DEG DEG SOMALILAND OO LA AQOONSADAY & DADKII OO KACAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 165

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  День тому +10

    IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 День тому +8

    alow noo rumee farxadu waa guul i love soomaliand waa dhulkaaga hooyo ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @maxamuudawmaxamed7075
    @maxamuudawmaxamed7075 День тому +4

    ❤❤❤❤❤😅😅😅farxad weeyi.aqoonsiga.soomaalilan.

  • @ملاذالعنزي-ل7ف
    @ملاذالعنزي-ل7ف День тому +5

    SomalilandGuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hassanomar8696
      @hassanomar8696 4 години тому

      Marka y horeeysa Khaatumo ayaanu si rasmiya iskaga gooyneeynaa oo aanuc uugu dareeynaa qasja ka jira Soomaaliya❤

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 16 годин тому +1

    ❤viva❤somaliland❤masha allah guul ❤guul❤ insha allah🎉🎉❤❤

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 День тому +2

    Guul iyogobanimo soomaalilaand Maashallh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 День тому +4

    Guul soomaliLand ❤️❤️🤍🤍💚💚

  • @abokorjaamac8383
    @abokorjaamac8383 День тому +3

    Maashaalaah haa walaal inshaalaah

  • @Abz_146
    @Abz_146 11 годин тому

    Inalaha maca sabirin inbadan baan Sugayey ilaa yaran taydi Allah ha igu gaadhsiyo cafimad iyo nabad gelyo Allahu ma ameen❤

  • @suleimanabdi4437
    @suleimanabdi4437 9 годин тому

    Alhamdulila S💚N🤍M❤️Somaliland moving forward future.Somalia is safe now.

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 16 годин тому +2

    Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 23 години тому +2

    ManshaAllh ManshaAllh hanbalyo hanbalyo jamhuriyada barakaysan ee somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr День тому +5

    Guul Somalilnd Allah Mahadle

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 22 години тому +1

    Hadan Nahay Rer Somaliyada Konfurta 🇸🇴Wan Sodhaweynaya wayoo Nabad Ma heysano Ciyalkanagiina Qaxoti bey Yurub ku Yihiiin Somali Tashan weynaye Hanalo taliyo Maxaa hada Faidoon ku Qabaa wadnkeyga Qaxootibaan ka Ahay 😢Somliandh Nabad weyaan❤

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 22 години тому +1

      Marka nala aqoonsado oo cuqdadu naga baxdo inaanu nabada idinkal shaqayno oo gamcaha is qabsano waa balan sii kasto naloo xasiday anaga hadan waanu jecelnaha wlldayo somaliya oo dhiig iyo dhalashoba aanu wadagno

  • @CabdulhiQaliif
    @CabdulhiQaliif 23 години тому +2

    Guul guul aqosiga somaliland

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 23 години тому +2

    Ilahayoow naga faarxii Ilahayoow wadaan muslima oo gaar u taagan wlalahod somali oo dhana kuso hiirtaan naga dhiig somali melaay joogtana nabaad iyo farxaad sii waanu isku daalne Allow nakala furo adaa awood lehe

    • @SumayaElmi10
      @SumayaElmi10 19 годин тому +1

      Mansha Allah Tabarakallah
      Allahuma Aamiin aamiin yaa Rabbi wixii qeyr ku jirana Rabbi baa naga oge Abshirta Allah heyna waa fajiyo xabibati dhagartoodana Gaalada hana hareer Mariyo Aamiin yaa Rabbi waana idinla Farax sanahay Alhamdulillah ❤❤

    • @marwomandeq804
      @marwomandeq804 17 годин тому

      Aniga waaba yaabanahay wax aa la aqoon saday wax aa leesku daraa maxaa laga wadaa soomaali soomaali lee maahinoo maxaa qaldan macbuudkoo na faki

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr День тому +2

    Allah hu Akabar Qadaad Weyen
    Hajabato Xamar iyo Xaasid kii
    Garoowe Anagaa iska Lahayen
    Kursiga UN

