MARTISOOR & Danjire Camey: "Xamar caasimad nimadeeda ma ictiraafsani mana ictiraafi doono"
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Amb Camey "Xamar Caasimad nimadeeda ma citiraafsani mana citiraafi doono, Xasan Sh Maxamuud Hawiye Naf uma hayo, Soomaalina naf uma hayo dadka ha dhaaafo," Waraysi gaar ah Daljir Media
......................................★★★......................................
TAAGEER DALJIR SI AAD U HESHO WARBIXINO MEEL WALBA OO SUBSCRIBE RIIX KUNA SOO BIIR TAAGEERAYAASHA DALJIR OO NOQO MEMBER SI BILLE AH U TAAGEERA DALJIR
......................................★★★......................................
Anigu waxaan ahay reer waqooyi mana ihi gooni u goosadka aaminsan waa runtii oo xamar caasimad soomaaliyeed maaha sidaasaan ana aaminsanahay
Xamar ma aha caasimad dawladinima kama jirto mana aqoonsanin waxaa joogta koox maafiyo ah hawiyana waa ummad soomaaliyeed ah oo sharaf leh iyagaaba dhib ku qaba maafiyada ku habsatay 😂😅😢
Thank you very much
Wa runti . Mugdisho inta ay casimada Somalia 🇸🇴 tahay dowladnimo waligeed lama helayo
Xaqiiq
Hadalkaas waa hadalada daarood Lan waxeey rabaan markeey waayaan eedeen iyo afxumo ayey banaanka lataagan yihiin
Muqdisho caasimad xasan sheeq maxamud kama dhigin intuusan dhalanin kahor ayey caasimad ahayd wadanka madax waxaa ka noqonaayo qofkii ilaah u qoro
Good point muqdihso caasimad Somali 🇸🇴 ma ahaan karto
amb caameey runta kugu jeclahay runtaa u sheegay odayga culusow ee dalxaarashe oo ay calooshu tagan tahay qalbigana jebsan yahay inkaar qabahaas ummada alle ha dhaafiyo ummada somaliyeed amiin amiin
Hhhhh markuu xilka hayay haduu sidaas u hadlo ayay run noqon lahayd
Asc..mashaallah ambassador engineer camey waa hogamiye sare runta & xaqiiqda dhabta ah ee jirta kahadla had & jeer mashaallah guul &gobanimo da-im alle inshaallaah.
Masha Allah guul Mr Caameey 💪🇸🇴
Masuul cameey waxa uu iskudaray eeda madaxweyne xasan sheek eeda caasimada oo uu yiri ma aqoonsani mana aqoonsan doono marka ninwalba oo aqli lahi waa fasiran karaa warkaas inuu hawiye naceyb uusan kamarneyn lkn labaduba waa dsstuuri oo dastuur baa lagu dhisay ee dastuur lagu bedelo la imow eeda aad caasimada saareysana anigu waxaan saarayaa bedelkeeda maamulka aad madaxweyne ka ahaan jirtey ee puntland oo aan ogoleyn dowlad qof reer puntland uu hogaamiyo maahan ee mid kale ineyasan kahanaqaadin waxaana kusababeynayaa wixii burburkii kadib dowlado ladhisay puntland waxay kataageertay madaxweyne C/llaahi yuusuf kuwii kadambeeyey oo dhan xariirkaad & wadashaqeynta ayaad ujarteen bal noomacney maamul goboleed dowladii uu katirsanaa xariirka ujaraya qodobka loo cuskaday ee dastuurka kujira haddii wadan xariirka loojrana safaarahaa lakala qaataaye safaarada aad qaadateen ama leydinka qaatay xagee kutaaley?
Dalku reerkaas ayuu ka dhaqaaqi wayey Hassan shiikh waa ogyahay lama gaadi karo telfonkooda waa isa saaray
Xamar caasimad manoqon karto, taasi waa xaqiiqa.
