LAFOOLE OO HEES QAAS U QAADAY MARWADIISA | WAXAD HELI TAQAAN | SHOWGII DALMAR YARE MUQDISHO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 гру 2021
  • Kaafi Studio is one of somali content creators Producess Somali Songs, Films, Wedding Highlights, Documentry and More Content Creation Services.
    *******************************************************************************
    استوديو كافي هو أحد منشئي المحتوى الصوماليين الذين ينتجون أغانٍ صومالية ، أفلام ، لقطات زفاف ، أفلام وثائقية والمزيد من خدمات إنشاء المحتوى ،
    *******************************************************************************
    Kaafi Studio waa mid ka mid ah hal-abuura Yasha Somaliyeed Kaas oo Soosaara Muuqaalada, Heesaha, Aflaanta, Arooska, Documentary-ga iyo Adeegyo kale oo quseeya muuqaal sameynta.
    Don't forget Subscribe and Share leave a comment
    Produced by Kafi Studio © ️ Good Rights
    Contact What's Up +254797223750/ +447449961382
    wa.me/message/Z4VNJSBV7JSYM1

КОМЕНТАРІ • 196

  • @duvacandy5673
    @duvacandy5673 2 роки тому +54

    Ixtiraamka gabadha u ugusodagay ayaaba waxlaaiissto eheen🥲lafoole🥰

  • @hamzamoubarak850
    @hamzamoubarak850 2 роки тому +43

    Mashallah to the somali artist "The legend and the only Lafoole". This song are most meaning sens and so respectful. Keep up forward our famous artist. Love you from Djibouti🇩🇯♨️❤💯

  • @cabqariofficial1496
    @cabqariofficial1496 2 роки тому +38

    Wax walba waa respect khaalid kaamil fiiri sida uu ugu farax san yahay lafoole

    • @darishore814
      @darishore814 2 роки тому +9

      Yaanan ku farxeen lafoole waa laga danbeeya ninkaan waa fankii oo qof ah

    • @abdiwali856
      @abdiwali856 Рік тому +3

      Sidee asiga loogu farxa hdusab asiga dadka ka weyn ku farxin lafoole oo maslax ka heesa Kii fadhiyo fanka waxbadan kama oga ✋🏿

  • @sumayoabdulkadir4615
    @sumayoabdulkadir4615 2 роки тому +14

    Manshlha waxa iso jitay su niyada ugu dhisay gabdha walashena e kursiga ku fadhisa una darensiyay bini adamnima intas ayaa iga qiireysisay wan salmaya fanankena lafoole❤️❤️❤️❤️

  • @cabdiraxmaanmansaawi9803
    @cabdiraxmaanmansaawi9803 2 роки тому +57

    Markan oo kale ayaan la muxiboodaa jacaylka fanka. "Maxamed xuseen xasan lafoole," alla cimriga iyo caafimaadka ha u barakeeyo, aad baan u jeclahay. Ixtiraamka uu u muujiyay gabadha "dadka baahida gaarka ah qaba" ayaan aad ugu farxay. Fankiisa oo dhan ayaa jacayl ku astaysan, vedio-gana dareen fara badan ayaa ka muuqda mid taariikhiya ayuu noqondoonaa.

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 2 роки тому +2

      Iknow waan kula arkaa walahi

    • @adanmohussein
      @adanmohussein 2 роки тому

      Aaad iyo aaad waaxanba qabaa lafoole aabaha jaceelka inuu yahay big respect🙏🙌

    • @jihadahmed6676
      @jihadahmed6676 Рік тому

      APSOULATLY LAFOOLE WAA NIN AAD UQALBI JILICSAN

    • @ayaanmohamut4317
      @ayaanmohamut4317 6 місяців тому

      Ben madan sheegin

  • @barbaar0866
    @barbaar0866 7 місяців тому +4

    Inta tiko tok kasoo raacaday heestaan love saar plz sanadka cusub 2024 sadex cisho le ka dhiman 😂😂😂

