SHEEKADA ODAYAAL AYEEY GAARTAY ATARISHO 3 SHARUUD SOO BANDHIGATY NAFISANA WAX UMA QABO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 559

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 2 години тому +166

    Meshaan ku yaba fadhiya wali Yaa ila yaban😂😂😂

    • @muna603-p4v
      @muna603-p4v 2 години тому +2

      Ani wlhi subaxanallh😂

    • @SumayaMohamed-k5w
      @SumayaMohamed-k5w Годину тому +1

      Ani 😂☝️

    • @aishamawlid
      @aishamawlid Годину тому

      ​@@SumayaMohamed-k5wseeey wax ujiraaan 😂😂😂😂adeer ka wayn malaha meesha iskama soofadhiisan nafiso quruxeey meesha ka carar nin naag qabo xaaluguugu aflagaadaynaaa😂😂😂

    • @IkraanMaxamuud-v9n
      @IkraanMaxamuud-v9n Годину тому +1

      Yaab Baa ii Dhan wlee😂😂😂

    • @xamdicqaadir-ob6yf
      @xamdicqaadir-ob6yf Годину тому

      Ani xitaa wakula yabanahy😂

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 2 години тому +93

    Ax yaaa jiliin😂😂odiyaal ayey gaartay kulhaa😂

    • @QueenRuun-zd7gt
      @QueenRuun-zd7gt 2 години тому +1

      ma ila aragtay🤣🤣🤣

    • @kaafiyodagan982
      @kaafiyodagan982 2 години тому +1

      Ma fiisan wali lkn ineey ruwaayad tahy wan dareema 😂😂😂

    • @Busines4354
      @Busines4354 2 години тому +1

      😂😂😂😂qosal leba ani u firsanoya😅

    • @Asmafaysal
      @Asmafaysal Годину тому

      Mxa dhacay markii hore

    • @naimasaeed2571
      @naimasaeed2571 Годину тому

      Alaabtan qosol waa dhaaftay😅😅

  • @aliosman6309
    @aliosman6309 Годину тому +31

    Dadka caanka sida ay no arkaaana🐒😂😂😂😂😂❤allow samirka no siyaadi😂😂😂

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad Годину тому +1

      Aamiin wllhi waa qoslay😂😂😂😂

    • @Ruweyda-j9x
      @Ruweyda-j9x Годину тому

      😂😂😂

    • @CuradaReerShuceepCalikamiin
      @CuradaReerShuceepCalikamiin 58 хвилин тому

      Ameen 😭😂🤲🏻

    • @aliosman6309
      @aliosman6309 54 хвилини тому

      @@FatxiCalisalaad dee imika noloshan 3 cisho raali galin socotaye 😭😂😂way I diidaye dahab 😂😭mxa smynya alle ha na daayo🐒😭

    • @fatumadiriye59
      @fatumadiriye59 18 хвилин тому

      Caqliga Allah hakusiyadiyo ani dulqad ankudamesto maqawa hadan been darema wanbaxa asaga ma ireeeeba wa maya ya iraca yah macalinka walasoqalde micnaha maskinka 😂😂😂😂

  • @DjamaLoula
    @DjamaLoula 8 хвилин тому +1

    Macha allah

  • @aasuf119
    @aasuf119 Годину тому +10

    Masha allah❤️is wada cafiya aduunka wax yar iska ah sidiisaba qaladna wuu dhacaa ma qaldame Waa allaah

  • @zahrahiireey2002
    @zahrahiireey2002 Годину тому +12

    Jiliiin is not easy wlh ani familygan wa dawan jire lkn jiliinkoda iyo malaayacnigoda said noqde😂😂anyways nafisa team 27 ku labo meshan sharaftada ma u roonow gabarey😂🤦‍♀️

  • @aaminaaxmedgedoow4599
    @aaminaaxmedgedoow4599 Хвилина тому

    ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @SowdaQurux-r7d
    @SowdaQurux-r7d Годину тому

