wahaabi ha oraninee haduu khaldanyahay dura shiiqa hadii kale qaata hadalka kiisa wanaagsan ani hadda ka hor waan ka rumeysan jirey suufiyada lkn hadda waan ka laabtay dadka carabigaad ku qaladdaan saaxiibbayaal
@@adoonkiiilaahey3006 yaa aaminsan afarata calamada wata maad suufiyo utaqaan wll suufiyo waa dadka ka run sheega diinta oona bartay, ee maaha kuwa Aabbe hebal waxuu yiri kuhaya
@@bogganaseexadaislaamka8659 Wllky dadka diinta inoo keenay hadalkooda waa xaqq siday quraanka iyo axaadiithta noogu qiyaanin oo ay si sax noogu soo gudbiyeen ayaan aqwaashooda u aqbaleena ee rumeyso ama ha rumeysan adaa xur u ah lkn ani waan jeclahay waana rumeysanahay
abuu cabdalaah hassan walaaloow u kaadi deg degta faraha badan oo aad dadka horay ga xumumeysid qofkii jaahil ah ka jeedso oo ka tag hadii kale waad ku dimbaabee hadii aad u aragty in uu diinta ku jeesjeesay xukun hakula cararin ee waani hadii uu kaa diido ha xukumin ileen kuma hortaagnee waa intaas oo aad la doodeysaa qof waalan
Allaah ha inoo kaa xafido cimrigaagana allaah ha inoo dheereeyo aamiin aamiin
Amiin
Jazakalahu khayree Insha Alalh Shekh Waano Abuuris Baa Ka Horeyso
Jazaakallaah sh kitabkaan waaba narogay halawada gubo manaaqibka
Sh. Shibili Allaha ku barakeeyo.
Fikirka shiico iyo suufiyo waxyaabo badan ayay kamidaysanyihiin sida shirkiga iyo khuraafatka aan diinta salsa kulahayn
sh allaha ku xifdiyo
allah yaxfiduk shaykunaa
Sheekh illaahay haku barakeeyo
jazaakallaah shikh
Cunug yaraaa waa fahmaan inay waxaan shirki yihin oo dadki caqli waa fahmayaaaa hadaysan ka ahaayn dad kudhug iyo hebel yari lagumana weydinayo aqiro qobaa aahyd ee waxaa lagu weydinaaa dintaa islamic oo lasoodhibay nebi muhamed scw maraacday markaa dadka waxaa kula tartaarmaa ayaynaa qolaa kudhigin ee haradiyaan xaq iyo ilaahy iyo nabigisa mxow kayiri oo daliil ah iyo asxaptaa sii ay udhaqmiin sii aad malinta aqiro ubadbaado
wahaabi ha oraninee haduu khaldanyahay dura shiiqa hadii kale qaata hadalka kiisa wanaagsan
ani hadda ka hor waan ka rumeysan jirey suufiyada lkn hadda waan ka laabtay
dadka carabigaad ku qaladdaan saaxiibbayaal
XAFIDAKALAAH YAASHAYKH
masha allh sheikh runta kahadashay
Maasha Allaaah sheykh, Allaha cilmiga ha kuu siyaadiyo ajarna ha kaa siiyo saad umadaan ugu dadaalayaid
khurafadan qofkii dido Dad ayaa u xanaaqi
Rabiyo Caafi.
Asc
Runtu sheegaya, suufiyay ilaahay dhabarka ha ni jabiyo
Adiga shiucaaba kaaga dhow ma badali kaetaan dadka soomaaliyeed waxanad aqoon u lahayn ha marun habaabin
Cajiib
shiicada iyo suufiyada
shirki gooda iyo shartoodo ilaaheey
muslim ka xaqa ku taagan haka qabto
Ani wayabe munaqibka lama tabtaan miya waxey nugu harawsan jireen duudub kuqado lama fasiro wlhi shiqaan waa feeday bogta halkey kaqurun saneed
abu cabdullaah hadii aad takfiir tahay wadaadka xataa waa kuu gaal hadii aad tahay nin ahlu sunna ah waa in aad waanisaa oo aad la niqaashtaa kidib aad aragtaa qofkaan inta aadan xumumin gaalnimadiisa qof kuu dirsadayne malaha xukunkiisa waxaa ku saaran in aad ka digtid waxa aad isleedahay waa ku qaldanyihiin afsomali hadii aadan aqoonin raadi meel niqaash carabi ah ka furanyahy.
