisada waxa la dareemi Kara nin arkay dhibta taala liibiya anaana uuga maraga balse bada ilaahay hilaac buu igu dhaafiyay alxamdulilaah tahriib wax la jeclaado maaha runtii astaakhfurilaah atuubu ilaahay waxaan ka istaakhfurulaysanayaa maaha inaan been sheegtay balse waxa weeyi in aan gaf aan usoo badheedhay oon naftayda soo haligay ilaahay igu badbaadiyay dhalinyarta waxaan leeyahay ilaahay ka baqa oo dhulkiina aamina allaa mahadle asc

    • @amanomar804
      @amanomar804 Рік тому

      Wcs wllo hda halke kunoshahay🥰

  • @MaxamedKayse-hg2je
    @MaxamedKayse-hg2je 2 місяці тому +1

    ilaahy ha,u naxariisto wixii ku dhinteyy😮😢😢

  • @mubarakmaxamed2175
    @mubarakmaxamed2175 2 роки тому +6

    wllhi waa arindareenkeeda xanbaarsan alle qalbiyadooda hakasaaro wixii kufekereya kuwo jeelal kujira iyo kuwaklle ( gacmahaga biyo lagaga dheergaa dalkiinaad kugaajo bixi kartaan )😭😭😭 warkadigtoonaada

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 2 роки тому +4

    Ax Inalilaahi Wa inaa ileeyhi raajicuun Allaah haunaxariisto

  • @tygaraww8792
    @tygaraww8792 2 роки тому +2

    Siyad Yassin mire Adeer illhy nolosha haku siyadiyo wa Mohamed Abdi jama mire ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @gtllinel6095
    @gtllinel6095 2 роки тому +4

    Shkri xamar majoogtee biljam baysogashay

  • @osmanmahamudmahamud7469
    @osmanmahamudmahamud7469 2 роки тому +2

    Alxamdulilahi rabilcalamina ilahay subxana watacala aya mahado dhan uu sugnatay idin soo bad badiyey naxaris badane alle weyan allaw noo naxariso aduun iyo akhiraba

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 роки тому +6

    Laa xaawla waa quwati ilaa bilaah soomaliyeey please jooga dalkiina allaah ayaa qoray irsaaqda

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 роки тому +5

    ilaahay baa idin soo badbaadiayay dhulkiina ku noolaada

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 3 місяці тому

    M.A ALAAH M.ALAAH
    ALOOW UGAR GAAR UMADAADA .
    ALA NINKU CIMRI DHEERA
    ALLOOW UKAALME ISAGIYO INTII DHIBANBA WALLO QAYR KU RAJAYNAYAA INSHAA ALLAAH

  • @fartunhussein8448
    @fartunhussein8448 2 роки тому +2

    Anigo gabadha yar aah ayu aabahay nin iisiyay South Africa ka imaday ninkiy aya I kaaxeyay aasagon sharciy iiqaadin markasu muqaalis igu daaray markasu baada naagaliayay ninkiy laa iiguriyay sharciy ayu waatay busku ku taaagay Tanzania anigana baada ayan Mombasaka gaalnay marka allah aya naabadbadiyay alx caawa xaasuus ayan gaalay subxanallah🥲🥲

  • @AbdallaAbukar-gh5fx
    @AbdallaAbukar-gh5fx Рік тому +2

    Ninkii LG Nin rag ah Weeye wallee

  • @XasanMaxamed-jy4rk
    @XasanMaxamed-jy4rk Рік тому

    Alla WAA naga badbadiyay inti dhimatay allha u naxaristo wadadas tahribta Ah wada fiican mahan ninka bada dhibkas KU Arkay Lkn Anigo barika kadaran bada jano ii Aheed

  • @feruzandebrhan4200
    @feruzandebrhan4200 Рік тому +4

    Hada oo 2023, tahay ayaan tahriib ahay oo xiro libiya ah ku xidhanahay ilahay hanaga nabad saaro badna waa na sugaysa 😢

