السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Aadan sahan Allah haku barakeyo walaal runtii waxyaabo badan ayaad noo bidhaamisaa Rabbi danbigaaga iyo ka waalidkaaba hadhaafo .
Mzha allh Mhdznid wllky Waxad ka hadashay eray xaqiiqa oo kuwa sameyaa ay ahaayeen kuwa qariya in badan oo naga mid ahina ay ahaayen kuwa aan waxba ka ogaynba oo mooganeyaal ah.
Aadanow barnaamijkan aad udiyaarisay hablaha kuwo badan kuma tusaalo qaadanayan , waayo hablaha ku daawada waa kuwo wanagsan . Mid qaawan kuma daawato ana ku iri . Waan ku salaamay wllkay aadan hablahena alle ha sharfo ❤️🇸🇴🙏
M.a Dumarkeena waa kuwa ugu qurxoon Waxeyna ku qurux badan yihiin waaa Xijaabka xiijbka alle Yaa inoo sheegay midaas quruxdana waaa waxaa OG kaliya alle
والله ما بعرف شو اقول بس جزاك الله الف الف خير اليوم فهمت من كلام انو سعادتك مس موكتمله شوي درش من واحد ما يستاهلك بالحقيقة سعادتك أكبر من هك شكرا اخي 🌹💓
Walal sare adam allah ajar hakaa siiyo sida wacan aad gabdhaheena somaliyeed uugu tilmaamtay xaqiiqda jirto Xaqiiqdu way xanuun badan tahy Xaquna waa mid ku xeeryaamaysan
Commentska dhan waan aqriyay 95% waa rag gabdhuhu wey ku yaryihiin waxaan idin ku darsan lahaa ragoow aan udhowrno sharafta gabdhaha soomaaliyeed sidaan u jecelnahay in loo dhowro sharafta kuwa inala dhashay. Aadan Sahan adiguna ajir iyo xasanaad Allah kaa siiyo waanada iyo wax usheega aad har iyo hbn nala hor taagan tahay
Ilaahey ha so hanuuniyo intii qaloocan casrigan waxan imaanay caalam ay Ka buuxan dad qal qaloocan waxan imaanay caalam ay Ka buuxan dad IGA wada Shar ah oo inti imaanka leh ay Ku yar yihiin
alle hadhawro hablaheena soomaliyeed. mahadsanid aqoon yahan.
ua-cam.com/video/2XZcQUTEsPU/v-deo.html
allha ku xafido bro
Fariidu= caqligeeda ayay muujisaa
Cawradeeda ayay qarisaa
Halka
Doqontu= Cawradeeda muujisaa
Caqligeeda way qarisaa
والله لقد صدقت
👍👍👍👍
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Aadan sahan Allah haku barakeyo walaal runtii waxyaabo badan ayaad noo bidhaamisaa
Rabbi danbigaaga iyo ka waalidkaaba hadhaafo .
Wlh wn ilmeyay markaaa abbe iyo hooyo ha cebeen markaaa dhahday 😭😭😭
Inta cagligooda muujiya oo aan cawradeeda muujin #like
Like maxaad ka faa'ida
Inta sooman LiKe
قال الله تعالي(يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ قُلْ لأَزْوَاجِكَ وَبَنَاتِكَ وَنِسَاءِ الْمُؤْمِنِينَ يُدْنِينَ عَلَيْهِنَّ مِنْ جَلابِيبِهِنَّ ذَلِكَ أَدْنَى أَنْ يُعْرَفْنَ فَلا يُؤْذَيْنَ) صدق الله العظيم
😍😍koley mowduuc aan wax ka faaiidi doono wuu yahaye aan isku soo noqono bacda afur😁yacnii i'm bussy wllhi
Waa hadal gooban
Fariidu caqligeeda ayee muujisaa cawradeedana way qarisaa
Doqontana cawradeda ayee muujisaa caqligeedana way qarisaa💯
AADAN khadar CALI wll qli ah
Aaleg ha kaa ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo
Sida quruxda iyo qaayaha mudan eed ugu heelan tahay ummatul muzlim ama dhammaan ummada somaliyeed
Mzha allh
Mhdznid wllky
Waxad ka hadashay eray xaqiiqa oo kuwa sameyaa ay ahaayeen kuwa qariya in badan oo naga mid ahina ay ahaayen kuwa aan waxba ka ogaynba oo mooganeyaal ah.
