Mashallah Alle cilmiga hakuu barakeeyo Horta ani ahaan tayda ma odhan karo waaa #Yahuud oo ay sababtu tahay Maaha arin aan hupo #Nebiguna (Scw) wuxuu yidhi "Hadii mid kiin mid kle ku idhaa Gaal baad tahay Laadaa midkiin ayy Gaalnimadu ku dhacysa" Markaa Ku dambaabi kari maayo Oo #Aakhiro in la ii qabsado Kalmad afkayga si fudud kaga timid ma jecli #idinkuna Walaaal Yaynaan Aragtideenu #Dembi inoo hor seedin ( Wixii aanku gafay dushayday ahaaty #Alle & #nebigiisu waaka Barri)
Anaga hadaan nahay somaliya waxba inagama galin cida ay ka so jeedaan alhu Sacuud allah inoo hagaajiyo dalkeena aamiin aamiin aamiin inta qoraalkeyga aqrisa ha u duceeyaan dalka in uu allah no hagaajiyo
waa yuhuud sir kula jirta sidii islaamka ay u tirtiri lahaayeen waliba anigu waxaan ka fakaraa inay Jasadka nabi Muxamed hadday u suutagagalayso ay maraykan iyo yuhuud ka gadan lahayeen ee illahay ayaa ka ilaalinaya SWT,
2 ayaaa noogu dhiman in aan gaarno100 kun Mar dhow Insh. Allh Wn sugi la'nahay Hamplyo dhamaan bahada Sahanka Xogaha 1malyan ayan nogu xigo see you seen 1M N. B hadn subscribe ku saarneyn noqo qof 100 kumad ee dhaho subscribe👆🔙💙
Masha Allah hambalyo bahda sahanka xogaha 100k Insha Allah gor dhow 500k iyo ka badan ayan filaynaa. Runtii aniga wax badan ayan ka fa'ideystay inkaatoon muda an sidaa usii fogayn kusoo biray hadane ad ban u bogaadin hore u soco kheyrka ad fafineyso Allah ajar hakaa siiyo amiin.
Qoyskan waa Qoys muslimka u tun kuTaagan ku ah waxay ay Dharaar cad iskaga dhaqaqeen waladeen falastiiin Waxa ayna u muuqdaan Ku u taagan garabsiinta Kiristanka iyo yuhuuda. Reer al sacuud waxa ay lugaha qabteen Wadamada muslimiinta Waan necebahay carabta)
Wllky aadan, kaliya wxan ku odhan laha, runti waxad i bartay wax an ,hore dadka uga baran taas, o aad macalin igu noqon,karto macalin, illhay haku barakeeyo, iina soo duceeya asxabta , muraad ban leyahe, waxa kaliya e aan kaga,daydo wxan filaya, in ay tahay ,wax baadhista, oo aan hadda kalmada aan maqlo runti si daba gallo, taasna illahy ka sokow, adaa u xaq leh,in qof lagu maamuuso, yacnii halkaa aan ku sheegay,
Inay yuhuud ka soo jeedaan waxd ka fahmysaa sida ay reer galbeed dabada ugu hayaan muslimkna ay uga shaqaynyaan jabkooda alle carshigooda ha dumiyo waa xalka muslimka looga soo dhacee
In the late 1960s, the Shah sent a series of letters to King Faisal, urging him to modernize Saudi Arabia, saying, “Please, my brother, modernize. Open up your country. Make the schools mixed women and men. Let women wear miniskirts. Have discos. Be modern. Otherwise, I cannot guarantee you will stay on your throne.” In response, King Faisal wrote, “Your majesty, I appreciate your advice. May I remind you, you are not the Shah of France. You are not in the Élysée. You are in Iran. Your population is 90 percent Muslim. Please don’t forget that.”
First I know that you didn't ask me the question but if I share with you in my opinion #Aadan#sahan Knows #Arabic language and that is how he researches different visions * But To speak our language is better than any thing else please don't neglect our #Somali language (jazakallah)
Thnx both of u Since i know the wisdom that says the more u read the more u know i make it my routine so if u read u will get more benefit than the other ways of gaining knowledge. Thnx
Waa yuhuud oo lagama yaabo in ay naxariis sameeyaan.. atinta xajka waa waxa keliya ay ku ilaashadaan jiritaankooda waxaa kaloo jira dhaqaalaha xajka ka soo galaa ah wac aan macquul ahayn
Dadaalkan waalagaa filayey mahadsanid Waxy yihiin allaah ayaa garan waxaanu ognahay iney gaalada daba dhilif u yihiin Islam Kuna agtooda ku lii to xaqiiqda allaa garan walale!!!