Unuka leh xamar xaar 😂😂😂geesi geesi dhalay runta u sheeg hawiye haiti xaran moryan biliqo
In camey waa nin fiican qabiina ma caayo
Waa nin sharaf leh
Runtaad sheegtay xasan soomaaliya wuu kala diray😢😢😢😢😢😢
WAA MAXAABIIS KHAATULIIN AH OO GACAN KU DHIIGLAYAAL AH❤ WAXA DALKA HOGAAN KIISII HAYA‼️ WAA GANG MAAFIYO AH😂
Ninkii wax og ayaa war haya allaha ku xafido
Sheeg meesha aan cidi lahay ee laga dhigi karo
Dhibaatada somali haysataa waa : (1) unukaa leh (2) anagaa weligeen talin jirnay (3) anagu waanu goosanay
Taa u dambaysa waxaa sababay labada hore. Waa hadaad wax fahmayso saaxiib.
Kan qa cuqdadayaan yahay hawiye halaga shiso waxa hawiya ahen afkisa maka joj9nayo xamar casimad adigo kale wax lagama waydinayo
Shaqo la'aan ayaa kugu dhacday, cameeey , warkaaaga Yaa raba?
Xasan cid uga habboon raridda dadka deggan dhulka danta guud majiro kol ay yihiin hawiye dadka dagganaa dhulalkaas, WAXAA KALIYA LAGU EEDI KARAA SIDUU U MAAREEYAY, HADALKA MUHIIMADDA KARAACA DADOOW.
❤❤❤ Masha Allah guuleyso abti runtii qalbiga kaa ogsooni ❤❤❤❤
Hhhhh cunsuri xil waayay lascanood oo tuulo ah ayaa allah ka beeray
Waa fikirkiisa. Xamar caasimadnimadeeda dhib kuma qabno ee dhibku waa talo xumada xukuumadda xassan sheekh oo dalkii god la galay.
Shantagees hawiye haiti a tahay faal ceeytamay afka lagama dhowro runta yen ku gubin
@ Hawiye waa Somali badhkeed ee jahliga qabyaaladu yuusan ku gubin. Ma waxaad tahay dadka subixiina qabyaalad ku cibaadayta galabkiina Somalia xaalkeedda ka calaacala. dalkii noocaaga nacaybka qabiilku ku gaamuray baa la garay.
@@shantagees9425Hawiye haday somali badhkeed yihiin hadee waa Hawiye ciday somaliya ka dagi laadahay😂
Ku darso , AMISOM muqdisho nabada ku haysa 😂😂😂
@Idriss-f6v Somalia siyaasiyiin waashay bay ka dagi la’dahay qabiil gaara wax madaxa loo saari karo maaha. Qabyaaladu koonfur iyo waqooyi way taal.
JOOG HADAADAN DHIKU QABIN NINKANI RUNTUU KA HADLAY
Xajir Amxaar ah khawariji kalkaal ah beenle beenlow Abiy walalkkiis dagaal ogee ah lamana amiinikaro asaga iyo Amxaaradiisa iyo khawarijsta iyo jajusenta Ethiopianka ah doqoon doqoon dhalay 👎👎😭👎👎😭👎wan kufahmenay Mr camey jajus xassan sheikh wa ninka kaliyah oo dalka iyo dadka somaliyed badbaadiinkara xassan sheikh Allahhakuxafiido madaxweyne allahha guuleeyo, camey mooryan xassan sheikh asaga iska leh muqdiisho iyo konfurta Somalia Mr dagaal ogee xamar kuma bahana casimada adaa sheegeso qata reer punttland
Sidaa in loola hadlo Hawiyaha ayey mar hore ahyd. Weldone!
Ma kula tahay marka odeygan hadal ow idaacad ka dhahay inow hawiye wax ugu dhibi karo daroodna wax ugu keeni karo somaliyey waxaas hadal mahane dulmine leysuma camiree e haleys ceshto
Walal hawiye oo dhan maxey kaa galabsadeen nin baa siyaasad isku heysaane
Waad mahadsan tahay cameey xamar caasimad manoqonaysa uma qalanta
Danjire Camay Runta Ayuu abaaray walee waa nin Geesi ah❤️🙏💕🩷
Kugumaalnay mr camey
Daaroodka Xamar joogaa waa la haystayaal. Waa dad marti ah maxay qaban karaan.
Muwaadin kabiir!