    Masha allah

  • @FIlsanXasan-f9k
    @FIlsanXasan-f9k Годину тому

    Masha allha ❤❤❤❤

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp Годину тому +21

    Musasalka xalqada 5 sugoya I.a 😊 1:10

  • @fadumohassan4319
    @fadumohassan4319 Годину тому

    Mashalaah ❤❤❤

  • @FartuunIlyaaz
    @FartuunIlyaaz 2 години тому +42

    Views isnot easy walhi bariiska mel xun idinka galay mida kale gabdha la leyhy nafisa iskagaga har family kan hadii kale sumacdada ku wayaneysa sis😏😏😏😏

    • @NalkaCabdi-d2i
      @NalkaCabdi-d2i Годину тому +1

      Sax waye wlhi nagtan waba nag is cajab kalisay yahuu 😂😂

    • @UgbaadKeyse
      @UgbaadKeyse 25 хвилин тому

      Way na ceebaysay walhi dad anay is fahmayn bay video yo la samaynaysa sharafti bay iskag ciyartay

  • @RahmaAbdi-p1q
    @RahmaAbdi-p1q 2 години тому

    Masha Allah ❤

  • @SamsamSheikhahmed-mt6px
    @SamsamSheikhahmed-mt6px 33 хвилини тому +2

    Masha allah walal qali

    • @MaawoAliadan
      @MaawoAliadan 21 хвилина тому

      🫂🫂🫂👌👌👌👍👍👍💖😅💖💖💖💖

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 Годину тому +13

    Nafiso plzz rer.kan ka dhamow team kaga iska bulada iskaga labo ayaga la bodbod kuwas aya prank ubahan wlàly atarisho hanola dayo wa maskin

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 Годину тому +12

    Aniga waxaan la yaabay Adeerka wax cunowga iska galay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya Годину тому

    Masah llaah ❤❤❤

  • @AsiyaAbdikadir
    @AsiyaAbdikadir Годину тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AsioIraad-ks8gs
    @AsioIraad-ks8gs Годину тому +8

    Nafisaay saan armaa laga roonaa

  • @saynabm
    @saynabm Годину тому +3

    ماشاءالله تبارك الرحمن 🎉🎉🎉

  • @MdAsir-b1m
    @MdAsir-b1m 2 години тому +14

    Waan farxay masha Allh ❤

  • @saadiamohamed1102
    @saadiamohamed1102 37 хвилин тому +1

    Machaall allah❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @IfraxMuqtar-v3c
    @IfraxMuqtar-v3c Годину тому +6

    Waa la laguur sado ayeey ku gicneed atariisho beena wadaaa ninkaan 4 ayaa illahay u baneeyay doqonimada iska daaa ee ilmahaa korso

  • @FowsiaYusuf
    @FowsiaYusuf Годину тому +8

    Jilinkaan bas naga dhaha intaan ka badan waa ka bad badis

  • @fadxiabdulahi123
    @fadxiabdulahi123 52 хвилини тому +1

    Mnsha alha alha idin barakeyo

  • @Anhaar-xw8hh
    @Anhaar-xw8hh Годину тому +3

    Jilitaankan Bas nagadhaha uf bilaa dhandhan baakadhigteen

  • @SacdiyoCusmaan-fv9wx
    @SacdiyoCusmaan-fv9wx 2 години тому +13

    Macalin ka larabay inow gargalo cuntowba iska cunaye maxeytahay horta mansha allah iney faraxda walashen atarisho wa mansh Allah

  • @11naa44
    @11naa44 Годину тому +3

    We miss you Ahmed turki youtube kuso noqo adi iyo Ahmed maraq 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdulkadiromar9335
    @abdulkadiromar9335 2 години тому +2

    Mashaa Allah Tabarakallah

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Годину тому +1

    Masha Allah ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mahdiaasma5773
    @mahdiaasma5773 2 години тому +6

    Mashallah

  • @nimomuktaromar5572
    @nimomuktaromar5572 Годину тому +2

    Mash’Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @SaadiyaAli-c8s
    @SaadiyaAli-c8s Годину тому +3

    M.a walhi farxada wye walhi 🎉❤

  • @AyanSalad-u1g
    @AyanSalad-u1g Годину тому +2

    Ma sha Allah ❤❤❤❤❤

  • @yusufabdullahiomar
    @yusufabdullahiomar Годину тому +2

    WAAW M.ALLAH MARDANBE YEE SO LAABANIN NURDINOW KA ILAALI WAX YAABAHAAN OO KALE WALAALKA QEYRKU RAJEYNAA......

