Gabadha shaqaysaa Ma ka soo bixi kartaa masuuliyaddii reerkeeda? Dood

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 22

  • @SirajQolkadacwada
    @SirajQolkadacwada 25 днів тому +1

    👍

  • @user-uy5gc9fx1e
    @user-uy5gc9fx1e 23 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tc9xq8oh7s
    @user-tc9xq8oh7s 25 днів тому +1

    Walalaha raali ahaada intan doodaa lagaarin gabadha idin hortaagan xijaab sooqaado maxadudhihiweyden ama hanawareysanin waa idinkuwaajib inad ushegtaan hadiido ama haidikayeshe

  • @rahma-pp3yy
    @rahma-pp3yy 23 дні тому

    ❤❤❤❤❤😅😂

  • @sahrafarah9140
    @sahrafarah9140 Місяць тому

    Masha alaah

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 23 дні тому

    Hooyooyiinka in aay shaakheey waxx keenaay buubuurka iyo qooxootiiga.

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 25 днів тому

    Waqtigii hore oo aduunyada ,maciishada ay fududeyd, ma aha maantey, waayo ninka gurigiisa haduu kafeeyo, ,ma fiicno in ay culeyskale saarto, oo lagugu naco

  • @ubaxkhaliif7199
    @ubaxkhaliif7199 Місяць тому +1

    Asc naagaha guryaahaa u qeyr badan ilaahey ayaa dhihi laa ha shaqeystaano

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 Місяць тому

      Iskajoog qarnigaada 1baad eedo

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 25 днів тому

      Shaqada looma diidin hadii ay si sharaf ah u qabanehyso😊

  • @user-tc9xq8oh7s
    @user-tc9xq8oh7s 25 днів тому

    Gabadharerkooda iney ushaqeysana gabadha rerkoda ayaa masul ka ah markey gursatana ninkeeda marwalba masul ayaalagayahay marnaba masl inanlaga aheyn manoqoto

  • @saadiahassan7633
    @saadiahassan7633 Місяць тому

    Gabadha xilka gurigeeda ayaa lasaaray

  • @lisalovebeatefuil
    @lisalovebeatefuil 22 дні тому

    dumarka fiibuyutikuum ayey eheed ayada quranka

  • @MunaMohamed-tj5bk
    @MunaMohamed-tj5bk Місяць тому +3

    Noloshu maaha shilimad la so shaqeeyo masuuliyada caruurta kula dhalatay adiga kuma saarna tarbiyada kuwaad adigu dhashay ayad ka masuul tahay anigu waxan aaminsanay ninkaygu hadu igu filanyahay caruurtayda ayan daryeelaya

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 25 днів тому

      Reerkaga wax ku barey ee kugu soo tacbey maxad ka yeeli?!, ninka masuliyadada hadu qado reerkaga tabar uma hayo, adigu waainad u shaqeysaa reerka oo qof wax soo saar leh noqotaa.

    • @apdulrahmanmahamed8578
      @apdulrahmanmahamed8578 24 дні тому

      Ilaahy garashada iyo caqliga saliimka haku barakeeyo

    • @MunaMohamed-tj5bk
      @MunaMohamed-tj5bk 24 дні тому

      @@jamilanor653 hooyada iyo aabaha inad usoo shaqayso waxay ka jecel yihin inay ku arkan ado dhisan oo dhaqan walidka lacagtad siinYso ma uma muuqato lkn quruxda noloshada aya u muuqata taasina waxay ku jirta inad noqoto marwo gurigedu deeqo oo ninkeedu uu ku farxo

  • @Mankey-17
    @Mankey-17 Місяць тому +1

    Aad baan utageraya In gabad walba iskufilnato ayshaqeysato Aniga haigutashan

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 25 днів тому

      Adiga masuliyaddada lagama dhaafayo wa inaa gudataa😊

  • @apdulrahmanmahamed8578
    @apdulrahmanmahamed8578 24 дні тому

    Gabadh shaqaysa gabadh jaamacad so dhamaysy Ninki guursada isagy u taal .gabadha reerba ku so tacby dadkale wiilka maany reer ku so tabcin .hawenku hadi ay lacag arkan guurba way ilooban 😂😂adeer dumarki gaalada aya fahmay iny gabadhu reerkeda iyo carurteda wx u dhaama jirin idunkuna imikad halki so joogsaten

  • @user-tc9xq8oh7s
    @user-tc9xq8oh7s 25 днів тому

    Islamku maqabo gabadha iney shaqeyso marka dadka uololeynayo khiyaali bey iska dhaadhiciyen waxaana sodirsaday ama ey iskagadayan heyadaha arimahaas jecel hadeyba siqarson olashaqeyneynin