Puntland oo ka gudubtay caqabado ay Howlgalka Calmiskaat u dhigtay DFS & 3 dal oo garab istaagay PL
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- PL oo ka gudubtay caqabado ay Howlgalka Calmiskaat u dhigtay DFS, guulaha cusub & 3 dal oo gartay wax ay garan wayday madaxda Villa Somalia.
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Anoo ka sojeda Hageysa ...waxaan leeya guul Puntland ha ujoojina Xassan iyo kooxda fadhida Vila somalia
🎉❤
Reer somaliland dadka nooguma jiraan wanaga xigaan reer abtigey waad mahad san tihin
puntland waa number one enemy of Somaliland
Waa dagaal lagu difaacayo jiritaanka Soomaalida meelkastoo eey joogaan
Waxan difacayno waa Somalia oodhan
Xaasid meel ma gaaro laakiin waxaan nahay reer puntland dad qalbi wanaagsan cuqdad ma naqaan iyo xaasidnimo waa inta Alaah noogu gargaaray Alaahayow naga qabo shartooda sokeye iyo shisheeye puntland guul iyo gobanimo wiilasha geesi yaasha ha noolaadan amiin yaa Alaah
mahad balaaran Gaylan Media Puntland love iyo somalia inta xalaasha ah Qalbiga kaa ogsoonin
Masha allah guul shacabka iyo dawladda puntland guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK DDS D5 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Thanks wariye Qaran xafidullaah Alle haku sharfo Viva Jamahuuriyada Qaranaka Puntiland Guulaysta Ciidan Keena Sharafataleh Guulaysta iyo Madxweyne Dani❤
Mahadsanid gaylan media❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aamiin aamiin puntland waa guulaysaysaa🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️
Masha Allah Tabaarakallah Guul Puntland Ciidamadeeda Gersiyiinta iyo Shacabkeeda qaaliga ah🤲🤲🤲🇸🇴🇺🇿🇸🇴🇺🇿💪💪💪💪👏👍🥰❤️
Masha Allah my favorite journalist Gaylan Thank you for reporting appropriate 🇸🇱❤️🫡
Thank you
UAE🇦🇪 and FDRE🇪🇹
Wish you success all puntland forces❤🎉
الله أكبر
Puntland wa guleystay
Daciish wa jaben
Koxda villa qabyala wa fashilmen
Guul cidanka puntland
🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
Wariye calaami ah Thank you Galanmedia Puntland guul gobinimo guleysta Puntland
Guull ciidanka buntland
Masha Allah ee Guuleysta ciidanka puntland inta dhimateyna inna lilah wa inaa ileyhim rajicuun ❤❤❤
Kuwii kaguulaysta cadowgaooda allha naga reer buntland
Aamiin aamiin❤
Aaamiin aaamiin aaamiin
Mash Allah gull puntland ❤❤❤❤🙏🌹👍🤲🌷
guul iyo gabnimo wariye kaliye puntland ku faanto geylan
Guul Puntland.
Mansha Alaah wariye runta sheegay waxwalba oo aad ka sheegtay puntland guulayso
Guul pontland
Mansha Alaah tabarka Alaah wiilasha geesiyaasha eenaftooda noo huray inta dhimaty Alaaha unaxaristo inta nool Alaaha badbaadiyo dhaawacana Alaaha u Boogaloo dhayo
Gaylan media iyo puntland guul ❤❤❤
Subxaana allaah xasid sanaa dawladda federalka
Masha Allah guuleysta reer puntland ❤
Xasan munaafaqow alle ha ku cadapo oo muqadaa lawaa
Puntland guuuul insha allah ❤❤❤
Xassan umada allaha ka qabto
Puntland guul
Ilaaahy baalajiroh puntland
Guul ciidanka punland 🇸🇱
PUNTLAND TAGTY OO TALAABSATY GUUUL CIIDANKEENA IYO MADAXDEENABA INSHA ALLAAAH
Wariye diirran wadani ah ❤❤❤❤
Tolkeygooow guuleysta insha Allah ❤❤❤❤
Guul ciidanka geesiyasha barakesan puntland republic 🔥🔥🔥💪❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤🔥🔥🔥💯💯💯
Inshallah Guulaysta Puntulaan ❤❤❤🥰🥰🥰
Guul iyo gobanimo puntland
Allah ha garab galo ciidamada butlaan ducaan la garab joognaa wllahayo
Waxaan maanta ogaaday in cadowga Puntland Xamar iyo dameeraha jooga yahay ee aanu ahayn Itoobiya.
