Arab cabada cixtada iyo magaladisa iyo dalkisa somaliland e u dhigisa u soshubay xabad uma qaadanayo kuna ridayn waxay xininyahoda la sugayaan cadawga somaliland
Wow I like that Arab iyo ciidagale waay isladagan wanaay isdhaleen daantoda ayaa isku xiidhaan, maanta muse midna waxba uu mutariin inaay meelkaso wada jeedsadan waay ku khaasbanyahiin I love masalaha barii iyo galbeedba.
Marka hore arab iyo ciidagale haku meereysanina waanu fahanee waxaan la hadlayaa arab markaan heshiiney ayey iskudhufasho wadaane halkaasuun is ka soo handadi meynee ha iseryanina
Horyaal wuxuu noqday tvga munaafaqada. Allah ha u naxariisto Sayid ilama aha maanta haduu noolaan lahaa inaanu risiq waxaa soo kale ka raadsadeen. Habaaley xejiya ayaa yidhi Waa adduun
Inamadaas danbiilaha ah in la qabto oo la wareysto cida soo dirtey, danbiile yaan qabiil laga dhigin, meesha cadow iyo huwan iyo fidnawadalayaal ayaa ka danbeysa
Odeeyshan cimaamadaha foosha xun ka dhigtey in ay Dalka u taliyaan. Umada ka fadhiisto, oo iskugu wada tega kuwa ciyaal suuqa ah ee qaska wada. Hanjabaad looma baahno, cidcid u hanjabta looma baahna. Dhan ka soo wada jeesta oo Dalka nabad geliyadeefa wada Ilaashada.
Arrinta arab ha iska hubsado cidiii arrintaas sameysay ee rasaasta ka dhex riday iyo cidii ka dabeysay ee kicinta iyo iska horkeen ka dhex wada ummada walaalaha ah
Rasaasta Arab baa leh iyo orodkii ayaan ku tegay Rugta Massalaha oon Keyse ugu tegay. Iyo Carruurtaydiu Arab weli way argagaxsan yihiin oo ma Rasaatoodii ayay ka argagaxsan yihiin.
Arab xabaadaba isaaga yaqaana sidaa loo riido wax kale ha logufano, muse inuu caruurta yaryar ee masakiinta ah dhiib galiyo maha isaago ciimri tagay ah❤❤❤
Alle nabad ha dhex dhigo Duriyada dhamaantood ciyaalka yaryar ee dhibka wada ha laska qabto ee wadanka Abnigiisa khalkhal galinaaya meel uga soo wada jeesta
Somaliga welii miskaxdiisu kori meyso il bixina meyso iyo xalkoodu soduu yahay waxay ku mashquuleen cudur xun oo lafta ka jebiyey oo ay ka hida sitaan kuwo ay ku sheegtaan kii dhalay iyo qabiilkooda ay yihiin waa xanuunka uu somaligu hore ugu mari waayey waana la ogaadey in somali laga maro xaga qabilada iyo reerah waa 64 sano markey sheegteen in ay xoriyad heleen caqli iyo miskax ma jirto oo aan ahayn hadaanu reer hebel nahay halkaasi ayuu somaligii marayaa maant xalka aduunkuna meelo khatara ayuu maraya
Waa war cad oo ka falcelinaysa wuxuu ka Dhacay habeen hore Degmooyinka axmed dhgax Iyo 31 may waana khalkhal Loola jeedo doorashada Umaddana lays leeyahay Rabitaankooda ka leexiya Ama isku dhac abuura Waana wax aan la qaadan karin
Wadani ogagaan ayaguuba lajiraaye maxuu u weerayaa tankale wadani in doorasho dhacdo buu intaa u dagaslamayey muxuu qaska kaheleyaa taas cidyeeleysa maleh lagumana baran
Muuse inankiisa iyo ina kaahin iyo ina sulub waxay kashaqeeyaan isku dhufashada beelaha mar burco mar calisaahid mar ceelafweyn si ay kursiga kusii fadhiyan
Dhalin yarta hubka sidatay ee calanka kulmiye sidatay waxay ahaayen reer wadani oo kusoo dhuuntay calabka kulmiye waxana logu tala galay nabada iyo dorashada si loo carqaladeeyo marks kulmiye waxba ma oga yaan lagu danbaabin ee waa reer wadani ceeeb wayna
Arab cabada cixtada iyo magaladisa iyo dalkisa somaliland e u dhigisa u soshubay xabad uma qaadanayo kuna ridayn waxay xininyahoda la sugayaan cadawga somaliland
Falkaa waxa ka danbeeyay xisbiga wadani oo astaanta kulmiye soo Qaatay viva horseed
Doqoniimo waji yadoodii baa muuqata rer Cana buudhe
Vive Horseed nolada Raga raga dhafshee 🎉❤❤❤
@@nuradaud980talow ayey ujedaa nagtaan
Komishanka Doorashooyinkaa Cadeeyay Cidii Falkaa Geysatay ee soo Daawo Waa Kuwa hadlee adoon cid iska eedayn, Komishankaa intaba u Wada Dhexeeyee
Islayaab waa cadayde 😂😂😂
MAASHA ALLAH Ciidagale iyo arab waa walaalo.heego ha iska.qabtan
قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ (1) مِن شَرِّ مَا خَلَقَ (2) وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ (3) وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِي ٱلۡعُقَدِ (4) وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ (5)
Waa Niman la soo adeegsaday inay isaaq isku diran bay rabeen lkn shacabku waa dad bararugsan waar hadi inaga laynaga dhex bilabo sida somaliyaynu noqon ameson iyo Ethiopian ayaa inoo iman wax fahma yaan laysku keen dirin
Hbr awal aya ugu futo xunn oo dowlad ku nool.
