waa ragii la soo baxay c/laahi asker iyagoo toban nin ah oo uu wadato mujaahid ibraahin koodbuur darawalka gaadhigu wuxuu ahaa siciid birjeex ala ha u naxariisto
ANAGU QABIILKIISA MA RABO INAAD OGAADO WAAYO WAXAA I DEEQA ION KU HANBALYAYNAYAA INTUU IGA DHICIYAY CADAWGA OO MAANTANA AAN QARAN KA AHAY .SLAND GUUUL &GOBONIMO INAGAY INOO SUGNAATAY WAANA MAHAD ALLAAAH 💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@moh osman zhp waxuu ahaa nin Habar yoonis ah gaar ahaan reer ceerigaabo So kle hadaan kugu dhigo waxay isku jilib ahaayeen Muj axmed mire maxamed nuux
adam kayse hurdaad ka soo toostay dunida wixii ka dhacay waxba kama ogid gumaysi talyaani ka xun lama arag awawgaana wuu adoonsaday edebdaradana isagaa kubaray soomaali daad sheegayso meeday xagay joogtaa
Ina Azkar oo hada loo yaqaano khasaaro waxa la baxay Ibraahim koodbuur taariikhdu iyadaa is Qorta wn Haynaa taariikhda ipraahim koodbuur operation kaana I Zaga ayaa fuliyay iyo ragii kale ee ninka ragaa libintiiza waa loo qiraa
mike waar haal qof hawasha ma a qabaan snm iyo shacbiga dhan baa askar la baxey lakiiin 11 nin baa xabada u badheedhey iyagaa leh guusha a 100% inta dhimantey allaya a raxmaa inta a nool cafimaad iyo cimri dherer barrwaaqo inssha allaha
adem kayse illahey ku naqas amiin why waad is naqasaysaa naiga a hadaan isaq nahey gaalkii afweyne nooga darna a axmaaradaa waa al ogeyey inuu dadk a layn jirey kin=bir xoolhaooda dhaci jirey oo casimaad labaad somali baabiyeey dagaalkii snm ka ka hor
A hero is someone who understands the responsibility that comes with his freedom.
Allah bless the founding fathers.
Amiin
mujaahid abdisalaan tuurki noolow adeero waa mahdi qooradag oo kulee cafiimad iyo ciimri dheer heel
Mujaahid Ibrahin koodbuur Alleh ha u naxariizto Iyo intii Snm ee dhimatayba
Mujd Abdillahi Salaam Turkish one of the many freedom fighters of our beloved republic. Thank for service sir❤
waa ragii la soo baxay c/laahi asker iyagoo toban nin ah oo uu wadato mujaahid ibraahin koodbuur darawalka gaadhigu wuxuu ahaa siciid birjeex ala ha u naxariisto
Runtaa wll
Yaanla caytamin hooy,,,, muj TURKEY INTUU OGYEY AYUU KA SHEEKENAYAA,,, SIIBA OBEREEJINKII CABDILAAHI # ASKAR, WAANA GEESI XALAALA HADAABA UU U DHAARTEY # SNM
S.N.M Markasta waan idiin duceeyaa intiinii dhimatay Rabbi jannatul fardwsa ayaan idiin waydiinayaa inta nool cimri dherer , caafimaad iyo cibaado suuban👋👋
Allah ha unaxariisto mujahiintii Snm dhimatey inta noolna cafimad kunolada insha Allah adreyal
ninkii lixle mucjisuu ahaa, allaya raxma cabdilaahi askar iyo kood buurba
Mansha Allah, Allah ha daayo mujaahidka.
noolow mujaahid cabdisalaan turk mujaahid
hal yey cabdisalaan turki abaalkaaga aad dalku ku leedaha iyo dadka reer somaliland waa taariikh lama ilaawaana.
