""waxaan gaadhay heer aan ragii soomaliyeed ka aamin baxo". Qisada Marwo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • ""waxaan gaadhay heer aan ragii soomaliyeed ka aamin baxo". Qisada Marwo

КОМЕНТАРІ • 252

  • @Cadceedchannel
    @Cadceedchannel  3 місяці тому +20

    Qofki haya qiso wuxu nagalaso xidhiidhi kara what's upkan 0653459860...

    • @HalimoAliAbdihalem
      @HalimoAliAbdihalem 2 місяці тому +2

      Wan hayaayey wan kuzo qaban😢

    • @AzmiiAbdullaahi
      @AzmiiAbdullaahi 2 місяці тому

      @@Cadceedchannel wan hye

    • @nimcoDhamac-gy3ll
      @nimcoDhamac-gy3ll 2 місяці тому +2

      Waan hayaa waliba anigu ninkaan jeclaa iima oga ee iwaraysta waa intaas oo uu daawadaa oo qalbigu usoo dabco😢

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  2 місяці тому

      @@nimcoDhamac-gy3ll what's upkam nagalaso hadal wll

    • @tamaanshire9989
      @tamaanshire9989 2 місяці тому

      Waar qiso mahee shekada nowada dee😅😅😅

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 24 дні тому

    maansha allah walal gabadh wanaagsan oo akhlaaq wanaagsan ayaad tahay oo Samir badan ee ilahay mid wanaagsan calaf hakuugu daro walal qaali insha allah

  • @CaluusheShow
    @CaluusheShow 3 місяці тому +19

    Ragoow Dumarka qayaanada ka daaya waa miskiine, illahy Ha inoo barakeeyo dumarkeena Somaaliyeed ee quruxda badan ❤

  • @AmiiraAhmed-o4o
    @AmiiraAhmed-o4o 2 місяці тому +31

    From tiktok yaa ila mida😂😂😂🎉

  • @jamaadan7103
    @jamaadan7103 3 місяці тому +9

    Marwo walaal waan ka xumahay waxa kugu dhacay ragu mawada xuma kheyr baan rabbi kuu weydiinayaa Aamiin cadceed mahadsanid

  • @bushraismail3338
    @bushraismail3338 Місяць тому

    Mashallah ❤ alleh qalbiga ha ku qaboojiyo hana ku siiyo qof qiimahaaga garanaya alleh ha ku siiyo halka mida ka saminahay aniga iyo inantaa waa xiriir inaan sameysano ka quusaney rabih qalbigeeda ha kabo

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman164 3 місяці тому +24

    War qoftan waa sheeko yaqaan "Marwo keapgoing abyo hadaad ilahay ku xidhanthy waa hubaal inaad guulaysan Aduun Iyo Aakhiraba🎉🎉🎉.

  • @hibomire8196
    @hibomire8196 Місяць тому +1

    mashallah waa qof aad u Dagan oo macquul ah

  • @adenmaalimadow6653
    @adenmaalimadow6653 2 місяці тому +2

    Qaf doorsoon aya tahay Rabi hakudhowro aniga wan jclahay gabdhaha Soomaaliyed o xijaaban adaabtane leh si daadoo kale Rabi xifdigiisa hakugiliyo waa igala kamuuqdaye Rabi hakusiyadiyo❤

  • @user-dr8dv5zi9dluqman
    @user-dr8dv5zi9dluqman 3 місяці тому +3

    masha alle wallaahi waainantii ugu wanaagsanayd intaan arkayay yacni wayga ay uga baaxday sheekada

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 3 місяці тому +4

    Alleh wuxu bixiyo waxa ugu qurux badan ee uu aadamaha siiyo waxa ka mid ah Ubadka. Maxay yihiin dadkan Alleh duleega ah ee dafiraya Ubadkooda iyo Xaasaskooda.

