BARNAAMIJKA CIDNA LOOMA JOOJINAYO XALAQADII 2AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 74

  • @AliMohamed-v4z
    @AliMohamed-v4z День тому +5

    Walahi wadanka waxaa kasocdo waa wax laga xumaado ee ilaahay badal kaqeyr badan hanoogu badalo

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 День тому +5

    Boowe mahadsanid maanshallah

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 День тому +6

    Xasan sheekh Maxamood ma rabo inuu dalkan xoreeyo , dan na kama leh dalkeena Soomaaliya , Xasan sheekh Maxamood waa ganacsade

  • @xidigahaofficial8281
    @xidigahaofficial8281 День тому +5

    Ilaahey amarkiis masajidka waxa ka mamnuuc ah howl aduunyo in looga hdlo
    Waana qalad in afkaar siyaasadeed lagu iibiyo beedka ilaahey

  • @FarhanKeinan
    @FarhanKeinan День тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul somalia mahadsenid

  • @helpneedypeople5835
    @helpneedypeople5835 День тому +3

    BESHAN HAWIYAHA LADHAHO EHWL UMA LAHA , IN WADAN IYO DAD LOHOGAAMIYO , SOMALIDU WALI BEESHAN MAYNA FAHMIN , HAKA FILANINA INTA MOGADISHU MOGADISHU CAASIMAD TAHAY , HAWIYANA MADAX KUUYAHAY IN AY SOMALIDU DAWLAD ITO SHARAF KUNOOLAATO , waxaa daliil kuugu filan way heshiin waayeen ilaa oo xamar awood lagu galo , oo laburburiyo dadkii isfahmi la aa , ilaa ooy dalkan dad aan reer koonfur ahayn aan loo dhiibin , isma badalauso .

  • @AxmadSaadiq
    @AxmadSaadiq День тому +5

    Masaajidyadii xitaa ma la isku afduubanayaa😮😮khasabmaa wax kudhagaysanayaa

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 День тому +3

    WAA QOOF U HEBEL WAJIIS IYO GARGURTE IYO INTI DABADHILIF AH

  • @SayidSadaad-np7zb
    @SayidSadaad-np7zb День тому +4

    Xabashidaa sMayn jirtay ka daa dowladdii

  • @prohusnihasan4774
    @prohusnihasan4774 День тому +4

    SAAAN UNACAY KAN ILAAHEY IIMA NACO XASAN XARAASH WAXA IGA YAABIYAY AH HADAL OO ASI HORAY UDHAHAY AA ISLA ASI ISKU WERARAYO CAJIIB

  • @ryusuf3409
    @ryusuf3409 День тому +3

    60000 kun UD aaan ku keni karo walahay

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 День тому +3

    Xassan Xumow Puntland Doorashadii Qof iyo Cod Diyaarinesay Maxa Tiri 24 Cisho yey ku burburee Qof iyo Cod looma baahno so adigii lahaa war Xassanow Isma maqashid

  • @cabdulaahiosman7886
    @cabdulaahiosman7886 День тому +3

    ❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @Gla277
    @Gla277 21 годину тому +1

    dhiiqo iyo doqonka lugaha dheer
    Iyo madoobaha,iyo kan aqalka sare
    Hala laayo

  • @kingyaasin8580
    @kingyaasin8580 День тому +2

    waa cawan nio madax dena

  • @QaniB
    @QaniB День тому +3

    Waynu gaadhi guusha

  • @mohamedisseisse5979
    @mohamedisseisse5979 День тому +3

    Waba u jedaa Masajidka Askar Dhar Cad Baa Taagan Qofna Madhaqaqi Karo

  • @MohamedAbdulle-g2s
    @MohamedAbdulle-g2s День тому +3

    Ma ayagaa ka hadli kara ama ka hor imaan kara. Dadku waa Hawiye, Hawiyene maba yaqaan waxyaabahaas. Waa dad ilmo ka qadayaan.

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq День тому

      Oromo Af Somali soo baro duli ayaa tahay

  • @Ibraccc
    @Ibraccc День тому +1

    Masjidu diraar waye masjid maha😂😂

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 День тому +3

    QOF AB TALINJIRIN HADU TAALIYA DHAMEYSTIRTA INTA KALE

  • @abdifthjmc9194
    @abdifthjmc9194 День тому +2

    Dhibkaan maxaa ku geliyaya in aad dhib ku jirto
    Waxaa kuu sheegaa
    Diyaarad la gidhaasho aad ka hadlee ragbaana isku deyaya in ay dowladii afganbi raba
    Mida kale maalin walba waxaad noosheegtaa xumaanta madaxweynaha iyo guuldarooyinka ku dhacada dowlada soomali
    Mana garaneysid marka aad hadleyso waxa ka danbeeya
    Waayo waxan aragnaa nin kasta oo siyaasi soomali ah markii uu banaanka joogo waxa uu arkaa waxkasta oo xun oo dowlada gashay
    Markii uu xilhana waxa uu noqdaa mid aan weligiid gadal gelin
    War markii aad aheed talihaya dirdoonka waxaad ogeed aa dadlka ka socday maanta miyaa wax aragatay maxaad maalintaa noogu sheegi weysay mase maanta ayaad waalna tahay

