Waxaa ka mid ah jahliga iyo hoojinta Allah adoonka hoojiya inuu u hadla in la qaata kali ee hadalka waa waajib culimada gudaneyso . Soo ma ogid in uu jiro nabiya Allah soo diray cidna rumeynin intaaso sanana habeen iyo maalina hadlaaye dadaalna u ma yareen . Nabi Nuux (csw) 950 sano hadlaaye hadana waxaa la sheegay 80 iyo xooga ayaa rumeysay ma qalas ayuu ahaa . Illahi juhalada hadalka sh dr shibli ma fahmi karaane iska naso
Alle ha barakeeyo Sh. Dr. Maxamuud Shible
Allah ku barakeyo sheik shibili
Allah ku barakeeyo Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli❤❤❤
Cilmiga culimada ka faideysta somaliyey waa culmo qalli oo waxbarty ilahy ajar ha ka siiyo
ما شا ء الله طول الله عمرك ارغمت المبتدعة
Xaqa Allah ha tuso
Masha alla
Alxm
M.a
يصحح ذلك السبق للدكتور
الإرشاد لابن المقري لا المقريزي
هو سبق اللسان
المهم التصحيح
Mowliidka 1000 sano kusii dhawyahay sanadba sanadka ka danbeeya wuu sii faafa idinka buuqan ku jira sanad walbo hadalkiinana cid meel kaso qaadaysa ma jirto
Waxaa ka mid ah jahliga iyo hoojinta Allah adoonka hoojiya inuu u hadla in la qaata kali ee hadalka waa waajib culimada gudaneyso .
Soo ma ogid in uu jiro nabiya Allah soo diray cidna rumeynin intaaso sanana habeen iyo maalina hadlaaye dadaalna u ma yareen .
Nabi Nuux (csw) 950 sano hadlaaye hadana waxaa la sheegay 80 iyo xooga ayaa rumeysay ma qalas ayuu ahaa .
Illahi juhalada hadalka sh dr shibli ma fahmi karaane iska naso
Allah qalbikaaga ha furo.
@@OssobHassan qalbigayga sida kaaga dabool ma saarna.
Waxaan oo dood ah ma mowliid kuu diidanyahay shibili@@OssobHassan