XIDIGAHA GEESKA | XUBNA BAARLAMAAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 436

  • @LibanJirdeProduction
    @LibanJirdeProduction 2 роки тому +81

    Inta dareensan heestan inay wakhtigeeda timid farta taaga

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 2 роки тому +30

    Dalku wa Dalkii wana dowLadii
    Waana Duriyadii somaLiland
    Dad Hankoodu Yahy dunida
    Jamuriyada barakaysan
    idin salamaY DadkaYgiYow❤✋

  • @MohmetAmad
    @MohmetAmad 2 роки тому +58

    Mursal muuse wadani dhaba rijaal 👐🙏💛

  • @draxmedofficial3380
    @draxmedofficial3380 2 роки тому +56

    Xidigihii soo laabay viva somaliland 🇭🇺👍👍

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 2 роки тому +44

    Xurmo iga dardaarana
    Aan idiin xanbaarshe
    Mid xukuumada sheegtiyo
    Mid xaglaha ku dhaga,oo
    isku xiiqa ma mahee 🤝
    Xaab xaabka hadhiyo
    Xeedhada ha madhinina 🤷🏻🎭
    Xususnada eebaheen☝🤲

  • @caydaruusmaxamed4090
    @caydaruusmaxamed4090 2 роки тому +19

    Xidigaha Gees ka wllhi waa muwaadiniin SomalilanA Xoog iyo xeeLad bA way ku darsadeen waabA mujaahidiin🥰🥰🥰🥰❤️❤️😍😍😍🦁🦁🦁🦁🦁💚💚💚🤍🖤🤍❤️❤️❤️

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 2 роки тому +32

    Maye dadkii layga beeray somaliland socotay iyo xidigihi Dalka💚💬❤👏

  • @xamaadaproductionstudio5883
    @xamaadaproductionstudio5883 2 роки тому +49

    Masha alah all my brother s and my sisters wan idin jeclhy 💯♥️waqal dhuuxa iyo dhiiga king of somaaliya UA-cam studio hore uso 💯🦾🙏

    • @qalidmohamed317
      @qalidmohamed317 2 роки тому +2

      Somaliya iyo Waxan Aad Ka hadlaysaa Waa Maxay Adeer Somaliland Dheh🟢◻🔴💪💪💪💪

    • @xamaadacabdicasiis3169
      @xamaadacabdicasiis3169 2 роки тому +3

      Ilhey haku cafiyo 🦾🇸🇴🦾

    • @fataaxfataax3206
      @fataaxfataax3206 2 роки тому +1

      @@qalidmohamed317 runta usheeg 🙄

    • @thedjsack4960
      @thedjsack4960 2 роки тому +2

      DAJIYAHA , WX USHEEGA , QIIRDA ,FARXADA ,IYO JAWCAYLKA QALPIYADA FARAHA MAMULA QALPIYADA DADKA🤴

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 2 роки тому

      @@xamaadacabdicasiis3169 Alle haku cafiyo adiga nin aaan u dhalan qobadada isku dhajinaya
      Yaaahu 🙄
      Waqalka💚🤍❤

  • @deeqasicid6337
    @deeqasicid6337 2 роки тому +27

    Somalilnd guul xidigah geeska guul🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬💚💚💚❤️❤️❤️❤️❤️🗯️🗯️🗯️🗯️👏👏🤲🤲❤️❤️❤️

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 роки тому +23

    Masha allh xidigihii wali wey noolyiin waayadan sidii la idiinka bartay may ahayn hala soo kiciyo heestana wakhtigeedii ayey timi💯🥰 abwaan dacar ayaa erayada iiga muuqda m.a

  • @nimcaanmohamed4198
    @nimcaanmohamed4198 2 роки тому +32

    Xidigaha geeska abwaanka heesta sameyay iyo waliba @waqal waanu idinku hanbaliyaynaynaa waxd samaysen qaadeen soo saarteen HEES WAKHTIGEEDII TAAGAN VIVA WLLALNIMO IYO SOMALILANDNIMO💚💬❤

    • @daadproduction6574
      @daadproduction6574 2 роки тому

      Waliba ninka heesta sameeyay waa oday abwaan maxamed aadan dacar markaa waabari iyo xidigaha geeska oo ku midaysan maxaaad u malayn

  • @nimcohodanmohamed247
    @nimcohodanmohamed247 2 роки тому +8

    Xaabka xaabka hadhay iyo xeedhada ha madhinina
    Samaroon/isaaaq 💚🤍❤️ iskuduupnaada dadkygiii dalkygii

