NASIIB LAMA DHIHI KARO WAXAAN SHEEG MAGACA KU QORAN 25 DOLLAR QAADO HADAAD SHEEGTO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 бер 2023

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @abdallaahmed8104
    @abdallaahmed8104 Рік тому +499

    Naagta paysii hadaad is dhaafisay like saar halkan😂

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +191

    Wakhti ma u helaysa saliga Nebiga (scw).😍😍😍

  • @Canada.143
    @Canada.143 Рік тому +185

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

    • @libaanmaxamadaxmad3799
      @libaanmaxamadaxmad3799 Рік тому +1

      Scw scw scw scw

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 Рік тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️

    • @safiaartan6658
      @safiaartan6658 Рік тому +1

      The best person ever the most knowledge able and the most shine all allah created is prophet scw😘😘😘

    • @umusaraa2119
      @umusaraa2119 Рік тому +1

      صلي الله عليه وسلم

    • @drshothman1432
      @drshothman1432 Рік тому

      Wn idinka qaady my brothers king cayda xitaa kumad daahin😋❤️❤️😂

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +260

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝😢

  • @esraaa2238
    @esraaa2238 Рік тому +70

    Paysii inta is dhafisey like😂👍

    • @sacdasiman
      @sacdasiman Рік тому

      Keep
      Going😢🎉😊😊😊😊😊😊😢😢😢😢😢😢😢

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 Рік тому +39

    The best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Muhammad sallallaahu callayhi wasallam ❤❤❤❤

  • @shucaybupdi2193
    @shucaybupdi2193 Рік тому +23

    Hodan is my mom and
    Madiino is my grandmother
    allah iidayo♥️🤲

  • @Caan_qorsoon
    @Caan_qorsoon Рік тому +112

    Waaba soogashee kusali nabiga scw

  • @zucadxusen3740
    @zucadxusen3740 Рік тому +90

    Magcaga hadii halkn ka aragtey like saar👍😂😂😂😂😭😭
    Team 27👋💗

  • @hodaniizhbiirati4466
    @hodaniizhbiirati4466 Рік тому +29

    ceyda waku farxay magaceyga hodan saa hore ugu sheegtay tagera nimadeyda kuma qasarin wlhi 😂ninka nasibka badan ❤

  • @MvpxxBmw
    @MvpxxBmw Рік тому +64

    Inta asab hagio viodegiisa sugeeday 😂😂😂😂😂 👍 liek

  • @mohamedwali8468
    @mohamedwali8468 Рік тому +107

    King Ceyda what a comeback Lipxxx lawo ma'aha Mr lucky man Hambalyo 👏👏👏

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +174

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @jackyphonsi2578
    @jackyphonsi2578 Рік тому +19

    Big Name Kamaal❤️
    Waa iska sii ogaa Ceyda inosolabanayo Legend, 3-0 to 3-4 Ceyda, never give Up.

  • @ahmedniyadzame6118
    @ahmedniyadzame6118 Рік тому +54

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

    • @samirahassan8352
      @samirahassan8352 Рік тому

      Scw scw scw

    • @farhiyahassan8359
      @farhiyahassan8359 Рік тому

      Mashalah ceeyda wan qadnay dhamaan farxiya wan ku firsanayay anaba is ku maleyay Asad wan ku salayaa wlloo waxan ahay tagerayashada aadka ku firsado waxan ku riyoday adigo socanaya cfmtama Ayan ku rejeynaya inshallaah

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +32

    Kusali saliga Nebiga Muhammed The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw❤️❤️❤️

  • @quencayuzh5811
    @quencayuzh5811 Рік тому +27

    Caaisha cuud❤Magacayga awal wan necbaa markan weynadan jecladay ❤thank you mom❤

  • @hanishiinez2926
    @hanishiinez2926 Рік тому +17

    Wxan Nasiib lama dhihi karo mgc kle ubixiya 😂 congratulations man king ceyda🤴🏻🥰
    Team farhio is muujiya💪🏻❤️

  • @hamseomer5539
    @hamseomer5539 Рік тому +77

    Qofki ugu fiicna uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta ficna, uguna naxariista badna, uguna udgoona, uguna dulqadka badna Rabbi inta uu aburey waa nebi Muhammad Scw❤❤❤❤

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 Рік тому +3

    Yes ceeyda in Laga raayo majecli ceeyda guul Mar walba

  • @saciidasiman114
    @saciidasiman114 Рік тому +10

    my name saciido ❤❤❤ wan ku salamay 😁😁😁😁😁😁😁 sadaqo wan bixiyaa lkn magacaga ayaa kuwi hore ah😊😊❤❤❤ wad salaamantihin team 27 🙏🙏❤

  • @mccofficial133
    @mccofficial133 Рік тому +49

    Intii xanuunsan Allah ha cafiyo 🤲

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 Рік тому +108

    Inta pysii is dhaafisay waa idin salamy😂
    Mia team 27😻

  • @ElmiWareMedia
    @ElmiWareMedia Рік тому +26

    Magaceyga midka sedaxaad ayuu ahaa CILMI Waana la sheegi waayay,Big Fan ASAD HAGIO TEAM 27 From USA 🇺🇸,Lakiin Hada Joogo Nairobi,Kenya 🇰🇪.