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g День тому +1

    Somaliland guul

  • @MabarikJoon
    @MabarikJoon 6 годин тому

    masha Allah hambayo hambayo reer soomaliland guuuuui

  • @YahyaAhya-m1v
    @YahyaAhya-m1v 16 годин тому

    The United States and Ethiopia cannot interfere. Somali unity.
    Somaliland is a region and will remain a region within Somalia.
    I was born in Somaliland i am proud to be somalia,
    why should we separate ourselves?
    The world supports the unity of Somalia.
    Ethiopia ❤️

  • @Raxma-d8e
    @Raxma-d8e День тому +3

    Alx riydayadi way runaway ❤❤❤

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 7 годин тому

    Qaanuunka Aduunka U Yaal Xasan Shiikh keliya Ayaa ictiraafi Kara Maraykanku Awood Umale inuu ictiraafo Somaliland ❤

  • @TheIdea2999
    @TheIdea2999 День тому +3

    Mahadsanid zaki

  • @NimcoClaahicabdi
    @NimcoClaahicabdi 18 годин тому +1

    ماشاءالله تبارك الله ❤

  • @AsmaIsmail-j3r
    @AsmaIsmail-j3r 15 годин тому

    Mashalaah wonderful 😊😊😊😊

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg День тому +4

    haa waa arrin la' sugayey' waayo dhulkaas in yuhuudda iyo Ethiopianka la'siiyo ayaa la' qorsheeyay' SOMALILAND wax ay ku farxaan meesha maba taallo' waayo waxaa u danbaysa dhibaatada falastiin haysata iyo mid kasii daran' DAB IYO NAAR' HALAAGII DHACAY LOOMA KALA HARIN' 🔥🔥🔥🔥🔥🤔🤔🤔🤔

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 23 години тому +1

      Jabuuti maxa meel logu dari wayay oo labatan kilo mitira caqli gaal nola kalaya xasidinyahay

  • @TheIdea2999
    @TheIdea2999 День тому +3

    Guul falastin ❤❤❤❤

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 14 годин тому

    Masha Allah somaliland way u qalantaa in la aqoonsado 34 sano ayay nabad Ku caano maashay guul iyo gobanimo somaliland

  • @meyranomar140
    @meyranomar140 День тому +2

    Uranium iyo bada cas ayaa la rabaa. America waxay Iraq iyo Afghanistan wey kasoo gaaren dantooda.

  • @TheIdea2999
    @TheIdea2999 День тому +2

    Guul somaliland❤❤❤

  • @BreakableLucid
    @BreakableLucid 17 годин тому

    Somaliland love somaliland 🇸🇦✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏼✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻👍🏻🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇺🇲🇺🇲🇺🇲🇺🇲🇺🇲🇺🇲💚

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 21 годину тому

    Yes Somaliland will be recognised very soon inshaAllaah
    Guul Somaliland

  • @TheIdea2999
    @TheIdea2999 День тому +3

    Guul ethiopia ❤❤❤❤❤

  • @sitamoyo7937
    @sitamoyo7937 14 годин тому

    Nor Trump or anyone else can change the fact that the blue flag 🇸🇴is the real one take it or leave it

  • @sitamoyo7937
    @sitamoyo7937 14 годин тому

    It will never happen in a million years to come IN SHA ALLAH the true flag of all somalis is the blue 🇸🇴 one and nothing else

  • @MohamedKhadar-w7j
    @MohamedKhadar-w7j 16 годин тому

    Masha Allah Somaliland 💚🤍❤️ gull

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y День тому +1

    insha allah markii dhamaadaan cuqdadlayaashu ayaa waxaa inaandoona dadnadiif ah oo somaaliyeed

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 День тому +1

    MAASHAA ALLAH ILLAAHOW NOOBARAKEE MADAXWEYNE CIRO ILLAAHOW AAMIIN ILLAAHOW AQOONSIGA NOOSOOFUDUDEE GUULEYSO MADAXWEYNE CIRO WALLEE MADAXWEYNE AYAANU HELNEY

