Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Calamo Xagaaran | Gabdhaha Wanaagsan ee Guurka Ku Haboon | 45 Fandhaal Podcast |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 бер 2023

КОМЕНТАРІ • 648

  • @abdimanka
    @abdimanka Рік тому +175

    1-xishoodka dhanka ragga
    2-xijaabka iyo asturnaanteeda
    3-waalidkeeda iyo raga ladhashy
    4- qaabka baraha bulshada eey u isticmaasho
    5-shaqada iyo gurigeeda ya-umuhiimsan
    6- saaxiibadeeda
    7-qawaamada maxey ka-aaminsantahy

    • @maxamadibraahim7406
      @maxamadibraahim7406 Рік тому +10

      Walal so kobitanka kadaa si dadku udaawadaan muqaalka

    • @hassanabdullahi3366
      @hassanabdullahi3366 Рік тому +3

      Mahadsanid sxb. Soo koob. Inta badan wax aan horay u ogeyn buu Channel-kaan kaga hadlaa. Marka wax waqtiga la isaga lumiyo maahan. Mahadsanid

    • @mayranegaaleef1164
      @mayranegaaleef1164 Рік тому +2

      Ma Raggaa xishoonaya

    • @dacardacar3530
      @dacardacar3530 Рік тому +1

      Mahadsanid wll

    • @abdirahmankhader
      @abdirahmankhader Рік тому

      @@hassanabdullahi3366 taas waa adiga halkaaga lkn waa inaad garataa kuma qasbanid inaad daawato channel ka hadii aad ka aaminsan tahay inuu wakhti Lumis yahay

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Рік тому +145

    Alx gabar nimadayda iyo sharaftayda waan ku faanah xishoodkuna waa qeyb iimanka ka mid ah xijaabkeygana jilbaheyga haduu ka hoos maro waan xanaaqaa 🧕Alx ,nin aan i qabina Allaw meel ha ila istaajin 🤲🏼🤲🏼kaliya guriga hooyadey macan ha igu yimaadanba taganahy ,Alx waaye Allah iga dhigey gabar muslim ah 🤲🏼🤲🏼mahadsanid ustaad 👏👏

    • @drsocial6889
      @drsocial6889 Рік тому +1

      Maasha allaah qaali iskaabulo hadaa tahay isoo qabo

    • @mohamedosman7125
      @mohamedosman7125 Рік тому +3

      Masha allah gabdh wngsn khyr allah kusiyo

    • @clrisaaqaxmed3681
      @clrisaaqaxmed3681 Рік тому +2

      M.sha wllshy illahay ajar iyo iiman hakugu siiyo shaqadaad qabato aamin _______ALLE HA I SIIYO GABADH KULA MIDA AAMIIN

    • @zainabyaryaro
      @zainabyaryaro Рік тому +6

      tey faaraxyaashu rabayna tahy kusoco 🤣🤣

    • @abdimohamed6596
      @abdimohamed6596 Рік тому +1

      Maxaa kaa wanaagsan baaYo mcn

  • @isbedelmedia
    @isbedelmedia Рік тому +64

    alxamdulilaah, waxaan rajaynayaa inaan guursado gabadh ku sifaysan dhamaan sifaadka uu sheaagay wllkeen
    asxaabey igu soo duceeeya inay iga aqbasho guurka amiin amiin

    • @SafacabdiCawil
      @SafacabdiCawil Рік тому +1

      aamiin wll

    • @caakifah
      @caakifah Рік тому +1

      Waa gabadh aan jirin

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns Рік тому

      doob wayn ayaad noqon qof dhmaystiran hadaad raadinaysid wakhtigan, waa helysa qof wngzn astamhan qayb leh.. balse xaqiqada qof astamahan dhan leh wllkey majiro ha Sirmin💯

    • @zahranasiib5929
      @zahranasiib5929 Рік тому

      @@caakifah iskadaa qali waa riyo , aakhira lagahelaa run ama been. Anaga manaqoneyno siddad rabtaan marnaba .

    • @nurul-islamonlineacadem7366
      @nurul-islamonlineacadem7366 Рік тому +1

      ​@@Noura-cy8ns
      Way joogan guryaha iyo macahida quranka ayaa laga helaa mahan kuwa tiktok joogo ama baraha bulshada

  • @mariamnasir6729
    @mariamnasir6729 Рік тому +74

    Thanks walal omar muuqalkan nolosheyda wax badn buu ka badalay wixii yaroo iga qaldana wan uska badali insha Allah muuqaladad ka hadashana qiimaha eey leyihiin youtube lagama helaayo

