Wacyi Guud
Wacyi Guud
  • 345
  • 109 190

Відео

Somaliland Guul, Waraaqihii codbixinta doorashooyinka isku sidkan ee madaxtooyada iyo ururrada oo da
2 години тому
Somaliland Guul, Waraaqihii codbixinta doorashooyinka isku sidkan ee madaxtooyada iyo ururrada oo dalka soo gaadhay
War weyn: Ururk Xisbullah weerarka uu ku qaaday guriga Uu deggan yahay Raysal wasaaraha Israil Benay
Переглядів 12 години тому
Xisbullah oo Weerar ku qaaday Guriga Raysal wasaaraha Israil. Dagaalyahannada Xisbullah ayaa maanta oo Sabti ah weerar lama filaan ah ku qaaday guriga uu deggan yahay raysal wasaaraha Israil Benaymin Natanyahu oo ku yaalla magaalada Qaysariya ee ku taalla xeebta badda cad ama mediteraaniyaanka, sida lagu xaqiijiyay war ka soo baxay xafiiska raysal wasaaraha laftiisa. Weerarkan oo Xisbullah u ad...
Yaxya Sinwaar oo ku jira halgankiisii ugu danbeeyay muuqaal ay baahisay Israil
Переглядів 24 години тому
Yaxya Sinwaar oo ku jira halgankiisii ugu danbeeyay muuqaal ay baahisay Israil
2
Переглядів 34 години тому
2
54
Переглядів 34 години тому
54
BAR NAADIGA AKHRISKA HIMILO
4 години тому
BAR NAADIGA AKHRISKA HIMILO
Vol 84 Final
7 годин тому
Vol 84 Final
Qadan oo Markii la Soo daayay waddaniyad la Ilmaysay
Переглядів 77 годин тому
Qadan oo Markii la Soo daayay waddaniyad la Ilmaysay
Madaxweyne Biixi oo Dhagax dhigay xaruta cusub ee Baanka Somaliland
Переглядів 17 годин тому
Madaxweyne Biixi oo Dhagax dhigay xaruta cusub ee Baanka Somaliland
Madaxweyne Biixi oo Dhagax dhigay xarunta cusub ee Baanka Somaliland
Переглядів 17 годин тому
Madaxweyne Biixi oo Dhagax dhigay xarunta cusub ee Baanka Somaliland
Ninka Ugu Taajirsan Somaliland oo taageeray Madaxweyne Muuse Biixi doorashada soo socota
Переглядів 37 годин тому
Madaxweyne Qof cusub uma taag haynee waanu kugu garab
Habeenkii u horreeyay arooskeeda iyo waxa ku dhacay gabadhan
Переглядів 17 годин тому
Habeenkii u horreeyay arooskeeda iyo waxa ku dhacay gabadhan
Bull Fighting Danger
Переглядів 19 годин тому
Bull Fighting Danger
Maraykanka oo markii ugu horraysa sheegay inuu Joojinayo taagerada millatari ee uu siiyo Isrial hadd
Переглядів 19 годин тому
Maraykanka oo markii ugu horraysa sheegay inuu Joojinayo taagerada millatari ee uu siiyo Isrial haddii ay
Somaliland: reerkii ahaa Jookar siyaasadda Somaliland ee Habar Jeclo oo kala shakiyay dab iyo naarna
14 годин тому
Somaliland: reerkii ahaa Jookar siyaasadda Somaliland ee Habar Jeclo oo kala shakiyay dab iyo naarna
Garxajisoow Noogu dhaarta inaydaan dhulbahante naga jeclayn
Переглядів 316 годин тому
Garxajisoow Noogu dhaarta inaydaan dhulbahante naga jeclayn
Falanqayn: Maxay Tahay Sababta Isrial u mari la'dahay furimaha hore ee difaaca Xisbullah
Переглядів 119 годин тому
Falanqayn: Maxay Tahay Sababta Isrial u mari la'dahay furimaha hore ee difaaca Xisbullah
Maxay iskaga egyihiin dagaalkii Yoom Kibuur ee 1973kii iyo Duufaanka Al Aqsa.
Переглядів 2День тому
Maxay iskaga egyihiin dagaalkii Yoom Kibuur ee 1973kii iyo Duufaanka Al Aqsa.
Maxaynu ka ognahay Weerarka Iiraan ku qaadday Israa'iil
Переглядів 214 днів тому
Maxaynu ka ognahay Weerarka Iiraan ku qaadday Israa'iil
Dagaalka Lubnaan iyo Xaaladihii ugu danbeeyay iyo yuhuudda oo dhulku qaadi waayay.
Переглядів 214 днів тому
Dagaalka Lubnaan iyo Xaaladihii ugu danbeeyay iyo yuhuudda oo dhulku qaadi waayay.
Xisbullah oo Xaqiijisay dilka Xasan Nasrullah
Переглядів 221 день тому
Xisbullah oo Xaqiijisay dilka Xasan Nasrullah
Maxaa Ka Jira in la dilay Xasan Nasrullah?
Переглядів 321 день тому
Maxaa Ka Jira in la dilay Xasan Nasrullah?
Wararkii ugu danbeeyay xaaladda Bariga dhexe iyo Natanyahu oo diiday inuu dagaalka Lubnaan Joojiyo
Переглядів 121 день тому
Wararkii ugu danbeeyay xaaladda Bariga dhexe iyo Natanyahu oo diiday inuu dagaalka Lubnaan Joojiyo
Su'aa;laha diininga ah Barnaamijka Diinta Iyo Nolosha
Переглядів 821 день тому
Su'aa;laha diininga ah Barnaamijka Diinta Iyo Nolosha
Muxuu yahay Qalabka Pagers ka ee Israil ku qarxisay Xubno Ka tirsan Ururka Xisbullah
Переглядів 4Місяць тому
Muxuu yahay Qalabka Pagers ka ee Israil ku qarxisay Xubno Ka tirsan Ururka Xisbullah
Fihiima Quuuje oo Loogu baaqay in aanay qarin wiilkeeda uu ka dhalay Asad Diyaano
Переглядів 10Місяць тому
Fihiima Quuuje oo Loogu baaqay in aanay qarin wiilkeeda uu ka dhalay Asad Diyaano
gabadh Raxanweyn ah oo sheegtay in aanay waligeed qof lacag siin
Переглядів 5Місяць тому
gabadh Raxanweyn ah oo sheegtay in aanay waligeed qof lacag siin
Falanqayn. Khatarta ay leedahay dawladda Masar oo timaadda geesk Afrika
Переглядів 12Місяць тому
Falanqayn. Khatarta ay leedahay dawladda Masar oo timaadda geesk Afrika
Baarlamaanka Somaliland oo Feedh layska daalay
Переглядів 13Місяць тому
Baarlamaanka Somaliland oo Feedh layska daalay