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 19 годин тому

    Dee waa run aqoonsiga iyo calnkan labadaba somaalilaanba ku horyisayi

  • @saynabm
    @saynabm День тому +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @-mrrayan
    @-mrrayan 18 годин тому

    Guuuuuuul Somalian insha allah

  • @MohanIsmaacil
    @MohanIsmaacil 20 годин тому

    Wan jeclahay Dal kay ga in la aqoonsado❤🎉

  • @mnviepapa2003
    @mnviepapa2003 14 годин тому +1

    Israël darted uun bu aqonsaan , wayo saldhi ayey ka rabtaa , wx waa qorshe

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 23 години тому

    Maasha. Allah somaliland waa dawlad iyo dad garanaya waxay samaynayaan maaha dad aan garanayn halkay u socdaan horay ayey u qaldameen qofkasta meeshiisa ha .aamino cid is hortaagaysaa ma jirto

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 4 години тому

    Uf Dhulbahante
    ----------------------------
    Dhulbahante waanu isku daalney markaa, waanu iska jareeynaa.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm День тому +3

    𝐺𝑢𝑢𝑙 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑙𝑛𝑑 💚🤍❤️

  • @Certified-k4j
    @Certified-k4j 22 години тому

    Somaliland haday hesho aqoonsi buuxa wali waa dal Somaliyeed. waxba ma beddelo. ma garanayo sababta ay dadku u neceb yihiin waxa ay reer Somaliland rabaan. Soomaalida muslimka ah waa in ay u farxaan walaalahooda. Somaliweyn maaha sharci Alle soo dajiyay
    Be happy for you people in somaliland

  • @MahamedSubagle
    @MahamedSubagle День тому +1

    Waa.shekoo.waa.waxan.dhicikarayn...

    • @alimuse6980
      @alimuse6980 19 годин тому

      Republic of Somaliland I support Somaliland 👍👍👍

  • @Somalestine
    @Somalestine 22 години тому +1

    Acuudu billah in Walalkaa lagaa fogeeyo aya xaq miya wllhi waa akhiro zaman

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr День тому +1

    War Somalilnd Waala Yaqaan Xornimada 1960 Anagaa Nalasiiyey
    Idinku Qadaad Weyen UN ka
    Kadoonta kursi

  • @mashkookemediachannel
    @mashkookemediachannel 7 годин тому

    Somaliland is dependent government

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 10 годин тому

    Maanta waxan kuu saarayaa like war farxadle baad sheegoosaa haa odagaa tarraam codkii aan siiyay cidlamadhicin haduu somaliland aqoonsado falastiin baan kasii jeclaan lahaa anigoo somaliland ah fasting baan ugasii farxad badnaan lahaa

  • @Sirad47
    @Sirad47 18 годин тому

    Puntland hanna soo raacin yarow .dadka buuqa badan.

  • @yuusufjaamac6495
    @yuusufjaamac6495 21 годину тому

    Soomaliland haday lanoqoto huriyadedii 1960 ictiraf buuxdana dib u hesho waxay noqon donta dawlad sadexad oo somaliyed waxana u aayidoona dhaman somali oo dhan dhamanten waa ino wax tar

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 21 годину тому

    Walee qadaad weyn waa adinka kabo ayaan idinla gashanay

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 21 годину тому

    Waxaasi. Ma. Beenabaa. Aboowe. Dhaaraka. Xafaada. Diyaraado. Oo. Noohees aboowe. AMA. Abaayo. Maasha. Allh. Simla. Guul. Guul. Guul. No. Caawaari. Bisii ka. Bisii ka. Bisiinka. Guul. Guul

  • @hodanmohaned7548
    @hodanmohaned7548 4 години тому

    War mareykan waxaa wata yuhuud yuhuudina waxay isticmalaysaa mareykan ee somaali maryooleyey is daba qabta waa la idiin tashtaye