  • @nasraali2484
    @nasraali2484 Рік тому +24

    Masha allah waa arin muhiim ah xasaasina ah aabahay shiekh buu ahaa aad loo jecelyahay dhaqankii uu nagu so koriyay baa ilaa hada kujirnaa kala danbeyn ixtiraam xishood aqlaal 11 sano baan rer leeyahay odaygayga waxaan ula dhaqmaa sida uga wanaagsan ilmana illahy wuu na siisay waxaas odhan waxaan usheegayaa arinka walalkey uu noso gudbiyay 100% waa sax thanks walal

  • @fadumoahmed7557
    @fadumoahmed7557 Рік тому +29

    Aabahay macaane waa ninka u horeeyay ee aan jeclaado walaahay sida aan u jeclahay nin uma jeclaan waa geesigay waa boqorkayga❤ waa libaaxayga ilaahow ii daa ilaahow dambigiisa dhaaf ❤❤❤❤ aabo macaane

    • @cabdirisaaqnuur1287
      @cabdirisaaqnuur1287 Рік тому

      Aamiin
      Lkn waxan uu ka hadlay qaar aad aamin saneed nala wadaag

  • @dunidahorizons5082
    @dunidahorizons5082 Рік тому +30

    Masha allah waa barnaamij qiimo leh. Mahadsanid cumar Ishar.
    A little point oo aan kaaga aragti duwanahay waxa weeye gabadh haddii aan qiimaheega kale iyo wqofnimadeeda iyo dhaqan suuban ku ogaado, I don’t mind haddii ay hadda tidhaa waan bilaabayaa xijaabka.
    Quluunta ilaahay baa maamula laakin raganimo iyo wax wanaagsan weeye intaad gabadh ilaahay xijaabkeeda sabab kaaga dhigo haddana aad guursato.
    Many thanks again ustaad inshar

  • @ahmedmohamoud99
    @ahmedmohamoud99 Рік тому +38

    Ustaad podcast Yada asbuucyada soo socda kasoo hadal ahmiyada bisha barakada badan een sugayno insha allH nabad qab allaha nagu gaarsiiyo🙏

  • @ayaanlemahamed5234
    @ayaanlemahamed5234 Рік тому +54

    كنت عاصيا فأصبحت شاكرا ،
    جزاك الله خيرا يا أستاد النافع ،
    (والله تغيرت ❤❤)

  • @user-ob2re2ze3f
    @user-ob2re2ze3f Рік тому +6

    Gabdho adag waan nahay oo naftooda u adag una liicin waxyaabo yaryar oon jilicanayn taasna nafteena ayaan u nahay iyo ipmahena mustaqbalka saasoy tahay xishoodkayagana waan haysana...gabadha xishodkeedu maha jilcanan ee wa wixi xun inay ka xishoto...shukrn ustad

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 Рік тому +23

    Walasheey shalaay ayan uguriyeey. Waligeed barahaa bulshadaa iska dafee usbuucii hore aya telefoon lo gadhaay. Ilahey reerkedha ha barakeyoo

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 Рік тому +1

      @@Amiin1208 wax ayeey baraneysi . Marka wa dareemi karta gabadh conservative qoys somali eeh kuso kortaay . Telefonka maxey kuqabaneysaa??? Hoyaded iyo abahed iyo walalhed wa la jirtaa cidna uma bahno

    • @Zahruush
      @Zahruush Рік тому

      M.allh
      Aamiin yaa rabii

    • @rahmamohamd5357
      @rahmamohamd5357 Рік тому +2

      Masha Allah anaa sidaas ahaa haddaan Waan daganahay gabdheheena telefon looma iibiyo illaa jaamacad ay galaan almost 18

  • @sumayosusu-qj4xi
    @sumayosusu-qj4xi Рік тому +57

    اللهم بلغنا ر رمضان

  • @xafsaabdullahi7512
    @xafsaabdullahi7512 Рік тому +6

    Ustaad allaha ku xafido ustaad mowducan oo kale oo dumarka wanaaga ku dhiiro galinaayo wanaaga oo maskax ahaan udhisaayo noosoo badi insha allaah midkan manta wax badan ayaa kafaaiiday jasakallahu kheeyr

  • @hodanshaqo3865
    @hodanshaqo3865 Рік тому +28

    🤲🤲🤲🤲💯🤌🥰anagoo dumara ba kuleh ilaahow nooo kaa daa cumar🤲

  • @yusufmm766
    @yusufmm766 Рік тому +33

    Hooyo ilahey u naxariisto😢😢

    • @khadarcaafi0708
      @khadarcaafi0708 Рік тому

      Amiin amiin

    • @Mohamed_Al__Abdulahi
      @Mohamed_Al__Abdulahi Рік тому

      Aamiin 13 sano ayay iga sii maqan tahay😢😢😢😢

    • @khadarcaafi0708
      @khadarcaafi0708 Рік тому

      ​​@@Mohamed_Al__Abdulahi zxb anigaba hooyadey 5 sano ka hor dhimatay haday hooyada noshahy allah nabad qaba hayskin tuso