  • @xiisxaaji6336
    @xiisxaaji6336 2 місяці тому

    MASHA ALLH
    MARWO QAALI QALBIGA ALLE HAKUU QABOOJIYO BADAL QEYR QABANA ALLE HAKUSIIYO QAALI RAGA QAAR WAA WAXMAGARATEE ALLE HANAGA QABTEE😢❤

  • @Maxameddahirj
    @Maxameddahirj 3 місяці тому +2

    Insha allah walal badal khayr qabo ayaan kuu rajenaa
    Xaqiiqatan waad guulaysan dontaa asna wuu ka shalaahi donaaa qiyaanadaas insha allah

  • @Hiigsiganolosha9090
    @Hiigsiganolosha9090 3 місяці тому +3

    Abaayo Marwo Sabar walaal mcn Aniga waan ooye Runtii 😢😢😢 lkn waxaan kuu rejaynaa in aad Hesho Midkii boogtaada Dhayi lahaay🤲🤲🤲🥰🥰

  • @awes4wrs
    @awes4wrs 3 місяці тому +1

    Wele waa gabar gabar dhaaftey, waayo wey yer tahay waxan ha sameynin qof ladhaho sameeya.
    Marka gabadhan Alle haku sharfo wll

  • @adxiixiiiuxuu3560
    @adxiixiiiuxuu3560 27 днів тому

    100%isku qisaa nahay isku waqtina waa nagala dhumiyay waalidna iyo walaal waan baray sidaa inuu ii xumeyay waliba oo dhankooda iga soo mari jiray naag iyo ilmana wuu igu qiyaamay 4 sano wuu iga lumiyay waana iska aamusay adi aaba maanta nafistay😢

  • @hothoqueen2797
    @hothoqueen2797 Місяць тому

    Mnsha Allah Waa gabadh qalbi wngsan wlahi Wnka xumahay wllo dayuuskas qalbiga ka jabiyay insha Allah waxaad heli mid caagaha ku maydha xanuunkii kusoo maray ku ilawsiyaa plz inanta qalbiga uga duceeyaa😢

  • @MustafeCumar-pi4ig
    @MustafeCumar-pi4ig 2 місяці тому +1

    Inantan iyo inta lamidiba inaa saas lo gala maaha hableheena halaga dayo dhibkas intas in legba❤

  • @samiyacismaan8364
    @samiyacismaan8364 Місяць тому +1

    Ninka ragga ah jacayl dhab ah uma qaado gabadha dartii isu bahdisha ee u oyda lkin jacayl waxay u qadan gabadhii ka oohisa

  • @hayisemohed143
    @hayisemohed143 2 місяці тому +2

    Gabadhaan series Ayay ahayd Balse nin uqalma muusan helin be strong 💪

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4 2 місяці тому +4

    Jaceylku Wa Xanun Kaliya Waxad Iskaga ilaalin Karta Inad Suqa Javeylka Anad Ka Adagan Ama Ad Qalbigaga 99 Saarto

  • @mahdiqoobey8424
    @mahdiqoobey8424 2 місяці тому +2

    War raggow habalaha quluubtooda hala ilaaliyo
    Habluhu waa laf dhabarteena ❤

  • @nimcoabdi4435
    @nimcoabdi4435 2 місяці тому +2

    Aleh qalbiga ha kuu qabojiyo wll wan ooyey ana kula mid baan ahay wana kula qabaa qalbi jabkaaa kaligaybaa modayee dad wax ila qabaa jira show😢😢😢

  • @Abdirahmanmohamed33
    @Abdirahmanmohamed33 2 місяці тому +2

    Gabadhaas ayaan aad ujeclaadaye sidaan helikaraa lambarkeeda iisoo gudbiya asxaabeey ❤❤❤❤

  • @mohaninho
    @mohaninho 2 місяці тому +2

    Qof kasta wuxu leeyahay bog madow marka wllo marwo noloshada horey u wado guuleyso

  • @muhumadhussein2422
    @muhumadhussein2422 2 місяці тому +1

    MASHAA ALLAH WALAAL WXAAD HELI DOONTAA WIIL AY GABADH XUMEYSEY SIDII ADOO KALE

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r 2 місяці тому +2

    Run ahaantiii aad baan uga xumahey in nin Ragiiii gabadh sidan u galo ama uu u galo gabadh sidan odhan daacad u ah
    Walal wxd thy boqorad marnaba ciishooon meysid
    Allah wax dhibana ku tusi mayo wxn ku rajeynayaa Nolol mida ugu qurux badan
    Ifka nolol ku deeqdiyo niyad sami ku nolow sharafeee❤
    Gabadhan okale miyaa la khiyaami karaa 😢😢😢