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 Рік тому +1

      😂😂subxanllh yaa ku weydiiyay meesha joogto

    • @hoodocabdiqaadir3509
      @hoodocabdiqaadir3509 Рік тому +2

      @@SuntaFaaraxmajopasto58 😂😂😂 ma ila yaabtay wixu raba gabdhaha inay laso hadlan😂

    • @hafsacdy60
      @hafsacdy60 Рік тому +2

      From USA kulaha yaa ku weydiyay 😅😅

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 Рік тому +2

      @@hoodocabdiqaadir3509 😂😂waa kula yaabay CV bee ragii bilaaben ine la wareegan

    • @queenhipo7028
      @queenhipo7028 Рік тому

      @@SuntaFaaraxmajopasto58 xta hada halku jogey sheegay bisinka😂😂

  • @SAKARIA1
    @SAKARIA1 Рік тому +13

    Ilaahay ha barakeeyo hodan waa hooyaday mcn ilaahay jannada hageeyo aamiin🤲🏻🤲🏻

  • @cadceedabdullahi248
    @cadceedabdullahi248 Рік тому +27

    Aaway dadki nabiga jecla😢😢❤

  • @weheliyegamer
    @weheliyegamer Рік тому +33

    Kuu saliya nabiigena Maxamed scw

  • @yahyeahmed9313
    @yahyeahmed9313 Рік тому +25

    A Legend never bring shame

  • @Bahj22
    @Bahj22 Рік тому +6

    Kusaliya xabibkeena muxamad scw 💞❤️❤️❤️❤️😍

  • @abdixakiin1560
    @abdixakiin1560 Рік тому +18

    Wll igula sali xabiibkeena muxamed scw

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 Рік тому +18

    Ayy caawa magaceyga ugu horeeyo waan idinka qaaday salaantiina dhamaan wllaha waan idin salaamaa love you team 27🥰

  • @team.27-fan
    @team.27-fan Рік тому +20

    what a come back king ceyda 🤣mr lucky poy ninka kaliya ee aan team 27 ka tageero💥💯lucky poy+xariif🤣cumeyr labo aya loo hormariyay arbaa 4 loogu badalay🤣🤣

  • @qurxanqaaliqurxan9476
    @qurxanqaaliqurxan9476 Рік тому +32

    Ceyda legend and brilliant guy to be honest he has fresh brain

  • @ayannaoffecial
    @ayannaoffecial Рік тому +25

    Madiino ayeeeyadeyda macn allh ku naxaristo🤲😭

  • @wardomuhidin8631
    @wardomuhidin8631 Рік тому +6

    Asadoo hooyadaa iyo hooyadeey waa isku magac waana madiino allah ha u naxriisto hoyadeey 😢 asadoo adna hoyadaa allah cimri dheer iyo cafimad allah ha siiyo

  • @ridwaanadeer143
    @ridwaanadeer143 Рік тому +2

    Congratulations the king of winner is ceyda iam team 27

  • @iftinnasib5788
    @iftinnasib5788 Рік тому +3

    Ceyda wan kuwataaa he is so lucky

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +16

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 Рік тому +21

    😂😂😂😂😂😂😂😂shamsa da waatanaa hambalyo ceeyda lucky boy ❤

  • @Abdaapoi123
    @Abdaapoi123 Рік тому +42

    اللهم بلغنا رمضان ❤❤❤❤❤❤❤

  • @liibaanshidane1625
    @liibaanshidane1625 Рік тому +7

    Ceyda is lucky man 👨 😂😂😂😂

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +40

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +26

    Dhaman somali wayn waan salamy fadlan like saar game ku jiraye 😳😄🥺☝

  • @ahmetyuu8802
    @ahmetyuu8802 Рік тому +15

    #M Wa magaca kale Yah Aan Aduunka kugu Jeclhy #HOOYO_MADIINO Alle Ha ika Xafido HOOYO 🥰❤️🤲🏽

  • @AbshirocumargacalAbshiro
    @AbshirocumargacalAbshiro Місяць тому

    Tanks Asad xaajio guul markasto walaalkey mcn waani Ga qaade walaalehe mcn guul markasto ❤❤❤❤❤❤