  • @Aaasiyoaxmed
    @Aaasiyoaxmed 2 години тому +7

    Heer shuuu shumow dhipka dhafa😅

  • @MunishDaud
    @MunishDaud 2 години тому +18

    Allahakubarakeyo atirisho sidhat uqimeyse sheqa iyo gudhomiya somaliyet walashey allahakubarakeyo àdhi nuur diin iskuwaraa🎉❤

  • @NawalFarahali
    @NawalFarahali 28 хвилин тому

    Msha allah

  • @ZeynabAhmed-c3o
    @ZeynabAhmed-c3o Годину тому +8

    Waa musalsal fican

    • @SundusmohamedXuseen
      @SundusmohamedXuseen Годину тому +1

      😂😂😂 maragtay

    • @ilwaaddegan4564
      @ilwaaddegan4564 Годину тому

      Dad wixii ka soo dhigaba iska hor baadayaa la arkay oo qiiro jabaan muujinaya musal sal inay tahay waa la arkaa iska baashaa ladheh

    • @SundusmohamedXuseen
      @SundusmohamedXuseen Годину тому

      @@ilwaaddegan4564 wlhy dahablee ufurmay nagta kkkkkkk ruwayd ila tahy Ani shikha iyo gadomiyaha way soodhibeen hhhhh

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 2 години тому +2

    Mashaa Allaah ❤❤❤

  • @QamarQaali-ys8sy
    @QamarQaali-ys8sy Годину тому +1

    Macha allah ❤

  • @Wllhuudow
    @Wllhuudow Годину тому +3

    Wallhi kwan anaga ayey dbaalo nga dhibeen😂wxaa lsiiyaa bnhy mcliinkii wax xli ldhahaayi cunoo ayuu kbaxi waayey😂😂😂5:23😅

  • @fatxiyamohamud7945
    @fatxiyamohamud7945 2 години тому +7

    Waa ka xumahay filimkii inuu intaa ku dhamaadey 😂😂

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 2 години тому +3

    Illaahay ha iskubarakeeyo family kaas

  • @fardowsafashion
    @fardowsafashion 2 години тому +6

    jiliinka bas naga dhaha canelka atariisha baadiya leh muqalka iga bixina waayeeroosaa mid kalena waa lasii duubooyaa 👌😂😂

    • @MaryamaAbdalla-n9s
      @MaryamaAbdalla-n9s Годину тому +1

      Haa mid klna waa la soo kelinoyaa😂😂😂😂

    • @drhd1043
      @drhd1043 31 хвилина тому

      Xoolo maan nahay 😂
      Kolay waa siday noo arkaaan😅

  • @HamdiMuse-i4i
    @HamdiMuse-i4i Годину тому +3

    Atarisho quruxey daar alle kudag abayoy

  • @NaciimoQaasim-k6o
    @NaciimoQaasim-k6o 2 години тому +13

    Ani waxan ciyaar ciyaar uheysta😂😂😂😂

  • @HafsoqueenHafsaqueen
    @HafsoqueenHafsaqueen Годину тому +4

    Waoye wallahi 😢

  • @XananJamal-c3e
    @XananJamal-c3e 28 хвилин тому +1

    Nuradin fadumina qalbigeda ilali waxyalaha qaar laguma kaftamo

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 Годину тому +2

    Adarisho xisho dabeehada baadaaleh

  • @MissNHAH
    @MissNHAH 16 хвилин тому

    Nafiso maskinsanaa aniga nurdin kuxumeyn ban udihi laha wuiqabaa😂😂😂😂

  • @muhiimgurey402
    @muhiimgurey402 28 хвилин тому

    Yaaa👀👀

  • @Fattidiamond
    @Fattidiamond 13 хвилин тому

    M.a. sheda reer odayaal bay gaarty kulahaa😂😂😂 war flim waa ognahee. Inaga kala uareeya