Dagal hadu dhaco xagay tagging aeal oromo , oromia ayay ku noqon donan
Wow I like that Arab iyo ciidagale waay isladagan wanaay isdhaleen daantoda ayaa isku xiidhaan, maanta muse midna waxba uu mutariin inaay meelkaso wada jeedsadan waay ku khaasbanyahiin I love masalaha barii iyo galbeedba.
Waa shaanidii
❤❤❤
Marka hore arab iyo ciidagale haku meereysanina waanu fahanee waxaan la hadlayaa arab markaan heshiiney ayey iskudhufasho wadaane halkaasuun is ka soo handadi meynee ha iseryanina
Waa duni aakhirusaman ma dhadigii isaaqbaa maanta arab xabad ugu hanjabaya
Waaa wadani huwan
Maha
ILAAHAY.baa.kashifay.maashaalaah
Beenaale habar awal ayaanu walaalo nahay
Waaa sheekadhi wadani xukumadhu way kaa horaysa waxaa
Horyaal tv waa ineya xukumadu talaabo ka qada license laga cencella wuxu ka shaqeynay amni daro. Dacwad baanu ka
Gudbineynaa
Bela doon baa tihiin idinkaana carqaladda wada..reeruhu isma hayaan,dawladana isma hsyaan idinka ujeedooyinkan iyo qaarkaleba wada.waxadna ka dagaalamaysaan guusha kulmiye..arabna wakiil kama tihid,qofna qoys ma matalikaro...xasaradbaa tihiin idinkaasi u jabaya....beeeeeenaaaaaale da'wayn
Umsdu wey iska Ciliney saa Muuse daalin
Ilaahay ha na qabto wixii qaswada. Marka lixdan jirko sidaa u hadlo labaatan jirka maxaad u malayn
Horyaal wuxuu noqday tvga munaafaqada. Allah ha u naxariisto Sayid ilama aha maanta haduu noolaan lahaa inaanu risiq waxaa soo kale ka raadsadeen. Habaaley xejiya ayaa yidhi
Waa adduun
Alle heynaga qaabto cadowga gudaha bidmilahi karim
Cadowga guduhu waa muuse ilaahay haynaga qabto. Wadankii mee, ciidankii mee, Somaliland mee
Imanlawe
Arab masha Allah ❤
Xukuumada ayaa ka danbaysa ayuu yidhi odaygii hore ee cadeeya suura galmaaha taasi
odayaasha wadani ayaa lacag soo siiyay waana isku dhufasho kulmiye iyo horseed viva horseed
Good job odayaasha beelweynta arab way fahmen qaaxoolajiga
Inamadaas danbiilaha ah in la qabto oo la wareysto cida soo dirtey, danbiile yaan qabiil laga dhigin, meesha cadow iyo huwan iyo fidnawadalayaal ayaa ka danbeysa
Odeeyshan cimaamadaha foosha xun ka dhigtey in ay Dalka u taliyaan.
Umada ka fadhiisto, oo iskugu wada tega kuwa ciyaal suuqa ah ee qaska wada.
Hanjabaad looma baahno, cidcid u hanjabta looma baahna. Dhan ka soo wada jeesta oo Dalka nabad geliyadeefa wada Ilaashada.