Xogtan ku saabsan reer sucuud waan kuugu raacsanahay laga reebo ta ku saabsan boqor faysal ... Faysal laftiisu màrna danta Muslim iyo islaamtoona kama talin ee masraxa ayuu halkiisa ka matalayey ee macluumaad ku saabsan oo saxa inoo raadi wll
IN AY YUHUD KA SOO JEEDAN SHAKI KUMA JIIRO WAYO MARKASTO ISLAMKU ARIIN ISKU RACDO WAY KA SOO HOR,JEESTAN SIDA SHIIRKI MALAYSIYA EE ISLAMKA LAGU MIDAY,NAYEY EE U SUCUDIGU DIIDEY
ADEN SAHAN WAKHTTI WAKHTIYADA KA MID AH MAA MACALI JAAMACADEED NSGU YIDHI QOF NOOL BAA LAGA DHAADHICIYAA IN DHIMASHADU NOLOSHA DHAANTOO OO WAA KA IS QARXINYA SXB MARKAA ADIGU AAD BAA FIKRADAHAAGU NOO BADALAAN IYADOO XAQIIQ AAD KU SALAYNAYSO LKN CONCEPT KA MAHAYSAN REER ALU SUCUUD WAXA AAD SHEEGAYSAA WAA XAQIIQ
Hambayo hanbalyo hanbalyo zxp qali 100k subscribe mashala zxp markast kala socda dalka franc 🇸🇴🇫🇷ilhy cilmigagag ha kuu kordhiyo ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅ Waxan ahy qofki ugu horayaya ee ku hanbalyayaa
Kacbada oo laqurxiya kama qiima badna qof muslim ah dhiigiisa oo labaneysto, allah qof muslim intii dhiigiisa ladaadin lahaa wuxuu kajecel yahay kacbada oo laburburiyo. اللهم انصر اخواننا المسلمين في كل المكان.
REE AALA SUCUUD MAALIN DHAWYD BN BAADHYEY TAARIIKH DOODA NIO WXN ISLAHAA MA WNKA SHIKASNAA CIDAY YIHIIN LKN WDIGAN KA HDLAY MR.SAHAN....🤗🤗🤗
Mashallah Alle cilmiga hakuu barakeeyo
Horta ani ahaan tayda ma odhan karo waaa #Yahuud oo ay sababtu tahay Maaha arin aan hupo #Nebiguna (Scw) wuxuu yidhi
"Hadii mid kiin mid kle ku idhaa Gaal baad tahay Laadaa midkiin ayy Gaalnimadu ku dhacysa"
Markaa Ku dambaabi kari maayo Oo #Aakhiro in la ii qabsado Kalmad afkayga si fudud kaga timid ma jecli
#idinkuna Walaaal Yaynaan Aragtideenu #Dembi inoo hor seedin
( Wixii aanku gafay dushayday ahaaty #Alle & #nebigiisu waaka Barri)
XogaY dadka neceb baan ku jira qoska islamka madaxa uga taagan....
Lkn walhi hadaLkaaga ayaa wax badan oo an rabaY inaan dhoho u daayay awadiis mahadsanid walaL...
Sahanka xogaha inu yahay kanaalka bararujinta umada samaliyeed ma shaki ayaa idinkaga jirra idinka 🤔
Umada islaamka dheh لا شك
Maya
MYa.
No maya
May wlllhi
Anaga hadaan nahay somaliya waxba inagama galin cida ay ka so jeedaan alhu Sacuud allah inoo hagaajiyo dalkeena aamiin aamiin aamiin inta qoraalkeyga aqrisa ha u duceeyaan dalka in uu allah no hagaajiyo
inan dhulkena uducayno kama so horjeedo in tarikhaha kala duwan aan barto
Waxaan jeclaan lahaa inasd barnaamij noga soo diyariso Maxamed bin salmaan iyo Aragtiga 2030
Wll wax soo socdo iyo future ba alle udaa
War kaas waa nin waalan oo liita
Ok
Ks
Markaad iyaga la sheekaysato qaarba ku odhanaya diinba ma haysto maxamedku
Ku sali nebiga scw ❤❤💋🙏🙏
Ahmet Ramos scw
scw
Ahmet Ramos scw scw
Scw scw scw
Manshallah tabarakalaah wllo rabbi caqligaaga iyo cilmigaagaba hakuu barakeeyo.