КОМЕНТАРІ

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Місяць тому

    Ma kanbaa ninka suldanka lagu shegi kan wa nin xanunsan uuf .mawarsangeribaa akhas idoor Walibo muse ismaciil baa gumesto oo canshurta ka qaddo . Rer dhuxulesto rer geedo naar .isagabo ubaahan inla xoreye ma kan ba ogden wax ka shegikaro ha iska xoreyo muuse ismaciilka gumesto oo canshueto gedaha uu gubo ka qado. Warsangeri haduu dad yajay ha isxoreyo.puntland iyo idoor baa gumesto .iyaga waligood ma dadke ayey ku hoosnoolan gooni umma istagikaran miyaa

  • @mohammedadosh5738
    @mohammedadosh5738 2 місяці тому

    Ama halagu sheego ama yaan lagu sheegin waxaad qaadayso ayaa iska yar waligaaba qabiil kutaager muse majnuun

  • @rayanmustafe5473
    @rayanmustafe5473 3 місяці тому

    Hadduu daaci noqdana Farxiyaa daaci kuu ah qofkaa soo magac qaadayow

  • @rayanmustafe5473
    @rayanmustafe5473 3 місяці тому

    Daaciba maaha isagaa isku bixiyay maad iska raacdeen indhoole indhoole hagaya, xadiis iyo aayad midna masiin

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 3 місяці тому

    Dumarka 20 ka wayn waaba Niman maaha Naago

  • @lisalovebeatefuil
    @lisalovebeatefuil 3 місяці тому

    dumarka fiibuyutikuum ayey eheed ayada quranka

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 3 місяці тому

    Hooyooyiinka in aay shaakheey waxx keenaay buubuurka iyo qooxootiiga.