Filmka calan casta 1994 la doonaya in dib loo istaaro 2024 isku dhufashada reeraha
ilahay haynaga qabto tan dawlad maaahe ilahay raxmnkabanu ka mgan galnay
Waxaad tidhahdan Garhajis
Arrinta arab ha iska hubsado cidiii arrintaas sameysay ee rasaasta ka dhex riday iyo cidii ka dabeysay ee kicinta iyo iska horkeen ka dhex wada ummada walaalaha ah
Waa odeyaal cimrigu hayo, oo hada hanjabeya.
Ilaahey ka yaaba, oo Dalka u wada kaca oo na badiina xejista.
Hadii ay Musiibo timaado dhamaantiinba weeydin wada qixi doontaan, oo Arab iyo Cidkastoo Somaliland ka mid ah dalka joogi maayo.
Somalilandoow, nabad geliyada dalkiina ilaashada, oo meel uga soo wada jeesta, oo cida Dalka khal khal gelineya iska qabtaa.
Rasaasta Arab baa leh iyo orodkii ayaan ku tegay Rugta Massalaha oon Keyse ugu tegay. Iyo Carruurtaydiu Arab weli way argagaxsan yihiin oo ma Rasaatoodii ayay ka argagaxsan yihiin.
Faataabakhle DAMEER BAA CIYAYA
Xaarweyne
Nimankiisì ilaa gacan libaax ilaa m.haybe rasaasta way soo ridaayeen u jeedaaduuna waa kulmiye oo gabalkii dhacay waa rafaadkii u dambeeyay
Arab xabaadaba isaaga yaqaana sidaa loo riido wax kale ha logufano, muse inuu caruurta yaryar ee masakiinta ah dhiib galiyo maha isaago ciimri tagay ah❤❤❤
Cidagalow idnka filinka &muamaradka waday inadini ayay ahayen okaxuma isbahaysiga arab .awal waxcidkale dusha hakasarina
WALAYY NAGATAY WLLO😂😅MAXA ARAB IYO H.AWAL AANU ISKUGU DIRAYNA WAXAANBA NAHAY CULUMADA ISAAQE😂😂(❤النمام لا يدخل الجنة)
I love so much Arab guul somaliland guul kulmiyee 💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚
Xaga danbaaad ka xumaatay
@@mustafeadan6924alla ilahee adiga ayaa kaxumadeey xaga dambe ader anigu musan tagerayaa ee afsomaligaga hagajii
Kkkk oromo somali baratay meelkasta isku dir ayaad u joogtan maxad ka garanaysa somaliland iyo kulmiye
@@SabahDjamaMohamed waan ka xumahay inaad jaahil bilaa caqliya oo kursiga qabyaalad lagu saarey aad taagerto iam very sorry
Kulmiye iyo horseeeed waaa wada dhasheeen
Wadani stop drama and fake news 😂😂😂😂😂stop drama 😂😂😂😂😂😂😂🔫🔫🔫🔫🔫🎬🎬📺📺📽📽📸📸
subxanale hadhacdo dawladani mana soo noqoto mid xaqana ilahayban waydisany dawlad uun layskama yidhahdee
❤nabad❤baynu illaah❤kabarany❤
Subxaanallaah kibir Allaah ayuu u sug naaday kibirka Allah ayaa iska leh Anoo reer gebala waa gaalnimo ‼️❌🛑
Waa khalkhal abuur iyo daandaansi u jeedo leh, 😮.
Qof kastaa wuu labbistaa kulmyi maaha😊kulmyi 😂😂
Hubi warka ka hor intaadan u hanjabin😂😂😂😂😂😂😂😂
Waa in la soo qabtaa dibjirada oo leel loogasoowada jeestaa sawiradooda waa la helayaa
MUUSE SHAQADIISII HOGAAMIYE KOOXEEDNIMO AYUU BILAABAY
Intaa ka dib, dad badan baa naxay
Wadani 😂😂😂Kadib filim ayay sameeyeen😂😂😂😂wadani 😂😂😂
Waacadahye isdaji
Waxba umaad hadlin xoolo ma waxaad ka soo hor jeedaa horseed waa nuu codaynaynaaye dhinta
Alle nabad ha dhex dhigo Duriyada dhamaantood ciyaalka yaryar ee dhibka wada ha laska qabto ee wadanka Abnigiisa khalkhal galinaaya meel uga soo wada jeesta
Afqadhmuun
Kulmiye marba qol ha isku dire 🎉
Sheeko wadani iska jira
Xaaweyne iimaalaawe waa
Lagugu fahme
Somaliga welii miskaxdiisu kori meyso il bixina meyso iyo xalkoodu soduu yahay waxay ku mashquuleen cudur xun oo lafta ka jebiyey oo ay ka hida sitaan kuwo ay ku sheegtaan kii dhalay iyo qabiilkooda ay yihiin waa xanuunka uu somaligu hore ugu mari waayey waana la ogaadey in somali laga maro xaga qabilada iyo reerah waa 64 sano markey sheegteen in ay xoriyad heleen caqli iyo miskax ma jirto oo aan ahayn hadaanu reer hebel nahay halkaasi ayuu somaligii marayaa maant xalka aduunkuna meelo khatara ayuu maraya
ehel wada dhashay oo wll ah ayaa tihiine si sharaf le uxalista hawlihiina
Odayaashaasi wadani baa lacagsiiyay oo yidhi iskahala adeer wanu idin fahanay ee ilaahay iyo umadaba kaxi shooda shar wada yaalyahaw
Xisbiga wadan dil wuxuu soo wado haloo diyaar garoobo
Afkana imikaba rag badan hala sii laabo
Aniga ragbadan waa ogahy inay doonayaa inay rabshado bilaban
Balse ha ogada inaanu anaguna ka bilaabi doono
Kuwaa guryahooda
Macadayn karta hadalka
Dadkan wada dayoobay een ujeedo iyo ka jeedo toona lahayn xagee laga soo ururiyey.
