HEESTII BAL ARAG GOBOLADA PUNTLAND FARSAMATII SAMATAR S SALAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • ERAYADII: AL ABWAAN MAHAMED AHMED OOSHE
    LAXANKII: ABDIAZIZ ISKALAJI
    MUSIC :F.ZANTANA
    FARSAMADII SAMATAR S SALAH

КОМЕНТАРІ • 50

  • @abdowali463
    @abdowali463 9 років тому +1

    Wa mahadsanyiihin fanaaninta qiimaha Badan ee reer MN. Reer Puntland wa dad nabad jecel, dal jecel, horumar jecel dhulkoodii ayeey dhisteen balaayana wa neceb yihiin.

  • @yusufgaban7460
    @yusufgaban7460 10 років тому +1

    Mansha Allah Fanaaniin Qurux Ka Muuqato iyo Hees aad U Qiima Badan PUNTLAND 4 EVER. PUNTLAND IS MY LIFE ALOOW KU DHOWR ALOOW CADOW KAA HAY

    • @faisabalil4412
      @faisabalil4412 8 років тому

      wan jeclahy butlaan ilaahow kudhoor

    • @gaban69
      @gaban69 8 років тому

      +faisa balil sister me too I love 4 puntland. Allah cadow ka qabto.

  • @abdoullayegadio8988
    @abdoullayegadio8988 9 років тому +8

    i am from mauritanie but i love somalia music xxx

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +2

    Hees xusid mudan Puntland allow barakee.

  • @HassanHassan-sf5xd
    @HassanHassan-sf5xd 4 роки тому +1

    Boqorka codka macaan ee Dalmar yare keep going baan kuleyahay

  • @Karite7
    @Karite7 9 років тому +3

    rahma rosi cod macaanaa masha allah biriijka garoowe mara bal arag

  • @aminaadam7053
    @aminaadam7053 8 років тому +1

    i love this song. what a wonderful singers

  • @Karite7
    @Karite7 9 років тому +3

    mash aallah allow dhulkayga hooyo iidaa puntlnd iyo madaxwaynah 2aad ee africa ugu aqoonta badan gaas nin adag

    • @Drammaboi1
      @Drammaboi1 9 років тому

      sulmani maryacade lol Bal ii sheeg kan koowaadna waa kuma?

    • @shivi9799
      @shivi9799 8 років тому

      +Abdi Rageedii looooool waad iga qoslisay bro

  • @AbdikaniTimocade
    @AbdikaniTimocade 9 років тому +1

    alxmd llh waxaan puntland u rajaynaynaa nabad barwaqo barare iyo bashbash ilaahow noo daa anagoo nabadqabna nagee

  • @msogadenqueen7594
    @msogadenqueen7594 8 років тому +2

    Much love for my reer abtigey...... Love u fahma roose

    • @gaban69
      @gaban69 8 років тому

      Abti Allaha ku Dhowro.

    • @msogadenqueen7594
      @msogadenqueen7594 8 років тому

      km631969 Amiin abtii mcn adna sido kale

  • @kaltunmohamud2170
    @kaltunmohamud2170 8 років тому +1

    PUNTLAND for ever

  • @gouleidkahie3690
    @gouleidkahie3690 3 роки тому

    Codka raga wa iskalaji dumarkana wa hodan inta kalena ma xuma wlhi too nice

  • @engabdulhakiim6228
    @engabdulhakiim6228 9 років тому

    www allow dhoowr puntland nice song

  • @SHOOKAAR_ALI
    @SHOOKAAR_ALI 9 років тому

    Caadi maahan mashaa allah.

  • @susanakhalif6931
    @susanakhalif6931 7 років тому +1

    Sanadguuro wcn buntland 2017 coming sooon

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb Рік тому

    Dalmar caayada aad ayaad ugu qurux badan. Codka Ilaah hakuu daayo Maashaa allaah. Waa 5 Sano ka hor. Dalmar nin yar ayaa tahay👑🙏

  • @adnanmohamed6391
    @adnanmohamed6391 8 років тому

    I really really love this song..

  • @nuurwalihirsi4854
    @nuurwalihirsi4854 9 років тому

    waa hees aan caadi ahayn runtiii

  • @faataxyare6940
    @faataxyare6940 8 років тому

    it's really nice song, singing for wonderful singers

  • @ccqood4836
    @ccqood4836 9 років тому +1

    Axlaa hees , I

  • @naftauhurnasiibkaa4897
    @naftauhurnasiibkaa4897 8 років тому

    from: muqdish n i lyk punland wa dad nasab ah ceebtoda lama arko amaantodana bulshda wa usoo ban dhigaan hadu waqtiga isaamaxo dadkeyga ayagoo kalaa ka dhigaa

  • @xabibtimoha5650
    @xabibtimoha5650 2 роки тому

    Who is watching now

  • @mariaahmed6930
    @mariaahmed6930 10 років тому

    Bal eeg gobolada puntland

  • @mrjamac
    @mrjamac 10 років тому

    yaa salaam waxaas baa hees kaa ah noolada faniinta north amerika

  • @saadiqcarab7965
    @saadiqcarab7965 9 років тому +1

    maansh allaah waan ku fraxay heesta inaba caadi ma aha

  • @nasraabdi4869
    @nasraabdi4869 10 років тому

    waa hees cajiiba walee

  • @akantop5091
    @akantop5091 8 років тому +3

    BAL ARAG Somaliyo dismeysa,dagaal iyo qabiil katobadkentayoo,Sharci iyo kaladambeyn kusocotoo BAL ARAG!!!

  • @ifrahbihi2768
    @ifrahbihi2768 10 років тому

    I love land of punt xxx

  • @ozmanpekham2846
    @ozmanpekham2846 7 років тому

    hees ma ahn

  • @ilhaanilhaan1869
    @ilhaanilhaan1869 8 років тому

    waaw waan u bogey heestaa

  • @zakidiini9280
    @zakidiini9280 8 років тому

    puntland hanolaato

  • @abdiibrahimroble8577
    @abdiibrahimroble8577 9 років тому

    Nice

  • @sadiaabdiwalisadia6021
    @sadiaabdiwalisadia6021 7 років тому

    kabax kabax waxasa duwlada

  • @abshirhassan4568
    @abshirhassan4568 8 років тому

    ku qofkii kaa fiican ku dayo si aad ugaaartid ama udhaaftid

  • @ameenqaroofficial5038
    @ameenqaroofficial5038 8 років тому +1

    marki laa bilaabay ee putland laa asasayba bajuumayow u soo baxnay hmmmmm wlhi heestan waa shidantay

  • @riyad6636
    @riyad6636 9 років тому +2

    Rer budh cadbadee hhhhh

  • @kaltunmohamud2170
    @kaltunmohamud2170 8 років тому

    bal arag casimada BILAN bal arag birijka GAROWE Mara bal arag sidhu barlamanku yahay bal arag markey codka bixinayan bal araag

  • @user-mn2jb6wp5o
    @user-mn2jb6wp5o 9 років тому

  • @khadramaxamed324
    @khadramaxamed324 9 місяців тому

    Adbnjjxjjbb🎉❤😊