NINKII XAASKIISA GUBAY SAYID CALI DADKIISA OO XAWAADLLE XAL KARAADSADAY & C.C SHAKUUR OO AFKA FURTAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 чер 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 94

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +12

    ua-cam.com/video/YRjjih3_MS0/v-deo.html
    Asxaabeey SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA XASUUSTA! MAHADSANID!

    • @fadumaabdiduale1624
      @fadumaabdiduale1624 Місяць тому +1

      God haqodin ha daad qoodana hadheerayan ku dhici doontaana mooyee .iyadoo dowlad fiicani shaqay. Nay so sow ninkii xoola qallkii ku jiaray isaga ma ahayn .
      Nin kasta gobollkiisii haaqabtp inta farjka rabi imanayo.

    • @fadumaabdiduale1624
      @fadumaabdiduale1624 Місяць тому +1

      Naciima waxaa magaalada ila degen mama igu tidhi naftada aayaan ka wada iibsan jirnay islaanta x.sheekh xagay kala joogaan 2 mamo 😮😮😮

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      @@fadumaabdiduale1624
      Dad aan ogoleen noqda ayaa jira, kasoo kala cararaya meeshii aabahood iyo awoowgood kunolaan jirin, ee baahi baas sheegaya!

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      @@fadumaabdiduale1624
      Hadda waa malyan dheeraad, lacageey shaqeeysanin ayay ku taajirtay, xisaabaa dhiman xoolahaas xaaraanta ah!

    • @jamilafashe5629
      @jamilafashe5629 Місяць тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee xisaab adduunyo ayaa u muuqata xisaabta aakhiro iney ka daran tahay tan adduunyo ma oga SUBXAANALLAAH

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 Місяць тому +3

    ❤Mashallah TabarakALLAH Nimco illaahay ano kadayo barakallahu feekuum habiibti keep going❤

  • @faraxcabdullahi1581
    @faraxcabdullahi1581 Місяць тому

    Naciimo waad mahadsantahay inshaa alaahu guuleeyso kawad halkaas

  • @marianali6233
    @marianali6233 Місяць тому +3

    Masha Allah naima Allah kudhooro ❤❤❤keep going ❤

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 Місяць тому

    Subxaanallaah walciyaadu billaah, Sister qali runti wa wax laga xumado,xaqa Alla u waliya, Jzklh kheiran ❤️

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 Місяць тому

    Allah ha u naxariisto Luul

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Місяць тому +3

    ASC WLSHEY NACIMA MAASHA ALLAAH CAQLIGA AQONTA IYO GARASHADA ALLAHA KUU BARAKEYO QALBIGAA KU QABOJISAYE EE ADIGABA ALLAHA KU QABOJIYO DAD CAWAAN AH OO AAN DIINTA WAXBA KA GARABAYN AYAA WARQAD BEEN ABUR AH ARINTA AABE C.CAZIZ YTUBE WAREJINAYEY OO DHIIGKAR DADKII KU RIDAY WAA YAABE SHARCIGA DUURJOGTA EE MOORYANTA MASIIBO QARAN EE XAMAR QABSATAY MIYAA DHIGAYO IN DHIIGA LUUL SODOGED LAGU WAREEJIYO DIIN LA,AANTU XUMAA

  • @abdicozzy2592
    @abdicozzy2592 Місяць тому

    Thank you Naima

  • @JamilaJamiila-wl6vj
    @JamilaJamiila-wl6vj Місяць тому +1

    Masha alh naciima allh ku barakeeyo

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 Місяць тому +2

    Jasakumullahu qayran jasaa ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @fartunsufi6152
      @fartunsufi6152 Місяць тому

      Dhamaantooda waa dameer iyo dhaktiisa waxeey runta sheegaan ookaliya markey danta xilka kaleeyihiin hadey xilkaas helaana ama kursigaas ma fuliyaan waxa hada eysheey gayaan Allahayoow xaqa tus kuwaan calooshood isjaqeeys tayaasha

  • @oz-cf4fi
    @oz-cf4fi Місяць тому +4

    Diin la,an baa xagaas ka muqato. Ma abaheed baa dhiigeeda leh mise sodogeed?

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 Місяць тому +1

    Wallee Hawiye cawaan nimadii lagu xaman jirey baa kusoo baxday!!!!! 2024 baa diin saan laga yahay. Bal sodog maxaa ka galay gabar wiilkiisu qabi jiray.!!!!

