عن أم المؤمنين عائشة رضي الله عنها قالت : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : ( من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد ) رواه البخاري ومسلم ، وفي رواية لمسلم : ( من عمل عملا ليس عليه أمرنا فهو رد ) . الشرح اقتضت حكمة الله سبحانه وتعالى أن يكون هذا الدين خاتم الأديان ، وآخر الشرائع ، ليتخذه الناس منهاجا لهم ، وسبيلا إلى ربهم ، ومن هنا جاءت تعاليمه شاملة لجوانب الحياة المختلفة، فلم تترك خيرا إلا دلت البشرية عليه ، ولا شرا إلا حذرت منه ، حتى كملت الرسالة بموت نبينا صلى الله عليه وسلم ، يقول الله تعالى : { اليوم أكملت لكم دينكم وأتممت عليكم نعمتي ورضيت لكم الإسلام دينا } ( المائدة :
Allaah diinta umada ha fahan siiyo waxaa muhiim ah in la barto oo lagu dhaqmo diinta islaamka kitaabka quraanka sunaha nabi mcsws akhlaaqdeeda la ilaasho umada allaah uga cabsado
@@saidoska155 Maalin walba waan Ku saliyaa, Takale mawliidka ama dhalashadii nebiga waa halka ay taariikhda islaamka ka bilaabatey markaa waxaa mudan marwalba in lasoo nooleeyo,laga sheekeeyo,siirada nebiga la akhriyo,
MaashaaAllaah Allaah haku xafido sheekheena Sh Dr. Maxamuud Maxamed Shibli
Man sha Allah shekhaygii shibli Allah ha ku xafido
Run waya sheikh
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين ❤
عن أم المؤمنين عائشة رضي الله عنها قالت : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : ( من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد ) رواه البخاري ومسلم ، وفي رواية لمسلم : ( من عمل عملا ليس عليه أمرنا فهو رد ) .
الشرح
اقتضت حكمة الله سبحانه وتعالى أن يكون هذا الدين خاتم الأديان ، وآخر الشرائع ، ليتخذه الناس منهاجا لهم ، وسبيلا إلى ربهم ، ومن هنا جاءت تعاليمه شاملة لجوانب الحياة المختلفة، فلم تترك خيرا إلا دلت البشرية عليه ، ولا شرا إلا حذرت منه ، حتى كملت الرسالة بموت نبينا صلى الله عليه وسلم ، يقول الله تعالى : { اليوم أكملت لكم دينكم وأتممت عليكم نعمتي ورضيت لكم الإسلام دينا } ( المائدة :
Allahu akbar
Mashallh
Allaah diinta umada ha fahan siiyo waxaa muhiim ah in la barto oo lagu dhaqmo diinta islaamka kitaabka quraanka sunaha nabi mcsws akhlaaqdeeda la ilaasho umada allaah uga cabsado
❤
Innallaha wa malaaikatuhu yus saluuna cala nnabii,
Yaa ayuha ladiina aamanuu salluu caleyhi wassallimuu taslimaa,
Halkan waxaa ka cad xuska nebiga inuu waajib Ku yahey kuwii ilaahey iyo nabiga rumeeyey,
Markaa nebiga ha is xuso lama oran ee aayaddu waxey sheegsysaa ilaahey iyo malaaikta iney nebiga xusaan,sidaa daraadeed amarka wuxuu Ku dhacey mu'miniinta iney xusaan,
Amarkaa xuska uun baan fulileynaa,
Hada wax taqaano quraanka afsomali kuma qorteyn
@@miskimoha7525
Yaa kaa jaahilsan?
Walal hada nabiga jeceshahay Malin walba kusali o son alaha wuka abalmarin
@@saidoska155
Maalin walba waan Ku saliyaa,
Takale mawliidka ama dhalashadii nebiga waa halka ay taariikhda islaamka ka bilaabatey markaa waxaa mudan marwalba in lasoo nooleeyo,laga sheekeeyo,siirada nebiga la akhriyo,