DEG DEG DADKII OO KA XANAAQAY HADALKII XASAN SHEEKH EE GURIGIISA & HOOYADA FAQRIGA AH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 гру 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  4 години тому +1

    IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&

  • @mahadmaxamad-z8c
    @mahadmaxamad-z8c 3 години тому +9

    dameer dhargey buu iila muuqdaa

    • @Somalestine
      @Somalestine 2 години тому +1

      Astaqfirullah 😂😂😂😂

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 3 години тому +7

    Xaqi ayaa dilaacay, aaway dadki dulmiga ku taageeri jiray Hassan dhiiqo😂😂😂😂

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 3 години тому

      Nabsigiibaa baa la hayaa 😂😂

    • @Somalestine
      @Somalestine Годину тому

      Wllh waa iga qoslise 😂😂😂

  • @DhuuxYaasiin
    @DhuuxYaasiin 3 години тому +5

    ilahayow haibahin xasan madharge

    • @Somalestine
      @Somalestine 2 години тому

      Wllhi waad iga qoslise😂😂😂😂😂

  • @Fartun-e7x
    @Fartun-e7x 55 хвилин тому

    Mdax waynaha wa nafle anago kale.waxan qaba hadi u dad waynaha ufidin laha garab ayna wada shaqayn lahayen,wax walbona alla bixiye u qaban laha aynu xogsan lehen,hadusn awodina u hadal wanagsan ugu badalo io dhiri galinba 🙌

  • @OmarMoussaadem
    @OmarMoussaadem 3 години тому +1

    Waa dameer dhergay ee ha la dhaafiyo. Waa qof an cagligiisu uu taam ahayn oo nasakh ah.
    Ha laga gaadho qaranka soomaaliyeed, qofkani nasakha ah.

  • @fati_______41
    @fati_______41 2 години тому

    Xasan sheekh hadlakas wuu ku qaldanyahay aniga araragatideyda maskiinti qalbi💔💔💔💔 huriye walhi qayamo war ayaa uyaal

  • @namiup0274
    @namiup0274 3 години тому +2

    Soomaaliyeey dad walaalo ah ayaa tihiin waan isjecel nahay waan iswada guursanay xigto Ayaan nahay gacmaha isqabsada gobalada isku dura ilaahay siduu noga AQbalo salaada. Hana y Elina in soomaaliya itoobiya d’aman ka galo anagu aan hishiino

    • @Somalestine
      @Somalestine 2 години тому

      Ya ilahiii😭Dacfigan Allah naga saaro🤲

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Годину тому +1

    Odayga Jinni duq ah Yaa kujira ee xaldiid ku shida ilamaa Jinnigu ka baxayo, hadii kale wax ka daran ayuu Soo wataan!!!

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 години тому +5

    Inlaweydiinayo qiyaamaha ma’oga miyaa?

    • @Somalestine
      @Somalestine 2 години тому

      Bal ma aragte ilaheyoo😭

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 2 години тому +1

    Xasanow Isbitaalka Banarid iyo Digfeer Martiini ooma baahna Reer Muqdisho ee Xasanow Iibso oo Guryo dhaadheer ku dhiso

  • @namiup0274
    @namiup0274 3 години тому +1

    Soomaaliyeey dad walaalo ah ayaa tihiin waan isjecel nahay waan iswada guursanay xigto Ayaan nahay gacmaha isqabsada gobalada isku dura ilaahay siduu noga AQ Ali salaamay

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 години тому

    aqashery kanma madaxweyne ah walagacan galay waa khayrumasuul khainu wadana doqon kibray xaqii umada walaga xisabin akhariyo aduunyo tuug imanka kacaydhobay kasoobax filada tarikhmugdiya soomali wayudhamatay dhinacwalbo xaraash way 😭😭😭😭😭😭🙏

  • @NimcoAdan-n4w
    @NimcoAdan-n4w 2 години тому +1

    Wauu qaldan yahay

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 54 хвилини тому

    Dadkii lahaa farmaajo soobax haku quustaan

  • @mahaddeis6011
    @mahaddeis6011 2 години тому

    Warninkani somaliyeey madaxeeyne ma, aha waa wakiil shisheeye waxaana loogutalagalay inlagukala Qaybiyo shacbiga Somalia

