XAFLADII PUNTLAND IYO HEESTII BUREEQA PUNTLAND 2015 FANAANKII ILKACASE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • XAFLADII PUNTLAND IYO HEESTII BUREEQA PUNTLAND 2015
    FANAANKII ILKACASE EREYADII DHAGAJILIC

КОМЕНТАРІ • 188

  • @haykalyare8576
    @haykalyare8576 8 років тому +48

    anigu reer puntland ma ahi waxay inan reer somaland hadana heestan ka halay nice song

  • @allaawaayn8860
    @allaawaayn8860 4 роки тому +8

    Maanta ayan dawanaya heestan 31july2020 wa maalin ciid ah waana jimce birina wa 1AUGUST 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴hanablyo dhaman

    • @mumtaztacaashaqa5596
      @mumtaztacaashaqa5596 4 роки тому +1

      Kula mida ahy hnblyo hnblyo

    • @weightloss802
      @weightloss802 4 роки тому

      Caawa ayaan daawanayaa aug 2 2020 sunday in Sudan 12:55 AM puntlandernimadaa heestaan ikeentay

  • @yasinjamal3491
    @yasinjamal3491 9 років тому +35

    hesaha puntland hadii aan maqalo waan qirodaa

  • @mohamedomar-ly3gu
    @mohamedomar-ly3gu 8 років тому +45

    habalaha puntland u dhashee buruuqa miyaan la soo baxay, love you puntland girls.

  • @fahiimamuminyusuf3218
    @fahiimamuminyusuf3218 8 років тому +31

    masha allh nice song ilhow ada puntlander iga dhigy alxmdulhaa

    • @wiilsomalidhaladah9760
      @wiilsomalidhaladah9760 6 років тому +5

      fahiima mumin yusuf ilahigii punthland iga dhigay ayaan ku xamdi yee geysiyad ayaa thy mcn nolow ina ader mcn

  • @FardowsaYusuf-ol1js
    @FardowsaYusuf-ol1js 5 років тому +16

    Goldogob iyo galkacyo bilan 😍🙌🙌✌✌💗❤❤

  • @habibamohamud9306
    @habibamohamud9306 7 років тому +18

    gaalkacyo gurigobeeed puntland hooyadeeed kujecliyaaa gurigaygiiiii 💜💝👍

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 7 років тому +24

    Sharaf gabadha boqortoyada darood waa leyihiin allow dhowr melkasta ay jogan

  • @ayubozil8507
    @ayubozil8507 8 років тому +36

    viva puntland and galkacyo i'm proud to be puntlanian from galkacyo

  • @wardi6
    @wardi6 7 років тому +18

    Allaahu akbar
    Jamhuuriyadda dadka xalaashaa ee Puntland

  • @amarnijohnson9673
    @amarnijohnson9673 8 років тому +18

    Yes yes PUNTLAND haa noolato, gaalkacyo ha NOOLATO, reer mudug PUNTLAND 💫💫💫💫💫 BOQORS

  • @fatimaadam4576
    @fatimaadam4576 8 років тому +17

    I like the beat wooow,
    puntland Kuma dhalan Lakin eheladaydaa ka yimaday, masha Allah puntland hanoolato

  • @boqorkasomaliland1500
    @boqorkasomaliland1500 8 років тому +116

    anigoo Puntland ku dhalan baan hadane iska jeclahay noolaada shacabka puntland

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +2

    Mnsha Allah sanad guuro wacan shacab weynaha reer Puntland state Of Somalia.

  • @ducaalexajicali9468
    @ducaalexajicali9468 7 років тому +15

    ALLA YAA CIZAK SI WANAGSAN BU UGU LUQEYAY JECLIYAA DHULKEYGA PUNTLAND

  • @kalthumshaur1070
    @kalthumshaur1070 5 років тому +4

    Maashalh waa salaamaya all somaliya ❤️from gaalkacyo noolada my puntland

  • @habibamohamud9306
    @habibamohamud9306 7 років тому +63

    jeclayaa gobolkaygii galkacyo siiinaay garsooor hormar wadajir guuul mudug puntland

