Maxamed Lafoole iyo Muna Miski -Heesta -Waa amaanta -Astaan Music 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2021
  • Astaan Music 2021

КОМЕНТАРІ • 84

  • @abdiwaliceeblaawe8603
    @abdiwaliceeblaawe8603 3 роки тому +75

    Lyrics
    Muno
    Sida hooyo ubadkeeda
    Uur iyo ku qaad dhabarka
    Oohin iyo u Diid sillaca
    Anshaxiyo wanaag barrida
    Aayaha u koritaanka
    Ayaad oga eg tahay samirka
    Eed ma leh naftaydani hadey ku ogalatee
    Waa amaanta inaad u qalantaa
    Lafoole
    Sida gaaf arooskiisa
    Alalaaska dumarkeena
    Galbiskiyo asluubtooda
    Ayaad oga eg tahay sharafta
    Eed ma leh naftaydani hadey ku ogalatee
    Waa amaanta inaad u qalantaa
    Muno
    Sida ubaxa iyo doogga
    Ama uduga riixaanta
    Ayaad inan yahow adigu
    Istareex nafta u tahay
    Eed ma leh naftaydani hadey ku ogalatee
    Waa amaanta inaad u qalantaa
    Lafoole
    Sida ololka Nuurkiisa
    Ama dayaxa ilayskiisa
    Ayaad ina abtaay muuqa
    Iyo oga eg tahay quruxda
    Eed ma leh naftaydani hadey ku ogalatee
    Waa amaanta inaad u qalantaa
    Dhamaad.
    Ereyadii : Abwaan Barre maxamed fiidow "Lento"
    Ceeblaawe lyrics

  • @mahadabdullahi3450
    @mahadabdullahi3450 3 роки тому +43

    Lafoole inta taageerto like saara 😇

  • @dayaxxidig2738
    @dayaxxidig2738 3 роки тому +7

    Gabadha quruxda badan waan ka helay ee halke xiriira 100 geel ayaan ka bixin laha

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 8 місяців тому +2

    -Eed maleh nafteeydani hadeey ku ogolaatee
    -Waa amaanta inaad u qalantaaa❤️
    -Waa amaanta inaad u qalantaaa❤️
    Ishcalaa hees innaba caadi ma ahan runtii🥰.
    the Legend Lafoole iyo Muna asturan❤.
    Heestaan waxaa hore u wada qaaday Lafoole iyo Xabiibo Xasan tooxow, waana ereyadii iyo laxankii Abwaan Barre Maxamed Fiidow (Leento).
    Waxaan dhagaysanayaa habeen talaado ah, taariikhduna tahay,
    Tue, 14/11/2023 1:49 am habeenimo.

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab 3 роки тому +12

    Ninkii murmayaaba hayska murmee Rer Muqdisho u daa, Music iyo karaacistiisa.

  • @calicabdi5734
    @calicabdi5734 3 роки тому +6

    waa markii iigu horeysay oo aan arko I an hagoogan oo masrax hees ka qaadaysa dumarku inay is astur aan ayay ku qux badan yihiin

  • @saidfarah7496
    @saidfarah7496 2 роки тому +8

    MashaAllah gabadhan sidey u asturantahay👍👍. Fanku ceeb maaha , waxaa ceeb ah anshax xumada. Sidaa ku wad.

  • @xamsecllaahi9193
    @xamsecllaahi9193 2 роки тому +3

    Wll quruxeey weligaa sidaa u asturnow waad mahadsanthy

  • @fahadkeynan5001
    @fahadkeynan5001 3 роки тому +10

    Waa heesta an ugu jeclahy heesaha lafoole runtii way dadaashay muna miski waana fasiix codkeeda, indha qurxoon dheh yarta

  • @somcana
    @somcana 16 днів тому

    Wow, I am just fascinated with the talented musicians.

  • @bashirmohamednur7227
    @bashirmohamednur7227 2 роки тому +4

    Waan u codeeyay gabadha yar ee fanka ku cusub waa ay keentay si fiican

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 3 роки тому +5

    Laxanka iyo erayadaba Barre Maxamed Fiidow ayaa lahaa waayihii Odense Denmark uu kunoolaa ayuu sameeyay gabar yaroo firfircoona weey la heesaysaa al fanaan Lafoole

  • @ahmedisse9223
    @ahmedisse9223 3 роки тому +4

    Caadi ma aha gabadha Muna Miski waxay leedahay cod hallaasi ah I wanna say Keep up the good work and you have a future