Wll aadan alle haku barakeeyo intaan kaa faaido macalin waligay macalimiinta izkuulkayga kamaan faa idiN jazaaka allah macaliN✋❤
waa yuhuud sir kula jirta sidii islaamka ay u tirtiri lahaayeen waliba anigu waxaan ka fakaraa inay Jasadka nabi Muxamed hadday u suutagagalayso ay maraykan iyo yuhuud ka gadan lahayeen ee illahay ayaa ka ilaalinaya SWT,
Mn sha alaah ilaahay hakudaayo Qll
Wlh mawduucaan in bdn sugaaye ma qiyaasi kartid markan arkay saan u farxay tnx wllky aadam💯
2 ayaaa noogu dhiman in aan gaarno100 kun Mar dhow Insh. Allh Wn sugi la'nahay Hamplyo dhamaan bahada Sahanka Xogaha 1malyan ayan nogu xigo see you seen 1M
N. B hadn subscribe ku saarneyn noqo qof 100 kumad ee dhaho subscribe👆🔙💙
Wlhi dar alle ban ku jeclahay wll guleyso if iyo akhiraba insha allah ❤
Walee aadan sahan waa qof miisana iyo mugba leh maasha allah walaalo allaha ku barakeeyo
Sxp xigmaddaada iyo baaritaannadaada allaha kuu barakeeyo
😞😞😞 إنا لله معنا 😓 الله أعلم ما في قلوبنا ☝️
Wllo allah haku barakheeyo.
Su,asha jawanteduna waa inay yihin yuhuud sobobta oo ah wax walba wakhtiga ayaa cadeeya iyo tarikhda..
Lamana hayo wax ay taren islamka iyo hagardaameeyan mooyeeee....
Sxb qli maxamed abdulwahaab laftiisa waxan jaclaan lahaaa inad barnaamush nogsoo samayso isaga laftisaaa far ayaa ku godaneeee.
Masha Allah hambalyo bahda sahanka xogaha 100k Insha Allah gor dhow 500k iyo ka badan ayan filaynaa.
Runtii aniga wax badan ayan ka fa'ideystay inkaatoon muda an sidaa usii fogayn kusoo biray hadane ad ban u bogaadin hore u soco kheyrka ad fafineyso Allah ajar hakaa siiyo amiin.
Qoyskan waa Qoys muslimka u tun kuTaagan ku ah waxay ay Dharaar cad iskaga dhaqaqeen waladeen falastiiin
Waxa ayna u muuqdaan
Ku u taagan garabsiinta
Kiristanka iyo yuhuuda.
Reer al sacuud waxa ay lugaha qabteen Wadamada muslimiinta
Waan necebahay carabta)
Kuwaa nac
Laakin carabta oo dhan ha nicin waayo nabiga ( nnkh) ayaa ka dhashay
Alle ha jabiyo munaafaqiinta aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲
Sahanka xogaha bro hore u soco m.a like dhac dhac igu siiya wixi warbixinta sahanka ka hela
Hambalyo hambalyo 100k aad gaadhay kuugu mahad celinayaaaaa hore usoco ku leyahay wll mcn waxn kaaa faa idnay ayaaba ka badan
Kuwaan haddaan fiiriyay hoog haku dhacee islaamka oo libaax 💪💪ah ayay bisad🐭🐭 ka dhigeen waa yuhuud yuhuud dhashay anagee xaramka naku sirsiraayaan mid yuusan ka harine yuhuudu
Waa Yahuud Hugan Shatiga Islamka!
Oo hada ma boqortooyada masucuudiga ayaa lagu tuhmaa ineeyihiin Yuhuud
Yaasiinkoow yaala aaminaa
Meesheeda aya dhigtey
Masha Allah wa lugooyo kuwaasi
Walaale walaahi xaqiiqo dadka kaqarsoonayd ayaad daaha ka qaaday alaha Ku barakeeyo ala sucuud madhihi karno waa dad asxaan leh anigu waan layaabay sucuudiga
Hambalyo Aadan sxb 100k waan gaarnay insha Allah bilaha soo socdo wxaan Alle weyn kaaga rajeyanaa 4laab in aad gaadho
Waxay yihiin Allaa naga og laakiin waxba madhaamaan Yuhuuda waaba ay kdaranyihiin
Hdii aad xog radinayso ama tauush kaga jiro sahanka waa janlka kaliya ee runsheeg 👍👍
Inaalilaah wllky aadan aad iyo aad ayaad ugu mahad santay sxp .