    • @Mohamed_Al__Abdulahi
      @Mohamed_Al__Abdulahi Рік тому

      @@khadarcaafi0708 maqnaantu waa tii geerida zxp😿😩😩😩😩😭

    • @khadarcaafi0708
      @khadarcaafi0708 Рік тому +1

      @@Mohamed_Al__Abdulahi allah ha u naxariisto hooyoyinken zxb

  • @queennatasha7561
    @queennatasha7561 Рік тому +22

    Aad baad umahadsanthy Ustaad Cumar Inshaar 😊podcast aad u faa'iido badan waxaad arkeysaa gabdho badan oo kugu caayaya maxaad xiriirada ragga u diidantahay wan ka aamusi jirey laakiin hadda kadib jawaab fiican u heli karaa markale aad baad umahadsanthy Ustaad Cumar Inshaar Rabi haku sharfo 😊

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 Рік тому +4

      Ani nin waligii mashukansan 🤣 wa islayabi jiray marmarka qaar

    • @antospubg7116
      @antospubg7116 Рік тому

      @@nuwara8333hada lkn waa shukansata somahan😂😂😂

    • @queennatasha7561
      @queennatasha7561 Рік тому +1

      ​@@nuwara8333 😂ani kaligey isku maleynaaye waanba iska yaabey 😊asxaabta isku classka nahay xitaa wey igu cayaan wiil dhan isma fahmeeno😊

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 Рік тому +1

      @@queennatasha7561 wax ku qalma lashukansada inta kaas kaheleyso warkodo iska xir wax haka fa idan iyaga

  • @axmedkalluun9228
    @axmedkalluun9228 Рік тому +7

    Xiriirka abaheeda iyo baraha bulshada baa aad ii soo jiitay Allow gabar fiican nagu hagaaji

  • @ayaanmagaalo9149
    @ayaanmagaalo9149 Рік тому +7

    Qof dhamasetiren ma jiro klin wa muhiim astaha qara inaa ledah qofkii Gurka Raba inu ku badhadho wxa tusale iga filan sunahii nebiga maxamed scw scw scw ❤️

  • @sacdiyaismail2481
    @sacdiyaismail2481 Рік тому +8

    UU firsada Musalsalada iyo filimada gabadha actor ka ah wey jjilicsantahay xita khaimada iskama celi so hadan fahmey waxey ka wadeen Thank you omar inshar

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 Рік тому +57

    dadakayagi ilahay sidu halakan iinogu kulamiyay jaanada haa iinogu kulamiyo dhamatene 🌿🌿🌿🌻

  • @Markaawi9
    @Markaawi9 Рік тому +32

    ramadan halmaalin ayaa ka dhiman 2023/3/23/ insha allah caafimad alaaha inoogu gaarsiiyo dhamaan muslumiinta meel walbo ay joogan

    • @sahrasahra7492
      @sahrasahra7492 Рік тому +1

      Aamiin Aamiin walal rabadan mubarak ✨ 💖

    • @sahrasahra7492
      @sahrasahra7492 Рік тому +2

      🌙🌙🌙

    • @Zahruush
      @Zahruush Рік тому +1

      رمضان مبارك 🤍
      1 رمضان 🙌🤎

  • @ifrah_
    @ifrah_ Рік тому +4

    Muuqaalada Inay dheeradan waan jeclahay.
    JazakAllah Ustaad.

  • @feyrouzmahad785
    @feyrouzmahad785 Рік тому +5

    Alx manta wan ogaaday wax badan aan ku fiican thy iyo kisto aan ku xumahy inshallah wan badali doona
    Thanks wll cumar

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 Рік тому +15

    Markaa arin ka hadleyso waa inaa adeegsataa فقه الواقع adoo ku base gareynayo dhaqanka , madhabka , goobta iyo Zamanka ( waqti/ xilli) hadii waxa aad ka hadlayo waxay noqon wax iska khiyaali ama waali ah oo macno sameyneyn
    Xasuusin gabdhahaa la hadleyso waa soomali ah ma ahan carab khaliijiyaan ah
    waa gabdho nool qarniga 21aad 100 sano ka hor sidii loo noolaa manta looms noolaa karo

    • @maryammukhtar5207
      @maryammukhtar5207 Рік тому +1

      Afku kuma go’o huno usheeg qofkan waa dhunsanyahe

    • @mariahassa
      @mariahassa Рік тому

      Xaqiiq ad ka hadadhay abyo mawduucn lama haysto zamanka la joogo

    • @kabaaowstudio5507
      @kabaaowstudio5507 4 місяці тому +1

      Zamanka waxba makaa badali karo hadii aad thy ruux iska adag misana rabigiisa tala saaranaayo dadka uu cumar sheegayna ee wanaagsan wey buuxaan ee adiga waxaa kaa muuqato in aad waanada gabdhaha la waaninaayo aad ka xuntahay bal aan aragno halka ay ku geyso

  • @HaldhaaChannel
    @HaldhaaChannel Рік тому +33

    Soomalidu haday ogaan lahaayeen nicmada taala kanaalkan waxa ay ugu soo xoomi lahaayeen sidii shinni caydh ah.