Xamar caasimida somaliyeed maha from saylici
Waa run caasimad soma li kadhaxaysa hala radio
Xamar caasimad Somali xita Ani uma arko from beled hawo gedo
SAX❤.CAMAY ALAHA KU XAFIDO❤. IN RUNTA LA SHEEGO WAA MIHIIM 😊. MAHADSANID 👍🏻🫶🙏🙏🙏
Mulkiilah daljir waa nin aad u neceb madaxdii hore Puntland qaarkood sida Abdiwali cali gaas waa la socona waliba wiilkaan wariyah ah baa ugu horeeyah lagu macaabo khadar cawl ugu horeeyoh waa kula socona wax walba waan record gareeyna wlh bilaahi waana lagu xisaabtimi doona wax walba. Arintaani wareeysigan ma quseeyso Ila socda wax hore ban daba socna ok
Guulayso Waa runtaa dad badan ayaa kula qaba geesi ciilay cadoow badan❤❤❤
Siyasinta MAJEERTEEN Wa fulayo runta kuma dhacan ENGINEER CAMEY KHAIR ALLE HAKU SIYO ANIGU MA AMINSANI WAX SOMALIA 🇸🇴 LA DHAHO INAY SI JIRI KARTO. XAMAR WAX UTALIYA ODEY LA DHOHO ISMACIL CUMAR GEELE OO NACEYB DAROOD KU DHACDAY
Cameeyow waxba ha is difaacin caawa xaniinyihii aad xalay ku hadashay xagey aadeen ma lagaa gooyey xaniinyahaas. Walaalow xasan ha ku galaangalanin dadka kaama caqli yara ee iska qiro inaad cabsaneyd xalay hadalada aad ku hadashayna waa khadaf aad umada soomaaliyeed aad ka gashay Qiro caawa si laguu cafiyo inaad jaajuus itoobiyaan tahay isla markaana aad tahay nin qamriga istaaga ka caba
❤❤❤
Wuu qalbi hadlay Odaygan Soomasliyed waxase weevin doona shayaadhinta u shaqeeya siyaadiga tuuga ah.
Xamar caasimad carbeed waaye, soomali xoog ayey ku qaateen ee caasimad kale sameysta.
Waxaan ku noolahay wadan Europe ah waxaan ticket iigu kacay 700e u soo goostay Nairobi si aan ugu gudbo Jubaland. Ninkii i garab fadhiyey ee Xamar u socday wuxuu isla shirkadii ka goostay, ticket ugu kacay 1,300e ah.
Ku darsoo masaafa ahaan waay noo sinaayeen Muqdisho iyo Nairobi!
Magaaladaasi Soomaali dhibka aay ku haayso intaas ayaa ugu yar.
Hawiye Soomaali oo dhan buu geed ku xiray😂 Ha biqleyso waligeed!
Hawiye Cidna Geed kuma xirin karo, hasa ahaatee Nin la yiraahdo Xassan xabaala Faag baa Hawiye Geed ky xirey. Dhulka Darood iyo Isaaq Dowlad iyo Degenaan baa ka jirta. Adigina AMISOM baa Furadaada ilaalisa. Gabdhaha Hawiye waxaa Xoog ku haysta Alshabaab waliba Kondom loogu qaybiyaa.
@aminahussein1 hadii sidaas aad shegayso ay tahay maxaa la caraysantahay oo u ciishoontahay tahay walaalo 😂 maa nabadada iska huridid
Mr. President
Bes, hadda ka gadaal buuhoodle aa caasimada waan kula qaadaney
Asc illaahay halaga cabsado runtada sheegtay khayr allah😢 kusiiyo
Hadaadan ciishanayn adoo da,daas ah my caytanteen😂
Ma caaytamine run buu sheegay. From Gedo
@ Thanks in aa fromGedo soo raacisay. Anaga caay aan u naqaan reer Gedo run ayey u yaqanan. Xisaasbta waan isla fahanay.😏
@deeq114 Waa sidaa oo horay baa loo yiri, wuxuu qof amaan u yaqaan buu qof caay u yaqaan.
Annagaba cayaar dhaqameedka tumashada ah ee aad Caweyska u taqaanaan, xagga yaga Fisqi baa looga yaqaan waaxa fadeexad iyo ceeb.