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 2 роки тому +37

    Somalida hadan nahey dad naxaris badan nahey cilaad baa jirto xaga allah naga haysto allahow qalbi yadeen somalinimad muslim ku xasli

  • @aliabdi6313
    @aliabdi6313 Рік тому +8

    Masha allah Al fanaan Lafoole xaqiiqdii waa fanaan banaanka yaalo ala muxu ereyo murti leh masaraxa la soo istaagay waxa taas kasii daran Gabadha Somaliyed ee ah Dadka Baahiyaha Gaarka ah qaba sidu u ixtiraamay Allaha ku xafido sxbkay Al fanaan maxamad xasan xuseen Lafoole guulayso sxb

  • @nimcodegan5449
    @nimcodegan5449 2 роки тому +15

    Axsan fanaaniin xula ii muuqda lafoole dayax dalnuurshe Khalid kaamil ismacil arka dalmar yare 🇸🇴🇸🇴

  • @haliiltv3088
    @haliiltv3088 2 роки тому +6

    Waxaan la yaabay fanaankan. Never inuu calankiisu dhaco Mashaallah so nice ☘️

  • @mohamedyare6450
    @mohamedyare6450 2 роки тому +18

    Oh lafoole xishmada gabadha gaariga saaran u umuujiyay wa wax kale. Garashadu wa saas

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 роки тому +7

    Masha alh lafoole waa weynka ayaa showga ifiyey legend best show Dalmar yare 🥰✊

  • @saddamkhalif1648
    @saddamkhalif1648 2 роки тому +2

    Best of the Best Legend of Somali musican with Magic voice 2022 Happy New year...I love this song

  • @Umucaisha935
    @Umucaisha935 2 роки тому +13

    Haduu qof dagan uujiro wallee wa lafooole cajiib fanka allaha kaso hadeeyo walalo

  • @mohamedabdirahmanhirsi2796
    @mohamedabdirahmanhirsi2796 2 роки тому +7

    Ninkaan wlhi fanaaniinta jiro hada Legend koodha weye ❣👍

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 2 роки тому +4

    Lafoole Asigaaba Jacaylki oo Nina
    Another level siduu kabadha baahida gaara ugu soo degay♡♡♡♡♡♡

  • @abdiwali856
    @abdiwali856 Рік тому +2

    Wa vedio koobayo micha fanku uu leyahay oo dhan
    Wa hees jacayl ah oo maslaxa Waxa saran marwadi fananka oo ereyadu ku socdan iyo lafoole oo dareen hadlayo
    Respectiga fananinta qaabka ay masraxa uso koreen oo ay usharafayan fananka
    Sido qaabka uu isna lafoole usharfay gabadha bahiyaha qaas qabto 😢
    Wlhi 15sano ayan tageeraya lafoole uu waliba Ii yahay fav ✌️
    Kuma qasaarin taageradiisa
    Codka 💯
    Music 💯
    Respect 💯
    Ereyada 💯

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 роки тому +6

    Waaw waaw runti cadi mahan heest wan kahelay waaw ishcala hees mashallah ♥❤💖🎶qalbigega hoo heeso daryel waw 👏🏽😍

  • @nuraali5703
    @nuraali5703 2 роки тому +13

    The only legend lafoole keep going 👏 beautiful voice ❤. Sending love from Christchurch 😍 🥰

    • @husseinadan1160
      @husseinadan1160 2 роки тому

      Watch out sis may Allah keep you safe

    • @abdiomar3204
      @abdiomar3204 2 роки тому

      Christchurch magaalo maaha ee Auckland uguur

  • @ckaafiosmaan7677
    @ckaafiosmaan7677 4 дні тому

    Legend ❤ waa tageera lafoole. Guul insha allaah.

