"Qurbajoogta SSC-Khaatumo iyo kuwa Somaliland waa dad xumaan iyo dagaal uusan ka dhaxeyn"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 28

  • @abshir2010
    @abshir2010 5 годин тому +1

    Adeer dib dambe naloo hoosaasin maayo idoor. Jaceeyl uma qabno doonina meeyno nijaasadooda iyo xanuunkooda dhulkooda hala joogaan dad aan is keeni karin ayeenu nahay.

  • @AlisaladAhmed
    @AlisaladAhmed День тому +4

    Waa runteed qurbaha waa la isla qaxweeyaa.
    Niyow waliba Garxajisku isaaqa kale la mid maahan walhi.
    Dad qalbi nadiif weeye oo xadaariyiin ah oo aan gocasho iyo xumaan aqoon. , isaaqa kale wuxuu ku leeyahay bari baa sidaas naloo galay iyo taariikh madow

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 7 годин тому

      Dadka hibashadaa qabaa waxay u badan yihiin dadka goob joogga u ahaa dagaalkii iyo burburkii 1988 kii.

  • @abobasement346
    @abobasement346 15 годин тому

    wlc lasaanod ina Ader

  • @MubYus
    @MubYus День тому

    Gabadh Qurux badan oo fariid ah, aqoon badan.

  • @mahadcawil7853
    @mahadcawil7853 2 хвилини тому

    Garxajis wa dad wanagsa landher nimada mujahidin ugu bad na weeyan wa ragi yiidhi shacabka xabada kadaya dhbanahte

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 20 годин тому

    Balaayo kuwalaaleysay

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 19 годин тому

    Niman waalan ayaa umaddii iska horkeenay ee dadku isma necebeyn.

  • @mohamedsaadmuse542
    @mohamedsaadmuse542 21 годину тому +1

    Anigu waxaan aaminsanay dadka laqaxweeya ama yidhaahda cadawga somaliland ayaan lafadhiistaa ama wax lacunaa waa dad bilaaqadiyada oo qadiyada somaliland u haystaba cunto yar lasiisankaro oo daciifa viva somaliland

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 7 годин тому

      Kula yaabi maayo oo waxaa ka yidhaa,” nin aan dhul marin dhaayo ma leh”. Qurbaha marka la joogo Somalinimo ayaa na deeqda

    • @MohamedDubad-v4x
      @MohamedDubad-v4x 7 годин тому +1

      idoor somalinimo ba naga dhaxaysa only.

    • @Raho339
      @Raho339 4 години тому

      Iidor Waa Ciilan Markasta Sidata Lafo🤣

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o День тому +1

    IN LA ISDILO MAXA KENAYA SO ISAAQ MA DHIHIN SOMALI BAN KA GOSTAY OO HADANA MA DHIHIN DHUL DAROOD CIISE IYO SAMAROON BAN QARAN KU NOQONAYA?

    • @MubYus
      @MubYus День тому

      Puntand.. Sida dhoocil masayrtay ha u hadlin.

    • @june6206
      @june6206 7 годин тому

      @@MubYusrunta lama diido

  • @OG_3-o5h
    @OG_3-o5h День тому

    Wariye walba Koronto u la baxa wa kobi socda 😂😂

  • @MubYus
    @MubYus День тому

    Somaliland waa Qaran.

    • @PuntlandFirst1-q5o
      @PuntlandFirst1-q5o День тому +1

      HADI ISAAQ QARAN YAHAY MUXU DAROOD NOQONAYA HUNO? 😆😆

    • @MubYus
      @MubYus День тому

      @@PuntlandFirst1-q5o
      Majeerteen waxaa laga xukumaa Xamar. ma aha Somaliland

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 10 годин тому

      Darood wuxu waligiba ahanaya dameer ciya oo hadana raraan

    • @june6206
      @june6206 7 годин тому

      Isaq wa qabiil huuno from awdal

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 16 годин тому

    Subxaana-Allah balqofkasi siday u egtagay eeg dharki raga ayay gashantahay diin iyo dhaqan midna maaha diday tahay.
    Dhulbahante waa siil weeye

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 12 годин тому

      War gabadha ha caayin ku daafad yahaw 😂 Habarta Adna Adan ee kirishtaanta ah ee Abaarso ilmo qawma luudh ma siilka ka ah baa kaa dhalatay tuug yahaw 😂😂
      Teeda kale waad ogaad laba Gabdhood reer Somaliland oo hargaysa nin bakistaan ku dhunkanayey umada oo dhan baa la yaabtay😂😂😂😂😂😂🎉
      Jabhad saw kaa ma dhigin gabadhaan SSB G36 kkk away kharankii hhhhhhhkkkkkkk

    • @june6206
      @june6206 7 годин тому

      Naga haag UA-cam ku galo eBay Horta es I

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 18 годин тому

    Maskiinad is astur SNM asxaan kuuma haysee

    • @samirr546
      @samirr546 10 годин тому

      Kuwii asturnaa ee candhada raga ka jarayey,ee qabyaalada horboodayey, muxuu asturkii u taray ,ha fiirin inanta yar ee nadiifta ah ee aan indhaha ku kala qaadin xasad qaad cay fuulxumo degaan,qaraabo goyn ehel,maxaad ka nooshahay hadii gaaladuna Islaam la dagaalayso adiguna aad abtigaa la dagaalamayso!!!!!

  • @AlikhadarAli
    @AlikhadarAli День тому

    60 JIR WALBA.OO SAAQID AH MISNA GAAALA SOO DUBEEYSAY OO HABLIHI YARYARAA WEECIYO BAI KAMID TAHAY

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi День тому

    Been leey naa is astur