Ala yaaa barnaamijkan yar Universal TV iyo horncable TV ka zoo daaya Caawa , Waar umadu waxan cid u duubta uun bay waayeen ,Shukaran inta caqliga leh Caaqilkoodiiyoow.
@@gurrilaarmy6382 xabashi miyaa tahy adi magaca ayaaba laga fahmaa somalinimada waanku faanaa hadaanu nahy Somali waanu jeclaan lahaa in Shanta Somali ilaahey dib umideeyo si aan awood uyeelano oo islaamka ku xukuno bariga Africa kana tirtirno khariidada xabashada iyo kenyatiga ee kufarax ama kanax
Hal Hal Ayan uwada dakestey wll qali ilahey haku barakeyo xikmadada iyo barashadada walahi cawada Ayan. Wada dameyey m.a Hal Hal Ayan kulacona inta kale
Alhamdulillah Dadku Wax badan ayayna kaa waada siinayn marka aan Musjidka ka soo maxayow waligey iskuma dayan inan kabaha kuu xuudho iliinka lakiin wan kala yar foogada Dadka ka soo Baxayaa musjidka waan kaaa ilaaliyaa in aay Kabahaygu taabtan dadka laakiin su aal ayaan marwalba is waydiya waxan is waydiyaa Ma soomaalida kaliya ayaa maarka aay musjidka ka soo baxayan Deg dega oo iliinka isku jiidha mise uumaada kale way inagal siimanyihin waxad arkeysa dadku marka ayaa musjidka ka so baxayan way is jiidhan oo ma saam raan inta uu Qofka her sii baxayow
Asc, walaalayaal waxaan idiinka codsanaynaa in aad ka qaybqaadataan horumarka channelka idinka oo: 💬SHAREGAREEYA 👍LIKEGAREEYA ✍COMMENTGAREEYA Hadaadan channelka Subscribe ku ahayna Fadlan subscribegareey si aad u hesho wixi cusub! ua-cam.com/video/003htQWjbqc/v-deo.html 🚶♂️Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
omg wll qali allha kheer kusiyo in badan aya I faideyse video gan oo kle kuwaklane kumaba sijiran mahadsanid wll sida qurux badana aad noo bogadineyso dhanwalbo guul ayan kurajeyna nolosha inta ku dhiman
Baro xirfada baabuurta
ama mechani ga
Kusoo biir chanelkn
👇subscribe igi qabo
ua-cam.com/video/z8ByWqciQ6I/v-deo.html
Tageero i tusa somalinimo
MataqNaa adigu
Mise cashar online ah ayaad ku bixisaa
Allow #HOOOOOYO MCN janadii geey.
#AAAAAAAAAAMEEEN DHEH.
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
Wll illaaaahay dartiiis #SUBSCRIBE iigu saar
Ala yaaa barnaamijkan yar Universal TV iyo horncable TV ka zoo daaya Caawa ,
Waar umadu waxan cid u duubta uun bay waayeen ,Shukaran inta caqliga leh Caaqilkoodiiyoow.
Rabbi cimri dheer iyoh camal salixa hagugu sugoh
Masha allah walaal somalinimo ay ku weyntahy aad baan ku jecelnahy
Allow #HOOOOOYO MCN janadii geey.
#AAAAAAAAAAMEEEN DHEH.
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
Wll illaaaahay dartiiis #SUBSCRIBE iigu saar
Maxaa laga faaiidaya somali nimo
@@gurrilaarmy6382 xabashi miyaa tahy adi magaca ayaaba laga fahmaa somalinimada waanku faanaa hadaanu nahy Somali waanu jeclaan lahaa in Shanta Somali ilaahey dib umideeyo si aan awood uyeelano oo islaamka ku xukuno bariga Africa kana tirtirno khariidada xabashada iyo kenyatiga ee kufarax ama kanax
@@halaalmedia3416 qadaadweynay riyada katoos shantii somaliyeed way dhimatay zxb ha ooyin waayo jareer iyo baantuu somalida kale la midoobi mayso
Hal Hal Ayan uwada dakestey wll qali ilahey haku barakeyo xikmadada iyo barashadada walahi cawada Ayan. Wada dameyey m.a Hal Hal Ayan kulacona inta kale
Waw masha alah walalka qaaliga ah ilaahey ha inoo kaa xafido
Allow #HOOOOOYO MCN janadii geey.
