alpha and beta man majirto ee raaca rasuulka naxariistiisii dumarka ugu naxariisnjiray isagoo qaba dumar badan ❤Farah wan jeclnahay raga waxa ugu fiican kuwa naxariista badan ❤we love Farah diamond ❤
Beta iyo alpha maha sad moodo kaliya attachment ga labada qof emotions ahan ayey ka hadlayan ee dhaqanka maha, alpha male hadan noqodo kama dhigna inan rasulka racay ama an khilafay
@@xasansuudi4565waxaan arkay qoysas badan oo Hooyoyinkooda kaliya la harjada qaarkood aabbayaashooda xitaa duurgal noqdeen oon ka warqabin waxaanba kasoo horjeedaa structureka soomaalida sida ay carruurta u dhalaan iyo qayrulmas’uulnimadooda carruur inta la dhalo laga tagayo!
❤USTD-WAXAAD KASOO HADASHAA [ sida roobka bada ugu do'o una tago bada salkeeda si uu uga soosaaro coos ay cunaan kalluunka yaryar iyo dhirta bada hoosteeda ah ba jiilaalka iyo guga kadhaca bada salkeeda saynis ahaan iyo diin ahaamba waxaan rajeynaya in aad arki doonto iigana soo jawaabi doonto rebly ] MAHADSANID ❤
Ustaad Waxbadanba ka faaiday wlhi thanks 😊 guurka anaga faaido badan noma laha aan ka ahayn inu cibado yhy hdana anaga radina, dumarkina daba cararka raga faraha badan kibirbay ka qadan yaab😂
Oo adigu markaa ma waxad leedahay gabdhuhu hadaba ordaan raga. Oo markaa waa si ay uwaayan qiimahodii' e Anigu taa kuguma raacsani. Lagamana yaabo inan nin daba ordo xataa hadii aan boqol sano gaadhayo. Waayo isagaa iguursanyee maanigaa guursanaya. Hadii aad si kale kawadana waa waxkale ee na fahnsii
GABDHUHU HA DABA ORDAAN MAAHA RAGA, WAXA WEEYI GABDHUHU BOOSKA LOOGU TALA GALAY HA GALAAN. GABDHUHU NIN KAMA MAARYAAN WAAYO GABADH GUURSATAY NIN MAGAC IYO MEEQAM SARE BULSHADA KU DHEX LEH IYO ISKU MID MAAHA GABADH AAN GUURSAN. GUUSHADU WAA NIN UBAD IYO GURI.
@@saltachannel1833 sxp 2dbo wee ugu jirtaa ,anigu waxavan leyahay ragga baa danween kuqaba sbbto ah hore looma arag gabar nin kufsatay lkn waxa la arkay nin xoolo wax ka doonay🤣
Haday gabadhu u aragto qalad i inay ninka shukaansanaya kasbato isna waxa u arkayaa qalad in uu naag isu kharsheeyo si uu uguursado isuna dhibo caruur korin iyo biil-siinta waxaan qaldamaysa isleegta nolosha oodhan (+×-= -) taas waa marka loo eego si cilmiyaysan balse sida kale xaalku waa waxjira maaha.
Sheeko Guurku Maha faral ustadow Ragan Masaakiinta ah Haka Waalin isaga Raba ina Hebel ilmo La Dhaho isaga Lagu abtirsanaya Muhiimna noma aha Hablo cibaadaysta ina wixi Kaso hadha wa dhalaal aduunyo uun❤😂😂
Agah, wle hadn saa wax u ogahy inana lay hanjabeen, hapeen wlpa ralin galin io sasabaad ku jireen. Cawa laga bilaabo san wax u galo hadii la yaabi wayo. War ilen dumr naxariis wxpa kumale.