  • @deeqsanqueen2255
    @deeqsanqueen2255 2 місяці тому +2

    Wlhi gadhn isku qiso nahye 😢😢😢 wan nacay nin iyo qiyanadiis kuwa qurabah joga ugu daran marabo qof inan nolsheyd ku aamino

  • @AmaalMursal-er8xg
    @AmaalMursal-er8xg 2 місяці тому +1

    Allhe badal khayr leh ha ku siiyo wllshy idamka allhe

  • @FaraxMaxamed-f4c
    @FaraxMaxamed-f4c 2 місяці тому +4

    Kalsonidan xad dhaafka iyo Ragan kaligood lala hadlayo ee geedka la isigu xidhayo wax aan qomamo ahayan lagama fa iido wan ka qomameeya lkn ma daynkro 😢

  • @sadik870
    @sadik870 4 дні тому

    سبحانك يا إله

  • @Abdirahamn-c2j
    @Abdirahamn-c2j 2 місяці тому +1

    Ani ahaan gabadhaas kama tageen mana khiyaaneeyeen waa inan qurux badan m.a

  • @xamsesheekh5040
    @xamsesheekh5040 3 місяці тому

    Badal khayr qaba insha allaah walli waad yartahey wakhtina kaa muu tagin filin aad daawatey ka soo qaad waad guuley saneysaa insha allaah

  • @kingupdykarim6865
    @kingupdykarim6865 Місяць тому

    War QoFtanO KLe Maa La KhiYaamaa 😢❤

  • @AziyOsman
    @AziyOsman 3 місяці тому +3

    Alx Aniga waliga qof qalbiga iga ma jabin wlalala ya waxaa inagaga digayaa inaad qof qalbigina ku xirtaa
    Qofkaas hanoqdo mida xiriir wadaag tihiin ama qof aad isqabtaan
    Qalbigina ilaahy bas ku xira
    Wlhy waa iga talo guul baad gaarayzan

  • @izrasaeed
    @izrasaeed 2 місяці тому +1

    Aad ban uga xumahay qisada xanuunka badan ee kugu dhacday walal qaali 😢 ilahay wax khayr qaba haku siiyo 😢

  • @XabeebAXMED
    @XabeebAXMED 2 місяці тому +3

    Xiriirkaaga jacayl ee ugu horeeya ayaa dadka rag iyo dumarba ku jeclaysiin kara haduu guul kuugu soo dhamaado haduu guul daro ku dhamaadana dadka oo dhan rag iyo dumar ku nacsiin kara

  • @niciimaasli
    @niciimaasli 2 місяці тому

    rabbi qalbiga hakuu qaboojiyo huno❤

  • @AbuuCisa
    @AbuuCisa 2 місяці тому

    Ma sh Allah Wa Gaber Qimo badan ilahay Mitka kheyr badan Hakusiiyo

  • @ibrahimosmanroble
    @ibrahimosmanroble 2 місяці тому

    Aaad ayaan ogaa xanunsathe wlshey marwo allah haku.ilawsiyo Allah talasaro

  • @halimoadan9116
    @halimoadan9116 2 місяці тому +1

    Waqti kamatagin wadkabaxaysa insha Allah

  • @faraxcabdi9228
    @faraxcabdi9228 3 місяці тому +2

    Alle qalbiga haku qaboojiyo wllo😢😢

  • @husenmiad732
    @husenmiad732 2 місяці тому

    Raga iyo dumar way hawlo badan yihiin laakiin waad guulaysan huuno ilahy ha la xuso in badan don't give up guuul

  • @cabdisamedkayse-kq4do
    @cabdisamedkayse-kq4do 3 місяці тому +2

    Wllhy waa gabdh qiimo badnn

  • @ayaaninaugaasofficial7995
    @ayaaninaugaasofficial7995 3 місяці тому +1

    insha allah wllshy badal khayr qaba ku ka fiican oo ku ilashanaya ayad helayza wllshy