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh 3 години тому +3

    Kan horta mw ma,ahan intuu guryihii naga dumiyey ayuu hadana nagu diganayaa masaakiinta uu mw u yahay war heedhe anaka xasan sh cidiisa hawiye waxaa fashilinaayo hg

  • @farduus_
    @farduus_ 3 години тому +3

    Warkalana wan kasugenaa 😂😂😂😂

  • @fartunmohamud7411
    @fartunmohamud7411 2 години тому +1

    Talo faraha ayay kabaxday somali illahay ayaa umaqan 😂😂😂😂😂

  • @XaawoShiiqow
    @XaawoShiiqow 2 години тому

    Wax ka qayr badan allaha nasiiyo all baiga xoojiya

  • @Somalestine
    @Somalestine Годину тому +1

    Wuu ku qaldanyahay Gabi ahaanba ❌️ Hadda Maxaa ku soo beegay Horta wa taan is weydiinayo Akhiraa Danbeysa wllh 😏😠
    Allah ka aarsado Kan Dal iyo dad danba kama lahee😭🤲

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 години тому +1

    Waa nin aan xishoonayn

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 3 години тому +2

    Hasan Sheekh lataliyo malaha miyaa

  • @Halima1138
    @Halima1138 3 години тому

    Sakiyoow hooyo ale ha ku badbaadiyo

  • @SuadAli-y1j
    @SuadAli-y1j Годину тому

    Ayaantaan madaxweynaha waala sixray ayan umaleynaa Abi Axmad ayaa sanka wax usaaray markuu usajuudaayo 😢😢😢

  • @waliya572
    @waliya572 3 години тому +3

    Asc somaaliyeey Abgaal waaye Lakin anago Abgaal ka xun wuxu ku hadlay please Abgaal yaa wax laga shegin

  • @AshkeyCabdi-y8t
    @AshkeyCabdi-y8t Годину тому +1

    Kani mahan madax weyne jira

  • @AbdirahmanKhalid-md2ml
    @AbdirahmanKhalid-md2ml 3 години тому +1

    Madaxwayna balinti aaway dalka iyo diinta

  • @MunaCawil-k2g
    @MunaCawil-k2g 3 години тому +1

    Madaxwaynaha waxba malihi laakiin dadkii
    Soo doortay ban layaabay

  • @burhanhussein3135
    @burhanhussein3135 2 години тому +1

    Farmajow villada kasoobax maxa kadambeeyay.

  • @CrashiidMohammed
    @CrashiidMohammed Годину тому

    Hhhhhh walakoracaa😢😢😢😢

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 2 години тому +1

    Sidaan DAMEER xitaa uma ciyo…Somaliyeey quusta KAN haddii madaxweyne idiin yahay…Dufkubax🙈🙈

  • @maxamedcabdulaa
    @maxamedcabdulaa 3 години тому

    Wa dayuus dayuus dhalay garacweye xaaraan cun ah umada ilahay hakaqabtee

  • @AyuubmaxamedCali
    @AyuubmaxamedCali 17 хвилин тому

    Xasanow adeer qiima malihid daraha aaad dhisitay ilahay agtiisana wax aaaad qiima uga leedahay malahan kan qiima ilaahay agtiisa kaleh waa midka aqiro ka dhista dara wa weyn lkn taas aqoon uma lihid waxaa tahay qof adunyo arkaya oo kaliya hooyada aad ku diganaydo weydii hoyadaa markasaa ogaanee qiimaha ay leedahay hoyanimo waxaan xaqiiq u ogahay hadalka jees jees ka ah aad ku hadashay hoyaadaa kuguma raacsano haday noshhay marka adoo habaran baad dhimanaysaa hadadan ilahay usoo laaban aqirana war badan waa kuu yaaaalaaa

  • @AhmedHassan-q6x
    @AhmedHassan-q6x 3 години тому

    Asc wlmc mw wuu Ku qaldan yahay katag krusiga .