  • @alfanaancaynaancaato514
    @alfanaancaynaancaato514 2 роки тому +15

    Lipaaxyadii fanka ii noolaada wllkey bakaal cirro wllkey mursal muuse wlshey yurub geenyo dumashidey asma love talo iyo tusaale waa laydinka hayaa🙏🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️♥️❤❤❤❤💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @hodanismail3992
    @hodanismail3992 2 роки тому +10

    Qaybta uu mursal muuse qaadayo wlahi amazing weeyi🌺😍🥀

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 2 роки тому +23

    Hoyga fanka hees hal habeen lagu so saaro aya laga hela xikmad😁

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 2 роки тому +5

    Mursal muse qaybtiisu another level thanks bro we love you Mursal muse

  • @hudaegal968
    @hudaegal968 2 роки тому +15

    Heestan wxaby kuso beeganty ooy ka hadlaysaapa dhacdadii shlayto golha ka jirtay🥲 markasta guul✊

  • @abdirahmanrashid4526
    @abdirahmanrashid4526 2 роки тому +61

    This song comes out on time because the parliament are arguing on miner issues thanks to the xidigaha geeska they reminded us how important to keep peace and stability and to remember our past history ❤️❤️❤️😍 Somaliland guul

  • @stilldontknowmyname2295
    @stilldontknowmyname2295 2 роки тому +8

    Shacab isku duuban oo sida wax loo xalliyo alleh baray ❤ baarlamanka Inagaa xilka udhiubany imikana haday xurgufta joojin wayaan waalaga tashanayaa ' allh inoogu waddo isfahanka

    • @suldnka4724
      @suldnka4724 2 роки тому

      Masha allah waa intaynu ku caan nahay

    • @suldnka4724
      @suldnka4724 2 роки тому

      Masha allah waa intaynu ku caan nahay

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 2 роки тому +12

    Wow hees macno weyn ku fadhidaa another level xidigaha geeska🥰
    Waqal studio legend 😇

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 2 роки тому +10

    M,a somaliland dadkeda iyo fanaanintoduba way kasiman yihiin nabada we love you our beautiful people ❤♥💕 somaliland 4life

  • @abdulrahmanmohamad4076
    @abdulrahmanmohamad4076 2 роки тому +21

    viva SOMALILAND EESH CALAA HEEES DAREEEN IYO WADANIMO LEH

  • @mukhtarcaashaq5663
    @mukhtarcaashaq5663 2 роки тому +20

    another level xidigaha geeska back what amazing song

  • @istaahil1384
    @istaahil1384 2 роки тому +16

    Siraadka hargeysan arkaya allow barakee xidigiha wadanka shida❤❤❤❤❤

  • @farduusmahamed2438
    @farduusmahamed2438 2 роки тому +8

    Mansh allah illahay haydin barakeeyo guuuuuuuuulu iyo gobanimo kuu nolaad

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 2 роки тому +27

    Another day legend ❤keep going ❤ waqal wstudio ❤🙏

  • @ayuubkhalif4286
    @ayuubkhalif4286 2 роки тому +4

    Yurub mohamed abdi walhi halkeeday dhigtay alle codka haku barakeeyl 😍😍😍

  • @suldaanupthiali1325
    @suldaanupthiali1325 2 роки тому +15

    Dadkii Fanka hargaiza heerka gadhsiiyay ayaa soo LaabTay😍

  • @amaanicade402
    @amaanicade402 2 роки тому +15

    Somaliland guul 🥰🥰 from muqdisho

    • @blistermanic4245
      @blistermanic4245 2 роки тому

      Thank you very much walal🥰🥰🥰🥰👏👏👏👏🥰🥰

  • @saarasaid2147
    @saarasaid2147 2 роки тому +32

    Masha allah ilaahow somaliland dhibaatada ka dhawr ya rabi 💚💚🗨🗨❤❤

  • @ahmedkayseofficial5756
    @ahmedkayseofficial5756 2 роки тому +3

    Xidigaha geeska iyo waqalka fanka shida 🥰😇🥰
    Maxamed aadan dacar 💯💯
    Maxaned cirro 💯💯
    Ayub haaruun 💯💯

  • @zucadfarah7716
    @zucadfarah7716 2 роки тому +1

    Xoog xoog lama rabo boqorada codka yurub geenyo inta mursal inay qalbi xanuun macal amazing inay tahay inta aragta farta so taaga💓❤🧡💛💛