    • @farhan_taffo
      @farhan_taffo Рік тому +1

      Xaqiiq weeyi zhp waxbadanbnu ka fa idnay

    • @short______vedios
      @short______vedios Рік тому +1

      Wlhi waa runta

    • @maryammukhtar5207
      @maryammukhtar5207 Рік тому +1

      Dee idinko nimana unba dan idinkugu jirtaaye dawada benlowgan

    • @ismailyusuf2656
      @ismailyusuf2656 Рік тому

      ​@@maryammukhtar5207 beenlow maahan ninkan wax Jira ayuu Ka hadlaya wll

  • @GuinnessworldIQ99
    @GuinnessworldIQ99 Рік тому +10

    Wll Omar 2017 ilaahada Kula socdaa dhalinyarada Isla socon jirney hada waan kawada sareeya alx Ilahey haku barakeeyo aduun Io aaqriba 🙏

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 Рік тому +9

    Walal omara inashar anaga kaaga maraqatiya malita qiiyame iinada xumanat naga rebi jiratay wanagan naa farayi jiratay 😍😍😍😍🌹🌹🌹

  • @sucaadocismaancabdi9026
    @sucaadocismaancabdi9026 Рік тому +6

    Gabadha aad dooranaysid udooro sidii hooyada aad jeclaan laheed inay noqoto ubadkaada ahaan iska soo qaad.🙏

  • @alcadaalamedia448
    @alcadaalamedia448 Рік тому +4

    Mowduuc muhiim ilaa heer oo aan raadinaayay ayaa ka hadashay Ee Alle hakaa ajar siiyo ustaad omar inshar

  • @ahmedyarecllah5792
    @ahmedyarecllah5792 Рік тому +2

    Masha allah JAZAKA ALLAH USTD CUMAR

  • @saidamoh6664
    @saidamoh6664 Рік тому +2

    Jazakallaahu khayran wll

  • @siciidahmedmohamoud9120
    @siciidahmedmohamoud9120 Рік тому +3

    Mahadsanid kheyr Alle ha ku siiyo boowe.

  • @sadamabdallacazaam7171
    @sadamabdallacazaam7171 Рік тому +7

    Mshaa allah ustad allah Haku sharfo gulleyzo lawada daroodba

  • @user-pg2ni1qf2u
    @user-pg2ni1qf2u Рік тому +2

    جزاك الله خيراً

  • @caakifah
    @caakifah Рік тому +10

    Comments ka waxanka ogaaday inaad naag hore furtay waxan rejeynaya inay kaa hor guursatay adna maseertay waayo hadalkaga waxa laga dhadhansanaya cadho iyo masayr waxan hubaa inay nagtadi hore xariifad madaxa kaa gashay ahayd😂

  • @hawajama9081
    @hawajama9081 Рік тому +6

    Mashallah taabarakaalla Allaha ku barakeeyo aduun iyo akhro

  • @fihima6618
    @fihima6618 Рік тому +6

    Masha Allah ustaad jazakallah waa darsigii ugu qiimaha badanaa intaan chanelka ku xidhnaa ayaan dhihi karnaa
    Sidoo kle gabadho badan oo calamaadahan leh waa inagu jiraan bulsho ahaan inta klena Alle hasoo hadeeyo.

  • @raxiimacabdiwali8273
    @raxiimacabdiwali8273 Рік тому +4

    Shukran walalkeen cumar

  • @user-nf5gn9jz9v
    @user-nf5gn9jz9v 2 місяці тому +1

    M.llaah Alle wa iga dhigay ❤

  • @ZeinabNur-ly9xv
    @ZeinabNur-ly9xv 2 місяці тому

    Fiicnaan lahaydaa in soomaali nimankeedoo dhan adoo kala yihiin mhdsanid best youtuber

  • @RaxmaCabdi-tg3ig
    @RaxmaCabdi-tg3ig 11 місяців тому +1

    Mahadsanid cumar inshaar Allaha ku sharfo

  • @siciidosaalax257
    @siciidosaalax257 Рік тому +3

    Masha Allah wll waa mowduuc muhiim ah waxuuna kamid yahy mowduucyada aan jeclahy inlaga hadlo mhdsnid