  • @khadar-gg7mm
    @khadar-gg7mm 3 місяці тому +2

    ilahay qalbiga hakuu dhayo

  • @Nashaadaxmed-n7e
    @Nashaadaxmed-n7e 2 місяці тому +1

    Waa cajiib lkn in ukhyr ulahayn ba laga yaba wax ka khyr badan insha aallha wllo❤

  • @bwarsamemohamet3739
    @bwarsamemohamet3739 2 місяці тому +2

    Qof ss ku jecel maa laqiymi karaa🎉

  • @fartunibrahim9347
    @fartunibrahim9347 3 місяці тому +3

    Aniga qiso igu dhacday hadii aan ka warami lahaa 😢😢 xanuun ayey igu reebtay ilaa hada nin inaa la shekeysto ma jecli i noo soo duceeya inuu Allah badal qeyr qaba inuu sahlo

  • @zeinabmohamed1453
    @zeinabmohamed1453 2 місяці тому

    Jaceylka Wa wax Jiro balse wax kaxun malahan qof marku rajo Gur kugaliyo ya Rabi😭💔Allow No gargar hadan dumar nahay😭😭💔☝️🤲🤲🤲🤲

  • @deeqabdulahi2677
    @deeqabdulahi2677 2 місяці тому

    walhi qofkan hadan heli laha wxan ahan laha naziiplow❤

  • @KhadarHusseinomar
    @KhadarHusseinomar 2 місяці тому

    marwo Raali noqo Ragumawada sinee nin Aan raga nimada wax ka Aqoonbaa kuhelee raali noqo marwo😢😢😢😢😢😢😢

  • @AbdiGarat
    @AbdiGarat 2 місяці тому

    Wakaxumay wixikuday Walsh somaleweeyd ❤ wankujilaay wahanjoga kinya nerob labarkno was

  • @mohamedsharifhassan7524
    @mohamedsharifhassan7524 2 місяці тому +2

    4 years of Bachelor of Victimitology ah. Axyaa yaa qalbi jab.

  • @isracabdilaahi1087
    @isracabdilaahi1087 2 місяці тому

    Wllo illahay qalbiga hakaga reebo waa xanun wllhi

  • @xamsesheekh5040
    @xamsesheekh5040 3 місяці тому

    Maan sha allaah marwo waad guuleysaneysaa

  • @MaxamedCadaane-Zaid..19
    @MaxamedCadaane-Zaid..19 2 місяці тому

    Wakhti kama tagun wllo xidhidhka alleh badi I.na allah gabdh waji qurxoon leh ayaa tahy cidlo ha is dhigim

  • @NimcoAbdullahi-i3m
    @NimcoAbdullahi-i3m 27 днів тому

    From tiktok😢

  • @Abdirahmanmohamed33
    @Abdirahmanmohamed33 2 місяці тому +1

    Waanka helay gabadhaas wllhi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @dhooldheeman5488
      @dhooldheeman5488 2 місяці тому

      Inaa lugoyso miya rabtaa mase mustaqbal ayaa ka rabtaa

  • @Hargeisa916
    @Hargeisa916 2 місяці тому

    Wlx isku mid banahy hoyodey mcn baan saxiptey on waxkasta lawadaga runtiii Allow noda hoyoyinka yaaaa Rabiiii 🤲

  • @maariyaali9886
    @maariyaali9886 2 місяці тому +4

    Ohrta kle dadka wax qiyano mala waresto😂🎉

  • @adeecsanyousuf4889
    @adeecsanyousuf4889 2 місяці тому

    ILAHAY kuma cafiyo
    Qofkii inanta yar qalbiga ka dhawcaay😢

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 місяці тому +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa gabadhey waxa la yidhaahdaa saddex lama galo:
    A). Haddimo xoolaad.
    B). Hansi gabadheed.
    C). Habbaar waalid.
    2.0. Saddexdaasi midnaba lama galo haddii qofku uu galana kama faaiido ee ewuxuu la kulmaa dhibaato aad u fara badan.
    3.0. Haddaba way dhacdaa ninkaasina muu ahayn calafkaagii