  • @naciimomahamed1666
    @naciimomahamed1666 2 роки тому +11

    Masha Allah guuul iyo gabanimo 💚💭💭❤️😘👍😍😍😇😇💯💯💯🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🙏🙏

  • @abdilahiibrahim8109
    @abdilahiibrahim8109 2 роки тому +3

    Thnks xidigaha geeska arinti shly barkamanka ka dhacday runtii wan xumanay nabadgalyada dalka in lagu ciyaro cidna ka yelimayno

  • @cabdixakiifarxaan8080
    @cabdixakiifarxaan8080 2 роки тому +6

    Made in haragaysa hoyga fanka
    1 habeen ayaa lagu soo saaraa hees

  • @suleekhawacays7736
    @suleekhawacays7736 2 роки тому +9

    Mansha allah guulu somalilaand barlabano waxanu idiku doorana sidoda nogufuliya ❤💚🤍💯

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 2 роки тому +4

    Waaw ma xalay ayuu mirqaanku sameeyey xurguftii yarayd ee shalay waa hees cajiib ah oo waano ah xidiguhu wali waa top walaahi cirro asma mursal iyo yurub abwaankii sameeyeyna ma arko asal weeyi

    • @ayanahqannih2571
      @ayanahqannih2571 2 роки тому

      Wll Wàa abwaanadi hore soodaawo riwaayadihiisa ciyaalkan imika maahee

  • @ahmedmahamuud5464
    @ahmedmahamuud5464 2 роки тому +12

    Woow x.geeska are back 😍 waa top song 🎵

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 2 роки тому +2

    Xidigaa geeska dad tarikhdu xustay iyo hees. Macno waayn ku fadhida allo SOMALILAND barakee. ❤🤍💚

  • @Supersalaxcarab143
    @Supersalaxcarab143 2 роки тому +12

    Like ta ha ila dhaafina asxbta aniga ugu horeya

  • @mohamedfaysal5663
    @mohamedfaysal5663 2 роки тому +7

    Anna waxaan xasuusta
    Ku doorshada xalashaa
    Lixdankii xornimadii
    Laab xaadhnidaydiyo
    Halkaan reer iskaga xidhay
    Marka xiga xergeeyo
    Ragii xumaha diide
    Xabada Isku dhigay iyo
    Xoonteeni wadarnimo
    Xogta Inay wadaagtan
    Xilka kuugu dhiibe
    Hana kala xabaadhina
    Walle Abwaan dacar qaranimada
    ku wayn❤️❤️

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 роки тому +5

    Calayk Calayk!!
    Abwaankii Waynaa Maxamed Aadan Dacar Iyo Hees Hees Dhaaftay Cajiib!!.

    • @daadproduction6574
      @daadproduction6574 2 роки тому

      Ciyaalkii dambe garan maayaane u sheeg xidigaha uun bay la dhacsanyihiine

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 роки тому

      @@daadproduction6574Waan arkaa inay xidigaha la dhacsan yihiin 😄 😄 🤣 macalinkii qaraamka ❤

  • @xawacali1653
    @xawacali1653 2 роки тому +6

    Ilaahayow Madaxda noo hagaaji aamiim🤲Guul Qaranka somaliland Always💯❤

  • @cabdilaahimuumin7875
    @cabdilaahimuumin7875 2 роки тому +5

    Xiddigaha ma haysan karno cimaamaddooda hal hbeeenku soo saareen hees wax kale like

  • @suhaybali6325
    @suhaybali6325 2 роки тому +1

    🥰🥰🥰🥰sawtu rahma yurub mohomed apdi geenyo boqorada qaniga🥰🥰

  • @khadarbadri3457
    @khadarbadri3457 2 роки тому +1

    Maansha alaaah walaahi way dhaaftay Xaafad xaafad Xidgaha waan idin wata Gar iyo gardaraba

  • @ayaanismail7608
    @ayaanismail7608 2 роки тому +5

    Boqorka codka mursal muse👍👍👍👍

  • @farhancaqil1587
    @farhancaqil1587 2 роки тому +1

    Mashaa allah dardaran abwaan ki wayna maxamed adan dacar inuu nin wayni isku kala bixiyay waad garanaysaaaa

  • @hamdiabdi6808
    @hamdiabdi6808 2 роки тому +7

    Fani Somaliland hesba lagu wadahadla 😂❤️❤️👏

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 роки тому +4

    Waanu idiin xiisnay beryahan XIDIGAHA SOMALILAND GUULIYO GOBANIMO🧣🎹🎸❤❤❤ hdaad jcshy #SOMALILAND_LIKE_IISAAR❤❤👈