    • @zaytunali1231
      @zaytunali1231 6 років тому +3

      Habiba Mohamud wn ku jecelnhy xbbti from xaafada israac

    • @maryanyuusuf9772
      @maryanyuusuf9772 5 років тому +3

      From xaafada israac gaar ahaan siinaay xpt see you xabiiba mahamuud

    • @abdulaahisaciid3732
      @abdulaahisaciid3732 4 роки тому +2

      from Garsoor galkacyo Love u yoo

  • @saynabcabdi1090
    @saynabcabdi1090 2 роки тому +1

    Ilove you rer putlnad dhamntiin🥳🥀2022/6/5 dhegsna ka so wardoonay

  • @dahirali7150
    @dahirali7150 8 років тому +7

    eesh calaa hees....... il baa kariday walle iyo Bille..... maso baran booooookh ila eyl....
    wa iska garan kadhaa dee..... Viva dhulka ugu balaaran o ugu baaxada weyn somaliya.....
    yaa kale waa dhulka uduga.....
    💝💝💝💝💝💝💝💝💝

  • @gobaaadaragsan647
    @gobaaadaragsan647 5 років тому +3

    Mudug galkacyo garsoor dhulkygii illhy nbad warta ha nisiiyo😍😍😍

  • @hanisaacid8392
    @hanisaacid8392 8 років тому +6

    waaaw hablaha bilicdala puntland udhashe bureqo miyan laso baxeyey afkada cano lagu qabay ina abti puntland way tagto way tilabsatay ninki kanaxow nafta waaa galkacyo biland baan baridinaye iga dheh thanks ina abti markasta saas u aman ileen way istahilane

  • @hawaahmed1243
    @hawaahmed1243 8 років тому +16

    reer puntland wan jeclahay waa somali jecelyihiin noolaada

  • @fiishmohamed7407
    @fiishmohamed7407 5 років тому +4

    Dhulkii reer abtigey Illaahow iidaa iyagaa isoo koriyay iyagaa wax kasto oo noloshyda kusabsan ii qabty iyagaan dad oogu jeclahy hadii qabiilka labadalan karo wlh hoyadey aan qabiilkeda raaci lahaa i love puntland
    I love majeerteen

    • @shafeecoabdi9356
      @shafeecoabdi9356 5 років тому +1

      Habo mcn alah ku daayo gabar abti loo yahay iyada dadka ugu kibir badan

  • @laylacabdile54
    @laylacabdile54 9 років тому +6

    masha Allah that's beautiful song

  • @buullebarre
    @buullebarre Рік тому

    ar cidda faan jecelaa ,masha allah walaalahay reer puntland salaam diirran from kaxda

  • @naciimaapdinour9260
    @naciimaapdinour9260 4 роки тому +3

    Ala mxa k fican marka gabr putlnder tahy o hees lagugu so amaano ❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤😂❤❤💋🙈

  • @maymunmahamud7209
    @maymunmahamud7209 7 років тому +14

    alxm ilaahy baa iga beeray puntland

  • @rosamohamed8185
    @rosamohamed8185 8 років тому +10

    gaalkacyo bilan wa u xiisey

  • @asmacabdiwaaxid3735
    @asmacabdiwaaxid3735 Рік тому +1

    Puntland 😢❤❤❤❤

  • @bahjassalah7465
    @bahjassalah7465 6 років тому +3

    Puntland 4ever❤

  • @ahmettabdisamatarpiif896
    @ahmettabdisamatarpiif896 8 років тому +4

    hees iga dheh We💖Puntland wan ku dhaartaaa

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 2 роки тому

      Waa ku dhaataa weeye ee maaha dhaar.
      Wa hadad I fahansantaHay.
      Mahadsanid

  • @ayaanfiican1355
    @ayaanfiican1355 9 років тому +1

    I love this song thanks ilkacase hablaha puntland waa habla qiimo badan oo uqalmo amaanta

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 5 років тому +1

    Viva punyland Allha cou hafito puntland amzing land😃😃😍😍😍👑👑👑👑👑 puntland 👍🔥🔥🔥💙💭💚 puntland gull Iyo gobanimo amzing

  • @zamiasaid5803
    @zamiasaid5803 6 років тому +6

    Glkcyo uxiizay xuduntaydii ❤

  • @ibrahimtoreye6636
    @ibrahimtoreye6636 8 років тому +2

    Shaqsiga Musiga Saary Heesta waa macalin Macalinkiis Tusen takk

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 2 роки тому

      Yaa kale dee waa macalin alfanaan.siidi cali winkeY.
      Ciyalkan dambe ma iyaga waxaas tumi kara