Wlhi wax yuhuud ka soo jeeda oo dhiigooda leh waa i eeg yahiin
Jazakallah wllkeen Adan
Wllky aadan, kaliya wxan ku odhan laha, runti waxad i bartay wax an ,hore dadka uga baran taas, o aad macalin igu noqon,karto macalin, illhay haku barakeeyo, iina soo duceeya asxabta , muraad ban leyahe, waxa kaliya e aan kaga,daydo wxan filaya, in ay tahay ,wax baadhista, oo aan hadda kalmada aan maqlo runti si daba gallo, taasna illahy ka sokow, adaa u xaq leh,in qof lagu maamuuso, yacnii halkaa aan ku sheegay,
Cabdalle Casio habo ilaahay hakuu dhabeeyo muradkaga
Hooyo hadad qoraalkayga aragto ii soo qor teelkaaga ama fb waxaan ku bari lahaa ku yar oon dhalay oo ay ku adkaatay maado jamacada laga rabo
Hooyo iga raalli ahow tell kuma siin karo fb maba yaalaa isticmaalo
K
Hooyo mcn igraalinoqo cod sigaga kuu ma fulin karo
Hoyo alle haku sahlo amuuraha aduunyo
@@sahanka97 wllo gmail lee maxaa ugu qori weeysay
Asc wrx wbrk wll. Xagee xogtan loogu noqonayaa? Waan ubaahnee?
Inay yuhuud ka soo jeedaan waxd ka fahmysaa sida ay reer galbeed dabada ugu hayaan muslimkna ay uga shaqaynyaan jabkooda alle carshigooda ha dumiyo waa xalka muslimka looga soo dhacee
Sxb masha Allah fikirkaada iyo carabkaada allaha kuu dhaafo amiin waad IGA mudantahay intaa oo xaraf inaankugu xuso
Macha ALLAH pro
Channel aan wax badan ka faaidey
Alle hakaa abaal mariyo Pro
Amin
Aamin
Hanblyo hanblyo hanblyo caawa waxa aad gaadhay sxp 100k👏👏👏👏👏
Masha allh zxp ilhy darti ku jeclhy ilahy cimriga hku dhereyo cilmi kaa faaidy wlhi
Channel ka kaliya ee aan ku xidhnahay dhamaan channels ka soomaalida Keep going bro 👏
I congratulate you in advance for reaching 100k subcribers aadan
ALLAH yaxifdak akhe
Halyey adam nin codkar iyo xikmad alle siyay ayaa tahay Hambalyo 👏👏👏👏🙏🙏
Masha allaha bro anigu waxaan ku tirin lahaa yuhuud
Shacabka muslimka ah ha nicina Ee madaxdoo naca masha allah
Allah haina ga digo kuwii Janada kuwada kulmo insha Allah ❤❤
Masha Allah bro allaha kudhwro
Wxaan jeclaanlahaa inaan kula kulmo wxaan joogaa germany meeladhaho
In the late 1960s, the Shah sent a series of letters to King Faisal, urging him to modernize Saudi Arabia, saying, “Please, my brother, modernize. Open up your country. Make the schools mixed women and men. Let women wear miniskirts. Have discos. Be modern. Otherwise, I cannot guarantee you will stay on your throne.”
In response, King Faisal wrote, “Your majesty, I appreciate your advice. May I remind you, you are not the Shah of France. You are not in the Élysée. You are in Iran. Your population is 90 percent Muslim. Please don’t forget that.”
Afsoomaaliga Faaladaada Kusoo Qor
Mnsha allh wllo alle cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo
Qoysaka reer boqor waxan kudaawanay inay yihiin yuhuud mrhore.
Bro I want to know how you do all these effective researches ? And how do you confirm the ideas that you get from different books?
First I know that you didn't ask me the question but if I share with you in my opinion #Aadan#sahan Knows #Arabic language and that is how he researches different visions * But To speak our language is better than any thing else please don't neglect our #Somali language (jazakallah)
Thnx both of u
Since i know the wisdom that says the more u read the more u know i make it my routine so if u read u will get more benefit than the other ways of gaining knowledge.