  • @umalkhayromar8253
    @umalkhayromar8253 2 місяці тому

    Wllhi qisadeydah kaa sii xanuun kulul ilaahow qalbigah igah reeb hablo samika badiyah 😢nin rageedkii wuu dhamaadey koley😢

  • @MohamedQalbiabdulahi
    @MohamedQalbiabdulahi 3 місяці тому

    Wllo runtii wxa thy gabar dacada wadna helaysa qofkagii i.a wxa gabar qurux badan wngsn daacad ah lkn ogow inan raga somaliyed wada xumyn adiguna wllo wad helaysa mustaqbalkagi wllo

  • @MukhtarAbdi-e3m
    @MukhtarAbdi-e3m Місяць тому

    Yaaab😢😢😢😢😢😢😢

  • @hafsasaid9724
    @hafsasaid9724 2 місяці тому

    ALLE bedel Khayr haku siiyo

  • @abdurahmaanmahamed8126
    @abdurahmaanmahamed8126 3 місяці тому

    Cadceedo gabadhaa ayaan ubaahanaye lanbarkeeda iisoodir zxb waa gabadh qalbi wanaagsane

    • @adandhux1434
      @adandhux1434 3 місяці тому

      War dhaawac aadangeysan adi
      Madaawayn kartit ee isaga leexo

  • @KareemaKareemaAhmeth
    @KareemaKareemaAhmeth 3 місяці тому +1

    Wlhi ka ilaahayba ka badbaadiyey

  • @alijama8930
    @alijama8930 2 місяці тому

    Qalbi jab ma jireen hadaanay aaminaad jiri lahayn

  • @FarxiyaCabdi-c6t
    @FarxiyaCabdi-c6t 2 місяці тому

    Ha wada noqon daacad wll si uu qalbigagu uga badbaado niyad jab iyo waxa gabadha ku dhacay 😢😊

  • @sucaadyariis993
    @sucaadyariis993 2 місяці тому +1

    Qisadayda yaan ugu shekeya😢

  • @DaauudFayzal
    @DaauudFayzal 2 місяці тому

    Wll allah calaf khayr qaba haku siiyo

  • @mohamudabdirahman8274
    @mohamudabdirahman8274 2 місяці тому

    Allah habakrakeeyo gabdha

  • @XabeebAXMED
    @XabeebAXMED 2 місяці тому +1

    Walow qaf la qalbiga laga jabshaa aysan dumar iyo rag toona ku haboonayn hadana qalbi jabka gabdhuhu kuma fiicna ragaa adkaysiga ku fiican

  • @SawdoApdi
    @SawdoApdi 3 місяці тому +1

    Abyo ilhy intaa ku xidhtahy waxab kama xumanyan ani xitaa mida taso kale way igu dhacday lkn waa adkystay😢😢

  • @asmaapdyhakinmohammed3306
    @asmaapdyhakinmohammed3306 2 місяці тому

    Alla cad ceedoww wllo dul badanidaa

  • @husseinmohamed9984
    @husseinmohamed9984 3 місяці тому

    Cadceed walaalo muniira ku away waregised wan yar taway wa inan wax badan hadalkeda laga baran karo illah ha’xifdiyo

  • @adenmaalimadow6653
    @adenmaalimadow6653 2 місяці тому

    Asc Marwo wan kaxumay in sidaa adik qalbada laga jibiyo, fadlan hor usoco oo geeyankaga raac,xitaa aniga diyar ah o marna an kudhawici laheeyn hadi ay dhacdo inaan reerkala raadiyo ogaalashada ayey kuxerantahay, ee ha i dayma daraani

  • @abdifatahofficial1882
    @abdifatahofficial1882 2 місяці тому +1

    Habalahan YARI Intey Ragga horboodaanbey hadhawma hoos u hadlaan" Nin Ragga waxkasta Kafillo" aan m8dhaa inii Xadee