  • @caydaruusmaxamed4090
    @caydaruusmaxamed4090 2 роки тому +5

    Heestan Wakhtigeedii Ayaa keenteen thank you so much wllhayoW💚💚💚🤍🖤🤍❤️❤️❤️

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 2 роки тому +6

    Hoyga Fanka Soomaaliyeed Marnaba noo hoos fadlan🙏❤dardaarankan inad tix galisaan ayan idinka rajaynaya

  • @khadarxasan9899
    @khadarxasan9899 2 роки тому +4

    Masha Allah wa hes wadaniya erayada abwanki wayna abwan dacar

  • @dhuuxcabdikaafi7669
    @dhuuxcabdikaafi7669 2 роки тому +1

    Hora usoco jamuriyada from puntland

  • @mohamedfaysal5663
    @mohamedfaysal5663 2 роки тому +2

    Midhihii Abwaankii wayna M.A.Dacar
    Walle midho kasoo gaaxday maskaxdaasi Qiimay leeyihiin
    Salaama Abwaaan🥰

  • @said1498ify
    @said1498ify 2 роки тому

    Another level Midhihii abwaankii waynaa maxamed aadan dacar iyo codkii tolmoonaa xidigaha geeska ma arag fanaaniin lamida.

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 2 роки тому +17

    somaliland allow dhibka ka hay💋💋🤲🤲

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 2 роки тому +2

    Mashalllah guulysta my xidigahaygi geeska guul aan dhamaan allayleh dhago hayeeshaan maan lawayaasha kibirku kabatay xisibi iyo qol qolda lawada ordaaya

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 2 роки тому +5

    Xidigaha geeska hormuudki fanka🥰

  • @loukaamedibro1932
    @loukaamedibro1932 2 роки тому +21

    Mansha allah somaliland guulo😘😘😘😘❤❤❤❤🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💯💯💯💯💯💯

  • @sagalesse3625
    @sagalesse3625 2 роки тому +2

    Macha allH halYeeYadi xidigaha geeska wxa ka hadasheen dhacdaadi shalY tagneYd wanaaY kuso beegmataY heestUna🥰

  • @fatuuhussein3617
    @fatuuhussein3617 2 роки тому +2

    Habalyo xidigaha geeska thankz
    Dhalinta somalilnd waa wada aqonyahan raba inay lajan qadan calamka idinku siyey codkoda isbedel 💚🤍❤ka gudbida qabil u gudbida qaran

  • @salmamohmud7433
    @salmamohmud7433 2 роки тому +2

    Mashllah asma love gurigrdu qurx bdna wa gurigrda cusub

  • @abdifitahismailali4042
    @abdifitahismailali4042 2 роки тому +5

    Xidigaha geeska mohamed bakaal cirro io sowtu raxma asma mursal wow

  • @suldnka4724
    @suldnka4724 2 роки тому +2

    Meel aan dadkeedu u diyaar yihiin masha allah weeye dad isku duuban

  • @hargaysavipdecor289
    @hargaysavipdecor289 2 роки тому +4

    Markad fanka leedahay hal habeenbad murtida ugu qiimaha badan ku curinaysaa

  • @omarN
    @omarN 2 роки тому +1

    Masha allah xidigihii soo noolaaday, dalka u hiiliya

  • @farduuscawil9238
    @farduuscawil9238 2 роки тому +5

    Masha Allah somalilnad guuuuul 💚💭❤💪

  • @user-rx7qq7le9c
    @user-rx7qq7le9c 2 роки тому +1

    Marka hore xabaashiyo xaqa lagugu leeyahay xasuustaada iidhiib waxaan hees lama dhihi karee bal magac raadiyaa another level waqal ❤🤍💚

  • @nastaquen481
    @nastaquen481 2 роки тому +3

    Marka xiga xergeeyo xaab caabka hadhay iyo xeedhada ha madhinina
    Viva xidigaha geeska wax tagan baad ka hadasheen.
    Alle ha dhowro oo dhantaal haka ilaasho somaliland.