  • @sakicadde4696
    @sakicadde4696 3 роки тому +6

    Mohamed lafoole iyo Safiyo mohamed dahir 2aad isku balamiya astaan music wxa umalena ina commentigeyga argi dontan wyo lafoole dadkii hore wye gbdha safiyo iidaneh hesihii hore ku wcn tahy ani ahan🙏💯

  • @abdikarimciisejaamac987
    @abdikarimciisejaamac987 3 роки тому +10

    Horay u socda astan music 🎶 ❤ king lafoole iyo walshey muno
    Codka waxaa moodaa in la is kugu tala galay sida ey is kula helayan 🙌

  • @moudmd5665
    @moudmd5665 2 роки тому +1

    Maashaa ALLAAH codadka ku jira 2 laba fanaan lafoole iyo gabadhan aadka u da'ayar waxaan odhan karaa soo barbaar MUNA

  • @bairadin7530
    @bairadin7530 3 роки тому +4

    Fanaan weyn aan taageero CaLi hasan huseen Lafoole hore usoco

  • @layloluula7299
    @layloluula7299 3 роки тому +6

    Masha alah muno miski wad catowday dhubnantad ku qurxantahay ee catadan kugu ogahay

  • @abdulahibashir2335
    @abdulahibashir2335 2 роки тому +1

    Xabiibo xasan tooxow ayaa hore ugu luqeyse.

  • @warsameali8958
    @warsameali8958 Рік тому +1

    Sometimes I cry when I remember my school time it was good old days that I used to love my first love halima Ahmed gabow but now I don't know where she is but I still love her please inform me where she is

  • @hanadabokor9117
    @hanadabokor9117 2 роки тому +2

    Yartu cod macana 😍😍 intas hadii ay Igu heesi lahayd khalas ayan noqon laha kkkkkk

  • @liibaanliiburuuj
    @liibaanliiburuuj 3 роки тому +6

    Lafoole waa fananka aan aad u tageero heesihiisa waa heeso jeceel 🥰

    • @mohamedyusuf9286
      @mohamedyusuf9286 2 роки тому

      I’m not doing it until tomorrow but it’s it’s all yours so I’m just going back ood to work and get some stuff stuff out out

  • @ubadosaeed8723
    @ubadosaeed8723 16 днів тому

    Wow ma'sh Allah

  • @KISTATV
    @KISTATV 3 роки тому +5

    Waa amaanta inaad u qalantaa... Lafoole legend

  • @nasrochehem6064
    @nasrochehem6064 3 роки тому +9

    Lafolee number one weyan for me❤️ From 🇩🇯 Djibouti

  • @yayab3958
    @yayab3958 3 роки тому +3

    Amazing collaboration. 👌👌👍👍

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 9 місяців тому +1

    Asturnane muna❤ xiijaab

  • @user-pf8ff8ou4n
    @user-pf8ff8ou4n 4 місяці тому

    Masha Allah!

  • @mohamedabdikadir755
    @mohamedabdikadir755 3 роки тому +3

    Nice hees aad u macaan eed maleh naftayda hadi ay ku ogalatay wa amanta inaad u qalantaa

  • @nasrochehem6064
    @nasrochehem6064 3 роки тому +8

    I've already heared this song in djibouti when lafolee came some years ago❤️ with roda dahir machallah 🥰
    Still beautifull ♥️

  • @zackdeen
    @zackdeen 3 роки тому +15

    I was singing with them without even knowing, it just came out thanks to Allah MashaAllah nice song guul, hooray usocda. ❤💕💕💕❤

  • @nabaddoonkaahin9254
    @nabaddoonkaahin9254 2 роки тому

    Waaw maasha Allah. Caadi ma ahan heestan.

  • @zuberragow6990
    @zuberragow6990 3 роки тому +2

    Masha Allah thank you ♥️⚘🇸🇴

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 2 роки тому +2

    Lafoole’s so good without tryin hard...

