КОМЕНТАРІ •

  • @mohamedabdillahi7664
    @mohamedabdillahi7664 5 років тому +6

    Nimcaan Hilaac codkiisa macaanka malabka cawryi gaadhaaya. Waa fanaan hiboole ah.

  • @hodana7546
    @hodana7546 4 роки тому +5

    Muna maaykeenin heesta.
    Fanaan walba hees walba ma Keene.
    Hilaac yaasalaam.

  • @selmaandhubadb8368
    @selmaandhubadb8368 11 місяців тому

    Haddii aad wakinayso ood ka wiiqantay Dhuuxa wari caashaq ku raacday warka maanka dhigeene ! Weeyaan Erayada labaduba way,khaldayaan !! Xusuustii Xarago & Kinsi , Allah Haw naxariisto

  • @abdilaahiabdi36
    @abdilaahiabdi36 4 роки тому +3

    Nimcaan c.rxman xasan hillaac nin aan codkiiza xiseyoH horre ussocoH ayanleyahy 👏👏

  • @reergaalkacyood9361
    @reergaalkacyood9361 4 роки тому +16

    Fanaaniin Hilaac ookale ah baan u baahanay oo edab iyo codba leh.

  • @musekhadir4233
    @musekhadir4233 3 роки тому +5

    Nimcan a singer with a golden voice, soon to be crowned

  • @abdimalighayle8497
    @abdimalighayle8497 4 роки тому +2

    Nimcaan hilaac vs muna miski waa ay kabaxsadeen heesta

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye Рік тому +2

    2k19😍 (Ciwaanka heesta). Calaashaan, Indhuhu lama socon waxa laabtu dooneysey, iyo waxa faruhu qoreen--Insaan.

  • @walalterry9660
    @walalterry9660 3 роки тому +3

    Inage isku wacnene maxa iga waregtay💔💔💔😭😭

  • @farhanhaamudmuhumed7153
    @farhanhaamudmuhumed7153 5 років тому +3

    Nimcaan hilaac nolow intay nololi jirto fanaan

  • @djqanciye5890
    @djqanciye5890 4 роки тому +5

    Nimcaan hiLaac $ MuNo Miski halkeedi ayda dhigteen HeesTa
    Madaxa II saaran Tihiin

  • @engabdihassanlodoon4303
    @engabdihassanlodoon4303 4 роки тому +6

    Run ahaantii waa laba fanaan oo aad u cod macaan heetana barteeday dhigeen. Maxaa yeelay Inta Live ku heestaa way yartahay. Dhalinyarada danbe Noolaada In badan

  • @zahraahmed6708
    @zahraahmed6708 4 роки тому +2

    waaw waaw waaw waaaw fanaanow hees iyo codba waakaas maahan dhar qurxoon iyo lacag

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 2 роки тому

    Waaaaaw nimcaan waxaadba in isaga liugu talo galay
    Xasuustii Kinsi iyo Xeeydar

  • @user-yw5vy2em3g
    @user-yw5vy2em3g 4 місяці тому

    ❤❤❤I love somliyaa musike

  • @cabdicasiis1729
    @cabdicasiis1729 3 роки тому +1

    waxan baa cod lagaa dhahaa nimcaan walhi waa fanaan jirah

  • @faysa17gaas21
    @faysa17gaas21 4 роки тому +1

    Macha Allah Axlla sawt nolaada

  • @MohamedMaam33
    @MohamedMaam33 3 роки тому +1

    Fanaanada kaliya een arkay in ay asturnaanta ku dedaasho MUNA MISKI

  • @hamsedeeq1433
    @hamsedeeq1433 11 місяців тому

    Nimcaan hilaac Another leval

  • @abdirizakmohamedadanqalyan7296
    @abdirizakmohamedadanqalyan7296 4 роки тому +3

    Alfanaanada Muna miski waxaad gabadh Asturtey cowradeeda

  • @sharmarke1010
    @sharmarke1010 4 роки тому +9

    To be honest, nimcaan hilaac wuu keenay laakiin Muna inkastoo ay xaqiiqadii cod macaantahy heestan sideedii umay keenin ! Laxamka sidiisii umay fahmin. Midhaha heestana may wada fahmin oo erayada qaar way khalkhaldaysaa ! ... Waxay excellent ku ahayd oo ay keentay heesta Sahra Axmed (Aun) ee "bal qofyahaw jacayl baa igu kaa qasbaayoo waad I quudhsanaysaa"

