masha allah sheekh shibili dadka jaahilka ah ine ku cayaan waa sune runta sheeg haba ahaade qaraar saddex tooxiid aa jiro qof tiri ma leh ee wax barta marka hore sheekhana ka leexda jaahiliin baa tihiin
runtu waa lama huraan#saaxib ilaah ka baq adigu waad ka indha la dahay daliilka la sheegaayo ee intaan bunkaaga dubatid ku kor xadreey culimadane daay waxaa iiga kaa muuqato jaahil naftiisa jaahil ka ah kaas ayaana ugu liita jaahiliinta .
war kuwan wadaado ma ahee ha la laayo somali waxay tiri ninkii tiisa daryeelo ayaa tu kale daro source waxay ka soo qaataan saudia waana wadanka islaamka baa biyay
QaranSide qaransite waaw waar hdaan ku isweedii AsAlka mowliid xakee buu ka yimi??? Asxaabtii maa ka aceshahy??? Yaa keenay??? Ma dhab baa in rasuulka imaado meelaha qaar??? Mxaa oran hddii uu Rasuulka ku weediiyo yaa ku faray arintaan??? Miyeeysn kugu filneen in aa ku saliso markaa maqasho Rasuulka??? Scw scw s c w scwscw Asxaabta iyo Wahabiyada maku qabsani Rasuulka mxaa igu dabaal dagi waydeen??? Waa maxay farqiga U dhaxeeyo dabaal daga cheeses iyo kan mowliid??? Ma akhrisaty Kitaabka Mowliid
#QaranSide# qaransite ok walalku suu'aashA uuna weediiyy 3da #towxiid# waa sifeenta #Alle Cibaadada Iyo Qirida #rabinimada #Alle Waana ka suknaaty #zalafkii hore waana qeybin ka xaqiiq ah In #Alle sifada uu sheekty sideedii loo dhaafo In loo gali yeelo cibaadada Iyo in la qiro #ilaahnimadiisa Lkn idin waa diideyn Oo #Alle sifadiisii waa inkirteen Cibaadada sh #Cabdiqaadiraa wacateen oo la shirki yeesheyn Suu'aasha 2 #Wahaabi micnaa #]towsiyaasha #towxiidka{[# Xitaa weedii #culimada #Suufida waa hda aqoon leydahy Tan kle ani waan ka jawawbi wax walbo oo dhankeena ah #Allaa mahadsan Lkn wxa la'dahy meel aat U wato waana gartaayo culimadii wxan laga soo gaaraa ka jawaabi weeyday Si aa suu'aalaha ugu war wareegataana suu'aal baa i weediidy Wxaa soo xasuusty xiligii ciyaalka waayo iygaa lagu yaqaan marka suu'aal aad weediisid in ay kugu celshaan #Wllaahi baan kuu jawawbeen adiga lkn dad baa akhrisanaayo adina qof aqoon u leh ma tihid #diinta Galigey kuma dhahaayo ee qof walbo oo akhrisato qoraakeena #Caamada wxaa ku waajib ah marka #culinada hdleeso in ay aamusaan
nin beentiisa an wada araknay diinteena maku aamini karna oo diin maka dhagesan karna?? sax gaf waka dhici kara lkn oo nabi maahan lkn maxa udiiday inu kalaabto?? ogow waxa uu ugafay maahan Allah ee wa gabdhaha london kudhaaan
شكرا جزيلا شيخ شبلي بحديثك وتوضيحك حول مولودة وبرذة
Asalaamu calayku waraxmutulaahi wabarakaatuhuu mashaaAllaha baaraka laahu fiikum Allaha ku xifdiyo
Jazakallahu kheyran sheikh shibli.
masha allah sh shibili allaha kaa abaal mariyo dadkaan diinta wxey rabaan ku soo darayaan wax usheeg
JazakaAllah yaa sheikh Shibili, Cilmiga halaga reebo culimada
masha allah
jasakallah
Mashaa allah Jazaaka laahu khayran.
Masha Allah, Jazaka Allah.
jazakalh sheeq alle aku xifdiyo
jasaaka allaahu khayr
masha allah sh shible
mnsha alaah jazaakalaah sheekh
masha allah jazakalah axsanta
jazaka Allah khayr
masha allah sheekh shibili dadka jaahilka ah ine ku cayaan waa sune runta sheeg haba ahaade qaraar saddex tooxiid aa jiro qof tiri ma leh ee wax barta marka hore sheekhana ka leexda jaahiliin baa tihiin
jasaka llh sheqii
sheikh codkis aad udaganyahya masha Allah
Abdi Fatah Muhummed
masha'allah allah hakaa abaal mariyo shiikheena
sadax tooxiid soo baadi maahan shibiliyow jaaahiba rahaye moolid ka culadi oo dhana ayaa is kuraaceee
walaal soo subscribegarayso channelkan waxad ka helaysaa muxaadaraata iyo khudbadaha
Fiiri ibn hajar asqalaani ibn taymiyah,ibn kathiir waxa ay kadeheen mowliidka beenlow yahow.ma ragaas aad ka aqoon badantahay
3 tooxiid.iyo.naag dhiig qabta quran.ha
Tip top Pigerne
Tuugada waxaa nooga daran tacabka sheydaane Tawxiidka yaa qeybiyoo tal xun nookeenay? waa tix kujirta Gabay dheer oo kahadlaya Qoladaan...
naag dhiig qabta quran.waa aqrinkartaa xahee ugataal diinta shibile.