  • @xamdimahadhassen8460
    @xamdimahadhassen8460 Місяць тому

    Waan u kaaqaadnay salaanta iyo quraankaad hadalkaaka kufurfurto maansha allaah ayaaxfidak

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 Місяць тому +2

    Xawadle xey uqaban karan jahliga ayaa kubadan cidaa wlhi cidena inta wax baratay ayaa kuyar Allah yahdihim nacimo walaley haisdalil San wax weyn ayad heysaa kheir an lasokobin alow kusii Alaha unaxaristo gabadaa

  • @WaliMohamadAbdullah
    @WaliMohamadAbdullah Місяць тому +2

    Anaa kenay jeelka ma bariis iyo basto ayay Jabeen in lasiyo Marka xiga haday ogoladey diyadi isaagu ma diliin e xaq ban u bahanahy maxay ulahayeen

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 Місяць тому +2

    Awoowgaasi wuu cee booby.
    Xijaabku. Waa mid laisku qarinayo maaha sidii loogu tala galy .
    Yaa rabi waanu kaa magan galay waxii dulim ah .

  • @nura8724
    @nura8724 Місяць тому +2

    Walaahi yaab waaye ilaahayow xaqa nagu sug

  • @ismailali4274
    @ismailali4274 Місяць тому

    Walashay runtii qof wanaagsan oo hadana topic sifiican baa uqaadaa dhigtaa

  • @mohamudali9835
    @mohamudali9835 Місяць тому +1

    Good job sister

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Місяць тому +2

    Sax waaye ❤🇸🇴🇺🇸

  • @ashunihaaji8422
    @ashunihaaji8422 Місяць тому

    Maasha allaah
    Tabaarak allaah xagga allaah wada sahlo marxumadana janada allaah kawaraabsho samir iyo imaan allaah kasiiyo intii ka baxaday🤲🤲
    Naima walaal waa run waxaa aad ku hadleeyso horeyna aad u sheegtay inkastoo dadka qaar runta ay dhibeeyso.
    Arrinka C.shukur ,maxaa ka keenay haddeer wax ba jiro ISJEELO ONFOGSHOO ISKA DAR iiba iska uraayaan hora loo yidhi
    Soomaliya allaah umaqan ☝️☝️☝️☝️☝️☝️🤲🤲lkn waa laga bixi doona maalin aan maanta ahayn
    Insha allaah khayr hore u soco il cadow kuma aragto adiga qoyskaaga❤ASC

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 Місяць тому +1

    waa sax naciimay dadka waso jeedan laisma qaldii karo walahi ☝️☝️☝️🤲🤲🏃🏃🏃♥️

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq Місяць тому

    Siyaasiyad iga dheh❤️

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Місяць тому

    Waa hadalkaaga Abayo

  • @WardaXaaji-vy7zh
    @WardaXaaji-vy7zh Місяць тому

    Sheekadan socoto waxa layirah ku qabso ku qafimeysid odaygan boos ugama banaano sacufigana shaqa kumalaho

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Місяць тому

    Asc waaku salaamay naciimooy marka hore waxaa maqli jiray neef lagawracay geedo kama waabto hadba meel bay isku sii daynayaan reerkii iyaga ahaa cadaaladu hasarayso .

  • @ubaxabdulle7059
    @ubaxabdulle7059 Місяць тому +1

    insha allaah waala dilaa

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Місяць тому +1

    Abdiraxman abdishakuur calaacalka Nacnac da joogi shalay waxaad kudooratay xassan shiikh Hawiye nimo walina waa Hawiye don't worry about what people doing

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 Місяць тому +2

    Wll niiciimo hada ninkaan SaaS u hadalaayo ha dhow markii madax weyne kale lasoo saaro hadhow afkale ayuu ku hadalaayo ayaad arkeysaa dad qawiil lafaha kagale waaye wll dakaan aad arkaysid

  • @MadiinaOmarali
    @MadiinaOmarali Місяць тому +2

    Shalay Farmaajo waxa lagu riixayey qabyaalad iyo inuu yahay Mariixaan. Labadii xaqdarro ku heshiiso xaqa ayaa isku diro taas ayaa heyso C/C/ Shakur.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      Madiina ishaa katuurtay, midida markeey ku tagtay ayuu hadda afka furanayaa!

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 Місяць тому +1

    Kkkk shiikhaal goor may wahiye noqdeen.