  • @Emi92546
    @Emi92546 День тому +1

    hadii la aqonsanaayo Somaliland melahey dagaan hala aqoonsado lakiin dhulka qatumo state iyo ma aqar state kama mid aha somaaliland

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 22 години тому

      Hanala aqoonsado iga dhaar waanu fasaxayna haday jecelyin xaad garanu samaysanba 😂😂😂😂

    • @Emi92546
      @Emi92546 22 години тому

      @UmuHudayfa-qf7iq ama ha la idinka aqoonsado ama yaan la idin aqoonsan yaad fasaxeysaan oo aad hada heysataan soo Mar hore la idkama ceyriin qatumo state

  • @Uuuyu-i1b
    @Uuuyu-i1b День тому

    Team somaliland

  • @Bureqamohamed
    @Bureqamohamed День тому +1

    Alxm 😢🎉 guuul reer soomaliland💚🤍❤️💪

  • @Sirad47
    @Sirad47 18 годин тому

    Allahayoow sidii roon.

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 21 годину тому

    ASC. Maasha. Allh. Maxa. Ka. Fiicaan. Haadii. Walaalo. Noqoon. Waayey. Waar. Isadaay. Duulmiiga. Khiyamaada. Isaka. Daaya. Bisiinks

  • @kamalaouale4911
    @kamalaouale4911 День тому +5

    I am sure somaliland will be
    recognized but all news today are fulshe 😂😂😂😢😢😢😢

    • @kaltuunahmed2568
      @kaltuunahmed2568 День тому

      Maash alaaah hanagahadhaan qadaad ween guuuulguul Somaliand

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 21 годину тому

    Darood koi. Iyo. Hawiyahii. Ku. Heeshiiya. Bdhexadoidii. Waanu. Ka. Rasaano. Laakiin. Soomaali. Nimaadu. Waa. Taabataan. Waanu. Jeceelahay. Waayo. Waanu. Waada. Dhaala Aay.

  • @SadiiqhalfgsSuuusuu
    @SadiiqhalfgsSuuusuu 5 годин тому

    Ogar ogar 🎉😂😂😂❤❤

  • @nalababy3825
    @nalababy3825 19 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 День тому

    Ajanibtu maha agoonsiga sl ee ujeedadoodu waa in somalia ay kala qeybiyaan marka somaliyeey ka kaca meesha

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 22 години тому

      😂😂😂😂😂somaliyada wada joogta halkee ku aragtay riiyadan goorma laga kacaya taloow

  • @yuusufjaamac6495
    @yuusufjaamac6495 21 годину тому

    Wllyaal somali yey waxad bal iiga jawab taan awal yaa keenay midnimada somaliyed talabad somali waa 5 shan somaliyeed waxan rabay markan xorida kenay shantaba ok mala helay shantii somaliyeed hadaba waxan midnimo ogolahay marka la helo intii kale oo maqan runta aan wajahno wll yaal

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 День тому +2

    Amin amin 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y День тому +2

    dadku haday tashan waayaan wa lootalin

    • @sahraahmed4810
      @sahraahmed4810 23 години тому

      Runtaa waaye qof caqli badan baa tahay

    • @Xamdushcilmi
      @Xamdushcilmi 23 години тому

      Wllhi wa run cidi tashan weyso wa lo talinaya somaliya dhaxay lan dheran ahy rer hebala ahy o bila shaqa ah ku dhashey daa hala kala qeybiyeyy

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 День тому

    Dha maan umada soomaliyeed colaadaalahakasaaro

  • @TheIdea2999
    @TheIdea2999 День тому +1

    Guul isreal ❤❤❤❤

  • @mukaram2018
    @mukaram2018 День тому

    Wa koox muslimiin ah oo gaalada aqoonsi ka sugaaya ayago ka tirsan wadan la aqoonsan yahay..