maya dumarland naxariista way ubaahan yihiin waxawalba qaal soo qoray ha aaminina alpha and beta man majirto ee raaca rasuulka naxariistiisii dumarka ugu naxariisnjiray isagoo qaba dumar badan ❤
Waxaan layabnhy dadka soo qoroya waa run caqli xool Eer mcn labadada dhinac lama kala marmo Quraanka ilahy ku laabta oo fahma Bilaasha lab io dhadig looma abuuruin Xoolayahoow sacaa
Dumarka aad ka hadleyso iyo dadka aad u soo gudbineyso waa kala labo, maxaaba noo soo arkay nin raad raadin tiisa Allah ayaaba na asturay oo ina qiimeeyay
Ninba lama arko baryahan waxaad Jira niman naagaha ka cabsada inta badan naagihiina ma jili karaan two role kii naagaha iyo midkii ninka oo iyada kaliya jaceylka ma jili karto labada dhinacba waana qabada jirta oo guurka dib u dhigta ama Laguba daalo😂😂
Anigu ma aaminsani in ragg dumarka ka baqa jiraan, dumar badan oo kooxaha feminist group ah baa bulshada ku batay, shukaansigana u arka shaqo lacag laga sameeyo, ragguna ma rabaan danaystayaal sida dumarku u neceb yihiin oo kale, dumarka hadda jooga ragga uma arkaan bani aadam caqli leh oo wixii u xun fahmi kara.
Ok ok wan fahamay in ay anaka dan inoogu jirto shukansiga wayahe sabab bu ugu qasbn yhy ninku in u noloshisa gabadh kuso biriyo lacag ku bixiyo guri dajiyo nolosheda o dhan gacanta ku hayo maxa waxas o dhan ku kalifaya madama guurka dan weyn ugu jirto gabadha iyo maadama guusha ugu weyn e gabadhi gaadho ay thy ninka ay hanato miyany ahayn markas inta ninku samaynayo in ay gabadhu samayso?!
6 місяців тому+13
"Labada dhinacba ragga iyo dumarka si kasto ay isugu baahan yihiin, Haddana waxaa DARAJO dheer dumarka" Ayaa muuqaalka ku jirto. Faahfaahin: Ninka Masuuliyadiisu ugu wayn waa qabashada processkii guurka. Gabdhu Masuuliyadeedu waa ilaalinta fursada (Dalabka) ee u timid iyo soo dhaweynta iyo ka shaqeynta si fursadani aysan u burburin. Si kooban: Ninka in uu gabdh ku bixiyo dhaqaale iyo guur waaa qayb kamid ah shaqadiisii, Gabdha guusheedii ayuuba siddaa ku xaqjiiyey waa sababta NIN RAGGEED loo dhaho.
@ lama kala ragtinimo fcno lkn wa la kala dumar fcn yhy ader : Hore waxa lo dhahay nin walbo her garo naag ba ka danbeso taasne tusale waxa lo so qada Gara ( Nabiga io qadija ) Nin an manta xaslahen Mel laga ixtiramo ma jirta mar walbo gadashis ba hadalo laga tura tas wa side ragga dumarka ugu muhimsan thy xitaaa jannada marki laga hadlayo waxa ragga lo shego lugu dheeri galyo wa xural ceyn ban idinka horeso taas waa side ragga mar walbo dumarka muhim in ka bdn dumarka side ragga muhim ugu yihin
RAG IYO DUMAR LAMA KALA MAARMAYO. LAAKIIN VEDIO GU WUXUU KA HADLAYA. IN GABADHU GASHO BOOSKEEDA. NINKUNA GALO BOOSKIISA. NINKA BOOSKIISU WAXA WEEYI. 1=INUU GABADHA KA SHAQEEYO SIDII U GUUSRAN LAHAA MASUULIYADEEDANA UQAADI LAHAA DHINAC KASTA . GABADHA BOOSKEEDU WAXA WEEYI: 1=SIDII AY NINKAA UGA WARHEYN LAHAYD UGUNA DA,DAALI LAHAYD IN XIDHIIDHKA AY NINKAA LA LEEDAHAY UU XOOGEYSTO. KANA ILAALISO DHAWACA IYO DHALANTEEDKA. SI AY U,HESHO NIN GURI WADA DAGAAN OO IYADA DARTEED KHARASH UBIXIYA.