  • @samira2100
    @samira2100 8 років тому +2

    Hablaha bilicda leh baa Puntland uu dhashay 💚💙💚💙

  • @shihaabudinaliabgalow7256
    @shihaabudinaliabgalow7256 8 років тому +8

    Puntland hablaheedu amaanta way u qalman allow dhowr

  • @abdirahmanmohamedabdullahi5829
    @abdirahmanmohamedabdullahi5829 8 років тому +1

    fanaanka codkisa wa masha allh heestana aad bay u qurxon tahay guulayso fanaan inkaston magacaga garanayn

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 2 роки тому

      Dee hadeerba baro.
      Nimanyahaw somalidu marbay caqliga hindida yeeshaaN.

  • @styleshomar3197
    @styleshomar3197 7 років тому +6

    Dangoroyo

  • @qalidumar829
    @qalidumar829 7 років тому +2

    we love puntlnd💋💋❤😍

  • @fartunahmed2046
    @fartunahmed2046 8 років тому +7

    guul puntland mashallah alhamdullilah I'm so proud to be puntland :) ; )

  • @mahadyare360
    @mahadyare360 6 років тому

    anaa ka dhaashay
    Puntiland
    masha allaah

  • @ganeymaslah539
    @ganeymaslah539 8 років тому +2

    waaaaaaw I love qadar ilkacase allow dhowr putland

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +1

    Hews xusid mudan. ❤️

  • @queenfaadumo4262
    @queenfaadumo4262 5 років тому +1

    dhigaygi puntland guuul iyo gobanimo ❤❤❤❤

  • @shugrisaid8915
    @shugrisaid8915 6 років тому

    😍😍😍Anaa boholyow laso kacayoo dalxiis uma baxoo puntland tagayee
    bulshada mudugiyo bursaalax galdogob
    glkio bilanbaaa bariidinayaaa 😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍glkio my dhulkygiiii

  • @zuhrahindi1558
    @zuhrahindi1558 6 років тому +3

    Sool buuhoodle my home alow idaa puntiland gacaladay

  • @boqoradapuntland9880
    @boqoradapuntland9880 3 роки тому

    Puntland cadowgaa ha jabo🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪

  • @habibamohamud9306
    @habibamohamud9306 7 років тому +3

    galmaran mudug hasheganinee xaafadiii jajabnayd baraxleeey sheegta plz

    • @intaawalanwalashoodallahua1445
      @intaawalanwalashoodallahua1445 6 років тому +1

      Habiba Mohamud allow Anaan Sheegaan dadkaaa madmadow ogaagaaban bidinkaaa folxumadaba galmudugbaa logical tagaaa pureqo wagabar daarood

  • @hassanosman5241
    @hassanosman5241 5 років тому +3

    Putlaand waa maamul goboledka qudhe cadalad iyo nabad iyo quruxi kajirto #salan sareh rerputland #borama

    • @abdirizakzaacid3311
      @abdirizakzaacid3311 5 років тому +4

      Lkn maamul Goboleed hanadhihin waa hoos udhigtaaasiye waa dowlad jidha

    • @abdihakimhusen3438
      @abdihakimhusen3438 5 років тому

      Us nefyahow mamul ayd thye anigaba reer buntland ayn ahey mida kle reer buntland matihide sidasna ulama dadka wax usheega lkn mamul ayanu nhy wxana hoos takna dawlada somalia marka ader ciyarta nga daa

  • @QaaliCabdulahi071
    @QaaliCabdulahi071 9 років тому +7

    alayaa cisak khadar ilkacase hees iyo bedh

  • @rodaomar7043
    @rodaomar7043 6 років тому +1

    My home puntland dhulka uduga

  • @ubahinamusa5194
    @ubahinamusa5194 8 років тому +1

    Heestan dhageeysigeeda kama daalo oo kama xiiso dhaco. Mahadsanid in badan fanaan Ilka-Case.