  • @maslaxsuuley4532
    @maslaxsuuley4532 Рік тому +3

    Omar walaahi macalinkeyga khaaska ah ayaad tahay walaahi marka ugu horeysa oo aan furo youtube waxaan raadiyaa podcastigaaga allah haku barakeeyo qof asal ah diin leh qiyam leh macalin allah haku sharfo

  • @salmaali4539
    @salmaali4539 Рік тому +3

    جزاك الله خيراً ❤

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684
    @cabdiraxmaanidirismaxamed684 Рік тому +6

    Macalin cumar alle ha kuu barakeeyo cilmiga wllo ❤❤❤

  • @MASLAH7
    @MASLAH7 Рік тому +3

    Omar Wlhi waxa tahy macalinkayga khaska ah aad bed u mahadsentahy ❤macalin

  • @Dania_3
    @Dania_3 Рік тому +4

    Alxamdulillh Wllh I can't believe siduu iquseyo vediowgan Alxm Alxamdulillh ❤ ustaad omar Ragana kuso xiji plz!

  • @shacnisharaf5542
    @shacnisharaf5542 Рік тому +5

    Illaaahow xiishod ayaan kuweydisanay yaa raabi iyo astuurnan 🥰🥰🥰

  • @Abdal252
    @Abdal252 Рік тому +5

    Psotcastigaaga waan ka helay cumaroow sxb somalidii siyaasad iyo qabyaalad aa la gadoontay.
    Waan kugu bogaadinaayaa sxb horay usoco

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 Рік тому +8

    Mansha Allah waa mowduuc wanaagsan♥️

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 Рік тому +3

    Mahadsanid ustaad wax waaqiciga taabanaya ayaad ka hadashay .

  • @yuusufcabdi-vh4hl
    @yuusufcabdi-vh4hl Рік тому +8

    Aad baa u mahadsantahy ustaad cumar video gaan waan sugi kari la aa maalin horana jeclahay inaan ku dhahay xishoodka ka soo hadal nasiib wanaag halkan baa ku baandhaysay 🎉 alaha ina wada guuleeyo aduunyada iyo ta danbaysaba

  • @sirtaraaxadaofficial7904
    @sirtaraaxadaofficial7904 Рік тому +1

    1:xishoodia dhanka ragga
    2: xijaabka iyo asturaanyeeda
    3:waalidkeeda iyo raga ladhashy
    4:qaabka baraha bulshada eey u isticmaasho
    :shaqada iyi gurigeeda ya umuhiimsan saaxiibadeeda
    5:qawaamada maxey ka aamiinsantahy

  • @ibnuothman-bl5cz
    @ibnuothman-bl5cz Рік тому +4

    M.allh wll cumar rabi ajir iyo xasanad haka siyo taloyinkaga saliimka ah Runti intaba wan arkay waxan is weydinayey sideban kayela qoftan intano dhaqan usaxibka ah ugu dambeynna wa adigan jawabti halkan dhigay markale mahadsanid

  • @amranabdirahman8770
    @amranabdirahman8770 Рік тому +5

    Thanks ustad❤🎉

  • @deqaahmedi1338
    @deqaahmedi1338 Рік тому +11

    Qawaamada ma waxaad moodeen in gabdhaha loo taliyo qawaamadu waa in ninku uu biilka bixiyo oo kaliya mida kale yaa kugu yiri guurku shiraako iyo wada tashi maahan cajiib rasuulkeenoo uu waxyi ku soo dego ayaa taladii xaaskiisa qaadan jiray oo uu guul ku gaaray, Walaal dad wax bartay ayaad la hadleysaaye ka fiirso waxa aad soo gudbineyso

  • @zamiiramohaindho7913
    @zamiiramohaindho7913 Рік тому +2

    Mashllh illhy haku barakeyo wllo

  • @sowturahma1156
    @sowturahma1156 Рік тому +8

    Fiiri gabadha adoon aad Adiga iibsatay ma ahan
    Wixi masuul laga saaray wey qaban wixi awoodeeda ah
    Ee ogow adoontaada ma ahn annaga Alle ayaan adoon u nahy
    Mida kale dumarka farta aad ku leexjineyso iyo falaaqeyntan micnaha aan laheyn waxba kuuma kordhineyso

  • @sundusaxmed9400
    @sundusaxmed9400 Рік тому +13

    Sababta ustaadku usoo celcelinayo gabdhaha waxa weeye dee anagu warshadii wax soo saarasay baan nahay marka mclnka hala dhagaysto anigu waan kugu taagaeersanahay