Thnx
No I don't mean to neglect it, the fact is that I love my mother tongue more than anyone else .tnks for your advice .#Aamiin Abdirahman
Bisinka afsomali majiro miyaa
The more you read, the more you earn.
SUBHANALAH WAAR ALLAH KA CABSO DAD MUSLIMINA AYAAD YAHUUD KU TILMAAMAYSA
Adigaa waalli uga dhow muslim uhaysta mbs iyo kuwa lamidka ah !!!
Alle ayaa inooga ogaaL badan wax walba....
Lkn waxa wax laYsla qaataY yihiin....
InaY yihiin kuwan maanta islaamka madaxa uga taagan....______
Mahadsanid walaL....
Kanaal aan wax badan ka faa`iday (sahanka xogaha)
Mahad sanid ☺️
Maalin dhaweyd ayaan clipp daawadey wlhi arintan waxbaa kajira jazakallah Kheyran wll
Masha allah wll mahsanid wllhi waa muuqaal qiimo badan inbadan ka siyaadaday
mar hore ayaan yga shakiyey kuwaan inaysan carab asal ah aysan aheen Boqorka imaaraadka hogaamiya armuu yahay asiguna yahuudi
Wll mahadsanid ilaahay haku xifdiyo wll qisooyinka (ashcab habeen haven noosoo gali inshaa allaah
Waa yuhuud oo lagama yaabo in ay naxariis sameeyaan.. atinta xajka waa waxa keliya ay ku ilaashadaan jiritaankooda waxaa kaloo jira dhaqaalaha xajka ka soo galaa ah wac aan macquul ahayn
insha allh mar un ayay shacbka sucudigu boqirtoyada yuhudiga ah ku kici donan
Nabigu s.c.w wuxu yidhi (البركة مع أكابركم ) barakadu iyo khayrka iyo toosnaamtu waxay la jirtaa dadkiina oqoon ahaan iyo da' ahaan iyo waayo aragnimo ahaanba idinka badsada ee wallaayll intaad inankan warkiisu idin waali lahaa culimads islaamka warkooda iyo cilmigooda qaata bayd gaabkana warkiisa iska daaya .
Runtii madaxda carabta ee xiligaan joogta dhamantood waxay ka dhinteen damiirkii islanimo iyo carabnimo. Shacabkoodana waxaa ku batay jahligii, jaahilnimadana waxay dhashay cunsurinimo
somaalida maxa ka cunsuriyad badn
Mnsha allah wll
جزاك الله خير اخي
Masha allaah aad ayaan kugu hambalyaynayaa gaadhitaanka aad gaadhay 100k hore u soco waxa aad thy shakhsi waxbadan ka fahansan nolosha iyo waayaha aduunka garaadkaaga rabi hakuu kobciyo
Dadaalkan waalagaa filayey mahadsanid Waxy yihiin allaah ayaa garan waxaanu ognahay iney gaalada daba dhilif u yihiin Islam Kuna agtooda ku lii to xaqiiqda allaa garan walale!!!
am from Mogadishu channel Sahanka xogaha wan tagersanahay
keep moving brother
Aadam khayr allaah ha ku siiyo
Mnsha Allah allow noo xifdi wllken sahnka xogaha
الله اعلم كل شئ😓
Xogtan ku saabsan reer sucuud waan kuugu raacsanahay laga reebo ta ku saabsan boqor faysal ...
