Fandhaal Podcast 23 | وعسى أن تكرهوا شيئا | Mafhuumka Qadarka .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 78

  • @amaarakorhaan9922
    @amaarakorhaan9922 Рік тому +22

    2020 waxaan u malaynaayey iney Shar ii thy lkn alxmdllh ilaahey qeyrbuu iigu badalay shukran yaarabi🤲🤲🤲

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 Рік тому +6

    Imaamu shaafici ayuu ahaa waxaa lagu yiri waan ku xiraynaa markaas buu yiri hadaa ixirtaan waxan helayaa waqti an alle ku caabudo hadii aad imasaafurisaan waxaan u faaiidaynaya dadka oo diinta ayaan barayaa markaas baa layiri waanu ku dilayna markaas buu yiri ilaahay ban la kulmayaa janadiisa ayaana rajaynayaa insha allah qofka mislim ka ah musibo kasta waa inuu dhinac kale uga faaiidaystaa

  • @budbaad6536
    @budbaad6536 Рік тому +11

    Asc. Macalin Omar Inshar. Mahadsanid bro cilmiga aduun iyo midka aakhiro aa lacag la'aanta nagu bareyso. Allah ajar hakaa siiyo.

  • @africaismyhome723
    @africaismyhome723 Рік тому +13

    Dabcan way jiraan noloshayda dhacdoyin isomaray lakiin hanuun iyo khayr duruus ii noqday
    Mahadsanid walal omar

  • @africaismyhome723
    @africaismyhome723 Рік тому +8

    الحمد لله على كل حال ونعود بلله من حال أهل النار

  • @mhmudali350
    @mhmudali350 Рік тому +9

    Kanaalkaada kan ah . Dadka aan la socon wax badan ayaa dhaafay wllhi.

  • @ogow1877
    @ogow1877 Рік тому +12

    الحمد لله علي نعمة الإسلام 🍂🌺

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 Рік тому +7

    🥰🥰🙏🙏🙏ManshAllah huno mawduuc aad u wanaagsan😢القدر خيره وشره هو من أركان الايمان 🙏🙏

  • @raadreeb1447
    @raadreeb1447 Рік тому +3

    سبحان الله وبحمده

  • @apdinasirmohamed2317
    @apdinasirmohamed2317 Рік тому +2

    Allaah haku barakeeyo walal mawduucan welwel badan oo ihaayey ayuu igadaweeyey alxamdulilah

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 Рік тому +1

    Wallahi kaama daalo masha allah tabarakallah

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us Рік тому +9

    ماذا يفعل بي أعدائي ؟ أنا جنتي في قلبي , نفيي سياحة و سجني خلوة و قتلي شهادة. - ابن تيمية

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 Рік тому +3

    Mahadasanid Walal omara inashar miibaka saato kugu dhacada wada kabiixi lakiin masiibada ugu xuunu waa adiigo khasara malita qiiyabe ale ha iino garagaro aqiiro iyo aduyaba aamiin Aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🕋

  • @mohamettupdulahi5403
    @mohamettupdulahi5403 Рік тому +1

    Ustaad cumar inshaar waad mahasantahay

  • @cabaascali3802
    @cabaascali3802 Рік тому +3

    وعسي ان تكرهو شيئا وهو خيرلكم 💯💯

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Рік тому +2

    Umar ishaar qof muhiim ah wad mahadsnanthy

  • @bintu_abuukar
    @bintu_abuukar Рік тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    شكرا أخي

  • @sahankacaalamka2727
    @sahankacaalamka2727 Рік тому +2

    الحمد لله على كل حال

  • @maxamedcabdiraxman8825
    @maxamedcabdiraxman8825 Рік тому +3

    Alxamdulilah calaa kuli xaal🤲

  • @ezansudeysi6472
    @ezansudeysi6472 Рік тому +5

    Ustaad umar inshaar ❤

  • @aadanxasan241
    @aadanxasan241 Рік тому +3

    Walahi allah wax xagiusa mustaxiil ja ahi ma jiraan waayo isagu waa kan kaliya masuubada nimcad jaaga dhigi kara nimcadana masuubo kaaga dhugi kara haduu rabo suu doono yeele aad uhu naxarius badan adoomadiisa weeye lk. Inaga hadan aadane nahay edab daran