  • @HalaneMed
    @HalaneMed 24 дні тому

    Eedmale nafteydan hadey adikudode

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 4 місяці тому

    Xabiiba tooxow way keentay

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Рік тому

    Great singer muna miski weldone

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 23 дні тому

    Wow Wow Wow🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @alfanancazka2876
    @alfanancazka2876 2 роки тому +1

    Mahamett Lafole legend 🎤🎻

  • @wadneofficial1609
    @wadneofficial1609 3 роки тому +2

    Legend lafoole wakutageera zxb

  • @yasinqoryooley5308
    @yasinqoryooley5308 3 роки тому +5

    She is very beautiful girl
    Oh mama mia

  • @saidaynab7035
    @saidaynab7035 3 роки тому +3

    Axsan fanaan iyo axsan hees

  • @mustafeindho3813
    @mustafeindho3813 3 роки тому +2

    Midhaha malaha waxa lahaa abwaan c,risaaq aakhiro

  • @cabdilaahixasancilmi9215
    @cabdilaahixasancilmi9215 2 роки тому +1

    Waa hees fiican

  • @aymanzaxanzaxo1951
    @aymanzaxanzaxo1951 3 роки тому

    Weee weee laloofe iyo muuna misk 👍👉💯♥️♥️♥️♥️💯💯💯💯 heeer sare

  • @dahirmohamud2307
    @dahirmohamud2307 3 роки тому +2

    Waa erayadii iyo laxankii Barre maxamed fiidoow

  • @abdikarimciisejaamac987
    @abdikarimciisejaamac987 3 роки тому +5

    Waa sheeko kalee

  • @bataatibataati2884
    @bataatibataati2884 3 роки тому +1

    Musiga ayaa kaxun geest uf

  • @abduljabarbille6974
    @abduljabarbille6974 3 роки тому +1

    my best somali song

  • @abdirahmannaseep1259
    @abdirahmannaseep1259 2 роки тому

    Life goes on

  • @bdjdjjdjjdjdkdkj3382
    @bdjdjjdjjdjdkdkj3382 Рік тому

    Dad hadaaad is qabataaa

  • @adenosman5768
    @adenosman5768 2 роки тому

    This decerve millions of viewers 😭

  • @Ahmed-gt9st
    @Ahmed-gt9st 3 роки тому +3

    KUSALI NABIGA

  • @MrCarabka
    @MrCarabka 3 роки тому +3

    Lafoole lagend 👏🏻👏🏻

  • @hanaahmedabdikani8443
    @hanaahmedabdikani8443 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @abdirahmanyugrayn6372
    @abdirahmanyugrayn6372 2 місяці тому

    .muna misky

  • @samawathe
    @samawathe 3 роки тому +1

    waxaa aa lagaa dhahaa talantaalis.. tuugada warkooda iloow

  • @hamadaboss8855
    @hamadaboss8855 3 роки тому +1

    ♥️♥️

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 3 роки тому

    Calyk muna meel fiican ayad so gaartay

  • @AliAhmed-yb3ne
    @AliAhmed-yb3ne 3 роки тому +1

    Seedi lafoole somali legand

  • @munagaas8547
    @munagaas8547 9 місяців тому

    😭😭😭😭

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9i 3 місяці тому

    😊

  • @sdinim8695
    @sdinim8695 3 роки тому +1

    Xabiiba tooxow bedelkeeda miyaa gabadha maxaa

  • @mk404
    @mk404 2 роки тому

    🤯

  • @bataatibataati2884
    @bataatibataati2884 3 роки тому +1

    Musiga

  • @munaali5957
    @munaali5957 2 роки тому

    Pujjoo

  • @samsamciise6794
    @samsamciise6794 2 роки тому

    7

  • @daadeyare8382
    @daadeyare8382 3 роки тому +1

    muna heestaan wey kucebeysay meesha aadka qadeyso lagama qaado sorry wakutager sanahay lkn tan Maya

  • @tatababa2051
    @tatababa2051 2 роки тому

    Heesta waa lagu xadgudbay sorry XXT

  • @jamaladen1786
    @jamaladen1786 3 роки тому

    Cod ma jiro music uun baa meesha ka jira marka waa inaad dad jeedo Kara keentaan oo life ki heeso kara biibkana ha la dhaafo

    • @jamaladen1786
      @jamaladen1786 3 роки тому +1

      Looma baahno cod. Been ah qiima ma leh siidhigu

    • @abdimohamud3061
      @abdimohamud3061 3 роки тому

      Maanta ayaa iigu horaysa heesta iyo fanaaniinta qaadaysa. Aad ayaan maqsuud uga noqday. Ka sokow musikada iyo codka wanaagsan, waxaan aad uga helay degenaanta iyo hufnaanta ay u qaadeen.

  • @siid-calicabdi651
    @siid-calicabdi651 Рік тому

    Muna MISKI TELEPHONE number SIRAAD

  • @siid-calicabdi651
    @siid-calicabdi651 Рік тому

    MUNO MISKI TELEPHONE number SIRAAD WANT MY BROTHER AND SIRAAD TELEPHONKA NUMBEKEDA