  • @hamiidaabuubakar4868
    @hamiidaabuubakar4868 Рік тому +6

    🤣🤣Ayyyy ceyda waxbo lagama qawan karo nasiib badan thy m.a❤

  • @maxamedcaadilcaadilyamani7039
    @maxamedcaadilcaadilyamani7039 Рік тому +7

    Waa ku faraxsanahay caawa inaa naqdo qofka ugu horeeyay ee caawa daawada muuqaalkaan saa u sugaaye alxamdulilaah ugu danbeyn waa naqday qofkii ugu horeeyay

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Рік тому +38

    آللهم بلغنا رمضان كريم 🌙🌙🌙🌙🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️

  • @abdullahiholla4519
    @abdullahiholla4519 Рік тому +1

    What a come back king ceyda hor mar wacan ❤❤❤

  • @haniyetaqueen9985
    @haniyetaqueen9985 Рік тому +7

    Hodan🥰 Hooyo Mcn ❣Alle hakuu naxariisto 🤲🤲🤲janadana Allha ngu kulmiyo🙏🏼

  • @naruronalka
    @naruronalka Рік тому +7

    Ayyy The First Name is My Mother's Name CAASHO Masha Allah❤️❤️👸🌍

  • @fardowsashariif1551
    @fardowsashariif1551 Рік тому +13

    Keep going brothers 💗💗💗

  • @lajeclaydashidan441
    @lajeclaydashidan441 Рік тому +6

    Siciid magaca abahy ale haku naxaristo aabo 😢xaliimo hooyaday macaan ale hooyo cimriga haku dheereyo ❤

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +162

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯

    • @Ayubaliabdi
      @Ayubaliabdi Рік тому

      Asc asad walala keyow ila so hadal instigram

    • @Liilziizi
      @Liilziizi Рік тому +2

      𝐀𝐬𝐚𝐝 𝐳𝐡𝐩 𝐚𝐛𝐞𝐞𝐫𝐚 𝐚𝐰𝐚𝐲 🥰

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 Рік тому +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 Рік тому +2

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤

    • @salmacaydiid-li4xl
      @salmacaydiid-li4xl Рік тому +2

      Asad wll waa markii igu horysay aan wax kaa codsado wll magacayga ku soodar plz

  • @aluulashire9245
    @aluulashire9245 Рік тому

    Magaceyga aah ku jiro Hodan wlhi wan farxey Thnks Asad abwe wan idiin tagerah waqti walbaa wan idinku xirinahey❤️❤️

  • @mohamedsom7940
    @mohamedsom7940 Рік тому +13

    My lucky boy gool aan kurajeynaa ..sidhokale our team 27 waan islamaya👋💕

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +4

    Keep going sxb Assad hagio from somalia 🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @shukrisharaab1544
    @shukrisharaab1544 Рік тому +2

    Thank you ceyda
    Hodan🥰

  • @fadumofuad7168
    @fadumofuad7168 Рік тому +6

    congratulations King çayda 🥰❤️

  • @apdallajoyofficial3041
    @apdallajoyofficial3041 Рік тому +33

    RAMADAANKA ALLAAH NAWAD NAGU GAARSIYO ❤

  • @mohancadde196
    @mohancadde196 Рік тому +3

    Horay usocdo team wanagsan lkn asadow Ramadan aa lagali raba insha allah allaha nagarsiyo masakinta caawi insha allah

  • @maxamedkhadaroffice8050
    @maxamedkhadaroffice8050 Рік тому +2

    Ku sali nabiga Muhammad scw scw ❤️

  • @maxamedsiciid8423
    @maxamedsiciid8423 Рік тому +3

    ku saliya nabiga scw ♥️♥️♥️

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +17

    Four legends always legends keeps goings asad hajio and cumir and king ceyda and macalimow another's levels this is Guess name's i can't wait prt 2 coming soon insha allah ♥️♥️🌹👍🌹👍⚽️

  • @shafoallasow2431
    @shafoallasow2431 Рік тому +1

    Aniga magaceyg Ayee sheegi waayen caawa taagero u ahay markasata Asad hore u soco