Kkkkkkkk ha lug goynin nimanka dan way ugu jiraa ayaguba labada dhinac wayay danta ee ma ahan hal dhinac taas waxaa ku cadeeynayso sideey nimanku uu jecelyahiin iney guursadaan dumarka badan xataa hadii ay awoodin niyaday ka jecelyahiin qofni waxaan dan uugu jirin ma sameeyo mase waxaad leedahay raga dantooda ma yaqaanaan
alpha and beta man majirto ee raaca rasuulka naxariistiisii dumarka ugu naxariisnjiray isagoo qaba dumar badan ❤Farah wan jeclnahay raga waxa ugu fiican kuwa naxariista badan ❤we love Farah diamond ❤
Beta iyo alpha maha sad moodo kaliya attachment ga labada qof emotions ahan ayey ka hadlayan ee dhaqanka maha, alpha male hadan noqodo kama dhigna inan rasulka racay ama an khilafay
Wallahi raga soomaaliyeed waa gob gob dhashay
Lkn sabab maxaad sidaas ku dhahday ❤
Raga somaliyeed waxa Naga sii gobsan hooyinkayaga iyo walaahaha la Nala dhashey , boqoradaha guursandoono iyo kuway noo dhali doonan
@@ahmedhajimohamud875 way ixtiraama badan yihiin habluhu agtoodu waa ku qaali lkn hablo badan lama fahmaan wanaagaas
@@xasansuudi4565Dumarka soomaaliyeed waxaa haysta culays waxay qaarkood hayaan mas’uuliyad darada ragga soomaaliyeed qaar oo ah inay Carruur ka dhalaan iskana tagaan sida xayawaanada qaar Aniga waalidiintayda aad iyo aad ayaan ugu mahadceliyaa ugu horeyn horta waligood ma i garaacin tan xigta macalin quraan oo i garaacay Aabbahay wuxuu ugu qayliyey si waali ah inuu la dagaalo ayuu ku sigtay Hooyaday ayaa i bartay qoraalka Af-Soomaaliga, carabiga iyo English Alphabet Dugsi quraan iyo School waxaan bilaabay anigoo wax garanaya Soomaaliya anigoo caqli leh oo yar ayaan kasoo tagnay Hooyadey Quraanka qaybo kamid ah way i xifdisay anigoo dugsi bilaabin sida aayad kursi mucawadateenka iyo suuratul ikhlaas ugu Anigana waxaan ahaa qof jecel inuu wax barto wax kastana asalkooda raadiya waxaa jiray su’aalo aan yaraantayda is weydiin jiray oo ku saabsan falsafad iyo sayniska xilgaaas wax aan ka ogaa ma jirin waxaan is waydiin jiray existence jiritaamka, Morality akhlaaqda, free will xuriyatul ikhtiyaar happiness. Why is there something rather than nothing? Consciousness? Su’aalaha aan is waydiin jiray ma ogeyn in falaasifada 2000 sano ka hor ay maankoodu daalisay oo ilaa hadda xal loo la’yahay waxaan noqday Diin laawe aan ilaah aqoon noloshayda waxaa isoo martay inaan 5 sano oo isku xiga 10ka dambe ee ramadaan masaajid ku ictikaafi jiray waxaas oo dhan waan ka soo tagay Hooyaday si fiican bay ii tarbiyeysay oo waxay i bartay waxa ay iyadu sax u aragtay oo ah diinta islaamka lkn hadda noloshayda anigaa ka masuul ah iyadana waan qadariyaa waxaan u wadaa xajka anigoo aaminsaneyn iyada farxadadeeda kaliya ayaan ka talinayaa oo ma dhihi karo Diin laawe ayaan ahay ma doonayo inaan dhaawac maskaxeed gaarsiiyo waana hubaa haddii aan dhaho ilaah iyo diin ma aaminsani inay maskaxiyan wax si ka noqonayaan Aniga ma rabo inay Hooyaday dhib dareento familkaygu waa baalaaran yahay Aniga iyo kan iga yar oo ah labada ugu yar familkayga ayaa diin laawe aan ilaah aqoon ka ah familkayga oo dhan mana u sheegin marka Laga reebo gabar naga weyn oo iyada xoogaa maan firan oo ah diest ilaah way aaminsantahay lkn diimaha waxay u aragtaa dad samee lkn Aniga iyo walaalkey macla ilaah ayaanba aaminsaneyn
@@xasansuudi4565waxaan arkay qoysas badan oo Hooyoyinkooda kaliya la harjada qaarkood aabbayaashooda xitaa duurgal noqdeen oon ka warqabin waxaanba kasoo horjeedaa structureka soomaalida sida ay carruurta u dhalaan iyo qayrulmas’uulnimadooda carruur inta la dhalo laga tagayo!