  • @MukhtarAbdi-e3m
    @MukhtarAbdi-e3m Місяць тому

    Ax😢😢😢😢

  • @honmohamedbarre7679
    @honmohamedbarre7679 Місяць тому

    Bedel khyr qaba wll

  • @mohamudabdirahman8274
    @mohamudabdirahman8274 2 місяці тому

    Badal khyr qaba wll

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 2 місяці тому

    Cadceedow mahadsanid

  • @faatimoiprahim5874
    @faatimoiprahim5874 3 місяці тому +2

    Nin kalsooni badan lama siiyo hablo🥹

  • @Hiigsiganolosha9090
    @Hiigsiganolosha9090 3 місяці тому +2

    Hada xitaa waan Cabsanayaa in Xiriirka Laygaaga boxo Ee Ha layla taliyo 😢😢😢😢😢

    • @MssMadrid-p1c
      @MssMadrid-p1c 2 місяці тому +1

      Wxd samyaa wll qalbiga ha racracin iska dhadhcu inu yhy wxa ka tagyaha bari ka mlin wa iga talo hdu magalo kula joogahnaha ka wr hy

    • @asmafarax7311
      @asmafarax7311 2 місяці тому +1

      Wllo Waxaad Ogaata Marka Qof Kaatagabah in Badal Khayr qabah alle Kuugu maqanyahay Midbah Midka Ka danbeeyah Wuu kaFican Yahay

    • @Hiigsiganolosha9090
      @Hiigsiganolosha9090 2 місяці тому

      @@MssMadrid-p1c wax walbo waa isku Dayaa wll

    • @Hiigsiganolosha9090
      @Hiigsiganolosha9090 2 місяці тому

      @@asmafarax7311 wllshay waa kaaga Mahad naqaa Taladaada fcn lkn Aniga waxaan gara waaye Dadku Arxan daranaa 😅😅😭

  • @FatxiIsaq
    @FatxiIsaq 2 місяці тому

    Qofan ogahayow waligey kuma cafin doono😢😢

  • @Ayaanmohomed
    @Ayaanmohomed 2 місяці тому

    From Tiktok😂❤

  • @Hooyoaabo-py2dk
    @Hooyoaabo-py2dk 2 місяці тому

    Inshaa wl gulayso

  • @hothenhoney3231
    @hothenhoney3231 3 місяці тому +1

    Hayay mrway mad timid adnah zhp😂❤❤

  • @abdiwaliaabdilaahi5275
    @abdiwaliaabdilaahi5275 3 місяці тому

    Wllo ale waxaan ku waydii badalkhary qabo wayo qof walba oo nafsi galaay isna way ka goanta 😢😢

  • @Hiigsiganolosha9090
    @Hiigsiganolosha9090 3 місяці тому +2

    😢 Dadka Ayeeyo Koriso Daacadnimadoodu Aad Bay u badan tahay ❤❤❤ Aniga Xitaa Saas Ayaa lay khiyaanay 😢😢😢

  • @abdirahmanabdullahiyussuf
    @abdirahmanabdullahiyussuf 2 місяці тому

    Maclin ayaa ii noqote cashirna waan ka barte

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 2 місяці тому

    Gabadh cod mcnaa.

  • @cumaradan-q9b
    @cumaradan-q9b 3 місяці тому +1

    ani gabar tan oo kale sanad ki mar bay dhalat

  • @ugbaadeisa7870
    @ugbaadeisa7870 2 місяці тому

    Dhaga oo waxaasu ma dhibaa walal😮

  • @Samsamabdijama-k6m
    @Samsamabdijama-k6m 2 місяці тому +1

    Wlhi waan arky qof tabtaan iladhqmay lkn hda argto qof noxasa asaga qayaano miiran ah ana inaana is hyneen mrkan arkay hawlhygan iska watay wayna dhacday oo bilaa sabab buu bxy

  • @NimcoShabcan
    @NimcoShabcan 2 місяці тому

    Walo habsamay qabigoda dhara❤😊

  • @qaamusqamus7237
    @qaamusqamus7237 2 місяці тому +1

    marwo wa qof dacad ah lkn waqti nin amarkisa la qaato lama joogo nolosha hada wa power sharing tankale nin amar jecel hada aragto wa maseeow ee ka carar

  • @dhayabila
    @dhayabila 3 місяці тому +4

    Waxan ogdaay in qalbiya dhalinta somayeed gubteen 😢😢