  • @saynabm3396
    @saynabm3396 2 роки тому +9

    Respectful inanta walaashood ah way mudantahay in loo soo dago❤️❤️

  • @ashanur2143
    @ashanur2143 2 роки тому +12

    Dayax iska fariiso waaweynka ayaa yimid maashalah good

    • @mrabdi
      @mrabdi 6 місяців тому

      After 2 years wa qoslay walahi wa runta wawenka markii yimadan wa leska farista😂

  • @husseinhared
    @husseinhared Рік тому +2

    Qalida adunka an uxella wadnaheyga qali shararaf Ada wadhey aho qali hawa haji roble qali bondhere nasib bunde❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amiiradazhama8124
    @amiiradazhama8124 2 роки тому +3

    wan qiirooday markaan ixtiraamka dadnime lafoole sida ugu nuglaatay inanta eed ugu daadagtay alle hakugu nuglaado adno kuuma darnaado rabbigaa🥲🤲

  • @user-ec3mm8zm4n
    @user-ec3mm8zm4n Рік тому +2

    Hegoy waxyka hinasayan hemalka iyo muqaga hiraaa❤❤❤❤lafole fanan cajiba ala jecliyaa❤❤❤❤

  • @user-tg7eq7wp4p
    @user-tg7eq7wp4p 8 місяців тому +1

    Walhi ilin ayaa igu so istagtay sida xishamada leh u lafole ugu so dagtay gabdha waa nin qalbi ficanleh lafoole😢❤

  • @cabdirashidaxmed1352
    @cabdirashidaxmed1352 2 роки тому +9

    War dee superstars yadiiba Xamar uwada tagay magaalad Ifeysa Hanoolaato

  • @munagaal6049
    @munagaal6049 2 роки тому +9

    Legend amazing song ❤️❤️❤️

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 2 роки тому +1

    Ax oo wey alfaan lafoole rabbi haku xafido waadna ku mahadsan tahay qadarinta aad u muujisay wllaasheen.

  • @Ifften2010
    @Ifften2010 10 місяців тому +1

    Long live the king; Lafoole my 25th years of listening you. Love you bro. ❤❤

  • @user-tv1fd7cb4n
    @user-tv1fd7cb4n 11 місяців тому

    🎉legand lafoole. Tnx. Big bro

  • @abdihakimhersi2912
    @abdihakimhersi2912 2 роки тому +21

    Lafoole is heartfelt person and knows the meaning of human decency...Keep going!! May God richly bless your soul 🙏....The legend!

  • @deqaaxmed3720
    @deqaaxmed3720 2 роки тому +8

    Wey ixtiramen gabdhas kufadhida garika

  • @karinaali63
    @karinaali63 2 роки тому +1

    Masha'Allah beautiful voice always

  • @hudoa4958
    @hudoa4958 2 роки тому +5

    Mansha allah ... what a party 🎉

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 2 роки тому +2

    maashaa allah ninweyn ayaa jooga showga

  • @user-kt6sw7et3d
    @user-kt6sw7et3d 6 місяців тому +1

    Ax heestaan boqor Keyga ku xasuusta❤😩😭

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 8 місяців тому

    Dad cul culus ayan halkaa uga jeedaa cimri iyo cafimad alle ha idinsiiyo amin amin❤❤❤❤