#AAAAAAAAAAMEEEN DHEH.
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
Wll illaaaahay dartiiis #SUBSCRIBE iigu saar
Mansha allah alle cilmiga haku barakeeyo wllo
Allow #HOOOOOYO MCN janadii geey.
#AAAAAAAAAAMEEEN DHEH.
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
Wll illaaaahay dartiiis #SUBSCRIBE iigu saar
Masha allah walalkay aadan sahanka waxaa tahay waniyaha ugu wngsn ee aan dawada walalkey aadan sahanka allaha ku xafido walalkey aadan
Wllky aan somalimo iyo waliba islamnimo anku Salamayo keep going bro
Cajiib cajiib!!!!
Mazhlh wll jasakalh mawduuc qiimo leh
Waynu samayn isbedel dhaba inzhlj
Adan sahan cimri dher &cafimad &cibado suban insha alah
Maantuunbaan mucdii taabatay walaal alle haku barakeeeyee
Masha allaah kuxifdiyo walaal aadan
waw masha Allah walal
Wlhy leader Shibka,somalida ilhy cimirga hku dheeryo🙏
Allaahu akbar guul mucalin waa sax anaga aan isku naxariisano illaah ayaa nonaxariisayyee
Aadam guul kuu rajeenayaaa wlo
Alhamdulillah Dadku Wax badan ayayna kaa waada siinayn marka aan Musjidka ka soo maxayow waligey iskuma dayan inan kabaha kuu xuudho iliinka lakiin wan kala yar foogada Dadka ka soo Baxayaa musjidka waan kaaa ilaaliyaa in aay Kabahaygu taabtan dadka laakiin su aal ayaan marwalba is waydiya waxan is waydiyaa Ma soomaalida kaliya ayaa maarka aay musjidka ka soo baxayan Deg dega oo iliinka isku jiidha mise uumaada kale way inagal siimanyihin waxad arkeysa dadku marka ayaa musjidka ka so baxayan way is jiidhan oo ma saam raan inta uu Qofka her sii baxayow
Keeeep goinG walaaaL👍👍
alle cimriga haku xafido
Mahadsanid Aadan, marwalba wax inoo muhiim ah baa noo soo kordhisaa. Eebe ha inaga yeelo kuwii dhaqangeliya!
alle haku milgeeyo aakhiro iyo aduunba .
xaqiiqdi kanaalkaaga aad baan u jeclahay waana la socdaa muuqaal walba oo aad soo galiso
Sax walee wa run
Somaliyey qodobadas iyo kuwo kale oo an ognahy inay naga qaldan yihin aan wada saxno
Mashaallh wll aadan ilaahy cilmi hakuu siyadiyo adigu iyo anigaba👍👍👍👍👍🤲🤲🤲❤
zhpkay aadan sahan zhp wllhi dhaqan ka dadkeena intaan arkayay ayaad soo bandhigty xafidaka allaah
Mazha allh wll Aadan sahan horay uzoco macalin wax badan Noo faa idee yay
Masha allaah wall waxa cusub dunida ayaa jecelee.waa runtaa haddii ay ku dhaqmi lahaayeen xeerarkan dadka somaliyeed dabaqu meesha uu ka qurun sanyahay way ogaan lahaayeen.👏👏
Aadan sahan wall fiican WALLAAHAY OO diiri galiye ah waad mahadsantahay wall
Barakaw Adan sahan
Wlaal alle haku barakeyo kaalin ayaad ugu jirta somalida yar iyo weyn qofka ugu aragtida yari waxunbu kaa qadanaya habayarate somalidana alle ha barakeyo qabilkana alle haka daweeyo ❤️
Maashaa Allah ❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍🤴🤴🤴intelligent Alle haku xafido amiin !!!!