    • @user-rx7ku8uy6q
      @user-rx7ku8uy6q Рік тому

      zhp an wan so socoda from burco xage ka la so xidhiidhaaa

    • @missjano8249
      @missjano8249 Рік тому

      Baad ha gaalin ee dhulkaga ku noqo walal❤

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 11 місяців тому

      ​@@missjano8249adigu miyaad noqotid ? Dadka kale mxaad u celinasaa

    • @Safiirka09
      @Safiirka09 10 місяців тому

      Aamiin

    • @ilyaasmuuse5760
      @ilyaasmuuse5760 9 місяців тому +2

      6 libood ka bacdi
      Ayaan arkay commentigaaga ma nabad qabya ,zxp

  • @Uknownw
    @Uknownw 2 роки тому +1

    Somaliyay dalkiina aamina sikasdoo dhib idigu haysato walahi tahriib waa naftaada halaag hala doonin subhanallah umadan naftooda haligeysa Allah xaqa ha garansiiyo wadankooda ha aaminaan

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 роки тому

    Alaaaaah u naxariisto waxa alle ka barine janad fardos aamiin ya raaaaaaabi dhamantod

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 2 роки тому +22

    Ale umadena haugargaro where there is no hope there is Hoog! Our adults have let us down big time as our young people perish in the open sea and Sahara!

    • @CrisaaqsocdaalAxmadsocdaal
      @CrisaaqsocdaalAxmadsocdaal 3 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 3 місяці тому

      @@CrisaaqsocdaalAxmadsocdaal 99% of our elders will be answerable to Allah when their time comes InshaAllah dhalanka somaliyeed qoryo eey dabka kushitaan ayeey ka dhigeen! Totally nonsense feeble group of ppl! How do they sleep I wonder 38yrs of hooooooog!!

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 роки тому +2

    Reer aaqireedkii oo nool subxaanalaah cabsi.cabsi.waaye walaahi

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 2 роки тому +8

    Dadku maalaa yacniga waa ku soo yaacaan like iyo subscribed tana waa saaraan lkn barnaamijyada qiimaha leh marabaan yaab

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 роки тому +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @Nuurabdi
    @Nuurabdi 2 роки тому +3

    Waa Aduun iyo Xaaalkiisa

  • @dayibidd194
    @dayibidd194 2 роки тому +4

    Aniga waxaa ila doqon san ninka dooonti ilahay kaligii ka bad badiyay mar labaad ku laabay hadana badi

  • @mustafekoosar9979
    @mustafekoosar9979 9 місяців тому +1

    Waligay kuma fikirin tahriib laakin wadanki ayaa hada igu soo istaagay xaaskaygi aduunka aan ugu jeclana wsy iga dhimatay cidlo ayaan soo istaagay karamadaydi ayaa dhulka gashay anoo isleh tahriib ayaan ragan markaan arkay waxan u naxay hooyqday waanan ka laabtay alx

  • @user-zk2tf5fn7e
    @user-zk2tf5fn7e 9 місяців тому

    Alhamdulillaah for everything🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢😢😢

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 Рік тому +5

    Video ga Naga hagaaji😂 shekada hanaga dhex galin

  • @shookarichannel2853
    @shookarichannel2853 2 роки тому +2

    LG wllhi warkiisa wa sax marka bada kasoo baxdo adigo dhan wa ruxmaysaa wayo maskaxda ayaa weli si haysa ruxnka bada

  • @fatumahusseinibrahin6422
    @fatumahusseinibrahin6422 2 роки тому +2

    Inalilahi wainaileyhi raajucun ilhy maskaxda hawbad badiyo nimankas inti kudhimateyna hawnaxaristo

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 2 роки тому +2

    Allxamdulilaah

  • @abdirahmansaqivicofficial9858
    @abdirahmansaqivicofficial9858 Рік тому +2

    Waa tegayaa wixii i joojin lahaa raadi

  • @fatumahusseinibrahin6422
    @fatumahusseinibrahin6422 2 роки тому +4

    Dawacadan maqlijirey adhiga wey usmirata xiliyada jilalka wa dad bahalobey dhibka jira awged

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 роки тому +1

    Subxan Allah tahriib waxa karahiyo

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 роки тому +2

    Waa run dhulka wax dhaama lawaa

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 роки тому

    Innaalillahi wa Innaalillahi raajicuun.