  • @zapnalast8079
    @zapnalast8079 3 роки тому

    Gobolka ugu baxad wayn bari iyo bosaso qardhaan ❤️🇸🇱🇸🇱 viva bosaso deqa

  • @nomadicfarahiamabeautifulp5411
    @nomadicfarahiamabeautifulp5411 5 років тому +1

    We proud puntland galkacyo galdogob

  • @bintuhidig1054
    @bintuhidig1054 3 роки тому

    Msha llaha Heesti qiimo leh dumarka

  • @saadiqmohaa593
    @saadiqmohaa593 5 років тому

    Hambalyo hambalyo punland horey usocda

  • @samraaahmed8774
    @samraaahmed8774 9 років тому +2

    masha allh

  • @shireabdiaziz7073
    @shireabdiaziz7073 8 років тому

    I love puntland

  • @mariamohamed2673
    @mariamohamed2673 4 роки тому

    Hablaha bilecda laha puntland udhashee 💋❤️

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 4 роки тому

    Viva puntland💙💭💚💌💌💌💌💌

  • @yasinjamal3491
    @yasinjamal3491 9 років тому +2

    mashaalaah

  • @puntlanderbosasa9784
    @puntlanderbosasa9784 7 років тому

    wax la jeclaado sxp illaahay baaa ka dhigay boqorka somaliland thanks sxp

  • @princesskadra5508
    @princesskadra5508 9 років тому +1

    gobolka ugu baxada wayin bari iyo bosaso qardhan qardhan la bar tamaye 😙😙😙

  • @amuunabdifitah9232
    @amuunabdifitah9232 4 роки тому +1

    Bulshada mudugiyo bursalax Goldogob galkacyo bilan ban bariidinaye 👌🏻❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

  • @haykalyare8981
    @haykalyare8981 6 років тому +3

    I LOVE YOU RER ABTI SIBA MJ CALI SLEBN HADAANAN CAANOHOODA NUUGEN NINBA MA NOQDEN. BOSASO IYO QADNADA IYO CARMO WAN TEGYA QRDHO IYO GROWE

  • @abdiwalifarah5079
    @abdiwalifarah5079 9 років тому

    Nice song

  • @ibrahimmohamet7204
    @ibrahimmohamet7204 4 роки тому +1

    Puntland amingeda ku heesta garwe 2017 tagay asaa wasiiradii la shaheene alx aminga yaalo alle haw siyadsho lkn magalooyinka geedo ku beera nh seediyalow 😂

  • @shugriyaasiinali329
    @shugriyaasiinali329 9 років тому +2

    Maansha-allah I love this song

  • @majidhochannel4820
    @majidhochannel4820 6 років тому

    Masha alah war wiilku cod macana

  • @nasranzenusrishnura2653
    @nasranzenusrishnura2653 9 років тому

    wwwwwww hablahaa bilicda badan puntland udashe nyc song

  • @axlamaxlam3232
    @axlamaxlam3232 5 років тому +1

    Putlander dadki layga beerey 😍 😘

  • @sharmarkeahmed9364
    @sharmarkeahmed9364 3 роки тому

    Gaalkacyo iyo galdogob viva puntland

  • @jamalabdinasir6703
    @jamalabdinasir6703 4 роки тому

    Very nice

  • @yasinjamal3491
    @yasinjamal3491 9 років тому

    hadii aan maqalo hesaha puntland waan qiroda

  • @ufggfgg283
    @ufggfgg283 3 роки тому

    4live fam puntland plz Mali for ever

  • @puntlanderbosaso8168
    @puntlanderbosaso8168 6 років тому +1

    Astella vetoriya sempre khaakhaayaasha halkaa kaga haya viva punt of land

  • @bintuali8793
    @bintuali8793 9 років тому

    nice song

  • @xilwalove3694
    @xilwalove3694 6 років тому

    Abwaaan Bukhaari waa nin sheekhaaleed👏puntland heesaheeda shada lee shiday😂😂

  • @caluula2
    @caluula2 8 років тому

    Yariista Fanaaanka ku dhow ee Calanka ku labisan hala ogaado👍

    • @malmo4235
      @malmo4235 8 років тому

      aad Walahi Waa Rageedi Runti

  • @sahraosman4266
    @sahraosman4266 8 років тому

    mahadsanid awoowe

  • @hanadmohamud9763
    @hanadmohamud9763 5 років тому

    Viva puntland gaar ahaan Bosaso waa actor ki Bosaso oo Hadana dable ku ah Germany ilkacase hal xabo oo shidan halagu qabto oo magaciisyow ga kubadisa ...
    Maxan uxiisay boowe magaciisyow wax idhaha