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Місяць тому

    Xayawaankaan naga aa musiya doqonka ah

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 Місяць тому +2

    Nacima ❤❤

  • @najibmaow4755
    @najibmaow4755 Місяць тому

    Waa runtaa abaayo

  • @omarkhaali556
    @omarkhaali556 Місяць тому +2

    Luul abaheeda dhiiga iska leh xawaadle maxaa kagalay , waxbee isku qasaayaan luul ilaahey xaqeeda hasiiyo

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 Місяць тому +2

    Wcswrwb naima abayo jazkumalaah kheyr ❤❤ilaaheye ha na sugo duni aakhiru saman waye maant ina dad isalaam ah oo dhahayo dhiiga Gabadh anag lahe iyado aabahed joogo waa cajiib

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +2

      Diintiyaa kudayis lagu sameeynayaa!!

    • @user-wx9ji2vr9c
      @user-wx9ji2vr9c Місяць тому +1

      Diinta Illahy isma badileyso dadkan cadho illahy maka baqayan miya ​@@dhaqaaqaaddhaxashidee

  • @nf2744
    @nf2744 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 Місяць тому

    Kkkk Safarka Madaxweynaha horaad uga hadashay walee Illaahay Madaxda haynoo hagaajiyo ❤❤

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt Місяць тому

    Naciimo cadey walaashey AsC geesiyad rental sheegtu that guul leisure ilxum Kuma aragtu yaarabi

  • @hdufydhnfifudu6134
    @hdufydhnfifudu6134 Місяць тому

    ❤❤❤❤ sax waya

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 Місяць тому

    Sax waaye ❤❤❤

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 Місяць тому +1

    ilaahay umada xaqa hatuso hana nagu sugo sanadadaan be wax waliba way is badaleen

  • @user-tq2lk8pd3n
    @user-tq2lk8pd3n Місяць тому

    Naahedhe ciilana tahay subxanallah heedhe xishod ciilana tahaye jarer weynana waxba uma hayside isxisabi intan lagu xisabin

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Місяць тому +1

    Dadkaan sheekadooda waa nin daad qaadey xunbo cuskay waxaan soconeynin ayey wadaan

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Місяць тому

    Taas ayagay jirtaa dowlada hanoo sheeyging

  • @Cabdlleck1999
    @Cabdlleck1999 Місяць тому

    Hala dilo sayid cali diintena dhigeesa qofkii qofdila inladilo

  • @anudguled9817
    @anudguled9817 Місяць тому

    Naadiga maxaa kaagalay adabdernida.

  • @user-uu4jl8dx1h
    @user-uu4jl8dx1h Місяць тому +1

    Asc abaayo luul abaheed ayaa wali u ah adoogaan ilmaha awowgood shaqo kuma laha dhiiga luul, ilmahaas ayow awoowe yahay bas hadow ilmaha qaybtiisa ka kori karo welcome

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +1

    Abyo ninkas diilaga waala ogyahy kor iyo hoss inla toganyo e dadka le la warerinys tiirka tiirka tiirka diilaga inshallah tiirka tiirka

  • @najibmaow4755
    @najibmaow4755 Місяць тому

    Diin iyo dhaqan malaha kuwaan

  • @CumarAqli
    @CumarAqli Місяць тому

    HALADILO. GACABKUDHIIGLAHA

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Місяць тому

    Waa yaah mana yara waa aduunyo is labarogeya

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому +1

    Subxanalah dhaxal miyaa mise diyo maxaa laysku qasa hadme yaab badana ninka la xakumay dil laga sugayay hadal inla keeno malin kasto sheko cusub ilmaha awoowgod dhigeda malahan Aabahed dhigeða leh iyo ilmahada

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 Місяць тому +2

    Masha Allah Allah Xafido Walaaseen Naima Geesiyad U Soo Baxday Soomalida Inta Xun Ee Ka Badatay Inta Wanaagsan !! Waa Kugu Taageersanahay Walaashiis Sida Aad Mar Walba Uga Hadashid Inta Xun Ee Dulmiga ku Wada Walaalahood Kale Ee Soomaliyeed!!! Horey u Soco Walaashiis!! Xaqa Sida Aad Uga Hadashid Ayaan Mar Walba Kugu Taageersanahay !!! I Salute 🫡 you !! Guuleeyso !! / ❤️❤️❤️💯🫡✊✅

