Farmaajo sharaf buu ku joogey kana tegey reer bililiqo idinku waarama 35 sano ma ka dhergi weydeen dulmi dad,dal iyo diinba.ya ayuhal ladiina amanuu itaqu Allah quuluu qawlan sadeeda yaslax lakum acmaalakum wa yaqful lakum dunuubakum.laba mitir baa dambeysa oo aan qabiil iyo qabyaalad midna camalkaaga uum baa ku caawin doonaa raxmada Allah ka bacdi.
Xasan dadka iyo dalka mid wax uguma yaalo , allah ha dhaafiyo
Balfiirsho caqlixumada mucaaradka iyo Cadawga Samali Allah ha hanna hanuuniyo Aamiin Yaa Allah Yaa Rahmaan Yaa Rahiim Yaa Nuuru Yaa Haadiu' Wabillahi Tawfiiq
Alahakuxifdiyo ebow Muse jabhad mahan waxow dhameyay Abgal khasatan Wacesle iyo harti abgal dorarkodi ee tarikhda gadal urac 1992 xiligi karan laguqaxay
Mudduloodoow, ka qabta wiilkiinna X. Sheekh qaranka, karaamadda, dadnimada, dawladnimada ummadda somaliyeed. X. Sheekh, dan kama laha umadda somalinimada, dalka iyo dhulka somaliyeedba. Walaalayaaloow, ninkan dhaafiya hoggaanka qaranka somaliyeed. Nin kale oo hawiyaba keenoo, sida maxamed cali geedi, Saabit iyo Cabdishukuur.
Waani salaamay,
Waa omar.
Somalida Jabuuti.
Hoyadawas Sudi yalxaw
Abgaal iyo Hanargidir ayey utaalaa kii mucaarad noqdah waa in abaagaal iska qabtaan waa cadaw Dawladda Abgaal magaca kuyeesheen Hanargidir waa yaqaaniin kuwa Gaalada Ushaqeeyah ee Hiraab kuqasan oo Mucaaradka ah waana in madaxa laga toogto sikale Dawladda amaan masinayaan. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Yaa Allah Yaa Rahmaan Yaa Rahiim Wabillahi Tawfiiq
Sheikh shariif anagaa ehel u ah waxana usheg nay dowlada i uuraco sishuruud la aanah waana raacay lakiin afkiisa waa kamucarad taasina lamadiidana
Hogaamiye kooxeed 95jir ah
Ar wana dhiiqeyay magicii Abgaal aw dhulka lagalay
YAA 60 JIR AH 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
SAAS WAAYO HALA BILLABO
Cunugaan manta
Muuse Suudi nin kaftamo maaha😂
Don’t ever say that never ever
Muuse suudi yalaxoow waa ninka kaliya ee Xasan Rabo inuu handado Xasan shiiq waxaan leeyahay mucaaradka lafariiso lahadal waxwalbo xoog laguma maquuninkaree
Muuse aderow horan kuu iri qofkan qabo markuu qaburaha faqayay wad maqli weyday had wey ku heysataa ka xaxabihee😂😂😂
Xasan gacaanta haa lagu dhigo
Codka kalsoonida halagala. Laabto
Madama uu qiyaano qaraan sameeyey maxkamada haa saaro.
Bada iyo bariga uu saxiixay uu jebka ku shuubtey isaga ayey utaala shacabka somaliya waa matalaya. Shacabka somaliya. Bada iyi bariga iib ma ahaan
Beenlow katagmeesha
Waa beentood, kumana dhacaan inay ka horyimaadaan Xasan.
...... LAFA LAFEYSTE .... XINIIN TAADA LA FUULAA...
Farmaajo sharaf buu ku joogey kana tegey reer bililiqo idinku waarama 35 sano ma ka dhergi weydeen dulmi dad,dal iyo diinba.ya ayuhal ladiina amanuu itaqu Allah quuluu qawlan sadeeda yaslax lakum acmaalakum wa yaqful lakum dunuubakum.laba mitir baa dambeysa oo aan qabiil iyo qabyaalad midna camalkaaga uum baa ku caawin doonaa raxmada Allah ka bacdi.
War beenalee war mataqanin sodi
Dhulka dawada in laga qaatu didan yahay dawlad dhisan marabo burburinta ayu kasheqeyan