  • @noah5555
    @noah5555 4 роки тому

    Xarash ayan u hayaa. Gawar rer puntland iguadkeyse beri hore

  • @hashihas1845
    @hashihas1845 9 років тому +2

    ii nolow ilkace

  • @zaidelmi3181
    @zaidelmi3181 8 років тому +1

    waaaaaaaw inbacaadi maaha

  • @samantarxafuni9082
    @samantarxafuni9082 4 роки тому

    woooooooooow bntlnd fdrl somalia by new syl

  • @ashaabdullahi6675
    @ashaabdullahi6675 8 років тому +4

    Nooloow ikacase

  • @zaidelmi3181
    @zaidelmi3181 8 років тому

    maasha alah sxib

  • @abdiibrein6422
    @abdiibrein6422 3 роки тому

    mshallh

  • @user-ms2dl5jd9y
    @user-ms2dl5jd9y Рік тому

    Heestan yaa leh iskalaaji mise ninkan

  • @ashfarah3744
    @ashfarah3744 9 років тому +3

    nice song afkaaga caano lagu qabay

  • @munashekhal1158
    @munashekhal1158 9 років тому

    waa fananjira

  • @sahraluujiyano6
    @sahraluujiyano6 5 років тому

    Thank you ILKACASE

  • @Zaahilsk
    @Zaahilsk 5 років тому

    Mnshlhaa

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 роки тому

    Waa in dhulbahante puntland indoor u dhaaftaa oo axmed karash waa inuu hargaysa ka shaqo doontaa oo dhulbahantoo dhan puntland waa in laga saaraa Marka laga reebo garaadadeena siciid harti si ay xilkii dhulbahantaha xaqiray ay u qaban jireen si ay inoogu qabtaan hadaan nahay reer puntland oo ducadooda aan kala harno adeerayaal garaado ilma siciid harti waayo ma rabaan inay iidoor adoon u noqdaan iyagoo tolkood harti rabo iyo makasta tolkooda harti la nool oo boocame iyo tukoraq waa in dhulbahante laga raraa iyo inta puntland la dagsiimaysata oo puntland iyo indoor buffer zone laga dhex sameeyaa oo cidii soo gasha buffer zone-ka digaandigaha laga dhigaa iyadoon cidna lagala tashan oon arxan iyo somalinimo iyo islaamnimo iyo tolnimo iyo ehelnimo midna loo galin oo wataas saqajaan sida la isaga gooyaa oo wuxuu yahay loo baraa. Barasha horteed ha nicin reer puntland oo dhulbahante ka maqan yahay oo iidoor iyo dhulbahantow ha nicina Dani waxaa laga yabaa inuu naag idiin noqdo iyo waxaan dhaamin amase puntland xuduudkeeda wuu nadiifin sidii puntland lagu yiqiin. Geelii la dhaqay qaalmihii dhoofka laga keenay dhabayaco majeerteen miyaa loogu dhici waayey oo karash xeerada kunteeda ayuu garaacay ee waa in xeerada lagu jajabiyaa oo waa taas meheradiisu oo Ninaan shantaadu kaa reebin walaalow Kuguma daayo oo fiiri haddii naagtaadu ay nin kale danayso oo uu hadba sanuud ku sasabto waxay kugu noqon tacadi aadan waligaa xal u helin oo markay halkaas kula gaarto waxaa kuu fican tubta qaado ah waxaadan maarayn karayn ma lihi ayaa dhaanta oo dhulbahante wuxuu noqday afo iidoor oo sandareerto lagu saarto so puntland intay ku jabi lahayd shimbirtaan iidoor haw siidayo si ay ramato oo taasi puntland xal weyn ayey u tahay .m

  • @sommemoriestv6751
    @sommemoriestv6751 2 роки тому

    www ma💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏

  • @rodhacabdiweli9854
    @rodhacabdiweli9854 4 роки тому

    Wooooooooooww

  • @bushro8291
    @bushro8291 2 роки тому

    m.a

  • @biilan3878
    @biilan3878 9 років тому

    e nolow ilkcase waaxan kuku casumay adiga iyo dhman fananinta north America in at ti matan australi Melbourne illhy ha idn lajiiro nolow cabdi cassis cadugaga hajabo amiin

  • @kariimacadey4138
    @kariimacadey4138 8 років тому +1

    glkcyo Bilan ban Bilan Baan bariidinayee