    • @mohamettahmett6685
      @mohamettahmett6685 Рік тому

      waayo hadhaw ilmihii aabihi ku dayan maayo ee wuxu eeganaya uum beerka uu ka soo goay hooyadii runta fiicane . si ilmihii hooyo wanagsan o xijaaban uu arko qof wacan ayu noqonayaa

  • @cafiifa_lifestyle
    @cafiifa_lifestyle Рік тому +14

    2017 ila hda ku xirna lkn baryahan hal dhinac bu ka raran yahay
    Gabdhah somalida wa gabdho xishoda oo xijaban in yar moye
    Ta kale waxad ragga ku talineysa in ay radsandan gabdhah yar yar an xita aqonin wajibadka guurka yacni kuwas wa kuwa lagu shubi karo wexe la doono oo an wax afkara laheyn
    Koley cidi taala qadato u taal kuma gafayo lkn gabdha hadii ay wx barato ayahaeda ka taliso shaqeysto gurigedana wey u wangsanan karta
    Lkn wan ku fahamay adiga dddka kula midka ah waxad radineysan qof dhagol ah oo aad gumeystan diidnay tass gabdho indha fura wax barta adinka an ku xadgudbeynin amarada alle

    • @cismangurey5733
      @cismangurey5733 Рік тому +1

      Gabdho kale waxba kaama gelin waxna ku weydiin maayaane naftaada wixi ay jeceshahay samee

    • @cafiifa_lifestyle
      @cafiifa_lifestyle Рік тому +7

      @@cismangurey5733 adigaba wx ka quseya jirin anu gabdha ila midka la hadlaya hda nagu so bireyso wan ku so dhaweynena

    • @Falastiin27
      @Falastiin27 Рік тому +1

      @@cafiifa_lifestyle emotional damage

    • @mihaz442
      @mihaz442 Рік тому

      Men don't care inaad wax baratay iyo inaadan wax baran we care gabar yar oo qurxan oo xishooneysa marabno naag 30 jir oo madhaleys ah oo waqtigeeda ugu qurxaneyd school iyo clubyada ku dhameysay

    • @mihaz442
      @mihaz442 Рік тому +1

      Ma waxaa rabtay marka inaan guursado habar 30 jir aan ilma ii dhali karin maxey igu soo kordhineysa Habar 30 jir?

  • @JIRAALKAY
    @JIRAALKAY Рік тому +8

    Waxaad u muuqataa in hadalada qaar ee la dhaqnka dumarka aad ka aamin santahay ad adeeg kaliya in lala dhaqmo.
    Aadna si buuxda u Aqrisan ama u dhageysan nabiga sida uu ola dhaqmi jiray xaasaskiisa ee naxariista iyo deganaanta leh.
    Haddii aad xaaskaaga ola dhaqanto si jilcan ama naxariisleh, Ragga nimadaada waxba u dhimi meyso.

    • @sihaamqurux9687
      @sihaamqurux9687 Рік тому

      Meninist waye kan alle hanaga qabto sharkisa

    • @mihaz442
      @mihaz442 Рік тому

      Simp baadka uu ka hadlaayay baa tahay intaad islaheyd Dumarka like hakuu saaraan baad nabiga caysay nabiga waligiis nin jilcan muusan noqon nin naxaariis badan oo ad adag buu ahaa naxariis iyo jileec farqiga udhaxeeyo soo baro yaa simp

    • @mihaz442
      @mihaz442 Рік тому

      nimanka jilicsan waa nimanka ugu doqonsan aduunka waana sun halis ku ah bulshada waana in la iska qabtaa

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 Рік тому +2

      @@mihaz442 adeer ninka saxa ah waa midka banaaka libax ku ah lkn xaas kisa barafka oga qabaw mafahantay

    • @mihaz442
      @mihaz442 Рік тому

      @@nuwara8333 waxaas waa quraafaad larabo in raga jilicsan loogu dhigo banaankana libaax baan ka ahay xaaskeyga akteydana libaax baan ka ahay waligey nin jilicsan monoqonaayo hadaan banaan joogo iyo hadaan guriga joogo