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 години тому +1

    Markii la dooranaayey hawiye waa jeclaa waa kuwii lahaa unukaa xamar iska leh balse hadda xasan waa soo giirtay wuxuu dhahay aniga iyo kooxdaydaa iska leh waxaanse leeyahay hawiye wax aragte ee qofkan mooryaanka ah dalka ka qabta

  • @ramlanuur8015
    @ramlanuur8015 2 години тому

    Dadka.waadabaqaadillhay.adoomankiisa.dad.faqiirah.iyo.dadyaada.xata.iskuguurma.ahan

  • @1quuran813
    @1quuran813 Годину тому

    😭🏃🏃😭🏃🏃🏃😭🏃🏃🏃😭🏃🏃🏃😭🏃🏃😭🏃🏃🏃😭😭😭🇸🇴🇸🇴😭🇸🇴🇸🇴😭

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad 3 години тому

    Waa ku khaldan yahay qof masuula inu sidan u hallo waa nasiibdaro meel madaxa kasareysa o latabta majiraan

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 37 хвилин тому

    Kuwiisiina jaamacado iyo aduun buu gashtey kuwii soomaaliyeedna ayagoo iskool ku maqan buu guryahoodii cagaf geliyey markaasoow leeyahay dabaqyadeyda waxba kama gelin hooyada soomaaliyeed cunugeeda waxbarashada heysan

  • @LibaanIbrahim-j9e
    @LibaanIbrahim-j9e 3 години тому

    Xasan shkh waamaan goobiya

  • @museosman8296
    @museosman8296 Годину тому

    Wuxuu saa u gelayaa waa dadkiisii markaasay qabiil ku difaacayaan xasan xaraashow ummada alle kaa qabay markaasuu gobolo ku duulayaa

  • @KowsarCabdiriisaq
    @KowsarCabdiriisaq Годину тому

    Xasan biiq 🏳️‍🌈

  • @HamadiMohamed-ju7vx
    @HamadiMohamed-ju7vx Годину тому

    Asc waxaan layaabanahay dadka lex xasanow ha eeboobin ma ceeb kalaa jirto waaba eeboobey Tani socotey

  • @MohamedMohamed-pd3dd
    @MohamedMohamed-pd3dd 9 хвилин тому

    hadaeeyo

  • @SamsamCilmi-pt8rp
    @SamsamCilmi-pt8rp 3 години тому

    Uukhal danyahay xasan sheekh😂😂😂😂

  • @MuxdiinSalaad-w9y
    @MuxdiinSalaad-w9y 16 хвилин тому

    War waxaan kursiga halaga tuuro doqonka ah waxan dadbaa qabiil ku difaacaya uf

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 53 хвилини тому

    Awalbo dameeruu Wadi jirey gartiis waaye wuu filan waayeey inuu dabaq dhisteey

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 Годину тому

    Asc
    Wadoqon lacaghelay oo mangaban wahantidii dadwaynaha lacagtad kufanaysid

  • @MaxamedCarab-wg2sj
    @MaxamedCarab-wg2sj Годину тому

    Somali oo dhan ma amaanan dameerkan jabtada ku dhacday

  • @jijajamila7912
    @jijajamila7912 37 хвилин тому +1

    Isaga aqli ma qabo miyaa ilaah wax isaga qeyr badan hanoo keeno

  • @ZamzamMahamed-o3c
    @ZamzamMahamed-o3c Годину тому

    Waa caloo shiis laciyaar

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh Годину тому

    Magaca madaxwayne😅wuu.dhintay😅xasan😅Sicile.

  • @AminaGAli
    @AminaGAli 2 години тому

    Waa Xassan caaq kan waddanka halaga qabto waa tuug aan aqoon marinkiisa, waa keligi taliye caqli yar

  • @hanafmohammed709
    @hanafmohammed709 Годину тому

    War ibliis xasan wuxu yahay ayuu dheegeyaa wuxuna yahay qof bakhti u sujuudo, tuug,qabiiliste ,usc,soo ahaan jirey caydiid iyo cali mahdi
    Labaduubo uu gacan yare u ahaa.ninkaan waa in lala dagaalamo oo meeshz laga ceeriyo. Ninkaan gaalada ayuu jecelyahay kana wax kasta. Walaahi haddii sharciga ALLAH lugu dhaqmin sidaas iyo si ka daran ayaa lagu. Ninba nin ka xun ayaa xukunka qaban doono

  • @khatraharunaadamu6117
    @khatraharunaadamu6117 Хвилина тому

    Waxa aan aamin santahay in aanan
    Madax weyne aanan lahayen
    Malihin madax weeyne