"Ma taaban karo Quraanka ilaa qof nadhiif ah ma ehee:" suratul waaqicah
sheeq somalida ugu beenta badan waaye xaqa allah tuso
Subxaanalah sheekha ka xishoo
Wahaabi bidci ah wax kamadegeysano
runtu waa lama huraan#saaxib ilaah ka baq adigu waad ka indha la dahay daliilka la sheegaayo ee intaan bunkaaga dubatid ku kor xadreey culimadane daay waxaa iiga kaa muuqato jaahil naftiisa jaahil ka ah kaas ayaana ugu liita jaahiliinta .
war kuwan wadaado ma ahee ha la laayo somali waxay tiri ninkii tiisa daryeelo ayaa tu kale daro source waxay ka soo qaataan saudia waana wadanka islaamka baa biyay
nabiga oo laga sheekeeyo waxaa dhibsada bidco iyo gaalo bas
Tip topwaa Pigwaa la yaab!!!
Oo yaa gaaleenaa???
Adaaba magac gaal wadatid
Asalka mowliid wxaa laga soo gaary Shiico iyo Yahuuda
QaranSide qaransite waaw waar hdaan ku isweedii
AsAlka mowliid xakee buu ka yimi???
Asxaabtii maa ka aceshahy???
Yaa keenay???
Ma dhab baa in rasuulka imaado meelaha qaar???
Mxaa oran hddii uu Rasuulka ku weediiyo yaa ku faray arintaan???
Miyeeysn kugu filneen in aa ku saliso markaa maqasho Rasuulka???
Scw scw s c w scwscw
Asxaabta iyo Wahabiyada maku qabsani Rasuulka mxaa igu dabaal dagi waydeen???
Waa maxay farqiga U dhaxeeyo dabaal daga cheeses iyo kan mowliid???
Ma akhrisaty Kitaabka Mowliid
#QaranSide# qaransite ok walalku suu'aashA uuna weediiyy
3da #towxiid# waa sifeenta #Alle
Cibaadada
Iyo
Qirida #rabinimada #Alle
Waana ka suknaaty #zalafkii hore waana qeybin ka xaqiiq ah
In #Alle sifada uu sheekty sideedii loo dhaafo
In loo gali yeelo cibaadada
Iyo in la qiro #ilaahnimadiisa
Lkn idin waa diideyn
Oo #Alle sifadiisii waa inkirteen
Cibaadada sh #Cabdiqaadiraa wacateen oo la shirki yeesheyn
Suu'aasha 2
#Wahaabi micnaa #]towsiyaasha #towxiidka{[#
Xitaa weedii #culimada #Suufida waa hda aqoon leydahy
Tan kle ani waan ka jawawbi wax walbo oo dhankeena ah #Allaa mahadsan
Lkn wxa la'dahy meel aat U wato waana gartaayo culimadii wxan laga soo gaaraa ka jawaabi weeyday
Si aa suu'aalaha ugu war wareegataana suu'aal baa i weediidy
Wxaa soo xasuusty xiligii ciyaalka waayo iygaa lagu yaqaan marka suu'aal aad weediisid in ay kugu celshaan
#Wllaahi baan kuu jawawbeen adiga lkn dad baa akhrisanaayo adina qof aqoon u leh ma tihid #diinta
Galigey kuma dhahaayo ee qof walbo oo akhrisato qoraakeena
#Caamada wxaa ku waajib ah marka #culinada hdleeso in ay aamusaan
maxaa ka tala ah maxamad cabdi wahaab wuxuu la yimid saaid wuxuuna yiri toowxiidka waa 3
nabuigana nooma sheegin in toowxiid yahay sedax
War dadow isku xoshooda
Bal waxaydin wax ka dhegaysaysan daya waa jaahil murakaba diintana waxba Kama yaqaano lacagta sacudiga ayu yaqaana dulli
nin beentiisa an wada araknay diinteena maku aamini karna oo diin maka dhagesan karna?? sax gaf waka dhici kara lkn oo nabi maahan lkn maxa udiiday inu kalaabto?? ogow waxa uu ugafay maahan Allah ee wa gabdhaha london kudhaaan