  • @AishaIsmaan
    @AishaIsmaan Годину тому +8

    Dhadka caanka xoolo Ey naga dhigteen

  • @naimasaeed2571
    @naimasaeed2571 Годину тому +3

    Oo familka xalintiisa xitaa mala duubayaa

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp Годину тому

    Masha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉👍👍👑

  • @farhiamohamed9700
    @farhiamohamed9700 2 години тому +1

    Allhamduillah 🤲🤲🤲🤲

  • @Hibaaq24
    @Hibaaq24 47 хвилин тому +2

    😂😂😂😂 xasbiyallaah wanicmal wakiiiil 😂😂😂

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp Годину тому +1

    Thank you

  • @XafsoYuusuf-r9n
    @XafsoYuusuf-r9n Годину тому +3

    Cidaan wye iga badiyeen wlhi😂😂

  • @SacdiyaxasanYusuf
    @SacdiyaxasanYusuf Годину тому +2

    Wlhi meshan ku yaban fadhiya

  • @FatimacabdiisakFatush
    @FatimacabdiisakFatush Годину тому +2

    sheeqa asagoon wax xalin ayuu cunoow bilaabey alla adeer see wýeshey😂😂

  • @HANIYABensary
    @HANIYABensary 2 години тому +5

    RIWAAYAD😂 MA CIYAALBAAD NOO MLEYSAAN WLL😂

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 Годину тому +3

    walaalayaal odayaasha ciyaarta ka dhaafa
    😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkk

  • @Queensuusuu720
    @Queensuusuu720 Годину тому +3

    saa u qoslaaye kiliyaha i bararay😂😂😂😂😂😂

  • @nadiiramaxamed8006
    @nadiiramaxamed8006 Годину тому +3

    Naa dee anigu cidiyaha guray waa la fayuuqaye😅😂😮

  • @fatima3989-m6b
    @fatima3989-m6b Годину тому

    Maashaa Allah

  • @SidraMaxamad
    @SidraMaxamad 16 хвилин тому

    Mashal 🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤😂🎉🎉🎉

  • @sagalnuura6599
    @sagalnuura6599 51 хвилина тому +1

    waaa ila yabtay sax rer xamarow kuwan an dil dilno😅😊

  • @Hoodojaamac-p2h
    @Hoodojaamac-p2h 11 хвилин тому

    Maxa ku dhacay reer kaa

  • @Luulmahamuudyuusuf
    @Luulmahamuudyuusuf 2 години тому +5

    Arin tii yaa❤❤😂😂😂malaxaliyaay na😂😂😂😂😂❤❤❤

    • @AsliMcln
      @AsliMcln 2 години тому

      😂😂😂😂😂

    • @aishamawlid
      @aishamawlid Годину тому

      Haaa abaaayo 😂😂😂😂 warkaas wadhamaaday

  • @QueenSara-m8b
    @QueenSara-m8b Годину тому

    Atarishadu wa naag go aan adag masha allah

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 Годину тому +12

    Walee waa aduun gadoon meesha ma meherba ka dhacaya mise reerbaa la heshisinaya 😂😂😂 macalinka cunadisa ha kaa cune ka daya buqa😂😂😂😂

    • @princessajmalmohamed9711
      @princessajmalmohamed9711 Годину тому +1

      😂😂 anga meher modayay yaab

    • @Elmamoha12
      @Elmamoha12 Годину тому

      Ala Ani macalinka iga qosliyay cunadiisa oo wataa 😂😂😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Годину тому +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin dhamantin wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @AasiyaAhmed-k8k
    @AasiyaAhmed-k8k 43 хвилини тому +1

    Walle waa yaaab doqmahan yaa naga aamusiiyA

  • @azmaxiin5675
    @azmaxiin5675 2 години тому +5

    Odaay guu waxan wu fahan sanahy cuntu is ka cinaya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 2 години тому +1

    MashaAllah xabibti iska cafii❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 2 години тому +1