  • @husenmaalin381
    @husenmaalin381 2 роки тому +3

    Laac tv Nin waxbartay

  • @Em1489
    @Em1489 2 роки тому +6

    Tahriib waa midii Gabadhan quruxdeeda ogaa aanu Saxaraha ciida kulul ku rognay kadib markay gaajo u dhimatay or better yet Jooga guryihiina hadii kale idinko Ashahaatay oo dayn laydinku lahayn waalidkina kaso ducaystay Malaga soo Raadiya

    • @Uknownw
      @Uknownw 2 роки тому +1

      Allah ha unaxarisdo intii ku dhimatay r
      Tahriibka

    • @luulacadey8401
      @luulacadey8401 Рік тому

      Wasanadke wll gabar ba naga maqan nolol iyo geri aanan kuogen

    • @Em1489
      @Em1489 Рік тому

      @@luulacadey8401 wll 2016 ayay ahayd, gabadhuna waxay ahayd Samaroon AUN, intaas inay ku caawinaysa laga yaaba.

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Рік тому +1

    Yaa Rabbi

  • @asmahassan6917
    @asmahassan6917 Рік тому +1

    Waa omal qiyaame yar

  • @mubaarighassan2725
    @mubaarighassan2725 2 роки тому +1

    Wll waxa jira dad badan oo an dadkodii geeri iyo nolol wax war ah an ka helin ee bal ka so warayso dadka 2 doomod ku dhintay magacyadoda iyo gobolada ay ka so kala jeedin ama mogaloyinka ay ku yimaaden wixi ay ka xasuustan

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 2 роки тому +2

    Lakin dadka donta racaya oo domaha racaya naftoda haligayan inay is dillaan bay ugu tala galen

  • @abokorhashi2175
    @abokorhashi2175 Рік тому +2

    Ragga si fiican u warayso nio.. haka dhex galin e

  • @kaligiisduul07
    @kaligiisduul07 Рік тому

    elji allha kubadbaadiyeey

  • @user-wm9hd4sm7b
    @user-wm9hd4sm7b 4 місяці тому

    يا الله😢😢😢😢❤❤

  • @MubarikHaybe555
    @MubarikHaybe555 7 місяців тому

    LG waa Raga kiisa Arag iyo ninkaa siyaadba toodana Dhamaan ilaahayba Maalin kale udhigtay dadkii la socdayna bartaa bay nolosha kaga dhamayd Alle haw Naxaristo

  • @Al-TaqwaMedia
    @Al-TaqwaMedia Рік тому

    Waa bar nemij fiican
    Laakiin qofma mar hadalka udaa
    Oo markuu dhameysto
    Kan kale wareyso waxii dhan wad iskaga qaseysa dadka

  • @Awilsomali77
    @Awilsomali77 5 місяців тому

    Aniga anooon dabaal aqoon ayaan tahriibey lkn maxaa iga qabsadey noloshayda waan is hilmaam siiyaaa runtii
    Alxmdulilaah hadii ilaahey taas iga badbaadiyey

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 2 роки тому +1

    Lkn waraysiga maad midba gaar u waraysatid

  • @golahacodbixiyahaxortaah8843
    @golahacodbixiyahaxortaah8843 2 роки тому +2

    Hogaamintu waa hibo lagaga badbaado khatarta, inkasta oo ilahay badbaada hayo

  • @nmohammed1505
    @nmohammed1505 11 місяців тому

    Elji waan kusalamayaa saxiibkeey ❤❤❤❤❤

  • @luulhussein7775
    @luulhussein7775 Рік тому

    Dadkan rabi wadankooda hajelaysiiyo

  • @apdyrizaqzayid7994
    @apdyrizaqzayid7994 Рік тому +1

    Laakin wariyaha su.aal xumaa kualaa hadii Lagu dhoho Meeshi yar aad maku laaban lahayd siyaad 😂😂

  • @gtllinel6095
    @gtllinel6095 2 роки тому +1

    Wa aniga siyadow fahima

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Рік тому

    Very sad story Walaahi. 😭

  • @ifiyoaqiro2555
    @ifiyoaqiro2555 Рік тому

    Anigu bada waan soo maray 2003 italy baan imid lkn walalkey ayaa kudhintay

  • @prof.mohameda.farahjaafaa2137

    walaahi....waan ooyey

  • @hasancade-ez3tm
    @hasancade-ez3tm Рік тому

    Ilaahey umahadciliya oo udhugriya I.a

  • @ismailyusuf6750
    @ismailyusuf6750 2 роки тому

    Mashaa allah

  • @abdishakurhussein6564
    @abdishakurhussein6564 Рік тому

    LEGENDS SIYAAD IYO LG

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 2 роки тому +1

    Alle dilaa dhinta

  • @UmallkhayrUmallkhayr
    @UmallkhayrUmallkhayr 2 роки тому +2

    Rerka Isaaq la dhaho inta bada kaga dhimatay iyo inta noli waye islegtahaye qoyse anu qof kaga dhiman ma jiro ilahayow dalkina itintuus subxanallaah somalidakalena rerkasa galaftaye 😏