  • @rahma-pp3yy
    @rahma-pp3yy 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤😅😂

  • @FaadumojaamacNuux
    @FaadumojaamacNuux 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 3 місяці тому

    Ilaahay naguma soo Celiyo!!! Ninkii somali kala jaray. Alla daduu dilay maxay aaqiro haytaan 50.000.Qof:

  • @apdulrahmanmahamed8578
    @apdulrahmanmahamed8578 3 місяці тому

    Gabadh shaqaysa gabadh jaamacad so dhamaysy Ninki guursada isagy u taal .gabadha reerba ku so tacby dadkale wiilka maany reer ku so tabcin .hawenku hadi ay lacag arkan guurba way ilooban 😂😂adeer dumarki gaalada aya fahmay iny gabadhu reerkeda iyo carurteda wx u dhaama jirin idunkuna imikad halki so joogsaten

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 місяці тому

    Allah ha unaxariisto

  • @mac-hirsi8569
    @mac-hirsi8569 3 місяці тому

    Allaah ha unaxariiso marxuumka Siyaasi ruug cadaadiya oo fahmaaya meesha laga qaniinayo

  • @Abdullahi-v7m
    @Abdullahi-v7m 3 місяці тому

    Walalaha raali ahaada intan doodaa lagaarin gabadha idin hortaagan xijaab sooqaado maxadudhihiweyden ama hanawareysanin waa idinkuwaajib inad ushegtaan hadiido ama haidikayeshe

  • @Abdullahi-v7m
    @Abdullahi-v7m 3 місяці тому

    Gabadharerkooda iney ushaqeysana gabadha rerkoda ayaa masul ka ah markey gursatana ninkeeda marwalba masul ayaalagayahay marnaba masl inanlaga aheyn manoqoto

  • @Abdullahi-v7m
    @Abdullahi-v7m 3 місяці тому

    Islamku maqabo gabadha iney shaqeyso marka dadka uololeynayo khiyaali bey iska dhaadhiciyen waxaana sodirsaday ama ey iskagadayan heyadaha arimahaas jecel hadeyba siqarson olashaqeyneynin

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 3 місяці тому

    Waqtigii hore oo aduunyada ,maciishada ay fududeyd, ma aha maantey, waayo ninka gurigiisa haduu kafeeyo, ,ma fiicno in ay culeyskale saarto, oo lagugu naco

  • @SirajQolkadacwada
    @SirajQolkadacwada 3 місяці тому

    👍

  • @mohamed-farhanalicheik2580
    @mohamed-farhanalicheik2580 3 місяці тому

    Dadka reer Djibouti iyaguu wax ay ku diidan ma jirto somaliland in la aqon sado waa siyasadaa guud.

  • @saja9892
    @saja9892 3 місяці тому

    Daacigaan waxaa loo soo dirayaa daaci fatxiya cabsiiye iydaa doodiisa fahmeysa iyo wuxuu rabo ama yahay

  • @MunaMohamed-tj5bk
    @MunaMohamed-tj5bk 3 місяці тому

    Noloshu maaha shilimad la so shaqeeyo masuuliyada caruurta kula dhalatay adiga kuma saarna tarbiyada kuwaad adigu dhashay ayad ka masuul tahay anigu waxan aaminsanay ninkaygu hadu igu filanyahay caruurtayda ayan daryeelaya

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 3 місяці тому

      Reerkaga wax ku barey ee kugu soo tacbey maxad ka yeeli?!, ninka masuliyadada hadu qado reerkaga tabar uma hayo, adigu waainad u shaqeysaa reerka oo qof wax soo saar leh noqotaa.

    • @apdulrahmanmahamed8578
      @apdulrahmanmahamed8578 3 місяці тому

      Ilaahy garashada iyo caqliga saliimka haku barakeeyo

    • @MunaMohamed-tj5bk
      @MunaMohamed-tj5bk 3 місяці тому

      @@jamilanor653 hooyada iyo aabaha inad usoo shaqayso waxay ka jecel yihin inay ku arkan ado dhisan oo dhaqan walidka lacagtad siinYso ma uma muuqato lkn quruxda noloshada aya u muuqata taasina waxay ku jirta inad noqoto marwo gurigedu deeqo oo ninkeedu uu ku farxo