alle ha ku xafido
ilahay haku xafido adeero guulayso xornimada noo dhalisen wan ku seexana
away ragii rag ahaa sida captain hayba,quule adan dhool,dayib guray,adan cade.oto biixi calin. ali curay, ilahay u naxariiso intii dhimatay inta noolna ilahow guul iyo cafimadka ku waran insha alash janada noo balan ah
Intasad isu reer ahayden miya mashalah alahunaxristo
KULIGOOOD ALLAH HA U NAXARIIISTO
darWalkii gaarigana waxuu ahaa saciid birjeex waxuu ka soo jaday gobolka hawd gaar ahaan caasimada baligubadle
Xasan paoroma Salaan sarr👍
Abshir Hassan sxb mahadsanid
Nimankii soo afjaray dagaalkii xuduida laba sigaala ilaa xarshin. Muj Ibraahim koodbuur halyey taariikhda galay. Sidoo kale saaxiibadii cabdisalaan turki, Biixi askara iwm. Alle haw naxariisto
DIBIILEH IYO SHEEKH CUMAR QOWDHAN TAARIIKH AYAY KU LEEYAHIIN SNM SH,CUMAR ALLAAH YARAXMA
geesiyaasha maanta nabada aynu kunaaloonayno illaahay kasokow dhaliyey waan uhanbalyeyneyna intii dhimatayna waxaan illaahy uga baryaya jano tul fadowsa
taliye kuxigeenkii halgalgalkii birjeex cabdi ciid farax waxaa kle oo xusud midin ragii kula jiry hawlgalkaa 11 nin oo awood iyo kartida lehaa waxana ka nool 3 nin intiina nool sharf kunoolada
Viva. USC wa jabhadii ugu xooga weyneyd soomaaliya oo xoreysay wadanka oo dhan.
Husseen Cagta sxb haday wax xoraysay 27sano maatadaa afrikan xamar hadh iyo habeen dil kufsi bahdil isuguma dareen
@@fuadmahamud9660 Af ku xoog. hadal ayaad heysiin iyo waxaan soconeyn.
Anigu wax yarbaan u jiray miiska gobtaas Balse maan fahamsanyn halglka mar danbe baan ogaaday
Lixle 💪🏾
Alle haydin sharfo mujaahidintydii
Adeero guuleeyso❤
AUN muj ibraahim koodbuur oo hawLgalKaas fuLinteeda iska Lahaa & intii kalE oo hawLgaLkaa ku shahiidaY.....
ilaahay hakuxiftiyo mujaahid
muj.cabdi salaan turki noloow
Ilaahay hawnaxriiso mujaahidiintii goray xun
Muj. Abdillahi salaam Turkish
Waa nin buuxaa.
Allah Akbar
snmtaariikh madow
@@abdulahidhere5494 ,ALAYLEHE TAARIIKH CAD OO FAQASH LAGU TIRTIRAY😂😂😂😂
abdilahi fadal iman abdilahi darawal nin rago oo gaasi ayuu ahaa ilahow ku xifdi iyo mujahidiidnti kle
Abdisalan turki🤚
Gobonimadu waa dhiiga geesiga
Geesi 👮🏽♀️
Maxamed sxb waad riyootey snm somali Army oo dhisan ayey la dagaalantey usc ciidanka jirey xaguu joogey hadeyse bilaa qorshe ahaayeen sidey u qabsadeen magaalooyinkii waa weynaa ee somaliland kkkkk
Mxd uga jwbtsaa rer somalia xayawanka dhaamee. Usc miyanay ahayn masakiintii ay sameeyeen Snm 1990 Bali-gubadle sotii lagu dhisay hubna siiyeen waliba mxd mrka kla hadlysaa hawiye illhy baa uso diray snm iygoo wligodba ahaa wx aan jirin
birjeex was Healy badjeex bu'da noloshaan Ka jury Beulah Haskins after beegsato collar guulbaad is Bidaa ambassador waadku geeriyotaa!!!!!