Ilaahay hayna asturo dhamaanten💕
Mncha AllaH AadaM SaHaN Alle CiMriGa iyo CaQliGaBa Hawsiyaadiyo Aaaameen
Aadem waad u dhamaysay oo dhanwalbka ka tustay Balse Waa Shaydaamn iyo Qarnigii Qaawananata In ay Hablo Badan iyo wiilal Badanba Wax u taro ayan Rajaynayna. barnaamijka Daawada Inta aydaan Comment Lasoo Dedegin. Xigamdii Burco Masha Allah
👍👍👍👍
Sabankan manta Ah Dadki wxy ubaten kuwo runti Sii caad ugarab maraya Alle ha sahlo umuraha Austaad Adaan sahaan Faylasoof Muug leeh Alle Haka jasai siyo wanaga Aad markasta Wllaha Somaliyed laa jeceshay.
@@mrpirate3020 adigaba sido kale
Waa Duni Aakhiro Sabano Xumaanta iyo Qaawanida ilbaxnimo Lamooday waxaad Arkaysa Gabadh Soomaaliyeed oo islaam Sheeganaysa Misana Cawradeedii Wax Uqarsooni Jirin oo jidhkeedii Banaanka soo dhigtay Foolxumada kamuuqata aad ka wiswisayso Hadaad istidhaahdo waani oo wax usheeg daalac kuraacaysa hadaad kutidhaahdo wllo inan baad tahay inantuna waxay ku quruxbadan tahay inay is Asturto oo jidhkaaga qurxoon Ka daboosho shaydaanka aad ka xijaabato Cadaabna aad kabadbaado Waxay ku odhanaysaa maxaa kaagalay jidhkayga
Hooyadey rabbi janadi hageeye wexey tiraahda rag xoolihisa fara ka tirsan feerana ka xisaabsan ayado ula jeeda ragga aad lashekesatan lacag haka qaadanina .Alxamdulillah
lkn wexeyba noqotayba wax iska caadiya ooy dumarkena qaar yirahdan codka ii lacaga ana tii aadan an kudare gabdhow taasna iska daaya waa laaluush qarsone
Aadanow barnaamijkan aad udiyaarisay hablaha kuwo badan kuma tusaalo qaadanayan , waayo hablaha ku daawada waa kuwo wanagsan . Mid qaawan kuma daawato ana ku iri .
Waan ku salaamay wllkay aadan hablahena alle ha sharfo ❤️🇸🇴🙏
wooooow eesh calaa waano iyo wax u sheeg halkii ugu dambaysay ah khaasatan dhanka haweenka
Walalkey aadan aad ban ugu baqaya waayo lama ogola qofka aadan oo kale ah ilaahay ha badbaadiyo aduunyo akhiraba aamiin u raaciya walalayaal
*_Be the girl who keep her beauty in her faith, not her face._*
True
Masha allah alla yacizak
Aadam.
Thank You Our brother
Al wll maxad noo caqli celisay wllo wad mahadsanthy wlhi waxay wll islamka jecel iyo hablohoda somaliyed thank you bro and keep going
M.a
Dumarkeena waa kuwa ugu qurxoon
Waxeyna ku qurux badan yihiin waaa
Xijaabka xiijbka alle Yaa inoo sheegay midaas quruxdana waaa waxaa OG kaliya alle
والله ما بعرف شو اقول بس جزاك الله الف الف خير اليوم فهمت من كلام انو سعادتك مس موكتمله شوي درش من واحد ما يستاهلك بالحقيقة سعادتك أكبر من هك شكرا اخي 🌹💓
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته جزاك الله خيراً وبارك الله فيك اخي العزيز يحفظك الله
AaDaN khader cali aqoonyahan somaliyet
kusocoto HapLaHa somaLiyed wlazhayey sharafta karamada xurmadad iyo amaantaba eed karabtidid bulshada gacantada ayey ku jirtaa Asc
Masha allah shugran adan yare waa nadada iyo hoga tusalayntada wanaagsan alle hakuxifdiyo wll
Shaydanba u sabab ahaa inay Aadan iyo Xaawa at waayaan dharma ilaahay ha u tiirin aadan
Masha'allah aqoonyahan Aadan sharaf iyo wanaag korkaaga ha ahaato.