Waa run wallaahi
Dhipta waynu wada aragnaa
Palse qofna ma rappo inuu wax ka qapto
Social intelgence waxa wacan in laga furro degaanada somaalida 👋
Keep going
Walaal aad baa kuu jeclahay❤❤❤❤❤
الله يحفطك.
Erayga maxaa iga galay
Waaka somalida u diiday inay horumanaa
Allayacizak Ustaad Aadam
Adanow muqaalka sanad guurada aad banu usugeynaaye bal dhiirigelin kuso dar youtube waa hawl adage sidaad ujoogteysay wax nooga taatabo inshllh🙋🙋
" Danta guud Ka feker Sidaad dantaada gaarka uga dhax aragtid " Cajiib Mahadsanid Wll
Allaaaa yacizzak zxb waan kaawaano qaaty aaadna waan kaaga faa iidy Alle caafimaadka hakuusiyaadiyo
Masha Allah
Nio Umadu Ado kalay u bahanatahay
Intii umada lagu warerin lahaa wax Ad uga fog xaqiiqada waa in umada laga dhisaa waxyabaha hoose
Allaah haku sharfo
Aadan khadar Cali
Mnshllh imakaba waad maqashaane ilaa anigaba kudaro diyaar ya uah inu wax iskabadalo aniga 🙌🙌
Masha allah wll adam
Mazha Allah
Jazakallaah wllo
Selfish nimada waxaa kaso horjedo HUMANITY😍😍😍
Mnsha allah
Sxb adigu kalintadi wad qadatay oo waad wacyi galisay fulintuna anagay no tala
Sidad umada wanaga u Fahan sinaysid Ilahay haka ajar siiyo wllo Alle haku xafido ❤🙏
ILLAHEY haa kaa ajar iyo xasanaad siiyo wacyi galinta xikgmadeysan
M.a zxp macaaane alle haku xafido mudne run ahaantii wax badan ayaaan kaaa baranay
Maxaa iga galay waa dhaqan aad u xun wllhy
Walal waxad uqalantaa amiirul mu.miniiin
Masha allah alle haku dhawro wll mcn 🥰🥰🥰
Asc, walaalayaal waxaan idiinka codsanaynaa in aad ka qaybqaadataan horumarka channelka idinka oo:
💬SHAREGAREEYA
👍LIKEGAREEYA
✍COMMENTGAREEYA
Hadaadan channelka Subscribe ku ahayna Fadlan subscribegareey si aad u hesho wixi cusub!
ua-cam.com/video/003htQWjbqc/v-deo.html
🚶♂️Join us now to receive our new videos once they are available. For receiving alerts, kindly push the button with a bell shape to activate it.
Markasta waxaa laga fikiraa Danta Guud maaha ta Gaare.
Masha, allah hadalkaas waa wax kaliya ee kamaqan Somaalida. Waan arkay annigu intaan waddanka joogayna alhm kolay intaan....waan samayn jiray.
Shukran aadanow wa runta wacyigeena ayaa liita dhibatada jirta wxaa usabab ah wacyiga oo aad uliita wxana loga bixi karraa in sare looqado wacyiga qofwalpana naftiisa uuka bilaabo
جزاك الله خير اخي
After video waar aadanow dadkani hadii danta guud ka hadadhid adigayba kula yaabayaan
Walla wad mahadsantahay waxa tahay youtuberka aan waqtiga ugu badan kubiyo dawashada muqaladiisa
Allah haku barakeyo
Masha allah brother
Mansha Allah aadan
Walahi waa Runtaaa🤔👍🙏 From france
Waxa aad ka hadashay Arin dhab ah walal alle haku barakeeyo 🤲🤲🤲
Masha allh aadan waxa tahy walal kudayasho mudan oo aragti dheer leh
Ilahy haku xafido akhiro iyo adunba
ماشا الله ،بارك الله
Mnshalha
Hormar wacan aden
Masha allah
Illahi haku barakeeyo sxb waxad heysaa wada dhalanyara badan kuugu dayan lahayeen.