Waxa uguhaboo ee afkaaga kasoobaxa waa saliga nabiga aan kuwada salino scw❤
Scw Scw❤❤
Mawduucyada aad ku wanaagsan tahay illaa xad buu ka ka mid yahay waana Lafogurka Arrimaha bulshada, sida mawduucan oo kale.
Cabdurashiidow, soo badi mawduucyada
Mid aanu ku wacnayn.ba ma jiro..ustaadku...balaaqu weeye
Ilaahow nasii ubad wacan iyo zowj wanaagsan
Aaamin aamin wllo ilaahay haku guuleeyo
Amin walaashey rag iyo dumar ilaahow qof wanaagsan nagu arsaaq
Hhhhhhhhjhh
❤USTD-WAXAAD KASOO HADASHAA [ sida roobka bada ugu do'o una tago bada salkeeda si uu uga soosaaro coos ay cunaan kalluunka yaryar iyo dhirta bada hoosteeda ah ba jiilaalka iyo guga kadhaca bada salkeeda saynis ahaan iyo diin ahaamba waxaan rajeynaya in aad arki doonto iigana soo jawaabi doonto rebly ] MAHADSANID ❤
@@CrAbukar-fc8yb sh mustafe ayaa ka hadley taas so dhageyso
Nebigu ﷺ wuxuu yidhi:" Taajirka aaminka iyo runlawga ahi wuxuu maalinta qiyaame la darajo yahay SHUHADADA"
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
That is true our teacher
Thanks you 👏
Mahadsanid wlle inbadan!
I like the way you explain good job
Mahadsanid ustaad wan fahny
Mahadsanid bro
thanks ustaad❤
Shaqsi Mudan Million subscribers
Mahadsanid Mudane
Walaahi waa sax
Asc masuul mahad sanid waan jeclahay mowduucyada aad nosoo gudbisid ee ku dhisan cilmiga iyo caqliga saliimka ah,
MAHAD SANID
Ilahayow qof walba calafka noo haji
Of course dumarka ayay muhiim uthy
Ma dhabaa arintaasi
Wakuwan no shegaya dee😂😊
What😂adiguu muhiim kuu yhy lga yaabe
ala Ninku Hadalkiisa waa Xiogmad Maashalaah
Ninka kaliya ee wax laga faa’ido youtuberska soomalida waa Addiga,Mahadsanid
Mahaad saniid ustaad 🎉
So badi ustaad
SubaxanAllah
Mahadsantay
Ninka kaliya ee aan kuxidhanahy ayd thy zxp hore usoco
Xaqiiq hadalka aqoonyahanka❤❤❤❤
Waad saxantahay sxb. Cashiradaan noosoo badi
Xaqiiqda ayaad ka hadashay bro
Ustaad Waxbadanba ka faaiday wlhi thanks 😊 guurka anaga faaido badan noma laha aan ka ahayn inu cibado yhy hdana anaga radina, dumarkina daba cararka raga faraha badan kibirbay ka qadan yaab😂
Taasi waa fikirkaaga
Oo adigu markaa ma waxad leedahay gabdhuhu hadaba ordaan raga. Oo markaa waa si ay uwaayan qiimahodii' e
Anigu taa kuguma raacsani. Lagamana yaabo inan nin daba ordo xataa hadii aan boqol sano gaadhayo. Waayo isagaa iguursanyee maanigaa guursanaya.