Guul Insha'Allah walalo
M. A Ustaad Aadan Allah ku xafido
Masha Allah jasaakalahu khayr ❤
Zhukran lak
masha allah
NIN ADAG OO XAQIIQDA KA HADLA KEEP GOING❤
Maah-maah kale ayeey sheegaan: ragna ba' ooduu kasheekeeyaa naagana badhaadhahooda
Wad mahsantahay wll شكرا لك اخي الكريم
Mashaallah walala
❣❣ Qaali mahad sanid
Gabadhii hooyadeed HARUURKA TUNTAA iyana haadintay barataa.
Dhoola caddayntu waa midda dagtay
Durmarka .
Waa ka sidataa quruxleyda iyo
Erayo kale RAGGU WAA BAHALLO YUR GABADHAAN ORAN GURADAY KU QAATAAN
MAHADSANID AADAN SAHAN
هناك رحمة في الوحدة وعذاب في الفراق
Maya wlhi hooyadey waa sheekhad ilaahay haw gu wadeeee anigana diinta ayey igu parbaarizay hooyadey mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walal sare adam allah ajar hakaa siiyo sida wacan aad gabdhaheena somaliyeed uugu tilmaamtay xaqiiqda jirto
Xaqiiqdu way xanuun badan tahy
Xaquna waa mid ku xeeryaamaysan
Masha allah waa mawduuc aad u muhiim ah
Wlhi Aadan Waxaad Tahay indheer garad Alle Cafimdka Iyo Cimriga Haku siyaaadiyo
جزاك الله خيرا
Mnzha allh wll adam run ahaantii xaqiiqoyin badan ayaad daaha ka feydaye ilaahey haku barakeyo
M.ALLEH
Alle hakaa abaal mariyo dadalkad uģu jirto wax u shegida qoomkan socda lkn aan garanyn halkay usocdan
Alle ha nagu anfaca
Amin
مبدع موفق .
بوركت أخي وسددت .
الله يعزك ويكرمك ويعلي شأنك ويغفر ذنبك ويسعدك في الدارين. .
لي ولك ولنا جميعا أخى
والله اخي ادم هدا فيديو مهم وتستحق ان شباب
انيتفكرون مصيرهم جزاك الله خيرا
Wiilkan geesigaa ah habloo badan oo halowsaan wax waa u sheegay haday leeyihinn dhago wax maqlaaa iyo caqlii wax fahmaaya ee dhiig iyo damiir foolxumada diidaa
Allah ku dhowro huno aden-sahaan waxaa ku hayaa respect
Masha Allah
JazaakAllahu khayr
Ustaad allaha ku sharfo 🙏🙏🙏🙏
wow nio runtaa shekty 😊🙏🙏
M.a illhy haku dhowro
Walala allha ajar iyo xasadan Haa kaaa seyo dirgalinta soo jedinaysid
Commentska dhan waan aqriyay 95% waa rag gabdhuhu wey ku yaryihiin waxaan idin ku darsan lahaa ragoow aan udhowrno sharafta gabdhaha soomaaliyeed sidaan u jecelnahay in loo dhowro sharafta kuwa inala dhashay.
Aadan Sahan adiguna ajir iyo xasanaad Allah kaa siiyo waanada iyo wax usheega aad har iyo hbn nala hor taagan tahay
Aad ayaad ugu mahadsanthy
Walalkey
Mashallah sxb kor iyo hoosba waxbaad ugu sheegtay hablaheena somaliyeed waxan rajaynayaa inay kafaaidaysan doonaan
Alle haqliga iyo murtidaba hakuu barakeeyo
#AADAN khadar cali
#mzha alla 📿📿
Aᴋʜɪɪ ᴄɪᴍʀɪ ᴅʜᴇʀ iʏᴏ ᴄᴀғɪᴍᴅ ᴋᴜ ɴᴏʟʟᴏᴡ❣️🎧
Inta gabadhh asturan rajaynaya like
Aqoon yahan wllkey aadan waan rabay wax intaa ku yidhaahda hablaha hadaan wada gaadhsiinaya intaan garanayo allah sharafta hakuu ilaaliyo ilmo tarbiyad ficn la siiyay inaad tahay waan ku arkaa allah dadkii kugu tabcay janada ha geeyo wllo
Ninyaw walahay xaqiiqada tabatay
Jazaakallahu kheyran akhii shukran😍🙏
Alle haku barakeeyo wll
Waxaad hableheena u iftiimisay
Cawaaqib xumada ka dhalata qawanaanta iyo Wanaaga Asturnaanta.