MASUULKAAN WARKIISU WAA XAQIIQ BIYO KAMA DHIBCAAN, XASAN SHEELH WAA CADAWGA SOOMAALI WEYN, WAA JAAJUUS DAWLADO KALE DANAHOODA U FULIYA
Markuu xilka hayey wuu aamusnaa ma iminka ayuu sidii badweyn nagu soo fatahy subxaanallah
Xamar caasimada soomaliyeed ma ahaan karto
Alahu manajeyna hintida
❤HAWIYE KULLIIGOOD WAA ISKU MID YAR IYO WEEYN MUQDISHEEY DADKA KU GUMAYSTAAN WAAD OGEYDEEN CABDULLAAHI YUSFOO SHIRKI CARTA DADKA KU KHASBAY IN XAMAR LAGU NOQDO WA ERYEEN FARMAJO WAA LAOGAA KHAYRE INA CABDU SHAKYR KULLIGOOD SOO BAX BEEY LAHAAYEEN XAMAR MAGAALO MADAZDA HALAGAWAREEJIYO
Meel kale noo sheeg muqdisho ayadaa xukumaysa wadanka inta aad keenayso meel kale
Waa qabiileyste jago waayey
Odoyweyn oo caytamaya muxu xamar ka bedeli kara ilaahey ba xamar casumad ka dhigay reer oyayana cabadka hoojiya
Arreey keligii ayey kuu tahay. Meel kale aan ku heshiino
Adeer xasan shiikh ayaa noo madax ah idinma rabno baxa
Waa xaqiiq
Muqdisho unukaa leh,
Muqdisho joogis bay kaa rabtaa,
Magaala-madax soomaaliyeed kuma sii ahaankarto.
#waa in laga tashado,meeshii laga dhigi lahaa caasimad ummadda soomaaliyeed u wada dhexeysa,
La kala sheegan, laysugu hanjebin,
Oo laysku handadin,
Nobody needs cameey, stay your home president Hassan is well and good,
Caasimad ma ahan waa guri mooryaan xasan waxa uu leeyahay taageero
Magaalada Muqdishu iyadaa hooyadii ah hooyana lama kala xigo iyadaa halgankii xornimodoonka saldhig u ahayd markii xoriyadii la qaatayna lagu soo wada hirtay iyadaana umada lagu mideynkaraa haddii laga dhigo meel umadda u siman tahay. Haddii kale waa calaacal timo leh in xamar,Hargeysa iyo Garoowe ay neecaaw xoriyad iyo horumar ku naaloodaan
Geesi geesi geesi dhalay runta ka sheeg hawiye haiti moryan xaran ku biliqo raba
Cadownimada Hawiye ayaa caloosha kaaga buuxda ee U dhimo
Caasimad ilaahey ayaa kadhigay daarood looma bahna ee naga baxa
Xamar adigaaa ubaahan kuma baahno saas u.ogoow
Daarood Calaacalka daags iskufilnaada Hawiye Hawiye jelos
EUNTU WAYDIN DHIBTAA😂. UNUKAALE CEEBTOODII BA HISKA USOO BAXDAY😂
Daaroood waxa ka soo xidhmay aduunkiii kkkkkk
Tegreegiii
Amxaarkii
Calaacal
Iyo oohin iyo xasad.
Daarood dhaqan xumaa 62sano Ayad xukumayseen Somalia 2 sano miyaad dul qaadan waydeen
Keena cid ummad xukumi karta,
Xasan dhibaatada ugu weyn reer muqdisho ayuu ku hayaa.
Haddaad sidaa ku qanacsan tihiin, oo ku difaacaysaan,
Idinka Lee waaye.
Muqdisho ayadaa go,aaamisa cida wadanka xukumaysa ayada ayaa ahaan doonta muda superpower somaliya ah waxwalbana ayadaa loo hoos galayaa Hassan waa reer muqdisho maxaa laga qaban karaa hade ilaahbaa ka dhashee
😂😂😂😂😂😂😂
Mogadishu waa caasimada Somalia hawiyena waa madaxweynaha aan dhicin ee somalia ama oooy ama galgalo
ASC Danjire xagge kale oo ka roon oo aad heysa oo magaalo madax laga dhigga????
