Markay fahmaan inaad ogtahay! (Narcissistic People)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 24

  • @MohamttAbdikhadir-vs4ph
    @MohamttAbdikhadir-vs4ph 10 місяців тому +1

    Xitaa mar walba wey ku dhaga hadlaan, arin waa hore ku dambeese ayey ku guqabsa Nayaan dadka kana wey aqriyaar thanks ❤

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  10 місяців тому +1

      Haa waa dad intooda badan negative ah jecel xumaanta iyo buuqa

  • @somali9133
    @somali9133 Рік тому +3

    Wll waad mahadsantahay waan ladhaqmay dadkan waan fahmay waa jaray

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho Рік тому +1

    Kkkk.
    Subxanalaha.

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye Рік тому +1

    Wey ka cararayaan marka fahantid

  • @hanaadi-qk9gp
    @hanaadi-qk9gp Рік тому +2

    Waan la dhaqmay dadkaa runti waxaad moodaba inaad dadkan arkay kasheekaynaysid

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  Рік тому +2

      Dadkaan kuligood waa isku mid waxaadba mooda inee hal school ka qalin jibiyeen

  • @firdowsakariye1654
    @firdowsakariye1654 Рік тому +2

    Walahi sidaad u taqano ka yaabay

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  Рік тому +1

      Walaale dadkaan horaa iskugu soo faragubanay

    • @firdowsakariye1654
      @firdowsakariye1654 Рік тому

      @@Drkhadarabdi1 walalo waad mahadsantahay

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  Рік тому

      @@firdowsakariye1654 adaa mudan aad baan kuu salamayaa

    • @firdowsakariye1654
      @firdowsakariye1654 Рік тому +1

      Walahi sidaad u garanayso baan ka yaabay

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  Рік тому

      Walaal Fadlan adoo raali ah sharegareey vidiyowgan si uu u gaaro dadka kale oo dhibkaano kale haaysto si aay u ogaadan ineenan kiligood aheen balse lalaqabo dhibka mahadsanid

  • @firdowsakariye1654
    @firdowsakariye1654 Рік тому +2

    Waad iga qoslisay

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  Рік тому +2

      Qosolka waa caafimad waana ii farxad inaa kaa qosliyay

  • @ZamzamsharafSumish
    @ZamzamsharafSumish 2 місяці тому

    Hada walashay baa nocas ah
    😂

  • @Naphisaaaaxx
    @Naphisaaaaxx Рік тому +1

    Kkkkkkk

  • @Naphisaaaaxx
    @Naphisaaaaxx Рік тому +1

    Kkkkkkkk

    • @Drkhadarabdi1
      @Drkhadarabdi1  Рік тому +1

      Waxaan rajeenaya inaad ka sheshay vidiyowga