  • @zaynabmahamed5532
    @zaynabmahamed5532 2 роки тому +10

    Another. Level. ✨🥺🥰

  • @khadarmaxmuud8152
    @khadarmaxmuud8152 2 роки тому +1

    Mashaa allaah xigdigaha geeska afkiina caano lagu qabey💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍♥️♥️♥️♥️

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 2 роки тому +9

    Mursal Muuse is legend

  • @getto10
    @getto10 2 роки тому +2

    Woow xidigaha waa loo xiisay heesahoodii wadaniga ahaa

  • @nuuramuhamed7982
    @nuuramuhamed7982 2 роки тому +1

    Mzha allah xidigaha geeska iyo waqal iyo Somaliland allow dhamaantiin idindhowr🇮🇹🤝💋

  • @farduus5576
    @farduus5576 2 роки тому +6

    Mnsha Allah hees wakhtigeed timiid

  • @inacumar170
    @inacumar170 2 роки тому +8

    Somalilandernimo 💚❤💪💋

  • @saynabfaysal3161
    @saynabfaysal3161 2 роки тому +2

    Maashaalh waa wacyi galin
    Xibsibaan ka imi lama rabo aderyaal

  • @SacdiyoAhmed007
    @SacdiyoAhmed007 2 роки тому +7

    Xeedhada hamarini another level 💯🙏❤

  • @hanimaxamed3886
    @hanimaxamed3886 2 роки тому +7

    Waaaw guuun 💚🗯❤🤲 💪

    • @hanimaxamed3886
      @hanimaxamed3886 2 роки тому +1

      Waxan kawaday guuul 😰 waa dhigeyga waaan jacayl 💚🗯❤🤲👊💪 inoolaada💋🌏🔐

  • @najmaabdi5280
    @najmaabdi5280 2 роки тому +1

    Wadankaagii mash allh wiilshyda iyo hablhyaga wllo macn madxa ayaad iisarthiin wllo macn

  • @awoahmed5922
    @awoahmed5922 2 роки тому +6

    Inta mursal muuse intiisa wadata

  • @hibadomer172
    @hibadomer172 2 роки тому +2

    Manshaallah hambalyo xidiga geeska sidaa ugu kalasaartaa qofka xadgudbsameya masoyinka wad kumahadsantihiin idinka iyo abwaankumaba guuul somaliland waa dad is qabta Manshaallah

  • @muusekayse399
    @muusekayse399 2 роки тому +2

    mnsha Allah xidigaha geeska another level 🙏

  • @zuriya2144
    @zuriya2144 2 роки тому +3

    Yurub Geenyo
    Mursal Muuse
    Ciro
    Asma love

  • @muniirahmed1977
    @muniirahmed1977 2 роки тому +7

    Xidigaha fanka💗💗

  • @shakiibxuseen8727
    @shakiibxuseen8727 2 роки тому +1

    Xidiguhii wey soo noqdeen
    Wacyigalin balaadhan

  • @shamsudiinmaxamed4849
    @shamsudiinmaxamed4849 2 роки тому +3

    Dadkii fanka lahaa Xidigaha geeska❤💯

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 2 роки тому

    Guul Somalind hoyga fanka Hargeisa from Wajir , dad hormaray yihin.

  • @ahmedm9414
    @ahmedm9414 2 роки тому +13

    Legends qaliya respect ✊

  • @fadumomaxamud5923
    @fadumomaxamud5923 2 роки тому +15

    Mansha allaah guul somaliland

  • @ayaanabokor8879
    @ayaanabokor8879 2 роки тому +6

    Hees xiligeedi taagan 👍❤

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 2 роки тому +1

    Woow allh ha inoo barkeyo wadankeenaa😍😍😍😍😍❤❤

  • @cabdixakinfarah4288
    @cabdixakinfarah4288 2 роки тому +1

    Xidigaha come back
    Yurub Maxamed Cabdi Geenyo zawtu raxma

  • @siciidcismaan7994
    @siciidcismaan7994 2 роки тому +5

    Xidigaha geeska is back somaalind guul

  • @fadumoqasin5266
    @fadumoqasin5266 2 роки тому +2

    Masha allaah xidiguhu waa waxanu dheeray dadka somaliland

  • @istaahilabdirahman3933
    @istaahilabdirahman3933 2 роки тому +1

    Markad fanka leedahy hal habeen ayd heesku samaysanysaa viv abwandyda 😅😙🥰❤🤍💚

  • @abdinaasirboodhari8865
    @abdinaasirboodhari8865 2 роки тому +7

    Xidigaha geeska is back 😍 soomaliland GuuL 🎁

  • @ahmedjestoh635
    @ahmedjestoh635 2 роки тому +5

    Furinle musical 🎼 🎶 👌 😍 ❤

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 роки тому +3

    Maxamed Aadan Dacar Wuxu Ka Hadlay Xaalada Hadda Jirta. Salaamullah