  • @aminam9170
    @aminam9170 Місяць тому

    Kkkkk❤

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq Місяць тому

    Xaal sii hee qalinka

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Місяць тому

    Wcs wrb

  • @farhioismail4880
    @farhioismail4880 Місяць тому

    Niciima runta kugu jacalahay ❤

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Місяць тому

    Waxjiran waaye ninkaan

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 Місяць тому

    Abaayo waxey ilatahay reer Muqdishow mantay in eysan ushalayheynin Farmajo aniga kumalihi Xasan Shiikh wa ceeblawe balse waxba waxaa kadaran. Abdi shakurna hadalkisa wa iska Siyasi kursidon ah isagana sidow qalinka uwato aya waqtiga kudhamaday. Midakale warqadan lashegayo in eysanba ka imanin awowaha ilmaha marxumada Luul eyba laga yaba ey tahay cabdule shideye xita hadey ruun tahay dhiiga marxumada Ilmahedana malahan Abahodna hadu nolan lahayna malahaden dhaqankeda ayu lahay Awowahan iskaba dhafe xita hadey marxumada katagi lahed hanti fara badan waxaa dhaxlilahay Aabahed ilmahedana ka horeyo

  • @MaryamNuur-cf1hk
    @MaryamNuur-cf1hk Місяць тому

    Asc

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Місяць тому

    Sax runtaaweeye waa beentiis waxba ma sookordhinaayo

  • @WaliMohamadAbdullah
    @WaliMohamadAbdullah Місяць тому

    Aduunka dushiisa ayu ku lug bixii bilahaan ka r selemaan ma ahaan muslimin is qabto

  • @murayafyusuf5284
    @murayafyusuf5284 Місяць тому

    Maxa kaaglya

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w Місяць тому +1

    Qofka laxukumo dil soo lama dilo tolooow mar kiiba mase soomaliya way kadu wan tahay wuudaaahay mase doow lada habar gidir may ka cabsaneee nin kaan laan dheere😂 wadanka mar kaaa joogay waqtiga nabada qabiil lama aqooon amaaan laakiin diin lama aqooon aduun kaaamil malahan somali alaaa umaqan

  • @1quuran813
    @1quuran813 Місяць тому

    ❤❤❤🟢🇸🇴🇸🇴👍

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +1

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh waaku sugaya ninkas diilaga ah dadka u hiilinyo guriyhoda alh ku guubo diilaga kor iyo hoss lama badbadin karo insha allhhh waala toganya diilga

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Місяць тому

    Wcswrb

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Місяць тому

    oo owelba dawladi ma jirin waxaa la joogay xamar oo iyadana qarax iyo dad ladilaa ka socdaan intiina haday isku dhex yaacday afka dheer maxaad soomaliand ula doonataan tiisa daryeele baa dadka kale wax taarta reer xamar badi waa xaasidiin xaasidna ma aflaxo😅😅😅

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj Місяць тому +1

      Maxa laga xasda xasid lee shegtin gooni goosad ma ogtahay somaliyadaas aad layabantahay ayey somaliland siihoos tagtaa beenad iska dhaadhicisay

  • @sumayosaid1037
    @sumayosaid1037 Місяць тому

    cirbada jooji si xaq ah u hdl

  • @Shukriqorane
    @Shukriqorane Місяць тому

    Loo

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +1

    Kkkkk sheeko ayeyku jiiran habrgidir kor iyo hoss qaatlka tiirta ayla geynya inshallah tiirka diilaga xaaqa lulu allha haso dadajiyo tiirka diilaga. Odaygs xawadle maxka galy dhiiga lulu yaab jaahilin huungri

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Місяць тому

    Saaxiibo lay ahaa yen farmajo necbaa xasan sheekh waa barafasoor jaamacad maraykan ka baxay ninkan c/raxman Habar gidir aa dhumisay😢😢😢

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 Місяць тому +1

      Waxaa lugu nacay inuusan qabyaalada ku dheereyn hadduu qabyaaliste yahay waa lasoo saari lahaa

    • @aminahussein-hassan522
      @aminahussein-hassan522 Місяць тому

      @@hawohosh9198 Sax waaye

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +2

      Xasan waligiis waxba mabaranin, Dugsi quraanka aabihiis ayuu joogi jiray, maba kawarqabtid miyaa??

    • @Sumaya_Glowshine
      @Sumaya_Glowshine Місяць тому

      Cilaney habar gidir iyo abgal watku qadiftay saraxatan habiye iyo darot wey iwada dhalen lkn adiga waliga boskagat taknane hakudalin dadkan gaari meyside xassan hadu shalay xamali ahaa ama cowska gurijiray manta adu kuutalinaya iyo awowyadaada san u calaacal leyla wanahaar

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 Місяць тому

    Subxaanallaah walciyaadu billaah, Sister qali runti wa wax laga xumado,xaqa Alla u waliya, Jzklh kheiran ❤️