"Madaxweyne Deni waa ku saxan yahay hadalkii ahaa in Ceerigaabo ay degganyihiin Reer Puntland"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025
  • "Madaxweyne Deni waa ku saxan yahay hadalkii ahaa in Ceerigaabo ay deganyihiin Reer Puntland, Dastuurka lagu doortay ayaana sidas dhigaya," Dr. Muusa Mataan oo ka hadlay arrimo badan oo deeganada SSC ah | Wareysi Abdinasir Ibrahim Mohamed.
    ......................................★★★......................................
    TAAGEER DALJIR SI AAD U HESHO WARBIXINO MEEL WALBA OO SUBSCRIBE RIIX KUNA SOO BIIR TAAGEERAYAASHA DALJIR OO NOQO MEMBER SI BILLE AH U TAAGEERA DALJIR
    ......................................★★★......................................

КОМЕНТАРІ • 33

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 6 днів тому +3

    Adeer erigabo waxay ka maqantahay Harti, Deni
    Luqadda uu isticmaalay qofba
    Waa meeshu ka istaago laakin
    Masuuliyadisa Deni waa yaqaana.
    Hana la sugo.

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 6 днів тому

    Isaaq Power Unite 🎉🎉🎉

  • @IbraahimTuube
    @IbraahimTuube 6 днів тому +2

    War barafasoorku waahadal wanaagsanyahay maxaalagu haystaa waaruntiise magaca harti baalagu dagaalamayaa waxgaradki baasoosaaray maxa kucaayaysaan qolo walba inay amaan helàan iyo nabadgalyo meeshoodana ku ekaadaan isu socodkana lafuro waahadii damici xumaa katanaasulaan nimankaas waqooyiga galbeed ooy waxkasta oowada iyo darisnimo ah raadiyaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 6 днів тому

    Great Wall of Isaaq

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 6 днів тому

    Dagaal ama Nabad Huwaneey Fiqufuliye aada

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 6 днів тому +2

    Ceeri-Isaaq works

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w 5 днів тому

    Iidoor ayaa nabada ceerigaabo diiday in ay dhinacooda joogaan sidaa awgeed waa in ceerigaabo la difaaco

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 6 днів тому

    Cuqdada way-jittery Malaha Cabsida saaida ahayd maadama Faqash la dagaameyey ahayden

  • @farhiyadahir3725
    @farhiyadahir3725 6 днів тому +5

    Deni haduu uhadlay hartiga puntland ee ceerigaabo dagan ssc khatumo firdhiye colaad ha usoo qaado haduu rabo maxaa la isku wareerin. Reer ssc haday puntland ka maarman maxay ka qaylinaayaan.edeb hala yeesho

    • @moenlighted7681
      @moenlighted7681 5 днів тому

      wayba isaga qaxeen baraha bulshaday ka qaaqleeyaan qoladaan khaatumo

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 5 днів тому

    Ceerigaabo Laba uunbay midnoqon in lawada daganaado oo hal Calan kataagnaado Calankaasoo ah Calanka Soomaaliland iyo in wixii aan Calankaa ogolayn isagabaxaan waayo Xuduudka Soomaaliland waa ceelaayo markaa in Ceerigaabo murangasho maaha ninka Ceerigaabo hungureeya ee aan Soomaaliland olayni haday usuurtogasho burcona haqaato markaa huwan waxan usheegayaa Tudhaalaha dowladu idiin tudhay run hamoodina oo yaanay idin hodin waxa loosameeyay Ciidamada madaniga ah hamoodina In Somaaliland Ciidanwayday ee Ciidanku wuu idinka khashaafay oo dad reer miyi ah oo dadkii uu difaacayay ah ladagaalankiisa ayaa la idiinka hayaa oo Waxa la idiin sameeyay qaar idinla qasta oo waxad samaysaanba sameeya iyo idikoo magaalooyin reero leeyihiin sooweeraray markaa maadaama aad shicib tihiin shicib ayaa idinla dagaalamaya huwanay dhubuq dhubuq hore dhabanahaysi danbe ayay leedahay ee aadyar cagaha maydindhigi Allow matalo kkkkkkk