Waa isnaqaanashe haddii aan Somali nahay!!!!!
Runti Anigu waxaan ahaye,quraba joogga muddo badan, Somali kuligeed waxaa ila roon oo wax lala qaybsan karaa waa Hawiye runta marka loo hadlo, Hassan Sheikh na waa tegi doonna,muddo yar baa u hartay ee ha la adkeysto Insha Allah Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
MUQDISHO WAA MAGAALO INKAARAN OO XATAA QABUURIHII DADKII KU AASNAA KA BAXSAN WAAYEEN😢. MARKA SI DALKA SOOMALIYEED INKAARTA HAYSATAA UGA TAGTO, WAA IN AYNU CAASIMAD CUSUN OO HOGAAMIYAAL FAYOW KA TALIYAAN LA HELO😊
Qabuuraha waa kuwii Ethoopianka la socday ee meesha lagu aasi jiray lafaha soo doonta
HIHI 🤭 SOW ANAGII U JEEDNEY MASAAKIINTII REER UNUKAALE EE DANYARTA AHAYD OO BAROORANAAYA, OO XATAA WAX AY LAFAHII WAALIDKOOD LACAG AY MAR LABAAD DIB UGU AASAAN AAN HAYSAN ⁉️ SUBXAAN ALAA ! MUQDISHO WAA MEEL LAYSKU HALAAGAAYO. REER UNUKAALE DEXDOODII BAY ISKU HALAAGAAYAAN OO IS DHACAAYAAN. ALA INKA1R WEYNAA !
FANAKA CAWDUBILAH😱
Muqdisho waa meshu shalay xassan gurgurte shalay laha unaka leehy xassan haxukum xamra inagan dawlada lodhanayh Ana dhiisno
Unukaa leh markeey lahaayeen waad taageereeyseen Farmaajo waad ka soo horjeedeen codkii daarood Lan xasan sheeq maxamud ayuu ugu shubay maantana waxeey rabeen markuu udiiday ayey caaytamayasn
siyaasigooda iyo aqoonyahan kooda hadaa fiiriso baraha bulshada waxa ka qaylinaayo waxaa ubadan daarood Lan
Axmed Madoowe iyo Saciid dani waxaa hassto dhibka Farmaajo ayey kusamaynaayeen
Xsmar unnukaaleh waa hadal ilmo nac-nac lagadafay ee maaha hadal qof weyn oo waayeel ah.
Runtad shegtay ader Hassan xabale qote iyo teamkisa way fashilmen runti
War xishooda oo naga aamusa sida nimanka asagiin ahvee majeerteen ay kaxishoodaan
Thank you brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
HAWIYE WAA CAQABADA SOOMAALIYA HAYSATA WAAYO CAASIMADII AYAGAA HAYSTA WAANA DAD AAN AQOON DAWLADNIMADA OO U QABA IN WAX LA BOOBO, AMA LA CAYTAMO AMA WAA DAD CIIL QABA OO AAMINSAN IN DAAROOD GUMEYSAN JIREY MARKA KA AARGOOSI IYO KU XUMEYN AYAA KA BUUXDA
Somaliland waa Qaran.
Waxan ka wada Mw wadanka wa Dr Hassan Sh Mahmud asgana talada haya , Muqdisha ayu fafhiya dunidana taqan, runti qabiil ma wadagno lkn waxan ahay qof wadanka iyo sharaftisa jacel difaca madaxda qadankana wan ku fana wayo ayagan wax ku ahay , hadi wadanka ayna ka jirin dawladna qaranimo ma jirayso marka qabiilka ma matalikaro dalka ee ,ka inad ku hadsho qabiil
Adeer xamar kuma baahna ee calyada nagala tag taada ku mashquul cadowyahow
Oday xunoo laangaab ah ayaad Tahay oo ciil Qaba Uf
Hasan Fatal gabdihi Hawiye ayu Arabta kaqaday waa tuug
Xamar cidna uma yeeran , dadka soomalied iyaga Xamar sameystay, dhistay,waxaan si adag u adkeynaya in aan Xamar Somaalidu kala leheyn .Shaqsi baa yiri xamar anaga leh ee 3,5ka million ee deggan ma dhihin. Waxan talo kugu siin lahaa in aadan dadka Somaaliyed isku sofeyn, bedelkeedana aad awoodada saarto isku soo dumiddoda
nin walba meeshuu rabo caasimad ha ka dhigto somali maxaa isugu jira .anaga muqdisho ayaa noo ah.