We will never forget ! Puntland first
Puntland Guul❤🎉
Guuleysta ciidamada difaaca dowlada putland 🎉🎉🎉🎉❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🎉🎉🙏🙏🙏💪💪👌👌👍👍👏👏✅✅🥗🥗
Xasan culusow loogama fadhiyo taageeradiisa Puntland wey isku filan tahay wey ku guuleysan insha allah
Gaylanoow taariikhda halgankan baal dahabi ah ayaad ka gashay guuleeso boowe❤
Guul guul ciidamada gesiyasha puntland state of Somalia guuleysta marwalba inshallah cadowgina ha jabo khawarijta ilahay umada haka qabto
Gaylanow mahadsanid
PL waxay u muuqataa in ay heshay madaxwayniihii
Ka ducaysanayeen in alle xilka ugu dhiibo
Alle kasakow. Guusha PL waxay mahadeedu ku butaaci
Doontaa magacyada nooga dhintay halgankaan oo lagu qoridoono
Dugsiyada iyo jaamacadaha reer PL waxaana quluubta jilalka dambe ee reer PL iyo
Soomali ka dhex if doona
Maamuuska iyo magaca
.M. Dani
M.Dani M.Dani M.Dani guuuul
Guul walalaheena butland❤❤❤
mahadsanid gaylan media
Alaahayow noo xafido wiilasha naftooda u huray diintooda iyo dalkooda iyo dadkooda puntland guuleysta guul iyo gobanimo
PUNTLAND Guuul ayey gartay
QAYLAN MEDIA MAHADSANIDIN❤❤‼️💯👌👍🏻👍🏻🫶🫶🫶🙏🙏🙏
Daacish iyo argagaxiso hadaad maqasho maraykan ayaa meelaha ku haya warkiisana waa qowda maqashii waxna hauqabanin ciidamada daacish ladagaalamaaya qarabkooda allaha galo intii kadhimatay allaha unaxariisto inta dhaawaca ahna allaha caafiyo guul ayaa urajaynaynaa ciidamada inshallah
Masha alh ciidankeena gulaysata
Hassan culusoow xaar buu ku fadhiyaa Anoo Abgaal ah baa saa Leh Guul puntland❤
Wll geylan media mahadsanid
guul puntiland insha allaah daawlad soomaliya kama jirtee waa mooryaan
Puntlad haguleysato allena hafxiftiyo AAMIIN AAMIIN ❤
illahay ha noo xafido geesiyadeena Birtaa 🦁🦁🦁🦁🫡🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️💪💪💪
MAA SHAA ❤ ALLAAH guul iyo gobannimo ✌
Puntland. Guul. Iyo gobanimo. Inshallaah 💙🤍💚🇸🇴🇺🇿🏆🌹🤙🏽
Guuul butland mashallaha❤❤❤❤
Anagu ma nihin soomaali
yaan nalakula daaran allaase nala jira❤
Insha allah guul puntland ❤🎉
Puntland alle aya garab tagan guuurguurta kooxdiisa no need
Free falastiin 🇵🇸 🇸🇴 🫶 ❤
Xasan shiiq wu mahdsanyahy Guul ayan lenahy Somalia
Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul budlandii
Guull Iyo Gobonimo
Way gulausan insha allah
Keep going brother
Guul guul pudlan
Wan sugayna warkaaga master Gaylan ilahay hanoo kaa daayo
Aamiin aamiin❤
Guul iyo gobanimo Military puntland ❤️💯💪 allah vs préserve .... Victoire écrasante
Ma hawaday idanka xidheen waar sidayadiii raadaal soo iibsada anaguba wanagii la muranay barigiii from somaliland
Putllaand Guul, geylana Guul midyada ahh❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱 midnimo israac
Caqabad kasta oo ay noo dhigaan in aan guulaysanayn huba hadiiba aan anago isku duubanahay 👊👊👊
mashaAllah ماشاء الله
Guul iyo Gobanimo 🇺🇿
Excellent work puntland soldiers ❤💪🇺🇿👏👍🇺🇿❤💚🧡💙💜💚💗💪💪👏
inshaAllah khair ان شاء الله خيرا 🤲🤲🤲
Waxaan.leyahay.puntland.guul.gobonimo
Deni 👑🐐🔥👀 🇺🇿💪🏽
ILLAHOOW khawaarijta baa bi'i
Guulayso walaal
Thanks suxufi geylan🎉❤❤❤
Waa yaab 😢😢😢😢
Lagend👏Gaylan✊️mahadsanid❤
Gaylan media waankutaageeraa ❤
Puntland ha guulaysto.