  • @Atharimedia99
    @Atharimedia99 Рік тому

    Waa shaykhul islaam axmad ibnu c, al axaliim ابن تيمية الحراني رحمه الله رحمة واسعة
    Labada caalimba jeelkaa iyo dhibkas ayaa soo maray sidasaa la isugu qaldaa
    Aad baad u mahadsan tahay walal keen istadka

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +6

    Thanks 😊

  • @abdihakim6852
    @abdihakim6852 Рік тому +1

    Waad mahadsantay bro wax nakamaqnaa ayaad naso xasusisay

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 Рік тому +1

    All xamdulilaah hadad badsato murugo wad kala dheerateen farxad aanad filayna waad helaysaa waa hubaal wxkaztan fudayid keed waad arki doonta insha allah

  • @ramadaanmxd4608
    @ramadaanmxd4608 Рік тому +2

    xabsi an galay bil ramadaan oo an shar u maleynaayay ayaa nolosheyda bedelay lkn dabeecad ahaan aniga waqti walbo oo cules an dareemo ayaan nafteyda usheega in wax wanagsan soo socdan waqti walbo in illaahey wax wanagsan laga rajeeyo ayaa fcn

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE Рік тому +5

    Uasaad omar inashar wey jiran qisoyin is oo maray lkn aan is dhahay tan bis waye wey ku dhamaray rajoyin badan aad laheyd ayaaa burburayo lkn alx alle ima cidleyn qisadii igu dhacday ayaaa albaabo badan ifurey ilaa manta ma iloobi qisoyinkaas isoo marey lkn cashar cusub nolosha ka bartay bogog cusub nolosha I furtay , midkale kabartay waxay tahay qisoyinki igu dhacay oo ayad quran aan aqrink jirey ku cabiran u dhigma ayaa iga soo horbaxa markas oo An Internet wax ka ridinayo ama aan wax kabarano midna ku tomayo waxay tahay quran inan tafsiirkisa barto inshaaaa Allah.

  • @ziyadhosseyn5938
    @ziyadhosseyn5938 Рік тому +1

    Jazak Allahu khair

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 Рік тому +4

    Mahadsanid ustaad,
    Waxaan ka shaqeeya shaqo ka kooban dhowr waaxood,waxaan ka hawlgalaa wax aan si fiican ushaqyn yacni waaxaha kale ayaa dhaama waxaan dhibsadaa shaqadan ,waxaan xasuustaa aaayadan .

  • @Boqran5
    @Boqran5 Рік тому

    2022 sand iiga adkaa nolosheyda ima soo marin imana soo mari doono xitaa waali ayaan ku sigtay lkn hada alxd ilaahey waxyaabo bdn ayuu iigu badalay❤

  • @bintu_abuukar
    @bintu_abuukar Рік тому +1

    الله أكبر

  • @apdiqaadirodka18
    @apdiqaadirodka18 Рік тому +1

    fadlan akhriso :
    Ascustad cumar inshar. Waxn kuu shegeyaa Inaad muqaladada kale deyso musicga Sababtoo ahi wada xaraan musicgu wanna hadal sheydaan plz sidoo kale waxa jirta janaal oo aad aad usoo qadato wanna aljaziraa iyaduna waxay muqadeeda aay leyihiin music Sida t
    Darteed doo qadashadoda iska daa danbina ha galinin dadka ku dawaneya fadlan muqaladada ka daa soo racintaa musicga INSHA ALLAH 1m is coming soon🙌