WAANU idin fahanay Adeero
Alla maxan lays aqoon wadhlo arab aya qori logu hanjabaya duni akhiro sabandhe
😂😂😂 waa runtaa.waa laisyagan
Arab madadadbu kawayn yahay
Waa war cad oo ka falcelinaysa wuxuu ka
Dhacay habeen hore
Degmooyinka axmed dhgax
Iyo 31 may waana khalkhal
Loola jeedo doorashada
Umaddana lays leeyahay
Rabitaankooda ka leexiya
Ama isku dhac abuura
Waana wax aan la qaadan karin
حسبى الله ونعم الوكيل فيكم عواجيز اخر زمان اللهم لا ترفع لهم راية ولا تحقق لهم غاية واجعلهم لمن خلفهم عبرة وآية #
Odayaashi wadanka ayaa tihiin arinka iska hubsada uma eeka shaqo xukuumadeede
Yaayidhi isku dhaca yaab isdajiya waa dad aanlahubin waxasi bilayba ahayd xusbiyada kale oo carqaladaynaya kulmiye
NINKAN TUUSH KA ORDAYAA WAA MAXAY
Araboow iska hubso iska hubso.
Kulmiye dhib badanaa waa ceeb hub dhalin yaro qadanayso .
Yaab!
Carqalad shacabaw aynu iska ilaalino .
Nabadu waa macaan .
Waa ruun wale guul iyo Gobnimo
Subxaanalaah Somaliland way israacday muuse wuu tagayaa si uu ku tagaba haloo diyaar garoobo Insha Allah
TALIYHA WAA NIN CIIDAN ARMIHA CIIDANKA CIIDAMKA U DAYAA BILAA LAGU HAYSTA MAXAAD GURMAD U FIRI WAYDEY
Waar nin wayn baad tehee maxaad imika cadayn haysaa lkn waanu ku fahan sanahay in lagaa danbeeyo wadani ayaa ka xun guusha horseed adna waa lagaa dhex hadlayaa
Kulmiye aqlabiyad ayuu haysta ma jirto sabab uu doorashada ugu kharibo
Araboow cidda idin soo weerartay iska hubsada oo baadhid sameeya oo wax hubsada wax hubsada.
Wadani ogagaan ayaguuba lajiraaye maxuu u weerayaa tankale wadani in doorasho dhacdo buu intaa u dagaslamayey muxuu qaska kaheleyaa taas cidyeeleysa maleh lagumana baran
Muuse inankiisa iyo ina kaahin iyo ina sulub waxay kashaqeeyaan isku dhufashada beelaha mar burco mar calisaahid mar ceelafweyn si ay kursiga kusii fadhiyan
Xisbiga wadani marku ka yabay ususbaxaxi Xisbiga kulmiye iyo ururka horsed ayuu IS yidhi dadka usikudira dibjiriinta wadani
Darkaas lama ibinkaro waa sax cidii walba ee arinkaa samaysay waa la canbarnaynaa halo ciddi gaysatay
Odayaal aan wax hubsan raga idiin fikiray hala furo adeerayaal indhihiina fura wadani ayaa soo dhigay baaskan bal maxaa loolasoodoontay xaafada maanta
Maad qabqabataan oo dawladda dhex u dhiibtaan ...armay arab lasoo dirsaday ahaayeen armay reer wadani ahayeen.wax hubsada.
