"Waa shirco dacwada Xildhibaan Maxamed Abiib" Xildhibaan Cabdikariim Cambe

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 23

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому +1

    Shacabku maaha indhoolayaal Waa in Shacabku Awoodiina idin tusaa Waana BALAN Dhamaantiin inaad Ka dareentaan Golaha❤insha Alaah

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому

      Waynu aragnaa oo dalkii wuu afduubanyahay oo calooshooda ushaqaystayaalbaa ilaahay inoo fadhiisiyay hadaba meel walba waa inaan kuqoraa dareenkeena😮

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

    Sharcigu Haduu SHAQAYN.waayay GOLAHA SHACABKAA HOR FADHIISANAYA XAAFADIHIINII TAGA❤❤❤TAGA ❤❤❤

  • @guledahmed909
    @guledahmed909 Місяць тому +1

    Xeer.ilaalintu saxbay sheegeen waaqslad.waxalagu hasto xildhibaanka mahamed abiib ok

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Місяць тому

    SHACABKAY TALO UTAALAA WAXAAD TIHIIN WAAN OGAANAY❤

  • @gurxanxalane
    @gurxanxalane Місяць тому

    Xildhibaan abiib wuxu jabiyay sharciga dalka u yaal, haddii ad arke waydeen idinku xildhibaanow shicibku ma indho la'a waanu arkayana oo waanu maqlayna waana la xisaabtami doonna.

  • @ibrahimyassin9055
    @ibrahimyassin9055 Місяць тому

    Damewrkii xeerilaalinta qabyaladayay iskaga laftiisa hala soo dacweeyo

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Місяць тому

    francisku isga Ethiopia ka baahi badan oo Billion ka sameya shirkadaha caymiska ama assurance-ka maraakibta maraya red-sea Djiboutina waligii ka kacayn hadii indha dhiig laga keeno waayo wuxu ka hela 50% budget -ka france hadu Djibouti ka kaco france waa laga qixi oo waa laga tahriibi xagga loogusoo tahriibo reer Djibouti france

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому

    Huwan iyo hadhaa faqash ayaa baarlamaan noo noqday khalaas way udhamaatay soomaalilaan 😮😮😮😮😮😮

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому

    Xildhibaan ooyaaye wuu sheegay waanu ogaa inaan laga qaadi karin waayo wuxu ogyahay waxa meesha fadhiyaaba inay noociisa yihiin markaa reer soomaalilaanoow dalku wuu afduubanyahay waxa golaha inoo fadhiyaa waa qoom laynagu darsaday oo dalal shisheeye keensadeen xukuumad kala diraysa oo sharcigeedu shaqaynayo oo kudhac leh meesha inooma joogto hadaba beelasha hala adkaysto goortaan daadano aan aragnee😢😢😢😢

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Місяць тому

    Xildhiban m. Abiib wa sharci darro waxa lagu haysta, ma runta lagu haysta?

  • @hodancige7233
    @hodancige7233 Місяць тому

    Afkaa laydiin buuxshay carabka canser idin goo

  • @abusultan011
    @abusultan011 Місяць тому

    Maahmmahdii Chinese ku maxay ahayd
    Kkkkkkkkkkk

  • @JawahirDahercawsey
    @JawahirDahercawsey Місяць тому

    MAXAY muraayad meadow la xidhan Nima kan la wareysanayo

  • @burhanfarah4842
    @burhanfarah4842 Місяць тому +1

    Waxaas dhowlad ah mansha allah

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Місяць тому

    Xildhaanku Inuu yidhi dhaahdo cidmada Qaranka Somaliland waan kufarsanhy inuu yidhaahdo saw danbi cad ma ah Hadana aslsrtii ilaalinaysay dhibkooda ku faraxsan

  • @abdiqaniadem9488
    @abdiqaniadem9488 Місяць тому

    Xildhabaan shacab doortey aa maxkamada xilka ka qaadi kartaa ilhan omar donald trump xilka ka qaadi lahaa qabiil Iyo qabyaalad Iska dhaafa

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому

    Ilaahay nagakiin qabta waanu leenahay😢😢😢gafanayaasha faqashta ah ee wakiilada noofadhiyoow waxad noqoteen safaarad ufadhiya dano shisheeye iyo dalal shisheeye😮

  • @GiireBoy
    @GiireBoy Місяць тому

    been....😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @JamalNoor-yb6sh
    @JamalNoor-yb6sh Місяць тому

    Muuse juudan wadanka halaga qabto tuug khaain ah oo bila diin ah weeye