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Рік тому +1

    mahadsanid wll omer

  • @khayrfaafiye1242
    @khayrfaafiye1242 Рік тому +4

    Scw scw ❤

  • @dhuubowchanneltv4900
    @dhuubowchanneltv4900 Рік тому +1

    Dhagax ma ahayn ee gaadhi ayaa jiiray wiilka qisadaa ay ku dhacday kadib isbitaalkii la dhigay ayaa lagu ogaaday kallida oo dhibku ka gaaray ayaaba cancer ♋ ku dhashay walina mayna gaadhsiin jirkiisa kale

  • @cawildaaci9077
    @cawildaaci9077 Рік тому

    Ibnu taymiyah ayuu ninkaa hadalkaasi yiri omar inshar wll

  • @Ibnbaali
    @Ibnbaali 4 місяці тому

    Yaqiinka ayaa basic-u ah saaxib.

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Рік тому

    ما شاللله

  • @Habbon1257
    @Habbon1257 Рік тому +3

    30 minutes daal maaha bal dadka qaar baan hadli karin 5 minutes alxamdulilah dheh

  • @isbedellobahanyahy9113
    @isbedellobahanyahy9113 Рік тому +1

    Wan kusalamay wllky cumar

  • @Leelehey
    @Leelehey Рік тому +1

    Mowdhuci ugudambeye 50minutes kabadaan aad hadhasheey

  • @ladamuxumed9467
    @ladamuxumed9467 Рік тому

    Waa shaykhul Islam ibnu thaymiya

  • @marynahmedcabdi3798
    @marynahmedcabdi3798 Рік тому +1

    Wcs walalo cumra alleh ku dhwro waxn rajnyaa in ah qof uhoreye jimce wgsn dhaman walaha iyo adig ba

  • @Majidabd.b5
    @Majidabd.b5 Рік тому +1

    Barmaamijka yaga ee fandhaal📍😑

  • @fartunmuhamud4074
    @fartunmuhamud4074 Рік тому +1

    Asc wll omar away podcast yadhan kagabarane mise wad mashqoshe wll qali

  • @ilyaasdalab413
    @ilyaasdalab413 Рік тому +2

    Cumaroow waa shiiq islaam ibnu taymiya sxb

  • @fartunabdirahmen6577
    @fartunabdirahmen6577 Рік тому +1

    Asc الشيخ اسلام إ ayuu ahaa الشيخ أحمد asaga qisadiisa waxa aheed quranka waa makhluuq aye ahed e xabsiga u galay بارك الله فيك qisaska no badi

  • @abdusalaamridwaani9643
    @abdusalaamridwaani9643 Рік тому +1

    Wcs ustad omar waan ku slamay🌺👋

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 Рік тому +1

    هوالشيخ إسلام بن تيمية

  • @cabdixakiinnuur6145
    @cabdixakiinnuur6145 Рік тому

    هو الشيخ الإسلام بن تيمية: " ما يصنع أعدائي بي؟ أنا جنتي وبستاني في صدري إن رحت فهي معي لا تفارقني إن حبسي خلوة وقتلي شهادة وإخراجي من بلدي سياحة" (الوابل الصيب) .

  • @mohamedhaji7148
    @mohamedhaji7148 Рік тому +1

    Halkaa waxaa ahaaday ilaah boqor ah adoomihiisa u cadaalad fala dulmigana naftiisa ka xarimay waxwalba wax oo qadartiisa kidhaca qorshe fog ayaa kadambeeya “damiinka waxaa kadhigay umuurahan daalka sideey u dul cararayaan” hadraawi
    Qofkii raba in uu yaqiinta iyo mawduucaan balaaran oo uu cumar ka hadlayo si fiican u fahmo hadhagaysto maansada “dabhuwan” ee uu noo reebay eebe hajaneeyee macalinkii nolosha maxamaed ibraahim warsame hadraawi sidoo kale ha akhriyo buugiisa cajiibkaa ee “ Hawaale warran” kadib micnaha dhabtaa ee nolosha ayuu heli wuuna ku raaxaysan cajiib