  • @shamsaahmed1085
    @shamsaahmed1085 Рік тому

    Ceyda thnks 🤝🤝

  • @aishaahmed6988
    @aishaahmed6988 Рік тому +3

    Ayy team caaisha ismujiya❤️❤️ love team 27

  • @shaadiyobea8907
    @shaadiyobea8907 Рік тому +3

    Xaliimo hooyadey magceed allh I xafidee ❤

  • @farxiyomaxamuud1621
    @farxiyomaxamuud1621 Рік тому

    Thanks abowe

  • @abdirahmankhadar6764
    @abdirahmankhadar6764 Рік тому +2

    Kusalli nabigeena muxamad scw

  • @kamaaldahir9361
    @kamaaldahir9361 Рік тому +12

    Ramadan is coming soon 😘

  • @AhmedNeymar362
    @AhmedNeymar362 Рік тому +10

    Kusali nabi muxamed SCW ❤

  • @farahabdillahi
    @farahabdillahi Рік тому +2

    Cayta masha Allah ❤❤

  • @yasminadan1067
    @yasminadan1067 Рік тому +1

    Thanks asad ❤️

  • @najaxxasan1442
    @najaxxasan1442 Рік тому +6

    Ceyda the Legend👑👍 Laki Boy👦🙌

  • @zuzu7440
    @zuzu7440 Рік тому +4

    Kusali nabigeena scw❤

  • @AbshirocumargacalAbshiro
    @AbshirocumargacalAbshiro Місяць тому

    Waaw cayda guul markasto cayda wuu guuleyste hadii aan Isla joogi lehaa awaal M arin kusii lahaa walaahi cayda guul walaalkey mcn Sharaf iyo karaamo walaalkey mcn guul guul guul ❤❤❤

  • @TIMIRQOLOFMALEH2024
    @TIMIRQOLOFMALEH2024 Рік тому +2

    Masha allah lucky boy Ceyda walaalo congratulations

  • @aminbashir6651
    @aminbashir6651 Рік тому +3

    First time ⌚ I come today 🇲🇾 Malaysia I am coming morning🎉❤😊

  • @bakal..
    @bakal.. Рік тому +4

    Nabi muhamad scw

  • @abdulahifarah7983
    @abdulahifarah7983 Рік тому +2

    Lucy boy congratulations king ceyda ninka aan team 27 ka taageero👍❤

  • @farhiafaisal
    @farhiafaisal Рік тому +3

    Thank you ceydaa waanu kaa qabnaa salaantaasna❤️

  • @samiiramaxamed9080
    @samiiramaxamed9080 Рік тому +3

    Wan idin salamaya dhamaantiin team 27 Allaha idin shatfo

  • @axmaddaahir6898
    @axmaddaahir6898 Рік тому +31

    Ku sali xabiibkena muxamad scw

  • @inasheekh6979
    @inasheekh6979 Рік тому

    Waan kaa qaaday waa farxay markii magacayga kaltuuma ku dhawaaqdeen Salaamulaahi sido kle 💯🙏😃❤

  • @faatuushfaraxsan1212
    @faatuushfaraxsan1212 Рік тому +2

    Masha allah farxiyo waan idiinka qaaday dhamantiin Hambalyo laki boy

  • @farhiashire814
    @farhiashire814 Рік тому +8

    Asad magacayga hadaad ku soo dartay waad mahadsantahay 😂

  • @aishaabdinasir4472
    @aishaabdinasir4472 Рік тому +5

    Asc waa casho idinka salameysa somaliya aad bn ugu farxay runtii inuu challange magaceyga number one thy waxana salmya all team 27🥰✌️

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 Рік тому

    Manta kuaway I can’t wait your videos Bro

  • @prencesscaishosoodaan7063
    @prencesscaishosoodaan7063 Рік тому

    Oh my garoor magaceyga ugu horeeyo thanks 😊 🙏 asad

  • @maryan-zy4lb
    @maryan-zy4lb Рік тому +5

    Ceyda luck boy inaa thy weyba cadahy🥰❤️

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +35

    Qof aan team Asad hagio eheen like kama rabo 😂🙏🏿❤️

  • @HodoMuhumed-yt6qf
    @HodoMuhumed-yt6qf Рік тому

    Tanks 😄

  • @halimaaliabdullahi1262
    @halimaaliabdullahi1262 6 місяців тому

    thank you king ceyda

  • @quruxdumar395
    @quruxdumar395 Рік тому +3

    Ceyda lucky boy❤❤

  • @Mohhahonest
    @Mohhahonest Рік тому +4

    Wn idin salamay inta iga danbeyso like 👍

  • @cudoonofficial6923
    @cudoonofficial6923 Рік тому

    Thanks Waan inkaa qaaday asad hagio my fvrt ba iitahy magaceyga ku bilowdeen😍

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Рік тому +1

    Legend keep going my brother asad hagio

  • @ashasharifu4516
    @ashasharifu4516 Рік тому +3

    Wan idhinka qadhey salantiina quruxdha badhan mid lamid hawadha iniso marinoya 👋🥰🤣

  • @saidaalihindi5573
    @saidaalihindi5573 Рік тому +4

    Waraa sadaqo wan baxsadaa ee magaceyga kuma badna aduunka viva saida😂😂😂