Kaa Gaadhsiiyay Dadka Iigu Jira Dhamaan Rag Iyo Dumarba
Aadam ilaahey dabigaaga iyo debiga waa waalidiintaana waad ku mahadsantahay wacyigalintaa diimeed ee aad wado
Waxaan aminsanahay qofna inuusan qofkale wax kabadali karin nolashisa wax kusabsan ee waa qofwalba iyo meshu isdhigo.
Gabdhow dantiina idinka yaqan
Wada wanagsan Alle ha idinkuduwo marwalba🙏
Mansha allah dardaraan runa waad sisaay dumarka
Ilah yubarik wll ilahay wanadada hablu hakayeelo inaay wax ku qaataan gabadhna quruxdeedo waa diin 🇸🇴
Rabbi hku barakeeyo bowe mcn runti waxad noo tahay caqli celiye iyo wax sheege wanaagsan💎❤❤
Xaqiiq wlhi alle haku barakeeyo
Imp topic 👍💕
Mahadsanid aadan zxp.
Masha allah masha allah waxaad jeceshahay lajeclaaw walaalkaa Aadam sahan
Allha hku dhawro wll Inani waa sharfta abaheed iyo wllked ay rag kula kaftmaan waana shrfta hooyadeed allha ha ilaaliyo hableheena soomaliyeed
Masha alh jazaka allaah wll
waa wawaynkii midbaan usoo qadhiidhay magalysatadii erayadii burco
Thanks teacher
Salaan Sare Austaad #Adan -Sahan .
Wanoo Guud dhaman
Ragoow Hablaha hala Dhawroo Oo qimigooda hala Ilaliyo
ninkaan waa aqoonyahan iyo caaqil somaliyeed waxaan u rajaynaynaa inuu noqdo ragga mustaqbalka muslimiintu ku xisaabtamaan sidaa daraadeed ree burco ree wuqooyi ree hebel kalmadaha qabyaalada iyo caadifada abuuri kara halaga daayo
✅✅✅
Mawduuci u muhimsana aqoonyahn mahadsnaid
Mashallh wa hadal adag zhb
Xaqiiqada dhabta ah ee jirta ayunbad shegta waligba wllo wllhi illhy ha ku ilaliyo melksta ad jogto
Runti mawduuc aad aan ula dhacay jasaakallaah wll aduun iyo aakhiraba
wlhi blhi tlhi anigo nin rag ah aya qiroday Allah shydnka naga wada qabto iyoh wixi mujrim ah dhan 🤲🤲
Alha khayr hakugu abaal gudo taladada wanagzan
m a wall allha ku barakeyo wa sax hablo an ıs asturno sı an adunyada farxad ugu nolano ınaga ıyo famılykenaba aqırana u dhorano thanks azxpta 🙏
Mash allh dheri galin
Ilaahey ha so hanuuniyo intii qaloocan casrigan waxan imaanay caalam ay Ka buuxan dad qal qaloocan waxan imaanay caalam ay Ka buuxan dad IGA wada Shar ah oo inti imaanka leh ay Ku yar yihiin
Illhaw na dhawr adaa wayne🤲😌
Alle haku sharfo wlloH waano io wax sheeg ba noogu filan io digniin ba wnan ku tageera wlloH sidad runta daaHa uga qàado oodan duzha nooga marin zherkada 🥰🙏❤
Maansha allah Wllo aadan halkaa kasii wad
Wllhi runtuu shegay wllhi 👏👏👏👏👏
wll subscribe isaar waan ku saaraye
Allh hakuubarakeeyo maskaxda iyo caqligaba cimri dheer iyo caml suuban waan kuu rajaynayaa wll
Aadan khadar roople zxp aduun 👏
Inta aadka ula dhacday like
Masha Allah Aqooyahnk islaamka Ilaahey haku xafido Adamow
Thank's
Asturnantu waa hanka dumarka sharaftuna waa hugeena Allow na astur Alxamdulilah 🌺