Alaahu manajeyna hintida
Walahi waa geesi geesi dhalay
Waa niin reercamay matalikara
Danjire Caame waa siyaasi waa
Wadani ah oo intii xukunka p/land
Uu ka tagay kadib laxow wayn ka
Hayo.
Asc brother and sister MHS Mahmud nin ka roon ilaa iyo hada lama haayo. Laakin aflagaada iska daa adeer. Jiz'klh
Malaga tashanayo muuqdish aniga leeh sameso casimad meel lorarayo majirto heerki rabo hajogo heerkan rabina isagey utala muqdisho kiniya lacilay lacayay cidirabto hajogto iyado catamin oo edeb leh cidii anrabir xoorwaye
Xamar caasimad manoqon karto, taasi waa xaqiiqo. Anigga kamid ah ummadda muslimiinta ee soomaaliyeed ee hantidooda maguurtada ah looga haysto. Beeraheenii Balcad iyo guryaheenii markan doonaney, waxay nagu dhaheen goofkaan maad lahaydeen, odagaygii Maxamed Siyaad Barre khalad idiin siiyey, sababtoo ah in aad hanti goofkeena kulahaata khalad ahayd.
Dayuus Ewelba Dhulbahante Waxaad tahay seynta daarood
Maxaa kaa oohiniya awoowe
Mideeda kle daarood saynba maleh
Waa runtii 34 sano xagay wax ka socon waayeen waa unuka leh iyo boob beesaan rabnaa sidaa darteed waxaan u malaynayaa inay soomaaliyana u dhammaatay
Geesi ina Geesiyow waa arrin ay ku dhiciwaayeen siyaasiin badan Xamar Caasumad ma aha waana cillada kaliya ee somaaliya ka jirta afkaaga caana lagu qabey
Cameeyow hadaad xaniinyo leedahay tag oo qoriga qaado ee difaac buuhoodle ha ku dul wareegsan puntland waayo puntland dadbaa iska leh ee munaafiqnimada ka daa . Hadii kale Itoobiya iskaga laabo iyagaad weligood jaajuus u aheyd xaarkabuux
Weeydiiya doqonka afka uraaya xamar ma u baahantahay
Ku raaxeeysa hotelada xamar lagadhisaaya 300 000 000 ayaa ku kaceeysa dhuloosnoodhan 300 Milian ma heeystaaa😅
Adiga cintirafkaga makuma iman Muqdisha inay noqoto magaalo madax mana ku baryayso lkn ayan la arkin adigo dhaxtagan
Nin wayn oo Doqon ah hadaad aragto Waa kan oo kale..! Waxaa yaab leh Qofkan sidee loogu aaminay in uu Soomaaliya jago kasoo qabto ?
Look who's talking 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 waa sax
Xikmad ku hadal masuul u ekow , CAASIMADA IN FAAIDO PAGU QABO HADAAD MOODO BAL QAATA QARAXU HA IDIIN SOO WAREEGEE. QABYAALAD ODAY BEY KJ HARTAYE ODAY HALAYSKA QABTO
Hawiya Xasan naf uma hayo oo caasumada iyagaba ku dhiban canshuurta ay bixiyaan ayaa mallal lagu dhista hanti qaranka oo.ay ku ml.gaari lahaayena waa laa buburiyey lanai iibsaday. Inta Xasan sheekh difaacada waa i yar oo sndareera qaata ee wey Og ihn in xasan sheekh naf u heyn hawiye iyo Soomaliba
Beesha caalamka ayuu Xasan dhaqaale ka doonaya guusha PL yuu naga dhiiqayn
Daarood Calaacalka daaya
Marna waa goofkeen dhaha Marna waa caasimad dhaha meel u go a
Cameey you are retired, stay your home, you're 78 yrs old, what are you looking for now