  • @abdulazizd
    @abdulazizd День тому +3

    Wan ku sugaynay. Guleed thanks

  • @SOMALIAUNEARTHED
    @SOMALIAUNEARTHED День тому +3

    adigu sida shaqada loo qabanaayo maxaad uga baahantay dalka shaqo kale dalka u qabo

  • @Fardosamimy
    @Fardosamimy 4 години тому

    xasan shiiq dhiiqo socoto

  • @SaidIsmail-b9m
    @SaidIsmail-b9m День тому +3

    Mesha dowlad kama jirtaa waxaan halays kaqabto

  • @mrali3601
    @mrali3601 День тому +3

    Qofku marku hogaan wadan yahay erayadas in lala xirxiri yo ama uu ku dhaqmo wa kaligi talis nimo iyo fadeexo waana khalad inu wadan hogaan u noqdo
    Hogaami yaha caqliga leh oo aragti dheer hal Ku dhigiisu wa CIDNA LAGA TEGI MAAYO iyo inu yahay mideeye umada isku keena oo xata dadka mucarad Ka Ku ah og, faham san in mucarad nimo tahay wax sixid iyo in dadku Ka fikirka duwanan karan

  • @shh56726
    @shh56726 День тому +3

    Maxa iskula badi dhuli Somalia ayu itobiya ka iibsay.

  • @QaniB
    @QaniB День тому +3

    Guusha ma foga

  • @abdisamadhassan2011
    @abdisamadhassan2011 День тому +3

    Jurisdiction 😂

    • @adanfarah2080
      @adanfarah2080 День тому

      These are 'civil servants' who cannot even spell jurisdiction,

  • @Zakaria-Moha
    @Zakaria-Moha День тому +3

    Wadankan rajo maleh wlhi

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m День тому +1

    Marka sharcigii ilaahay laga tago oo wax laxeerin jirin waxkasta wanaag ayuu lanoqon kuwa xumaanta samaynaya

  • @cabdulaahiosman7886
    @cabdulaahiosman7886 День тому +3

    😅😮😮😮😮😮😮

  • @AbdulNaleie-kc2qe
    @AbdulNaleie-kc2qe 4 години тому

    Cid walba Ilaahay xaa ha tuso. Adiguna dhaqn xumade aad la ku maageeyso dowlada inaad ka wanaan tooda. Waa ceeb iyo ilhaano inaad markaad hadashaba, aad ku dhigan tahay madaxweynaha qaranka. Cadowga Itoobiya waxba kama sheegtid. War xishoo.

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 День тому +3

    Hal kee sharci ka shaqeeyaa

  • @CismaanCeydaruus
    @CismaanCeydaruus День тому +3

    Dagaal kii fadal weeyne eeraas kanbooni ka dhacay xagee ku danbeeyey

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 День тому +3

    Dameer hankiisa iyo kanxasn waa isku mid han maleh waa niyadfiqiir xun oo bahdilan

    • @AbucarNoor
      @AbucarNoor День тому

      Cuqdada iyo culeysja ku saaran uma fiicna uma fiicna caafimaadkaaga u nax, Prof., Dalxoreye warba kuuma hayo.

  • @Abdi-w7f
    @Abdi-w7f День тому +4

    ASC

  • @SayidSadaad-np7zb
    @SayidSadaad-np7zb День тому +3

    Waad dacwaynkartaann magdhow baad helaysan

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq День тому +3

    Waa qasab inuu hasan wadanka gacan ku qabtaa, waana run looma jiojinaayo hadaadan rabin Ethiopia u laabta dhulkaan waa dhul Somali

    • @abdiwayel2108
      @abdiwayel2108 День тому +2

      dhulkaaga alshabaaab ka xoreyso dhulkan rag iyo rabi ayeey leeyihiine dameera dhaqatooy

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 19 годин тому

    Waan ka xumahay sxb qofkii hadla waa dhibaataynayaa waayo shacabku maaha mid masiirkisa iyo danta guud ka midaysan waayo waayo mid kasta dantiisa ka dhex eegayaa.