Hadii aad si kale kawadana waa waxkale ee na fahnsii
GABDHUHU HA DABA ORDAAN MAAHA RAGA, WAXA WEEYI GABDHUHU BOOSKA LOOGU TALA GALAY HA GALAAN.
GABDHUHU NIN KAMA MAARYAAN WAAYO GABADH GUURSATAY NIN MAGAC IYO MEEQAM SARE BULSHADA KU DHEX LEH IYO ISKU MID MAAHA
GABADH AAN GUURSAN.
GUUSHADU WAA NIN UBAD IYO GURI.
Dhanka wngsn wax ku qiime wllo
Boqol sano kadib Reply isoo gal Adigoo Shalayaysa
Teda kle xarif kaaan shekadisa science wye waaa fhmi la ahy wah reer galbedka girls iyo islamka sisters mxee ayka maserka ugu badn yihin bil aadamka 5ta farod loma simin sidaan umlynayo qof isku mid majiro
Soobadi saxiib
Madasanid mamule 100/100
Love❤
Dumarland muuqalkan hawada halagabixiyo ,ustaadku albaab qaldanbuugaracye😂😂😂😂
Wa daremona ustadka wuxu samenoyo😂😂😂
dumarow horta ujedada fahma intaydan dagdagin yay faido ugu jirta raga iyo dumarka muhimds fahan gortaas dhag u fur
@@saltachannel1833 sxp 2dbo wee ugu jirtaa ,anigu waxavan leyahay ragga baa danween kuqaba sbbto ah hore looma arag gabar nin kufsatay lkn waxa la arkay nin xoolo wax ka doonay🤣
@@Wllsha_weeen😂😂
Tiktok hla geyo😂
Haday gabadhu u aragto qalad i inay ninka shukaansanaya kasbato isna waxa u arkayaa qalad in uu naag isu kharsheeyo si uu uguursado isuna dhibo caruur korin iyo biil-siinta waxaan qaldamaysa isleegta nolosha oodhan (+×-= -) taas waa marka loo eego si cilmiyaysan balse sida kale xaalku waa waxjira maaha.
Gabadha kharashkeda waa gaar oo maherka masruufka ilahba ku wajibiyay ninka si kastoy ahataba. Somalidi hore way lahayd arinku ka hadlay waxa la odhan jiray heerin oo dumarka raga raadsan jiray iyago calaf doona xta dhulalka carabaha qarba leh
Of course 😢
Markii mawducan laga hadlayo
Laba mid aan ukala qaadano
1:raga iyo dumarka keebaa badanaa shukaansiga aad u jecel
Jawaabtu waxa weye ragga
2: guurka ragga iyo dumarka keebuu aaad muhiim ugu yahay
Jawaabtu waa dumarka inaga oo ka tixraaceyna dhanka biological ah .
Raga Ayaa Nolaan Karin dumar La'an Khiyaaliga Mesha Kalatag waxyahow Maran😏
Malayacnigiisa ha aminin horaa unoolaa ragg laaantii hdana waan sii Noonan noo puuq stress
Xaqiiq weye
Macluumadkasto aad keentaa
Waa miid Aad usareya
Midka 109 like ka dhiga waa aniga ustaad ❤
Guurka Nimanka ayaa ku badhaadha ooo dan ugu jirtaa, Dumarka markasta Nolol xor ah oo farxad leh ayay ku nooladan
sax usted m.a
Asc ustaad ugu horeen waan kusalaamey marka xiga Allah dartiisa ayaan kuu jeclahy ❤
Hadii aad aragto comontigeyga iitixgali,
Waxaan kaacodsan lahaa in aad casharadaan inooga dhigto jadwal isbuucii mar waayo zaaid ayaan ugu xiisney.