Wadani baa soo diray,iyagaans qaylinaya 😂😂😂😂
Adeerayal xishooda balaayo looma sacab tume cidna kumay hanjabin cidna kumay jeedin mesha arab iyo cidkale toona ismay hayne isla yaaba oo waxad ka hadlaysaan ufiirsada
Ujedku waa in dadka lasii bahdilaa si isha canka u ladladiyan oya Dee hawgal ayaa loga jedey argagixiso ayaa laga badhayey ader iska hale
Waxa larabaa in la oskudhufto xusbiga arab iyo kulmiye tolow wadkale majoraan
Caynka weeye
Dhalin yarta hubka sidatay ee calanka kulmiye sidatay waxay ahaayen reer wadani oo kusoo dhuuntay calabka kulmiye waxana logu tala galay nabada iyo dorashada si loo carqaladeeyo marks kulmiye waxba ma oga yaan lagu danbaabin ee waa reer wadani ceeeb wayna
Geesi geesi dhalay
ARAB loogana baran inuu dagaal ku hanjabo .waxay ku caan baxeen nabad ilaalinta qaranka Somaliland
Waar. Isaqoow. Is. Ilaashaada. Waayo. Caadoow. Badan. Baada. Leeyahiin. Nabadiina. Ilaashada. Oo. Is. Jeceelaada. Joojiiya. Coolaada. Walaalo. Is. Jeceel. Nooqaada. Isha. Allh
Waxaas oo dhan waxaa ka danbeeya wadani oo raba inuu falka qas geliyo anagu waanu kaa horayn aa huwantu waxay rabaa dariiqada ay isaaq isugu dhifo ilayn waa fataaliin meelkale laga hagayo waxa ha hubsdo walee huwan calan cas ayaa waaxaa soo abaabushsy tab hayoow lagaa tab hayee huwan qas wadayaal
Ilahay kabaqda bentu waxaraane odaya tihine subxanalaa subxanalaa subxanalaa
idiinko iiska aamusa ba fiicnaan lahayd
Adeer waxad u egtahay ninkaxun horsed oowaxlasoosiiyey khabriga dib uxasuuso lacagwadani ksiisay qimomalahe
WALLEE NINKA BELEDA DONDOONAYOW KAMA MACASHAYSID WAXA LAYIDHI DABMUNAFAQ SIDAY MUMINBAA KUGUBTA MUNAFAQU WAA EHELUNAAR
Waxaan jeclaa intaas oo horseeed caawa u ololaysa iyo cabdilaahi darawal
Nin waliba xaafadiisuu xidhanayaa kol hadiiba la diiday in uu xukunku meerto yahay ⛔⛔⛔⛔✅✅✅✅📢📢📢📢📢📢📢
Cadowga Somaliland Miyaad tahay?
Doorasho weey dhaceeysaa, cida soo baxdana waa la taageereyaa.
Nabada Somaliland waa in lawada xejiyo.
Odeyaashana umada isku direyaa, halaga qabto umadan walaalaha.
@@halimamumin3643Alle khayrka ha ina wafajiyo wallo.
Inaad ku reeraha isku dhufanaya tahay baa cad.
ARINTAN WAX BAA KA QALDAN IN LA HUBSADO CIDEY AHAAYEEN CALANKA WAA LA ISKA SOO QAADAN KARAA
Sida Arab iyo ciida gaale ma u jabay ban maqli jiray
Nacaas
@fatumaahmed4718 Hee fadimo wali mad maqal miya
Sidi Arab iyo ciida galaan u jabay
Macaac bacaaac lax baa ciyaysa mise waa ri
Makuwana Araba. Kala araga xunle
WAAR. YAA ARAB MAAHA REER. LOO. HANJABO. ANAGU. MA NIHIN ARAB LAAKIIN. JOOJI AFSOOMAALI XUMAD. XAAL DEG DEGA KA BIXIYA. HADALKAA. NACASKU YIDHI CIIDAGALOW. KAANA KA SAARA BUUGA. ODAYNIMADA. WAA NACAS ILAA NACASE. WAANA FULEY. WAANA RAGII. ARIKA. KA DANBEEYEY. MARKUU OGAADAY. INUU. WADANI. HADHAAYO C/DAREEWALNA SOO BAXAAYO ( SAAXIL)
Ar wxasi wa yany horsedouse isacin
Ciidagalooy hadaad na eryataan poqpoqol 100 dollar oo aanu siino habarjelo arab samaroon oromo kuwaasaa idin eryandoona
Haye kkkkk
Arab oo munaafaqadii muuse fahmey