  • @khaalidcraxmaan
    @khaalidcraxmaan Рік тому +3

    Masha allh ustaad waad mahadsan thy

  • @simanjamac7784
    @simanjamac7784 Рік тому +2

    Alhmdlilah hal sifo intakle waan heestaa

  • @Alphamedia1997
    @Alphamedia1997 Рік тому +3

    Mahadsanid Ustaad Wax badan ayaad ii iftiimisay 🎉

  • @Halmaal202
    @Halmaal202 Рік тому +1

    Shukran wll omer

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Рік тому +6

    Hawl wacan baad haysaa ustaad 👏

  • @muxsinali5566
    @muxsinali5566 Рік тому +1

    Mahdsanid ustaadi waa xaqiiqo runtii

  • @amiirasomali8003
    @amiirasomali8003 Рік тому +6

    Cumar Ishaar wan ku salaamay wall

  • @saadaqabdirahmaan
    @saadaqabdirahmaan Рік тому +1

    Ma sha Allah hadal qiimo badan ku hadashay cumar inshar thanks 🙏🙏

  • @Bakarashid0
    @Bakarashid0 Рік тому +4

    اللهم بلقنا رمضان كريم 🌙 ❤

  • @apdalleapdalle8303
    @apdalleapdalle8303 Рік тому +3

    ILaahow kuwa sifaadka leh bn ku waydisanay🤲

  • @sadiiqmacalin2758
    @sadiiqmacalin2758 Рік тому +2

    M.a aad baad u mahadsantahay ustaad omar

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 Рік тому +1

    Shukran omar inshar

  • @fatinamahadahmed2904
    @fatinamahadahmed2904 Рік тому +3

    الرجال قوامون على النساء....❤

  • @sacdiyoshiikh7975
    @sacdiyoshiikh7975 Рік тому +3

    Inta yar oo abaheey iyo dhamaan rerkayga oon ka maqnaa baan hilow idilay iyo xiso aan uqabo aragoooda iyo ano la jogo badar wada cuneyno wlhi saas oy tahayna fasax kasto waan imaan jiray lkn malinbo malinka ka danbeyso waan usii xiisaay ilahow hana kala dhereyn baana ku duceystaa ma jecli inaan kala qarsoono lkn alxm ilahow cimrigooda udheeree cafimaadkodana oogu wad 🤲❤️💯

  • @shucaybburcaawi915
    @shucaybburcaawi915 Рік тому +3

    Allhamdulilaah waa barnaamuj aan wax badan ka faiday barakaw wll

  • @asmaaabdirahman3051
    @asmaaabdirahman3051 Рік тому +7

    Masha Allaha mawduuc aad iyo aad u muhiim San buu ahaa
    Niman aktood weligay wax Kuma cunin nagtii maqayad fariisatay wax rag ku hor cuntay maahi ama meel layskugu yimaado niqaabka iskaga furta nin weligay meel kulama balamın mana la shekysto nin
    Xijaabka iyo xishood Kuba wanku faanaa alxamldh nimcadaasi jaadka u weyn oo ay dad bdn lumiyeen❤❤

  • @rumanabdulkadir2546
    @rumanabdulkadir2546 Рік тому +13

    Waxe xaskga hore kaga tagtay aa qabtaa , go'an ki ugu fcna nolosheda ee qadatay msha allh

    • @nasraahmed9791
      @nasraahmed9791 Рік тому +5

      Ma aragtay sida muuqataa waa nin aad u ad adag qof saas u ad adgna gabadhna marabto

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 Рік тому +5

      Ninku gabadh ba katag tay miyaa. Sigasto ninku u adagyahy xaaskisa inu ujilcanada wanaasan

    • @H.A.M320
      @H.A.M320 Рік тому

      Allah aclam wxay kukala tageen lkn adiga qof ajanibi kaa ah inaad nooshiisa faragashto waakugu ceeb xishoo qof dumar baatahye.Hadadan rabin inad dhagysato podcast yada simply leave it alone.

  • @ourdawlah
    @ourdawlah Рік тому +1

    Mowduuc wanagsan mahadsanid ustaad

  • @ibrahimyare1162
    @ibrahimyare1162 Рік тому +2

    ما شاء الله
    Walaal Ilaahey hagu barakeeyo
    My brother got bless you

  • @AhmedMohamed-lf2yx
    @AhmedMohamed-lf2yx Рік тому +2

    Jazakalah ustaadh 💯☑️

  • @somalishow2180
    @somalishow2180 Рік тому +2

    Masha allah waa muhim barnaamijkaan✅

  • @shacbanabdi6552
    @shacbanabdi6552 Рік тому +2

    Jazaalaah ustaad wax badan ayaad noo iftiimisay

  • @hawomohamed6966
    @hawomohamed6966 Рік тому +2

    Alxm kii xishood ahaa ilahey wuu ii dhameyey❤❤

  • @menom234
    @menom234 Рік тому +4

    Xooolo waaxid gbdha ma ada samaystay wuba kaso daray kan xuman io xiqdi dumarka ah ba kugu jidha allaha ka caafiyo qofyahow warersan

    • @najmanalka6334
      @najmanalka6334 Рік тому +1

      ilayo hadertan xaqiqada unbuu kahadlaya wna runtiis gabdho bila xishoda ayaa jira xumana ma usan shegin bas runta uun waye