Wwwww mnshllh wn ka helaya
Sheeko Guurku Maha faral ustadow Ragan Masaakiinta ah Haka Waalin isaga Raba ina Hebel ilmo La Dhaho isaga Lagu abtirsanaya Muhiimna noma aha Hablo cibaadaysta ina wixi Kaso hadha wa dhalaal aduunyo uun❤😂😂
Af tirsiimo hadiilanaho adixatee wo kugu af tir saa
Wayo conogahadoo nin to yaalogu af tiriyaa
Waruun balse dalka américaine weyi😢😢😢
MARKAA SOO DAAWATID RED PILL PROGRAMS BADAN
Dumarka ma daneeyo
Dantyda meeshay ku jirto ayan firiya
Goankayga aad ayyuu u adagyahy
Kelinimada ayaan badana ka doorbida dhexgaloa dadkan
Afartanooc ee ragga kee ayaaa dabeecadayhayga leh❓✋
I'm Gama
Ustad raga segma kasoo hadal iyo labadii hadhsanaa
First 🎉🎉🎉🎉
😊
Agah, wle hadn saa wax u ogahy inana lay hanjabeen, hapeen wlpa ralin galin io sasabaad ku jireen. Cawa laga bilaabo san wax u galo hadii la yaabi wayo. War ilen dumr naxariis wxpa kumale.
SAHIB BOOSKII DUMARKA AYAAD KU JIRTAA EE KA BAX.
BOOSKAGA GAL SHAQEE,WAX BARO, TABCO , EE MAAHA INAAD GABADH SA,SABTID.
maya dumarland naxariista way ubaahan yihiin waxawalba qaal soo qoray ha aaminina alpha and beta man majirto ee raaca rasuulka naxariistiisii dumarka ugu naxariisnjiray isagoo qaba dumar badan ❤
@@basracabdi9745 adeeer walys fahmay wxba imika xadiiis ba yiri haku meeraysanina. Wle inanan kolpa siidi hore laysku ahaanaynin. Siiba xaliimoyinka somalida Kibirba ka buuxa wlhie. Ninkii u jabna wuu ka sheegayn inbdn
@@SanaSuccess xadiis kii rasuulka hadaa diiday xadiiskii xaliye ayaa kugu socdee sorry brother
Zxp wax badan ayaa kuu dhiman malaha ee bal xaliye proadcast aad.
Markazta adinka ubahan guurka yhuu
Waxaan layabnhy dadka soo qoroya waa run caqli xool
Eer mcn labadada dhinac lama kala marmo
Quraanka ilahy ku laabta oo fahma
Bilaasha lab io dhadig looma abuuruin
Xoolayahoow sacaa
Waa sax kalama maarmaan waa isku tiirsan yihiin rag & dumarba lkn dumarka baahida ubadka ay uqabaan wuxuu ka badan yahay ragga sababtoo ah weyka waqti gaaban yihiin marka loo fiiriya taranka
Sax waayay lkn adinka naga baahi badan
Waa runtaa guurka ragga soomaalida raaxo kaliye ayey karaadiyaan halka xaliimo soomaali ay rafaad ku qabto
Hadalkaaga sidaas ayaan ufahmey no like 😂😂 muuqaalkaan iguma socdo waan goye
Hhhhh😂
😂😂😂😂
Dumarka aad ka hadleyso iyo dadka aad u soo gudbineyso waa kala labo, maxaaba noo soo arkay nin raad raadin tiisa Allah ayaaba na asturay oo ina qiimeeyay
Legen
Manta wad nagu babaise
Ragu guurka wax faai'do ah kuma qabaan kaliya dumarka ayaa faai'do ku qabo narka raga guur ka ku dad dagin ku raxayso noloshaada maxaa stress iyo naag iyo ilmo kugu wata
Kaama yeelin sxb nina xaas qabin waa nin miskiin ah ama nin aan nolal haysan waaye lasoco si walba lacag iyo farxad uhayso
sxb anaa kugu raacsan 100/per) iska ahaqesobwaxbaro isdhis lacagtada naftada ugu investment garee naftada waxwalba kamuhimsan iyo dadka kudhalay hooyo iyo aabo iyo walalo
😂 Waligaa Kuma ixtiraami Doonan Dadka aad sheegayso ILaa Aaabe adoo Lagu Leeyahy ay Arkaan
. Dumarka waa Nolol Saaxiib
Diintada ayaana kuugu badbaadaysa Guurso Oo masuuL noqo .