  • @mahadwarmogemahadwarmoge378
    @mahadwarmogemahadwarmoge378 2 роки тому +2

    Sxp nimanka midba Mar ma waeysatid

  • @Hazzan-Ahmed
    @Hazzan-Ahmed 2 роки тому +1

    Igaroo barmaamijna aad isku dhex wado nagadaa , raga midba qaar u warayso

  • @luulmohamed7472
    @luulmohamed7472 Рік тому +1

    İlji inkarana umadi dhameyd
    Masaga kayimid

  • @oscarrubka6859
    @oscarrubka6859 Рік тому

    Wlh waa xanun

  • @digitalworld1haarin905
    @digitalworld1haarin905 Рік тому

    Asxaabeey inaa yurub u tahriibaa rabaaye yaa iraacaayo hada mukhalas baan raadinayaa hadaa helo waa baxayaa asxbey nakeena aan nolol fcn raadsanee Somalia wllhi nolol fcn mataal

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 роки тому

    Subxaanallah

  • @Safiirka09
    @Safiirka09 10 місяців тому

    Waayo arag 😢

  • @abdiosman5033
    @abdiosman5033 2 роки тому +1

    Asc walahi video gan 3 mal mod ayan daawanaya waa video murugo iyo waano usugu jiro Gabar walleshy ah oo aad an ujeclahay tahriib ayan aadi bey dhihi jirtay lkn video markantu say wey baqday oo wan ka jooga ay igu tiri ( wad mahasantahay laac tv

  • @ahmedhussein9662
    @ahmedhussein9662 2 роки тому +1

    Laaci👍

  • @hanadabdikaahin3615
    @hanadabdikaahin3615 6 місяців тому +1

    Wariyahan ayaaba iigu daran😂😂😂😂😂😂

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj 2 роки тому

    jaakada dabaasha ee aan leeydin ogoleeyn waqtigiina, anaga waqtigeenii waa inaloo ogolaa oo dadkoo dhan jaakado ayeey liibiyaanku inoogu qeeybiyeen xeebta markii aynu nimid, waxa kale oo inala siiyey, gumbus iyo turaayo

    • @nemojama8015
      @nemojama8015 Рік тому +1

      Rafaadkano kle magashay

    • @OmarAhmed-bi2lj
      @OmarAhmed-bi2lj Рік тому +1

      Nimco jaamac, inkastoo aan marey wadada uu marey ee bad iyo saxareba leh, haddana dhibaatada uu marey maan Arag, taasna waa Allaaah mahadii

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 2 роки тому +1

    Wareysi dhameystiran oo midba gaara mxd uga dhigi weyday

  • @MisraaQuen
    @MisraaQuen 22 дні тому

    😭😭😭😭

  • @bashirweer9110
    @bashirweer9110 2 роки тому +1

    Habka aad waraysiga uduubtay waa liidataa ee niyow naga hagaaji

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 2 роки тому

    Acudu bilaah us mirasho

  • @hibaali4666
    @hibaali4666 2 роки тому

    SUBXANALAH

  • @cabdiqaali143
    @cabdiqaali143 3 місяці тому

    Sanadkeey eheed

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Рік тому

    Sheekhadaba Qofkan wax waraysanaya ayaa Kharibay oo Macaankii ka Qaaday Uf.

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m 6 місяців тому

    Subxaanala

  • @umuabdirahman3478
    @umuabdirahman3478 2 роки тому

    Subxanallah

  • @cabdulahicartan3365
    @cabdulahicartan3365 Рік тому +1

    Sheeka waska nagadaa neefyohow

  • @suleyalik5206
    @suleyalik5206 2 роки тому

    Wale ninki tahribay e nool wa nolol ilahay markale u qoray sida raga iyo anigaba inan diyarad Ku socdaalo Ayan Ka baqa halaga waantobo kolay Anba sasa lay odhan jiro ilahayba wax waaniya

  • @shimbir
    @shimbir Рік тому

    Asc

  • @xudunmediachennal8985
    @xudunmediachennal8985 7 місяців тому

    Inder igaraw ninka siyaad layiraahdo waa qolma ma dhulbahantaa

    • @caasha93
      @caasha93 3 місяці тому

      Haa xasan ugas