    Ammin ❤❤❤❤❤❤❤❤Hambalyo

  • @LakiRabiic
    @LakiRabiic 2 години тому +1

    Mansha allaah❤❤❤

  • @Zakiya-ts9mo
    @Zakiya-ts9mo 2 години тому +6

    shactaro badana maxee dhahen odayal gaartay kulaha mayee islamo gaartay💔😭😂😂😂

  • @IstahilIsta-d9y
    @IstahilIsta-d9y Годину тому +1

    Mash allh❤❤wllo❤❤❤

  • @aminogarad2974
    @aminogarad2974 2 години тому +6

    Atarisho wayba qosleysa😂

  • @bossladybosslady849
    @bossladybosslady849 2 години тому +4

    Fav couples ❤️😻

  • @ikranabdirahman4157
    @ikranabdirahman4157 2 години тому +4

    Laablaba badana waxan prink waye 😂😂😂nin iyo nagtis gurika isku so xali waye yawaye qofka kale xalinayo 😅😅😅 fashil kan iska so afjara😂😂😂😊

    • @ZamzamAbdulaahi-q2p
      @ZamzamAbdulaahi-q2p 2 години тому

      Veiws lee wye ma fhmi kartid miyaa😂😂😂waa beentod ayaga dhan

  • @AyaanXuseen-xx3ks
    @AyaanXuseen-xx3ks Годину тому +3

    Naag nool le san sameyn karto😮😘

  • @FaatuushPpe-vn5xk
    @FaatuushPpe-vn5xk 2 години тому +2

    Wan ka helay odayaal ayeba gertay arinta waxa waa iska parank mx dhacy 😊

  • @najiibbulshawi6620
    @najiibbulshawi6620 34 хвилини тому

    Sheekada odayaal gaartay 😂😂😂
    Waa dareemooynaa waxaa nagu sameynooysiiin😂😂😂😂

  • @QuuuQanni
    @QuuuQanni Годину тому +1

    Atariishow channelka adaaba lehee mxaa nuuru diin kabixi uleefahy mise asaa kaa qaatay channelka abaayoy❤❤

  • @saadiaibrahim9484
    @saadiaibrahim9484 2 години тому +1

    Mansha allah

  • @NasraXirsi-xw8wg
    @NasraXirsi-xw8wg 2 години тому +4

    Nafiso zorry 😢

  • @liibaanabdullahiali6545
    @liibaanabdullahiali6545 Годину тому +3

    Warkaas maclin maaha 😂😂😂 waa dilye

  • @rukiyamohammed2025
    @rukiyamohammed2025 Годину тому

    mashaallh

  • @NadiifoXasan-r1x
    @NadiifoXasan-r1x Годину тому +2

    Taas ma aaminin

  • @abdisamadsheikh
    @abdisamadsheikh Годину тому +1

    Gabadha Qiimaheeda Ayaa Ka Wngsn Video

  • @SagalMaxamuud-oc3kb
    @SagalMaxamuud-oc3kb 2 години тому +2

    Maanshaa allh ❤🎉 wanfaraxnay heer comanti hadan nahay abayo karti leh keep going 🎉

  • @KhadihoMohameedaahir
    @KhadihoMohameedaahir 2 години тому +2

    Masha Allah 😢😢😢sorry abayo walaasheey 😢😢😢😢😢sorry 🙏 I have

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 2 години тому +5

    Gramki shalay laikenay😂 mid ka siiweyn rabaa 😅😅😅😅 guriga hada jogo guri kasi weyn rabaa😅😅😅 waxas ma aqli baa markaa

    • @Intisarcreates
      @Intisarcreates Годину тому

      Muuqaalada halaiga saaro kulahaa midkalay na duubaysaa😂😂😂😂 teeda kale channel ka waa keedi

  • @mariamohamedsaid8683
    @mariamohamedsaid8683 2 години тому +8

    SAANA MJIRTAAAA😂😂😂

  • @Boqran5
    @Boqran5 52 хвилини тому

    Aniga oo matalaayo dumarland waxaa salaameynaa Axmed iyo maclin Axmed 😂😂😂
    Walalayalow ii soo duceeya imtixaan tafsiir gali rabaaye😢

  • @dekachakira4457
    @dekachakira4457 2 години тому

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