Suufiyiinta Allah shirkaga hakasoo hadeeyo shirkiga wa dambi weyn
Hhhhh suufiyo ma'aaminsana munaaqabka kuwo sheegto waaye ku baraarug wll
Suufiyada waa tuug diineedyo is biirsaday
@@bogganaseexadaislaamka8659
Suufiyo munaaqibka wey aaminsantahay adilee diid culumadii soomaliyed diinta keentay wahaabiyada wadada kaleexatay kuwa cilmiga soo baray ahaayen ee adi diid waana kutub xaqq ah uu shiikha nicmada ilaahey uu siiyay kushukrinteda kugutay
@@adoonkiiilaahey3006 yaa aaminsan afarata calamada wata maad suufiyo utaqaan wll suufiyo waa dadka ka run sheega diinta oona bartay, ee maaha kuwa Aabbe hebal waxuu yiri kuhaya
@@bogganaseexadaislaamka8659
Wllky dadka diinta inoo keenay hadalkooda waa xaqq siday quraanka iyo axaadiithta noogu qiyaanin oo ay si sax noogu soo gudbiyeen ayaan aqwaashooda u aqbaleena ee rumeyso ama ha rumeysan adaa xur u ah lkn ani waan jeclahay waana rumeysanahay
waxay yidhaahdaan munaaqaibka qofkii fasiraa indhaha ayuu beelaa
ilayn waxanaa la qarinayaa
Haa wall
لا تحكم عليهم بالكفر ﻷنهم إخوانك في الدين وستحشر معهم يوم الحشر،ما أراك إلا ملحدا في دين الله.
muxyadiin ibn carabi oo kaafir zindiiq ah baad difaacaysaa wadaadkaana waxaad leedahay waa mulxid inkaar kugu dhacday
qanyare cawad شيخك هو الذي لا يرى كفره وكفر طائفته،أما أنا فأعتقد أن ابن عربي كافر وطائفته كذالك ومن شك في كفرهم فهو كافر فضلا عمن يجزم بعدم كفرهم.
ashcariyya maxaad dadka lumiseen.
waxan miyaa caamada Loqarin.
Suufi waa qudhun waa munaafiqiin, dinta islamka la dagaaltama
Shibilli adugu maadiga waxsheegi kara kiinya ku ekeew hadaad diin fidinayso uku fidi dadka aan muslimin ee keenya
Suufi ma thay wll
So ka shirkiga iyo gafka ka qabanaya umadda iminkadanba imisa qof aya ku baraarugtey
Dadaw! salafi noqda o sunada qaata
Salaf madiinbaa islaam noqodoo diingiina kudhaga dheh
بدلا من الرد على هذه الكفريات صار يخوض في آيات الله واستهزاءا بدين الله وشرعه فنعوذ بالله من الضلال
abuu cabdalaah hassan walaaloow u kaadi deg degta faraha badan oo aad dadka horay ga xumumeysid qofkii jaahil ah ka jeedso oo ka tag hadii kale waad ku dimbaabee hadii aad u aragty in uu diinta ku jeesjeesay xukun hakula cararin ee waani hadii uu kaa diido ha xukumin ileen kuma hortaagnee waa intaas oo aad la doodeysaa qof waalan
abuu cabdalaah hassan h
Wahaabiyada waxa nagaga filan xadiisyadii rasuulku noo sheegay ee ahaa iimaankooda kalxanta ma dhaafsana, waligaagba dadka waal waxad sheekh ka dhigatay Mohamed Cabdiwahaab, kaas oo xawaarij ahaa.
nabiga haku been abuuran nabigu khawaarij ayuu kahadlayay wahaabi wax ladhaho majirin hadana majiro waa cay aad idinku noobixiseen magaca ale ayaad kukaftamaysaan
Rasul miyaad rumaysantihiin haddaa suufi tihiin, tuugo diineedyaa tihiine.
been law culimada ka daa cayda kualaha waa christan hhhhh
been law culimada ka daa cayda kualaha waa christan hhhhh
Runta fircon asoo awooda indhihiisa kuarkey ayuu hadana beeniyey adoo kitaabka Allah sunada rasulka aad kadoorato dad illahey nimo jibriil baan arakna lakulamna dhahaa anbiyada anagaa kaweyn dhahaaya oo kitaabadoda kuqoran miyaa hadana wali kudheganthy illahey xaqa hanatusiyo
haa war waagaas waan waalna hada waxba fahmay sxb inkasto dadka wada xukumayn shiikha allaha ajar siiyo aniga alle baa danbi dhaaf baa waydiistay
mohamed fuad mohamed Masha alaah alle qof isagaa hanuuniya