Guul insha allah putlaan
Anigoo kasoojeeda jareerweyne buntilaan guul guul guul baanleeyahay
Thanks wllo
Thanks wll
Allaah ha garab galo ciidanka puntland
Shaqa wacan
Puntland kuleys ta wlla yal galo wyaan khawarijta aniga hda kula hdal wllhi hiiran ayaa al shabab isku hor fadhina wllhi somalia hanolato wlla layal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Markii allah subxan watacalaa kula jiro gal iyo Muslim buu ku aadejiya Allah baa Mahad iska leh Puntland allah baa la jira ma libin cadowg ka daran Xamar 🙏🏾Alxmdullah Alxmdullah alxmdullah ilahow Puntland iyo dad jeeda guulay waad noo jeeda cadowgayagu in uu faro badan yahay 🙏🏾🙏🏾💪🏾💪🏾💪🏾
Waa wax laga naxo in dhaawacyadeena Ethiopia lageeyo..
Hawlgalka kahor in ladiyaariyay ahayd Hospital qalabaysan iyo dhakhaatiir taya leh ama dal kale hawshaa lagala xiriiro oo aanay colaadi inaga dhaxayn.
ماشاءالله تبارك الرحمن ciidanka putland
Dawlada puntland guul iyo gumaadka cadawga ilaahay haku galladeysto oo ilaahay halajiro xaqana haku hago dhaawacyada soogaadhayna alle ha uboogo dhayo naftood hureyaasha naftooda kuwaayay difaaca diinta & dadka iyo dalkana shuhadada ilaahay haku daro oo jannatul firdawsil aclaa haku cazuumo aamiin yaa allaah yaarabbi yaaraxmaan aamiin 🤲🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱👍🇬🇲🇬🇶🇬🇲🇬🇶🇬🇲🇬🇶🇬🇲🇸🇴👍✅️💯🍇☂️
Masha allaah
Puntland waa guulaystay ❤
WAAN GULEYSANEYNAA INSHA ALLAH
Labadaba.yuhuudbey
Noqdeen.nacdasha.ilaaheybeyqaateen❤❤❤❤😅
Guul weyn putland Masha Allah madax weyna Hassan sheikh hormar
Marabyo umada dhibato Ku jurto rabaa dantisa lacag shacab Ka tashanayo majiro qabyalad ladagtay
Cadownimadaas xasan uu noo qabo baan layabay qof khatar kujira hor istaag😢😢
Samalinimada wa inan kafiirsana😢
Ma xasan shiikh ayaad somalinimadada uga fiirsan waxaas waa nacasnimo
May wllhi grab waankawaynay somalida kle
Marka dhulkayaga ajaanibtu herayso
Wax cakuye qabyaldi kuqaday kumadhigto
Walahi waa runtaa .xasan qabil iyo wax aan somali dan u ahayn ayuu ka shaqeeyaa.tiisa shaqsiyadeed ayuna wataa waxayna ku cayilaan caruurtisa iyo fanilkisa uu ugu qudinayaa shacabka xoolahokda .
Hawiye waa nugu waasheen maseer iyo quudhi waa
Insha Allaah waa laga guulaysan Argagixisada. Soomaali meelkasta ay joogto waa Soomaali cadawguna waa isugu mid. Inta macayshka raadin ee Xasan la shaqaysana waa laga guulaysan