SuaaL laakin Miyay jiraan Wax kuu diiday inaad Guursatid Sida Hadafyo waawayn Oon ahayn Hanti iyo maadi .
Hadaad CiLmi baranso Oo Kitaab iyo Aqoontada iyo Aakhiradaada Kafakaryso .
Waa Fikir..... .
Guurkuna Ogow waa Sunadii suubanaheena Scw.
@@AbdirahmaanTurkish
Waad khaldantahay saas maaha هُنَّ لِبَاسٌ لَكُمْ وَأَنْتُمْ لِبَاسٌ لَهُنَّ
Labada dhinacba lama kala maarmo
Wadsaxn thay
Ma. Ustad kasohdal raga segma.❤?
Ugaas 180 degree aa nakala wareejisay wlhi 😂😂😂
360 ka dhigo
Walal waxan rabaa macnaha
Alfa iyo beta
waa ruun wlh
Ustad Dumarka manipulation koda aa u badan yahay qaasatan kuwa somalida Garoob waxa u badiyay ayaba saas ah
Ustaadka yaa soodiray dumarland 😂
Runtii Dumar lama Qancin Karo
bro ragga isku mid maaha .
Manipulation : been guur
Markaad wax walba ood aqriso ama maqasho aad dadka usoo gudbiso adiga oo aan iska fiirin qaladaadka ku jira.
Waa dhaqan xuntahay 😒😒😒😏
Why?
@@ShadiyaCabdiraaxmaan because wuxu dhahay gabadha laga rabaa iney xiririso marka waxaas meysan dhaqan xumo ahayn gabadha waa iney xishotaa waa inuu asaga nasoo waco tankale kulahaa guusha gabadha waa guur waxaasne waligeyga ma maqlin bisinka anaga bilaa sharaf maanahay nabi maxamed scw wuxu dhahay gabadha 9 jir markey tahay waalidkeda gadaashi waa iney marto sidee marka nin ajanabi naga ah hoosta uga galnaa🙄
@@FurqaanAxmed marka hore iska saar difaaca inkastoo aanan maqlin waxa aad soo qortay
hh walhi somalidi waax laaga dhiigi raaba feminism iyo raga hablha neeceb😂
Ma waxaa jirtay xilli ragga la shukaansan jiray?
😅😅😂😂😂😂
Su aal muhiimaad waydiizay walle
Beta dumarka ayey Nugu diren😂😂😂
Ninba lama arko baryahan waxaad Jira niman naagaha ka cabsada inta badan naagihiina ma jili karaan two role kii naagaha iyo midkii ninka oo iyada kaliya jaceylka ma jili karto labada dhinacba waana qabada jirta oo guurka dib u dhigta ama Laguba daalo😂😂
Marka maxarun baynu fur naa love ka ah ❤ 😂😂😂😂😂😂
Anigu ma aaminsani in ragg dumarka ka baqa jiraan, dumar badan oo kooxaha feminist group ah baa bulshada ku batay, shukaansigana u arka shaqo lacag laga sameeyo, ragguna ma rabaan danaystayaal sida dumarku u neceb yihiin oo kale, dumarka hadda jooga ragga uma arkaan bani aadam caqli leh oo wixii u xun fahmi kara.