  • @nasrajibrilnasradegen6290
    @nasrajibrilnasradegen6290 Рік тому

    Nimcaan hilaac lajan❤

  • @cabdinasirawdaher8813
    @cabdinasirawdaher8813 4 роки тому +1

    Nimcaan hilaac iyo muna noloda

  • @kaltoumwaiss2763
    @kaltoumwaiss2763 4 роки тому +1

    Nimcaan hilaac nolow

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 3 місяці тому

    War qofta xagay saaren lugii meeye 😂

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Рік тому

    Yartani way is daalinysaa , kinsi ma gaadhayso lkn nimcaan waa top fanaan

  • @juleibibade
    @juleibibade 4 роки тому +8

    Inaygeys ku wacneynee💑 maxad iiga wareegtay 💔😰
    Kooraha heesta inti ka heshay like👍

  • @user-jg6hr9kp6m
    @user-jg6hr9kp6m 7 місяців тому

    Mashalah Alfanaan nimcaan C.rahmaan xasan Hilaac waa fan dhamaystiran mashalah codkiisa iyo Siduu teembada u saaran yahy mashalah Gabadhu ma xuma lkn waxay ubaahan tahay training badan oo xaga teembada ah for tempo badan aya ka muuqata Lkn haday kabanka iyo teembada ka adkaato Macaan weeyi

  • @mustafahussein7726
    @mustafahussein7726 Рік тому

    Waah waah

  • @cabdiramancabdile
    @cabdiramancabdile Рік тому

    ❤❤❤sida.waxaya.gela.nimcanhilac❤❤❤🎉😅😊

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Рік тому

    MAXUMA MUNA WEY SOO DHOWEEYSEY INANTA SOO DHOWEEYA.

  • @waayeelwayeel4320
    @waayeelwayeel4320 4 роки тому

    masha allah muna miski iyo sxpkay hilaaca hirgalay heesta update ay ku sameeyeeenn

  • @mustafeadanxasan8180
    @mustafeadanxasan8180 Рік тому

    Woow

  • @xusen9429
    @xusen9429 Рік тому

    SaDAii

  • @abdirisaqahmed3074
    @abdirisaqahmed3074 4 роки тому +1

    Nintu waa cod macaan tahay midhaha ama erayada qaar baanay fahmin sida hadii aad wakinayso ood ka wiiqan tahay dhuuxa wadhi caashaq ku raacday wadhi caashaq waxayna ka dhigtay wadne sorry guys hadaadnad abwaan lahayn ereyada fahma ama sidooda usoo qaata hadii kale macnahaa ka tegaya

  • @ahlaamonline9377
    @ahlaamonline9377 4 роки тому +12

    Wallee Isaaq Somali dhaxal ayuu meel u dhigay. Ama qaldaan nagu sheega ama Iidoor nagu sheega la'aantayo indhaha ayaad isku haysan lahaydeen.

    • @farxiyachannel6621
      @farxiyachannel6621 4 роки тому

      M.a

    • @kayfyusuf5313
      @kayfyusuf5313 4 роки тому

      waa runtaaa wllo

    • @intisaardahir4345
      @intisaardahir4345 4 роки тому +2

      Abdi Awad dhaxalka ma munkar ayaad u taqaana adigu?

    • @ahlaamonline9377
      @ahlaamonline9377 4 роки тому

      @@intisaardahir4345
      Dhaxal= waxa qof qof kale ama dad kale uga tago. Af somaliga ma in lagu baro ayaad u baahantahay.

    • @intisaardahir4345
      @intisaardahir4345 4 роки тому +1

      Abdi Awad sxb waan aqaana erayga dhaxal, tan kale marka ujeed kaada waxa waye ISAAQ baa dad af somali ugu tagay??????????

  • @abdirizakibrahim9111
    @abdirizakibrahim9111 4 роки тому

    Wax kale meshadad dhigteen

  • @ssffs484
    @ssffs484 2 роки тому

    Inagey isku wacnen 😥💔

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    ر ج ي
    م