  • @ismaelsomali4926
    @ismaelsomali4926 Годину тому

    Ninkaan dhex-dhexaad ah oo caadi ah ayaan moodi jiray ileen waaba nin ciilan

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 День тому +2

    Maad iska tiraahdid hawiye mutulod
    Qabiiliste ayaad tahat xun oo xanuun daarood ayaa kugu dhacay
    U dhimo intaad xoolo xadday aakhiro
    Latag alow sahal

  • @engbidhan
    @engbidhan День тому +7

    waan ku dhownahy siyaasi , khabiir abdisalam , hada nahay dhalinyaarada somaliyeed waan kula soconaa barnaamijadaa xogsiinta ah

  • @shaairguled9274
    @shaairguled9274 День тому +2

    Madaxdasoomaaliyeed waynagaooyiyeen

  • @KhaalidAbdi-cu3gk
    @KhaalidAbdi-cu3gk День тому +3

    codka lama maqlayo

  • @AbucarNoor
    @AbucarNoor День тому +3

    Another newer U-tuber, wellcome. What his name Guleed. Qaar kaa horeyo kaa been iyo barabagaanda badan ayaa na soo maray. Keep going, adiga daalaye.
    Umadda Somaliyeed way ku farahsan yihiin dowladooda.
    Leysku joojin maayo is-qal

    • @asmaabdi5476
      @asmaabdi5476 День тому

      @AbucarNoor another brain washed human being, keep sleeping until you wake up another world. Qofka xaqa ja hadla ayaad afka qabataan kan beenta iyo musuqa idiin akhrinaayana waa dhagaysataan qabyaalad aa nii dardartay ee get lost. Let people speak in their mind.

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 19 годин тому

    Waa dal bac madow lagu wado sxb sikale uma garatid e

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 День тому

    Ina macallin waa mooryaan Abgaal ah.

  • @abdullahifarah610
    @abdullahifarah610 День тому

    In baytu,Allah siyaasad iyo nacayb lagu dhex fuliyo waxay lamid tahay XAN

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 Годину тому

    Warbaahinta

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad День тому

    Nin xataa Caruurtii ka cabanayso waa garan kartaa meesha xaalkiisu marayo.. Adiga mudane sidaa u wad warbixinada iyo faalooyinka nidaamka khaldan ee Xasan Shiikh iyo xamse.

  • @abdulkadirgediahmedsanka5978
    @abdulkadirgediahmedsanka5978 21 годину тому

    Ma UA-cam le miyaa isku badashay mideeda kale Qudbadda jimcaha Waxaa looga hadlaa Xaaladda wadanka

  • @Maajidyare12
    @Maajidyare12 7 годин тому

    War waa 30k mxa waye 7M 😂😂

  • @tariqabdulqadir8432
    @tariqabdulqadir8432 День тому +3

    ua-cam.com/users/shortsl8d0WhAttss?si=oxUL7ceEQ7nnYDD_

  • @Mohamed-u4g7f
    @Mohamed-u4g7f День тому +3

    Mr danguut waqalad figradada dalka qurbadooj ma ahan bro

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 День тому

    GURGUURTE inuu dikteetar noqdo jecelyehe wadadii lagu noqon lahana ma heesto oo ah ciidan xoogan oo dhul iyo cira inuu sameesto 😂

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m День тому

    War meelkasta isbaaro ayay inoo dhigteen niman siyaasiin ah oon xiahoonaynin ilaahayna kacabsanaynin

  • @Amin-p3w
    @Amin-p3w День тому

    Ninkan ma wuxu raba in uu sidaan u cabaado hadana ha dhow laga baqo oo xil la siyaa 😅

  • @madaraynshe1683
    @madaraynshe1683 23 години тому

    Arintan mega masjidka laga qadanayo waa wataa ani nio ama diid ama mucaarad adee kutaal mucaaradnimada waaxad dhaaf

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 14 годин тому

    Shacabku mandate ma haysto uu sharciga ku ilaaliyo aan ka ahayn in ay banaanbaxaan . Dalku sharci fulin maxkamado iyo fulinta maxkamada amarkeeda ayuu u baahan yahay

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 Годину тому

    Marka aad bixineeyso warbixin waxaa loo yeertaa, masajidka gudihiisa maya

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 19 годин тому

    Khudbad wanaagsan iyo khudbad beena ah ayay salaada jimca dhegaystaan dadka Xasan shiikh jimcaha latukada.

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 День тому

    Mooryaan shaar dawlo xiran sharci laga sugi maayo ee ama iska dhiciya ama caacda iyo ilinta yaxaaska joojiya

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 19 годин тому

    Waxa cadayn kugu filan dadka masaajidka uu ka khudbadaynayo Hal qof oo wax usheegi Kara tan kale been ku Marin habaabinaya xita kama qaban karaan wuxu sheegayo.

  • @MireMire-fm9vz
    @MireMire-fm9vz День тому +2

    Beelaale
    Qiiraysan