Nin raga dumar ka baqa ma jiro laga yaba inanu aqoon sida dumarka Lola hadlo ama loso jiito😂
Ok ok wan fahamay in ay anaka dan inoogu jirto shukansiga wayahe sabab bu ugu qasbn yhy ninku in u noloshisa gabadh kuso biriyo lacag ku bixiyo guri dajiyo nolosheda o dhan gacanta ku hayo maxa waxas o dhan ku kalifaya madama guurka dan weyn ugu jirto gabadha iyo maadama guusha ugu weyn e gabadhi gaadho ay thy ninka ay hanato miyany ahayn markas inta ninku samaynayo in ay gabadhu samayso?!
"Labada dhinacba ragga iyo dumarka si kasto ay isugu baahan yihiin, Haddana waxaa DARAJO dheer dumarka" Ayaa muuqaalka ku jirto.
Faahfaahin:
Ninka Masuuliyadiisu ugu wayn waa qabashada processkii guurka.
Gabdhu Masuuliyadeedu waa ilaalinta fursada (Dalabka) ee u timid iyo soo dhaweynta iyo ka shaqeynta si fursadani aysan u burburin.
Si kooban: Ninka in uu gabdh ku bixiyo dhaqaale iyo guur waaa qayb kamid ah shaqadiisii, Gabdha guusheedii ayuuba siddaa ku xaqjiiyey waa sababta NIN RAGGEED loo dhaho.
@ lama kala ragtinimo fcno lkn wa la kala dumar fcn yhy ader :
Hore waxa lo dhahay nin walbo her garo naag ba ka danbeso taasne tusale waxa lo so qada Gara ( Nabiga io qadija )
Nin an manta xaslahen Mel laga ixtiramo ma jirta mar walbo gadashis ba hadalo laga tura tas wa side ragga dumarka ugu muhimsan thy xitaaa
jannada marki laga hadlayo waxa ragga lo shego lugu dheeri galyo wa xural ceyn ban idinka horeso taas waa side ragga mar walbo dumarka muhim in ka bdn dumarka side ragga muhim ugu yihin
RAG IYO DUMAR LAMA KALA MAARMAYO. LAAKIIN VEDIO GU WUXUU KA HADLAYA. IN GABADHU GASHO BOOSKEEDA.
NINKUNA GALO BOOSKIISA.
NINKA BOOSKIISU WAXA WEEYI.
1=INUU GABADHA KA SHAQEEYO SIDII U GUUSRAN LAHAA MASUULIYADEEDANA UQAADI LAHAA DHINAC KASTA .
GABADHA BOOSKEEDU WAXA WEEYI:
1=SIDII AY NINKAA UGA WARHEYN LAHAYD UGUNA DA,DAALI LAHAYD IN XIDHIIDHKA AY NINKAA LA LEEDAHAY UU XOOGEYSTO.
KANA ILAALISO DHAWACA IYO DHALANTEEDKA. SI AY U,HESHO NIN GURI WADA DAGAAN OO IYADA DARTEED KHARASH UBIXIYA.
Kkkkkkkk ha lug goynin nimanka dan way ugu jiraa ayaguba labada dhinac wayay danta ee ma ahan hal dhinac taas waxaa ku cadeeynayso sideey nimanku uu jecelyahiin iney guursadaan dumarka badan xataa hadii ay awoodin niyaday ka jecelyahiin qofni waxaan dan uugu jirin ma sameeyo mase waxaad leedahay raga dantooda ma yaqaanaan
SIDAA MAHAA EE WAA IN NINKU BOOSKIISA SOO DHAAFIN.
SIDA MAANTA ADUUNKA KA JIRTA.
blsa dumarka somalida qabkas uma fikeren
😅😂😂😂😂yaaaa
Kiiskaan dumarka ayaad ku fara baxsatay 😀
Dumarka ayuu faaiido uyahy???????sideeeee faiido iigu yhy 😂wxn aaminsanhy xiriku inuu xaraam yhy faaidona iguma jirto hebel daba orad xita kaqabo tilfoonka
2024 Alpha man ma jiiro😂
mahadsanid wllo