masha allah Walaal Mahad sanid Xig madaada iyo Aqliga Allaha kuu barakeeyo Wanadaada Naftaa ku diirsata 💙
ilahay liiska Kuwa uu jecelyahay hakugu daro wall
INSHALLAH INSHALLAH
صلى الله عليه وصلم
Allah cilmiga haku barkeyo wacyigaga wa mid nafic inoo leh
Insha allah waan dijaabina
kop going mashallah
ok kada. kip going
Jazakumulahu khayr masha allah
Allaha noo kaadaayo wllo wax badan kaa faaidnay eeee indhahana noo furtay waxdna kaabaranay sida wax loo laadiyo eee
Mashaallah wall mahad sanid ❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲
maasha allh wllky allh haku xifdiyo aad baa noogu dadaashaa
Walaal aad iyo aad baad run Uga sheegtay dadkeenu qofwaalba tiisu kafekerayyaa waxaana kamaqan tiibulshada macnaha danta guud
Mazha allah wllky aadan sahan
Aadan wll adiga iyo Azxaapta 1k iigaarsiiya kanaalka siina faafi wd mhdnsthin👑⚘👑
omg wll qali allha kheer kusiyo in badan aya I faideyse video gan oo kle kuwaklane kumaba sijiran mahadsanid wll sida qurux badana aad noo bogadineyso dhanwalbo guul ayan kurajeyna nolosha inta ku dhiman
Cashar wacan aya ka faidney channellkan somaliyey tallaabo ka qaadaa hab dhaqankan xunnn
Walhi been maad sheegin walal runta dadkeena ayaa ka hadashay
kaliya zxp waxaan kugu jecelay sidaad dadka Udareeen siisio Ronta
hhhh mansh Alllh hore usoco wall
cadaw kuma arko
Masha Allah sxb waad mahadsanthy runtii wax bdn ayn kaa faa'iday
Thanks ustaat aadam 👏👏👏dalka iyo dadkaba adigaa uqalma in aad maxad weeyne unoqataa wll Alle haku xafido wll UA-cam ka adiga kaliyaan kaadhagestaa Well done 👏 ✔️ 👍
Wlhi xaqiqda ayn ka hadashay Adanow ..... dadbn ayn ku arkay
mansha allahwllky aadan
insha allah waan isku dayanaa
ممتاز يا اخي الكريم ما شاء الله تبارك الله
Mahad sanid walale qaali😍
Wlhi waa run wllky rag kaliya maaha ee waan ka simanhy burco anaa jooga waaana hlky diintu ugu ficn thy somaliland inta klena mxad u malyn 🤦🏿♀️🤦🏿♀️ilaahow noo gargaar🤲
ما شاء الله.
بارك الله فيك وجزاك الله خيرا أخي.
Wll Alle haka abaal mariyo shuruucdaa aad sheektay qaar waa ku dhaqmaa inta iga dhimana waan kudarayaa insha Allh
Waa wax run ah waxaa dhacday inan qof ajaniba aan meel uu raadinayey aan geeyo tilmaam la aan lknse waxaa inan habeen ku lumo magalo ku cusbaa habeenkaas niyada waxan gishtay inu subuxu igu cadaan lknse dhaliyaro gari wato ilahay iso diray .marka haka labalabayn inad qof walalka caawisid❤️
Aadan sahan macalin weyn Allaah khayr ha kaa siiyo wacyi gelinta.
Wlhy bro inta taqan ilahy haku siyadiyo lanti somaliyeed cay iyo qurun bey ku jiran umadena gudaha ayey ka dhinten 😣
جزاك الله خيرا