  • @hodanmohaned7548
    @hodanmohaned7548 4 години тому

    Xasan waxay ka hayaan siro waa kasha qeysteen maa layiri

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 23 години тому

    😂😂😂😂😂 Puntland maxa ka khuseeya Somaliland
    Weli is indhatir 26 june 1960 ayaa la xaqijinaya

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd День тому +1

    Soomaali waainay ogaato waxhadii laisku darsado inlana kalaqaadan karo macnaheedu maaha soomali waykabaxeen laakiin kudarsadeen hadana kaqaateen dhibna male

  • @ubaxmuxudiinaxmed
    @ubaxmuxudiinaxmed 18 годин тому

    Donald trump wuxuu rabaa sow Israel u keen lakin

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned День тому +1

    ANIGA waxaan ahay gabadh hooyadeed tahay reer shiiq isaxaaq Ohargeysa ku dhalatay
    Hadana degan puntland oaabeheed ku dhashay
    Sax ha israacdo puntland iyo Slnd koofurtana keenya haqaadato
    Waayo dalkaan Ragii wey heshiin waayeen
    Hawiye adoomeey haqaadato muqdisho eeyaha 34sano dhac boob viva SLN PUNTLAND

    • @sahraahmed4810
      @sahraahmed4810 23 години тому

      gaalo dankaley kaa leedahay waxa ka danbeeya ogow in hadhow base laga siiyo yuhuuda igu soo ogow alow gaalo iyo gaalkale yuhuud naga qabo yaa rabi iyo inta u soo guuxeysa wadankeena Aamin ilaahay baa og waxa qarsoon ee gaalo u duugan damacey naga rabaan wixii shar ku ah wadankeena ilaahay hanaga qabto Aamin

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 19 годин тому

    Somaliland in mar ay noqodto ba aqoonsi helayso waa ay caddayd e nacasnimadu waxa ay ka timid nimanka garan waayay Somaliland tagtay e cadaawad ha ku kala tagina

  • @FouadIbrahimAbdirazak
    @FouadIbrahimAbdirazak 15 годин тому

    Manchallah Quuuuulllll

  • @SacdiaSheikhqasim
    @SacdiaSheikhqasim 22 години тому

    Ma,aha donal

  • @Certified-k4j
    @Certified-k4j 22 години тому

    laba jeer ayaa dhowrkii sano ee u danbeeyay u.s.ku damceen inay aqoonsadaan somaliland balse ka dib qabiilkii yaraa ee sool bari ayaa colaad ka dhex bilaabay somalia iyo china way adeegsadeen

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr День тому

    Walaalo Manihid Daarood iyo Hawiye
    Habartiin u Sheega

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 23 години тому

    Waa run xasan ayaa saxiixay

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr День тому

    Shaye Waliba Asal kiisii buuku Noqonayaa

  • @hodanmohaned7548
    @hodanmohaned7548 4 години тому

    Warka jooga hoog ayaa lala doonayo walaahi hada kajor ayaa nin rer yurub ah ayaa itusay in lakala gooy nayo somali

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 22 години тому

    cashaqa maxaa i baray ?

  • @yassenabdallah2143
    @yassenabdallah2143 День тому

    Insha Allaah Somali lanad an guuleysatay midnimo Somali weeyn waanu aragnay Macdale tii oo waxab ka fhaxeeynin maranta
    Midnimada Somali waxa cabal ay dawladii siyaad barre iyo kuwii ka danbeeyey
    Iyagaan Rabin Awood qaybsi dhab ah Somali lanad ayaa I rabnaa iyo awoodii u sareeysay idiima ogili is a qabanayso labadaasi

  • @LuxuryWorld2244
    @LuxuryWorld2244 День тому

    Burco iyo Hatgaysa aqoonsi way raadsankaraan, Isaaqland dadka kale dhulkooda waa Soomaalya

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d День тому

      Naabax kuridu naguma jirto kaguur adeer kurdi ishaydu marabto cufna

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira День тому

    farxada reer Somaliland ha kaga ciyaarin dee!!!
    budlaan waa midgo ,shaqana naguma laha.

  • @LuxuryWorld2244
    @LuxuryWorld2244 День тому +1

    Aqoonsiga Soomalland ma dhul Islaam ah in Gaalo iyo Yuhuud la siiyaa?