  • @abdiaziz5492
    @abdiaziz5492 2 роки тому

    wàaaaaau am happy for all my Somali music lengegs

  • @sahraali6994
    @sahraali6994 2 роки тому +2

    Mashallah ❤

  • @mumtaazmohamed8496
    @mumtaazmohamed8496 2 роки тому +4

    Lafoole qof qalbi weyn🥰🥺🥰

  • @cabdiraxmanmaxamed3911
    @cabdiraxmanmaxamed3911 Рік тому

    Mansha alaah ❤

  • @HooyoShugri-nq8sf
    @HooyoShugri-nq8sf Місяць тому

    Maashaa Allah ❤❤❤🎉😊

  • @abdirahmanabdullahi539
    @abdirahmanabdullahi539 2 роки тому +1

    Xishmad io qadarin masha Allah legend lafoole Noolow

  • @abdirahim1408
    @abdirahim1408 2 роки тому +1

    Best 👌 👍 Somalia songs 🎵 👌

  • @awilmohammed6744
    @awilmohammed6744 2 роки тому +3

    Mash allh
    I like song 🎵
    He is legen

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 роки тому +1

    Masha alaaaaaah

  • @faatuushfaraxsan1212
    @faatuushfaraxsan1212 2 роки тому +2

    Fanaankeena wayn masha allah

  • @karinaali63
    @karinaali63 2 роки тому +4

    Lafoole I love this man u are legend

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 6 місяців тому

    Maashaa Allaah Waaberi Legend Isku Waara ABIDKIIN

  • @siyaadshire5154
    @siyaadshire5154 2 роки тому

    Knowledge it's Always Alxamdulillah 💯

  • @hamidaali372
    @hamidaali372 2 роки тому +1

    dalmar yare wlhi waan iska jecelahay noolow walaal

  • @crahmaancarab4999
    @crahmaancarab4999 2 роки тому

    Maansha allaah

  • @Alone-fc6cs
    @Alone-fc6cs 2 роки тому +1

    Waaa halka fanan ee aan xaqiiqdi taageero cajiib lafole

  • @aadanabdi9863
    @aadanabdi9863 2 роки тому +1

    Mahamad xasan xuseen lpx nolloow🥰🙏

  • @faridarahma4050
    @faridarahma4050 Рік тому

    Nice one lafoole

  • @ahmadbare8462
    @ahmadbare8462 2 роки тому +1

    Happy new year guy

  • @arababdullahi7441
    @arababdullahi7441 Рік тому

    Maasha Alah

  • @halhaystv
    @halhaystv 2 роки тому +7

    Heesaha Soo daaya maxaad u haysatiin

  • @samirasaid4276
    @samirasaid4276 2 роки тому

    Legend lafoole fanan qiimo badan🥰🥰🥰

  • @drahmankalet5006
    @drahmankalet5006 8 місяців тому +1

    Ana waaN HuBaa inan HeLi karEe
    KaaGa iHiBEeee❤😊😢

  • @basrahawzi2734
    @basrahawzi2734 3 місяці тому +2

    Mashaa Allah

  • @dekamohamud6530
    @dekamohamud6530 2 роки тому +1

    Masha allah lofole inu fanan aqyar ah yahay wayka muqata nolow

  • @user-vs8jn7in7w
    @user-vs8jn7in7w Рік тому

    Maashaallaah lafoole❤❤❤❤❤

  • @mohaabdalla1
    @mohaabdalla1 2 роки тому +2

    Hes io badh🥰

  • @maryamocabdulqadir7327
    @maryamocabdulqadir7327 2 роки тому +1

    wow 👏

  • @abdiqanihussein2482
    @abdiqanihussein2482 2 роки тому +1

    axsan fanan lafole

  • @Xamsejama11-ig2tx
    @Xamsejama11-ig2tx 11 місяців тому

    Maxamed xassan xuseen lafoole mucaashaq ❤

  • @abdirahmantolkey4425
    @abdirahmantolkey4425 2 роки тому +6

    Cawo showga nin weyn baa jogay wale🤞

  • @abdirahim1408
    @abdirahim1408 2 роки тому

    Best song 🎵 ❤ 2022

  • @niyaaznuurinuuri8926
    @niyaaznuurinuuri8926 Рік тому

    Axsan ixtiraam fanan ixtiraam badan the legend lafoole

  • @abshirobashir7001
    @abshirobashir7001 2 роки тому +5

    Walhi gabdha sidya u sharfeeyn cad mahan

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 2 роки тому +2

    Gabadha gaariga saaran maxaa keenay mesha iyadaaba xanuunsanee ama waa ahlu fan iyadane