  • @Liban-farah2023
    @Liban-farah2023 Рік тому +2

    Mahadsanid ustaad

  • @hon.ahmedabdirahman7362
    @hon.ahmedabdirahman7362 Рік тому +6

    Ustaad allaha ku barakeeyo mahadsanid
    sido kale raga Green flags kasoo samee si gabdhaha uga faaideystaan

  • @ruuhiahmad
    @ruuhiahmad Рік тому +1

    Jazakallah khayr aad ayaan ugu faraxsanahy inaan podcast kaaga aan dhageesto thank you very much

  • @hooyoubax4975
    @hooyoubax4975 Рік тому +5

    Hade gabadha xaqeda dhacsato waa aqlaq xunthy hadey ninka adon u noqotana oo hadu rabo yhy midan illhy aburty xita aqoon waa gbr aqlaq xun waxaas nagala tag
    Ilahi na abuurty mahe cid kle inaan adoon u noqonen

    • @kabaaowstudio5507
      @kabaaowstudio5507 4 місяці тому

      inta umad ah ee hadalkaan wanaagsan ku qanacsan bal eeg adiga xumaanta qalbigaada ka buuxdo allaha kaa sifeeyo

    • @hooyoubax4975
      @hooyoubax4975 4 місяці тому

      Aniga ma ihii hayii raac oo qofki kasto wax ka dhadhicin kro qofkan fikirkisa ku qanco wan qadana qofkan ku qancina kama qadanayo nafteyda khaladka io saxda ayeey kla taqana taasna qalad kuma lihi

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y Рік тому +18

    عاوزين حلقه عن رمضان جزاكم الله خيرا❤

  • @caakifah
    @caakifah Рік тому +3

    Furiinku mha ceeb qofka Muslim ka ahi waa inuu naftisa ixtirama xishood kuna xadbuu leyahay arima qaar aad sheegtay wankugu raacsanay lkn adigu gabadh marabtide neef xoolaad rabtaa iyo tu aad gumaysato kuwan kugu raacsanay marka lagu daro kuwa aan diidanay waxa soo baxaya dhedig xoolo ah maxad kawada muran aan aqoon waxan umalaynaya waxad joogtaa dalka aduunka ugu naagaha yar 🇶🇦 lkn dhul somaliyed hadad joogto waxad ka quusan lahayd qawlkaga

  • @sukhra3585
    @sukhra3585 Рік тому +20

    Kaasina waa farax dantisa ka hadlay🤣😂😂

    • @athiyadarvish
      @athiyadarvish Рік тому +5

      walee wad la heshay😂

    • @zainabyaryaro
      @zainabyaryaro Рік тому +5

      waa ii nolow ii dhig ii dhaq ii dhal
      waxayba uhaystan gabdha wax
      laso iibsaday 🤣🤣

    • @xamsetoni7352
      @xamsetoni7352 Рік тому +2

      ​@@athiyadarvishxalimo inad gabar fcn noqoto 😂ma ceeba

    • @athiyadarvish
      @athiyadarvish Рік тому +1

      may faarax ee adna inaad wiil fcn noqoto ma ceebaa😂

    • @xamsetoni7352
      @xamsetoni7352 Рік тому

      @@athiyadarvish basde

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 11 місяців тому +1

    Subxaanallah noloshu waa fahanka islamka ❤️❤️

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Рік тому +6

    Fadlan adoo waxyaabo positive ka hadlaya ha aadin native tiga

  • @Husni_l
    @Husni_l Рік тому +1

    12:14 😂Mashallah codkaaga si cajiiba buu isku badalay Alle haku xafido wllkey

  • @ABDIKRIIM
    @ABDIKRIIM Рік тому +6

    Podcast Muhiim ah ⬆️

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 Рік тому +3

    Jasakalah kheyran

  • @user-is8kp3vz1q
    @user-is8kp3vz1q 3 місяці тому

    Qodobka xishoodka ee aad sheekada ku sheegtay 100% waa sax . Mid la mid ah ayaa awoowgey ii sheegey . .

  • @sucaad2
    @sucaad2 Рік тому +3

    { ٱلۡخَبِیثَـٰتُ لِلۡخَبِیثِینَ وَٱلۡخَبِیثُونَ لِلۡخَبِیثَـٰتِۖ وَٱلطَّیِّبَـٰتُ لِلطَّیِّبِینَ وَٱلطَّیِّبُونَ لِلطَّیِّبَـٰتِۚ أُو۟لَـٰۤىِٕكَ مُبَرَّءُونَ مِمَّا یَقُولُونَۖ لَهُم مَّغۡفِرَةࣱ وَرِزۡقࣱ كَرِیمࣱ }
    Barnaamijyadaan oo kale waxaa noo soo koobaayo aayadaan

  • @abdulazizwarsame7892
    @abdulazizwarsame7892 Рік тому

    جزاك الله خيرا على حسن إلقائك الكلمة