Faysal laftiisu màrna danta Muslim iyo islaamtoona kama talin ee masraxa ayuu halkiisa ka matalayey ee macluumaad ku saabsan oo saxa inoo raadi wll
IN AY YUHUD KA SOO JEEDAN SHAKI KUMA JIIRO WAYO MARKASTO ISLAMKU ARIIN ISKU RACDO WAY KA SOO HOR,JEESTAN SIDA SHIIRKI MALAYSIYA EE ISLAMKA LAGU MIDAY,NAYEY EE U SUCUDIGU DIIDEY
100k isha allah zhp
160k
i.a 200k
Kannaalka sahanka xogaha waa kannaal aan ka helo aqoon❤❤
Aala sacuud walhi waa yuhuuda calamka marka umadda muslimiinta wadankaa iska leh ilahey haku baraarujiyo in maamulka u hayaan gaalo
Congratulations 100k subscribe
waxan noqday dhagaystihi ugu horeeyay bro hore usoco
Fadlan wll waxaan kaa codsanlahaa inaad noo soo diyaarisay barnaamij ku saabsan forx
Balse xaga xajkana mida oogu daran aysameeyaan waxaa weeye maalmaha ayey isdaba mariyaan 10 ayay kaaga dhigayaan 9 waad mahadsantahey wll
Qaaliya horey usoco
ADEN SAHAN WAKHTTI WAKHTIYADA KA MID AH MAA MACALI JAAMACADEED NSGU YIDHI QOF NOOL BAA LAGA DHAADHICIYAA IN DHIMASHADU NOLOSHA DHAANTOO OO WAA KA IS QARXINYA SXB MARKAA ADIGU AAD BAA FIKRADAHAAGU NOO BADALAAN IYADOO XAQIIQ AAD KU SALAYNAYSO LKN CONCEPT KA MAHAYSAN REER ALU SUCUUD WAXA AAD SHEEGAYSAA WAA XAQIIQ
Mabrouk saaxiib waxaan xalay ku daawanayay subscriptionska 99k lkn maanta waxaan ahay qofkii ugu horeeyey ee kugu hanbalyeeya 100k mabrouk 😭😅😃🎆🎇🎊🎉🎆🎆🎆
#Sahanka xogaha only 100 Aya ka dhiman 100k congratulations
Wll waad kumahadsantahay sidaad xogaha qiimaha iyo qaayahaba leh sidaad noogu soo gudbisid wallahi maantana waxaad iga jaahil bixisay su'aal marwalba maskaxdayda ka dhexguuxda oo ah "miyay madaxda carabta ahayn muslimiin" hadafkoodana yahay gumaadka ummada muslimiinta gaalo iyo wixii lasocdaba way ogyihiin hadii muslimiinta cudud midaysan noqdaan inay lasoo laabanayaan kaalintii ay kulahaayeen dunidaan
Walaal mar labaad waad kumahadsantahay noo soo badina muuqaalada diinta islaamka ku saabsan❤❤❤
AllaH ha kuu siyaadiYoH wll fahanka iyo xigmada
Hambayo hanbalyo hanbalyo zxp qali
100k subscribe mashala zxp markast kala socda dalka franc 🇸🇴🇫🇷ilhy cilmigagag ha kuu kordhiyo ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅
Waxan ahy qofki ugu horayaya ee ku hanbalyayaa
Sxb Ilahay qalbigaga salimka haku barakeyo.
Aniga waxay ila yihin.
#yuhud
Wlahi wa runtaaa dunidda CaRaB ugu necebnhay
Hore uso wllo qli ♥️
wallkeyow ilaahey dhibatooyinkooda hakaa ilaaliyo caqliga iyo cilmiga hakuu siyaadiyo
Bro masha allah
Ha Brother waa run xaqiiqyin farabadan oon hely ayay is matalaan Waxna kugu dara
Qaypta xashka
Waxay burburiyeen Tarikhihii Muslimeed Iyo asxaptii Qubuuraha loga dhisey sida qabrigii khadiija oo xamaam laga dhigey iyo asxabo kle oo quburohoogii lababiyy lagana dhigey inaysan jirinba
Mnsha allh wll qaali horay usii soco
Maansha alaah wll Adan sahan xafidakalaah
Mashaalah wiilkan sacudiga waxuu kasheegayo waa run boqolkiiba bol
Kacbada oo laqurxiya kama qiima badna qof muslim ah dhiigiisa oo labaneysto, allah qof muslim intii dhiigiisa ladaadin lahaa wuxuu kajecel yahay kacbada oo laburburiyo.
اللهم انصر اخواننا المسلمين في كل المكان.
Markii horeba ayaan garanaayy wayo dhorsano ayaa halkasi wx barsho aan ka soo qaty wxn cilimiga diinta mar qadanysi ayaa wx wlipa aad fahmi kartaa waa run waa yahuudin. Wxyn xoog uga qabsadeen cuthmaninta
m.a 100k waan gaadhney .......👍🔥
waligay waa maqli jiray reer aalasucuud wa yuhuud asalkoodu laakin waxaan islahaa wadacayad
Jazakullah wll😍😍
waa yahuud asalkoodu !
👅👅👅👅🤐🤐waxad kahadlesid kafirsa
saaxiib waxa la yidhi haddii carabta lla caayo ama la aflagaadeeyo denbi baad ku gelaysaa maxaa ka jira saaxiib 🤔🙋♂️