  • @saadiahassan7633
    @saadiahassan7633 3 місяці тому

    Gabadha xilka gurigeeda ayaa lasaaray

  • @Mankey-17
    @Mankey-17 3 місяці тому

    Aad baan utageraya In gabad walba iskufilnato ayshaqeysato Aniga haigutashan

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 3 місяці тому

      Adiga masuliyaddada lagama dhaafayo wa inaa gudataa😊

  • @sahrafarah9140
    @sahrafarah9140 3 місяці тому

    Masha alaah

  • @ubaxkhaliif7199
    @ubaxkhaliif7199 3 місяці тому

    Asc naagaha guryaahaa u qeyr badan ilaahey ayaa dhihi laa ha shaqeystaano

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 3 місяці тому

      Iskajoog qarnigaada 1baad eedo

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 3 місяці тому

      Shaqada looma diidin hadii ay si sharaf ah u qabanehyso😊

  • @cimraancimraanmuxidiincali4055
    @cimraancimraanmuxidiincali4055 4 місяці тому

    Allaah unaxriisto ,sh ismaaciil maxmuud cigal ,hargeisa waa imaanaa ijtimaaca bisha sagaalaad

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 6 місяців тому

    XaSbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @ibraahimcabdulaahi937
    @ibraahimcabdulaahi937 6 місяців тому

    Alle ha u nxristo

  • @hibaqahmedismail4328
    @hibaqahmedismail4328 6 місяців тому

    Allah uu naxaristo

  • @siradilovethis3292
    @siradilovethis3292 6 місяців тому

    Boqorada Darood Fahiima Kusoco

  • @Barre371
    @Barre371 6 місяців тому

    😂😂😂

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 7 місяців тому

    Bal beenta ay sheegayso eeg kulahaa waxay lahadlikaraan uun diyaaradaha jooga hoose kuduulaya 🤣😂.

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 7 місяців тому

    Qadaadweyn cid ka been iyo munaafaqad badani majirto.

  • @abdullahimoh1940
    @abdullahimoh1940 8 місяців тому

    XmashaAlaah

  • @ifraaxaxmed2980
    @ifraaxaxmed2980 9 місяців тому

    mustafe guul somaliland❤❤❤

  • @abdikadarmohammed
    @abdikadarmohammed 9 місяців тому

    Allaha unaxaristo

  • @CabdilaahiDhuxul-zk3mb
    @CabdilaahiDhuxul-zk3mb 9 місяців тому

    ISHA ALEX HAKAAGA SAHLO RUNTU WAA CADOW

  • @CabdilaahiDhuxul-zk3mb
    @CabdilaahiDhuxul-zk3mb 9 місяців тому

    AL XAQIIQA AYAAN KUU BIXIYEY

  • @CabdilaahiDhuxul-zk3mb
    @CabdilaahiDhuxul-zk3mb 9 місяців тому

    Wanu kumaqlaynaa

  • @Jfiu3ifuuri3jrhdhhdMaxmaxsghdk
    @Jfiu3ifuuri3jrhdhhdMaxmaxsghdk 9 місяців тому

    Hooyadaa was eeyad yhy eeyadu dhshy

  • @RaxmoCalanle-xb8hb
    @RaxmoCalanle-xb8hb 10 місяців тому

    Aamiin❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @halimoatteye1368
    @halimoatteye1368 10 місяців тому

    Fahima wa caqligii o qof ah

  • @AbdiHayaan
    @AbdiHayaan 10 місяців тому

    La yaab weeyi

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 10 місяців тому

    Ma 3 bilood ???

  • @MaxamedCaliibraahim-e2e
    @MaxamedCaliibraahim-e2e 11 місяців тому

    Allha unaxristo sh.q cismacil janadal ferdoso allha kugeyo

  • @MaxamedAhmed-jh4gr
    @MaxamedAhmed-jh4gr Рік тому

    شيخ اسماعيل كنت أحبك في الله اسكنك الله جناتالفردوس

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 Рік тому

    Somaliand waa la yar waabiyay , kuye odaygan iidoor 🤣🤣🇸🇴🇸🇴

  • @calanside95
    @calanside95 Рік тому

    Ilaahey ha barakeeyo waa shaqo wanaagsan

  • @MaxamedAhmed-jh4gr
    @MaxamedAhmed-jh4gr Рік тому

    Mshaa allaah jannatul firdawsa allaw kugee

  • @unspokengamesfnfgamer2176

    Maasha allah ilaahoow u naxariiso