Waa qoloma geesigani waa intaasoo aan isku qabiil noqonaye
Habaryoonis baan umalaynayaa
ANAGU QABIILKIISA MA RABO INAAD OGAADO WAAYO WAXAA I DEEQA ION KU HANBALYAYNAYAA INTUU IGA DHICIYAY CADAWGA OO MAANTANA AAN QARAN KA AHAY .SLAND GUUUL &GOBONIMO INAGAY INOO SUGNAATAY WAANA MAHAD ALLAAAH
💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@@koudoneismael4871 hhh somali kamuu dhalan qof qabiil diidaaye malaa carab somalida kudhex koray tahay
@moh osman zhp waxuu ahaa nin
Habar yoonis ah gaar ahaan reer ceerigaabo
So kle hadaan kugu dhigo waxay isku jilib ahaayeen
Muj axmed mire maxamed nuux
@@youngdhegbour17 nio nin muuse ismacila iska dheh
Mujaahid noolow intay nololi jirto
LIXLE RABOW U NAXARIiiSO NIN AAD U MUHIIMA OO ISAGOO KALE AAN LAHELIN
Mujaahid abdisan turki noolow wadadankaaga ayaad ugalgamay see
mujaahid nolow
Ibrahim koodboorkii hawsha dhan ba watay meeshay ka saareen ileen doqonii abaal ma leh
farhan abdi omar ka mid buu ahaa ee waxba mu dheerayn
waxba muu wadan askari faqash buu ahaa oo isagaba habeenkas lasii kaxeeyey
Alow unaxariso
Dhamantood
Abdifatah Somalilander dhaba w
Abdifatah Somalilander dhaba weeye
Wallee rag adag bay ahaayeen nimanku geesisanaayee
adam kayse
hurdaad ka soo toostay dunida wixii ka dhacay waxba kama ogid gumaysi talyaani ka xun lama arag awawgaana wuu adoonsaday edebdaradana isagaa kubaray soomaali daad sheegayso meeday xagay joogtaa
weydii sababta ay Somali u heli weysay garab,nooca Ethiopia oo kale
Somalia tuug bay ahaayeen.
Ina Azkar oo hada loo yaqaano khasaaro waxa la baxay Ibraahim koodbuur taariikhdu iyadaa is Qorta wn Haynaa taariikhda ipraahim koodbuur operation kaana I Zaga ayaa fuliyay iyo ragii kale ee ninka ragaa libintiiza waa loo qiraa
Khasaare kugu dhac
gx baa khasare u baxshay ibraahim koodbuur askari faqash buu ahaa markii cabdilahi askar snm ahaan lo xidhay isagu markii lala baxayey uunbuu gaadhka u lahaa wana lasii kaxeeyey asagana
SNM hanoolato
ADEER BEENTA IYO FAANKA ISKA DAA MUJAAHID IBRAHIM KOODBUUR AYUU AHAA NINII BADBAADIYEY INA ASKAR ..
mike waar haal qof hawasha ma a qabaan snm iyo shacbiga dhan baa askar la baxey lakiiin 11 nin baa xabada u badheedhey iyagaa leh guusha a 100% inta dhimantey allaya a raxmaa inta a nool cafimaad iyo cimri dherer barrwaaqo inssha allaha
ibraahim marka snm maba ahayn askari faqash buu ahaa
0g
taariikh cuqdad
WAAY KU DHIBAYSAA TAARIIKHDII LAYDIN KU TIRTIRAY 😉😉😉
duran shire kkkkk qadaad dhuuub adiguuu waxaad kufsataaa hab laha yar yar baad kufsataaaa
Kkkkk
Anigu waxaan kugu ixtaraamayaa inaad halgame soomaali tahay lkn kuguma ixtiraaayo SNM
HADII AADAN SNM AQOONSANAYN KIR BAA LAGU DHAHAY 😉😉😉😉😉
Adeer ixtiramkaga Uma baahna
Wlhi mujaahid matihid dhiigyacab ilaah baa kaa abaal marin
Waamujaahidrunsheega
NACAS AAN NAG LAHAYN BAAD TAHAY OO CUQDADAYSAN
Naacalaa kugu taal kadaa mujaahidka xagxagshada
soomali ka carar gumeeysi ethiopian u carar taasi jihaad uma aqaano ee runta maa leysku sheeko , soomaliyeey sheydaanka idinku jiro waa weyn yahay ilaahey baa weyne
adam keyse faqash.Allow abaalkoo abaalkooda mari.
adam keyse ethopia yaa kaaga dhow adiga oo daarood ah dhaanto iyo niiko sidaad ugu ciyaarayseen baa naasihii iyo gacmahiiba go eene..
adam keyse somali miyaanay ahayn kuwaad pm ka iyo diyaaradaha kaaraha ku burburisay
adem kayse illahey ku naqas amiin why waad is naqasaysaa naiga a hadaan isaq nahey gaalkii afweyne nooga darna a axmaaradaa waa al ogeyey inuu dadk a layn jirey kin=bir xoolhaooda dhaci jirey oo casimaad labaad somali baabiyeey dagaalkii snm ka ka hor
ADAM FAQASHTII L.A. TIRTIRAY BAAD U DAMQANAYSAAA😉😉😉😉