  • @muduofficial9051
    @muduofficial9051 2 роки тому +7

    First comment 😂

    • @jamilaabdul9695
      @jamilaabdul9695 2 роки тому

      Lafoole waa nin naxariisto leh siduu gabadha ugu soo degey mashaa alaah thanks

  • @upduaziz_bidixo5699
    @upduaziz_bidixo5699 5 місяців тому

    Lafoole waa Lafihii hore Legend weeye wlhi ❤️🫡

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 2 роки тому +8

    Too much respect. Lafoole 💕💕💕💕💕💕💕

  • @maslaxmaxamud998
    @maslaxmaxamud998 2 роки тому

    Te best

  • @hennatutorials9562
    @hennatutorials9562 2 роки тому +2

    Happy new year everyone

  • @user-cp3ot7gv5t
    @user-cp3ot7gv5t 7 місяців тому

    Respect full

  • @rahmamohamed9664
    @rahmamohamed9664 2 роки тому +2

    Dayax I like your moves mashallah

  • @ruqiyomohamed9954
    @ruqiyomohamed9954 2 роки тому +5

    Heestan wan ku qiiroday sida qof iyadii loo qaaday cml ar is jecliyaa

  • @xamdicabdi8826
    @xamdicabdi8826 2 роки тому

    Wlh waa quf qalbi wangsn m.a lafli

  • @user-re4lg5ir5w
    @user-re4lg5ir5w 2 роки тому +4

    Qofkii sadaxaad first time keep going ❤🤍💚

  • @zamzamkaireh4821
    @zamzamkaireh4821 2 роки тому +1

    waaaaaw

  • @aarmanabdallah9519
    @aarmanabdallah9519 2 роки тому +11

    Full respect as he heartly feel the pple with...😰

  • @aadanhassan4355
    @aadanhassan4355 2 роки тому

    Respect aad buu uwcn yhy

  • @umusalima6986
    @umusalima6986 Місяць тому

    Hees xasuus iguleh 😭😭🥰🥰🥰

  • @cabdiqanimega223
    @cabdiqanimega223 2 роки тому +3

    Waa fananka kliya ee an qaatay fankiisa

  • @user-zm1wv4jm2s
    @user-zm1wv4jm2s Рік тому

    Iskada hantiye hadeydiyo xubnaha ina ku hura hadey thy muhim kama heysan karo🥺♥️👸

  • @dayaxofficialstudio726
    @dayaxofficialstudio726 2 роки тому +4

    Mr kaafi abwaanka heesta sameeyay ayaa xaaskiiisa u sameeyay abwaan sidiiq jiir, laakiin qof waliba xaaskiisa ayuu ula niyoonayaa

  • @Shiine2023
    @Shiine2023 Рік тому +1

    He is absolutely 💯 legendary 🙌🏽 ❤

  • @zeydahusni527
    @zeydahusni527 Рік тому +1

    All the singers, there is nothing like him at least for me and khalid kamil ❤❤❤

  • @aasiyamohamed7750
    @aasiyamohamed7750 2 роки тому

    Kawasaki saaka daasadiihii kise waan soodhir baaxaa bbb

  • @hamsemuhumed1680
    @hamsemuhumed1680 2 роки тому

    Masha allah meesha rag culus baa ku kulmay wlh

  • @zahrasahin8145
    @zahrasahin8145 Рік тому

    Abaha jacaylka soomaaleyeed

  • @farhiaabdisaid3456
    @farhiaabdisaid3456 2 роки тому +3

    Reer muqdisho ha loo sheeg istejka waxaa kali ah oo istaago waa qofka heesayo dadweynahaa iney taagan yihiiin iy ine fadhiyaan mida kale reer muqdisho waxeeey heysataan titaatarka maa heesaha ku qabsatiin

    • @militaryarchive8979
      @militaryarchive8979 2 роки тому

      Wll tiyaatarka waa xarun ciidan intaano shacb ah masoo lugeyn karaan ileen gadiid lagama ogolee

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +2

    Bless you and your spouse may you everlasting love with each other Lafoole

  • @hamsemuhumed1680
    @hamsemuhumed1680 2 роки тому

    Lafoole legend

  • @user-nc4gt6wb2u
    @user-nc4gt6wb2u 11 місяців тому

    Haweenkii geyigu
    Waxay ka Hinnaasayaan🎉❤

  • @maxamedsulayman6669
    @maxamedsulayman6669 2 роки тому

    Fanaan culus Lafoole