Xusuus Reeb Taariikh Nololeedkii Marxuum Cawke
Вставка
- Опубліковано 30 лис 2024
- KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/
Allaha unaxariisto wariye mucjisa ah ayuu uhaa oo wax lala meel dhigaahi jirin😢😢😢
Allah ha unaxaristo janatul fardouss allah haku deeqo
Wan salmayaa wareyasha halkan usuguyimid rugcdaaydii simliyred waxan kle utacsiyenayaa wriye axmd sand cake alha unxresto jnatul frdowso alha ka waraabiyo amiin yaarabi
Alle ha unaxariisto axmed xasan cawke alle khabriga ha uwaasiciyo
ilhow kuu naxariso oo janada fardawsa ilahay haa ku giyow anion yaarabal calamin cadi aragta qaralkayga Fagan say amiin
Naxariistii janno
Allah ha siiyo
Waxaan aad u
Dhegaysan jirey
1976 dii
Radio Mogadishu
Ahmed Xasan cawke allaH haw naxarizto suxufi , Hal abuur majajilste allaH yarxam
Alle janatul fardowsa hakawaabiyo ahmed xasan cawke🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Alle qabriga ha unuuro oo alle ha u naxariisto wariye Axmed xasan Cali cawke
Allah ya raxma raxiim axmed xassan cawke.
Ilaahay ha u naxariisto yoonis cali nur iyo cowke labadaba
Yoonis ali nuur iyo ahmed hasan cawke allah haidiin nxariiztoH adeeraYaal
Alle haunaxariisTo aabe cowke
Allaah hawnaxariisto allaah qabriga haw waasiciyo aamiin yaa rabi
Axmed Xasan (Cawke)
Allaha u naxariisro
Allaha u naxariisto anigu waxaan isku baranay idaacaddii raadiyo muqdisho sannadkiii 1982 oo aan markaa anigoo Yar ley geeyay inaan ku Barto farsamada ito xiriirinta ka dibna Isla waqtigaas ayaan ISU raacnay magaalada kismaayo oo ay ka bilaabanayeen ciyaarihii gobolada oo sannad walba mar la qaban jiray oo ay halkaas kasoo tebin jireen wariyaasha raadiyo muqdisho oo markaas isagu kismaayo ku qornaa waxaan kaxeysanay mid ka mid ah baabuurtii gaashaaneyd ee land Rover ka ahayd ee sameecadaha dusha ku lahayd oo dushooda Laga Soo werin jiray warka gobolada,
Alle ha u naxariiato marxun cowka
Ilaahay ha u naxariisto, Cawke.
Alle hawnaxariisto Ahmed xasan cawke iyo yoonis cali nuur jano fardawsa hakawaraabiyo dhamaan qoyskii iyo qaraabadii iyo Jamhuriyada Somaliland samir iyo iiman saadiqa hakasiiyo Aaamiin Aaamiin Aaaamiiin
Ilaahay Raxmaddiisa Haka Waraabiyo
Rabbi ha u raxmado nin halyeey buu ahaa Ahmed Hassan cawke dadka in aad ilaasho loo baahnaa buu ahaa
Allaha U Naxariisto 😢😢😢
Allow unaxriiso aamiin
ALLE HA U NAXARIISTO.
Xataa ninkaan sciid Cali muse la yiraahdo waxaan wada joognay sacuudi carabiya wuxuu naga tegay 1990 waqtigaas waxaa lloogu yeeri jiray naaneey caan uu ku ahaa oo ahay siciid naaquude
Alle ha u naxariisto
Allaha u naxariisto cowke
Hareeri: Saxaafada in isi sax ah loo isticmaalo ee aan balaayo lagu hurin
Allah unaxaristo cawkee
Alle. Hawnaxariisto. Amiin. Yaaa. RaBi
Naxariistii jano alla hakaa waraabiyo
Ilaaheey hauna xariisto
odayga barnaamijka daadihinaa ma ahan nin fiican melo badan ayan ku arkay waa nin aad u weyn hadana aan ku hadlin hadal qof weyn (qabiil)
Allow Unaxariso Cowke & Yonis
allaah ha unaxriisto cawge
alle ha unaxariisto
ASC. Yoonis Cali Nuur, Ahmed Siciid Cige iyo Siciid Cali Muuse ayaan salaamayaa. Cawke Alle ha u naxariisto.
Alle naxariistii jano haka waraabiyo cawke iyo yoonis Cali nuurba labadaba iyo intii kale ee islaamaba anagana hanooga dabanaxariisto
الله يرحم الله يرحم
wiilka soomaliland
0
Ilahey ha u Nazariisto
رحمه الله
Axmed didnt limit his somalines to somaliland, he was about greater somalia.
Alle how unaxariiisto
alha ah u naxriisto amiin
Rag culus, cidi kamadanbeen
Alla yaaraxma
الله يرحمه
allaah haw naxa riisto
Was geht
Walee kala fog axmed siciid cige iyo cowke midna wakaa qabiil raacay midna Somali oo idil baa u oyesa alaahu rahma cawke
Alle ha unaxariisto axmed xasan cawke alle khabriga ha uwaasiciyo