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 днів тому +2

    horgal caqligisa kadhiga hunguri iyo deni leef leef war deni adigo ssc aflagaadeyn bu wax kusiin karaye ee edeb yeelo damiirlawayahow

    • @HamdkI
      @HamdkI 6 днів тому +3

      Deni shalay msrkaa 26 maalmood adoo dhagax tuurayey uu ciidan iyo maal ku duldhigay muxuu ahaa shandaan buu ahaa reer puntland maahan miyaa maxa markaa u leef leefaysay maantana maxa ku caayeysaa muxu kula duwan yahay maanta iyo shalay wixi tihiin dhulbantoo dad aan gadaal wax u eegin kelibu hadla afkaa qoyan laakiin reer p waxba caac ku yeeli maysaan idinka un bay kayd i idiin noqon

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 6 днів тому

      ​@HamdkIwalaal reerkan waxbaa ka khaldan saacadaan ayuu ciidankooda mushaarkii siiyaa ayagoo jiida sool jira dani xaafidullaahu waxba ka jari maayaan anaga uunbaa dhulbahante walaal nimadooda xeerina oo kahari la' oo isle waa walaldiine isaaq haku fiirsanina ee waaba dad xumaanta puntland intaa fagaya

    • @FOsman-zv4bk
      @FOsman-zv4bk 5 днів тому +1

      Deni xage bu ssc ku aflagadeyey mase deni hadu idhin magacabin nafta idhinka dhacaysa ader manuur bad tihin adkaysta deni puntland bu xukuma khatumo shuquul kuma laha jazair bad tihin awalba wa idhin ogayn se mardhambe ban been nalo sheegin

  • @jakey2424
    @jakey2424 6 днів тому

    Ninkan dhawr jeer baan arkay iyadoo la waraysanayo. Waa bahal aad u jilicsan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 днів тому

    reer waqooyi wa ssc ee idoor wa waqooyi galbed ee haysku khaladin arimaha

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 днів тому

    oo galmudu wa 1 gobol ee ssc baaba 4 gobola ee kafiirso hadalkaaga

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 6 днів тому

    Asc, haddi Ceerigaabo la Wada degan yahay, maxa Majeerteen ku Kalifay in ay khalad isku raacaan, oo Warsangali iyo dhoobo Daarood Awal ka BaarLamaanka loogu weerarayey, dagaal hala qaado xal ma noqon ayaa, dagaalka qor she ayuu u baahan yahay,

  • @jakey2424
    @jakey2424 6 днів тому

    War bahalkan jilicsan maxaa laga waraystaa? Nin kaloo Dhulbahante ah ma la waayay?

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 днів тому

    tuug horgal damiirlaawe ah maxa ssc khaatumo kaagalay war horta horgalada dhulbahante sheegta damiir iyo dadnimo xuma war deni kuma rabo uff batahay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 днів тому +1

    horgalkan cadow bu kuyahay jiritaanka ssc khaatumo dee maxa looga wareysta arimaha ssc wa khalad in qof qadiyada ssc kaso horjeeda laga wareysto arimaha ssc

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 6 днів тому

    Nacas doqon lukatoor

  • @hadaafi
    @hadaafi 6 днів тому

    darod beenta jecla , hadalka iska dhaafa iyo munafiqniimada dagalka gala ,issaq siad barre ridey ee ma manta darod wax qaban kara , Erigabo iyo dhuul kaste Somaliland wa no dagal

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 6 днів тому +1

    Kani waa xoolo,been ku darsaday.

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 6 днів тому

    Adeer ceerigaabo udxiyad u bixin mayso puntland dadkii lahaa baa u dagaalamaya ....maamulka puntland waa maamulka keliya ee soomaaliya ee dhulkiisa ama lagala hoos baxo ama isagu hibeeyo baad camal ninkana niicdiisu waa iska hadloow ina igare

  • @Ahmedo-qq3ve
    @Ahmedo-qq3ve 6 днів тому

    Waxani muxuu ahaa?

  • @jakey2424
    @jakey2424 6 днів тому +1

    War bahalkan jilicsan maxaa laga waraystaa? Nin kaloo Dhulbahante ah ma la waayay?

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 днів тому

    oo galmudu wa 1 gobol ee ssc baaba 4 gobola ee kafiirso hadalkaaga