    • @sahraahmed4810
      @sahraahmed4810 23 години тому

      Haa dan baa laga leeyahay weyn waxa ku hoos jira oo laga damac san yahay ma oga ilaahay sharkooda hanaga xijaabo Aamin

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 22 години тому

      Xasaan shaikh ka waran badiini yuu siyay somaliland baa kabihii idiinkaga dhamadeen hadan wadan noqdo macnaheedu maha inaan galo sinayo wadankayga waan tashade tasho niicda nagala daba hadha aanu idiin ducayne😂😂😂

    • @alimuse6980
      @alimuse6980 19 годин тому +1

      Republic of Somaliland I support Somaliland
      Not monkey Failure state Somalia

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 23 години тому

    In uuw gal aqonsado miyey sas dhan igu farxayan subxanllaah alle in uuw idin siyo guul mad ka baqdan o dinta ku dhaqantay

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 23 години тому +1

      Gaal waxba kuma falayno lkn adigoo wllky aah waxaan ka wayay hadaan ka heelo waay mahadsanyiin

    • @Xamdushcilmi
      @Xamdushcilmi 22 години тому

      @UmuHudayfa-qf7iq wllhi wll adunka aan ku nolnahay wa meel yaban somalinah is maba rabto kuba koforna isma raba ku wa kkalana wa la mid alle dintisa hadan ka taknay anagaya isnacnay marka wa inaan uso labana alle dintisa markasow jecelka iyo waltinimada imaneysa

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 21 годину тому

    Yaa aqoonsaday waa in youtube ka lagaa xiro maxkamadna lagu geeyo hadii aad is leedahay Uganda ayaan joogaa aragaane

  • @YahyaAhya-m1v
    @YahyaAhya-m1v 16 годин тому

    Usa can't interfere

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka День тому +1

    War waxa waxba kama jiraan zaki yare yaan lagu ceebeysan inta waxa umaley jirnay inaad Ka culus tahay ninyahow wax aqoon San Karo majiro aoomaliya meher kii xasan shiiq uu meher saday 1960 baa Ku xiran Somaliland naag nin qabo nin kale ma guri Kara waa Maya sidaas weeye midowga ay midobeen aan Ku suarxo waxa siin Kara aqoonsi waa xasan shiiq keliya sorry for Somaliland

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 22 години тому

      Indhahago shana la aqoonsanayaye xadhigaad isku deeldeli lahayd sii diyaarso bacaceey

  • @CabdiraxmanCali-p7c
    @CabdiraxmanCali-p7c 19 годин тому

    Somethin

  • @fatimamo5390
    @fatimamo5390 День тому

    ❤👍

  • @SuadAli-y1j
    @SuadAli-y1j 22 години тому

    Bada in israiil iyo itoobiya lasiiyo darteet ayaa Somaliland loo siinayaa ictiraaf kadibna Yaman xuuti lagala dagaalamo kadibna Somaliya cagta lamariyo ama lakala furfuro

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 23 години тому

    Somalia xaq uma laha aqoonsigey ku faaneyso somaliland ayaa lasiyay oo ula timi somalia mantana walaga so celinaya hoyaded wasto

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 22 години тому

      Waa waxaay la barortaan waxasi ma jacayl loo qabo somaliland baad moodi inay inagu dheegsanyiin inay babaah noqonayn oo aduunka aqoonsi waydisan donanbay ogyiin😂😂😂

    • @user-vlogscountery
      @user-vlogscountery 17 годин тому

      @@UmuHudayfa-qf7iq xaqiiq weye tasi

  • @mohamudabdirasak1041
    @mohamudabdirasak1041 21 годину тому

    Somaliland hala aqoonsado inta soo hartayna ha'isku cayrsadeen hawiye iyo daarood 😂😂😂 kadibna Ethiopia iyo kenya kala qeybsan soomaali qabiil dal iyo diin kadhigtay mac ayeey idinkutahay.