  • @maxamadcaliaadam
    @maxamadcaliaadam Годину тому

    soomaali itoobiyo gabdhohoodii iyo badoodii ayla wareeegtay waxba ma oga😂😂😂😂😂😂😂

  • @fartuundirir-g9i
    @fartuundirir-g9i 2 години тому

    Maskaxduu ka xanuunsan yahay odeyga xasanoow ah

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh Годину тому

    Halagu.dareero.xansan😅Renkoorkii.uu.jebiyo😅dhiiqoda😅

  • @NasroXuseen-s2i
    @NasroXuseen-s2i 2 години тому

    Wuu qaldanyahay

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 53 хвилини тому

    Xasan waxaana qabaa inuu dalkaan Iyi dadkaba UU sixradeey meelnutegey

  • @AminaGAli
    @AminaGAli 2 години тому

    Xassan dhiiqo waa caaq , waa tuug, run ahaantii Madaxweeyne maaha, meesha halaga tuuro maxkamadan ha lasoo taago.

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 40 хвилин тому

    Ma ogo miyaa aakhiro in la weydiinaayo sadkaan uu masuuliyadooda qaadey dadka iska daayee duunyadaa la wediin

  • @Hormariinta
    @Hormariinta 3 години тому

    War kani madax weyne ma ahaan waa dooqon hanti shacab ku faanayo። isaga oo gatay bada iyo bariga ayuu weli shacabka ogu faanaya wixii shacabka ka dhacay.
    Warraan haa loo jarro
    Codka kalsonida halaga laabto
    Badbaado qarraan oo degdeg ah haa la dhisoo shacabka kana hala badbaadiyo

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 26 хвилин тому

    Waxan madaxwyne ma ahaaaaasss

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 2 години тому

    😂😂😂😂😂 somali weey ku fiicantahay in xasan dhiiqo oo tuug eeh somali xukumo

  • @SamiiraSaleban-fd7hi
    @SamiiraSaleban-fd7hi 18 хвилин тому

    Xasan sheekhow la taliye maiga dhinaa wax kula taliya ma hayside

  • @KhadijaMohamed-t9c
    @KhadijaMohamed-t9c 2 години тому

    waxay ka. dhigantahay wallaalka oo dhaxalkii aabaha intuu xaday makrafoon kuu qabsaday oo. kuu. faanaya

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 2 години тому

    Xasan waa doqon caqligiisu wakaas, caqligaab wakhti helay xoolihii umadda ayuu uruursaday oo ku faanayaa?????

  • @SamiiraSaleban-fd7hi
    @SamiiraSaleban-fd7hi 16 хвилин тому

    Waxyabo badan kala talin lahaa
    Haduu la taliye iga dhigan lahaa

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 13 хвилин тому

    Qofku haduu madaxweyne yahay faan loogama baahano ee wax qabad baa looga baahan yahay
    Meeshuu ku faanaayo ilmaheyga waxaasaan u qabtey waxay aheyd in uu yiraahdo shacabka waxaasaa u wabtey

  • @MaxamedCarab-wg2sj
    @MaxamedCarab-wg2sj 2 години тому

    😂dameerka socdo😂io kan saaranba😂daymaa iga deeqdp😂

  • @najaadafyare4537
    @najaadafyare4537 18 хвилин тому

    Doqon dharagtay dad kama naxdo

  • @Yuu100-m5f
    @Yuu100-m5f 3 години тому +1

    wuuqaldanyahy qoorhakajateee tuuga

  • @Abdihafiidmaxamuud
    @Abdihafiidmaxamuud 2 години тому

    😂😂😂😂😂 wixii doorty baaa cabaadaya hadeer

  • @dulqaadbadane8151
    @dulqaadbadane8151 Годину тому

    Ninkan joe piden camalaa ma isla socdo ee wuu iska socdaa hadalkisa lee ujawaabaayo

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 2 години тому

    😂😂😂 makarafoona inta lagu dhiiba lagu yiri iska Faago iga dheh

  • @FoodhokhoClaahi
    @FoodhokhoClaahi 2 години тому

    Madaxweenwaapaladwaanxagadhimirka

  • @fardawsa9423
    @fardawsa9423 2 години тому

    madax waynuhu wa saxanyahay waayo dadka soomaaliyeed damiir male. waxna magartaan manafakaraan