  • @walaalxamse1503
    @walaalxamse1503 Рік тому +1

    Wcs 🙏

  • @zakariaabukarhusein3899
    @zakariaabukarhusein3899 Рік тому

    Waxaas iskabdayee somaliyaa ayey ka jirtaa dad asal ah in la dhaho somaali ma tihiin arinkaas ka hadal Mr cumar

  • @cumardayr7446
    @cumardayr7446 Рік тому +2

  • @aadanxasan241
    @aadanxasan241 Рік тому +1

    Carabtu iyagiina cunsuriyad ayey im8ka qadar ja cabaneysa iney reer yurub aad udaba taagan yihiin iyaguna saan ayey dadka ugalayaan

  • @Zahruush
    @Zahruush Рік тому +3

    wcs ᵘˢᵗᵃᵃᵈ ᵒᵐᵃʳ ʳᵃᵇⁱ ʰᵃᵏᵘ ˣᵃᶠⁱᵈᵒ🥰😘ᴍᴀsʜᴀ ᴀʟʟʜ ᴄᴏᴅᴋᴀɢᴀ ᴡᴀɴɢsᴀɴ

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO Рік тому

    Ustaadi daqiiqadaha noo kordhi ila 1hr

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Рік тому +2

    Waxaan xasuustey maanya maansadii Hadraawi ee ay ku jirtey qofaad uu doortey si khayr kujiro ayaa misna kugu duda waxad uga daacad tahay ,dabahuwan

  • @Sakurdo
    @Sakurdo Рік тому

    Haa Wlhi Saxiix Waye ☝️

  • @ahmednour2163
    @ahmednour2163 Рік тому

    shilbuugalay wiiilka

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed5002 Рік тому

    23

  • @MoHamed-mr1jh
    @MoHamed-mr1jh Рік тому +1

    Occultism kasoo hadal wll

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 Рік тому

    Khulwadu waa maxay wllo ?

    • @sakariyejama1505
      @sakariyejama1505 Рік тому

      Kali nimo. qofku markuu naftiisa la kali noqdo haddii uu kheyr uga faaidaysto waa nicmo.

  • @mohamedsaciidxuseen6882
    @mohamedsaciidxuseen6882 Рік тому

    ʟɢɴ ʙɪɢ ᴍᴀɴ

  • @ruun14
    @ruun14 Рік тому +2

    Carabta kun jeer ayaga rer galbeedka ka daran dhanka cunsurimada

    • @obayd4617
      @obayd4617 Рік тому

      Somali ba ka daran

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Рік тому +2

      Carabta ma arkysd lawo qaf qabil ka hdlya somaalida 24 Saac qabil ka hdlaan Kuwada mdow wey is gursdaan
      somaalida kuwa U Eg guursan sda midhibaanka

    • @sharmaarke-Nabane
      @sharmaarke-Nabane Рік тому +2

      Soomaalida cid ka cunsurisan ma jirto bal maxaa midgaha ( gabooye ) ,,, jareerta iwm lagu yasaa miyaanay ahayn dad inala mida

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Рік тому

      @@sharmaarke-Nabane carabta ku wooda fooshin madow jarerta u Eg nagaha cad wa lo guuriya Shiq badri mashawi Sacudiyan madow & Shiq cadil kabaali sdkle Naago cad qaban Ilmahoda ayga iskuma Eka Somaalida kma suurowdo in ninka jareerka gabar jileec arooso Ma ogi hadii la fakado ma ahane

    • @sharmaarke-Nabane
      @sharmaarke-Nabane Рік тому

      @@abdirahmanhusien6174 waa runtaa walaal .
      Soomaali yasideedu waa xagjirnimo

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 Рік тому

    Wcs 👌🆗️m.g

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Рік тому

    Salaam Brothers and sisters soo dhowaada walaalayaal ua-cam.com/video/yvkyrXgCm10/v-deo.html