DAG_ XAALADA DJABUUTI IYO ETHIOPIA OO HAWADA ISU MARIYAY XAALADOO CIRKA ISKU SHAREERTAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лип 2024
  • FADLAN LIKE SHARE AND SUSBCRIBE

КОМЕНТАРІ • 74

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 24 дні тому +8

    War wan idin wadana anagoo reer Djibouti nio 🇩🇯✊

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 24 дні тому +2

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯✊✊

  • @ahassan5
    @ahassan5 24 дні тому +2

    Amxaarada wey jabeen

  • @GeudiAli
    @GeudiAli 24 дні тому +1

    Anaguu hadaan nahaay reer Djibouti waa dawlaad gadhaay horow maar qaraan itopiyana waan cawinaa

  • @user-xg5mf3vf7p
    @user-xg5mf3vf7p 24 дні тому +2

    Yuhanjabad ujedin abiye wadankisa yusan mamulinba takale abiye habenba melbusexda amandaro darted

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 24 дні тому +2

    Abiye, farin iyo ciidan ba ha u diro Geeleh, keliye taliyaa khaati laga joogaa.

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx 24 дні тому +2

    Etiopia way baqtidin haday xirto

  • @MohamedIbrahim-yk4cs
    @MohamedIbrahim-yk4cs 24 дні тому +1

    Abiy waa nin daad qaaday xumbo cuskay.Treenka waxa la sameeyey qarnigii Sagaal iyo tobnaad.

  • @user-xs1qw4vl3f
    @user-xs1qw4vl3f 24 дні тому +5

    WAAR XAARKA ISKA DUWA KURDIYEEY SOMALILAND WAY KUWASAYSAA KURDIYO JIG JIGA MEEDAY

    • @rahmoismail8144
      @rahmoismail8144 24 дні тому

      Adiga ayaa Sheegaya Ma Qoladii Abaaro mase Muuse kuu ah

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 24 дні тому +2

    Waa dadaaleysaan adeer. Laakiinse u baahan tihiin political analyst sometime aad wareysataan weekly ee arinkaas sida ay sameeyaan HBN, British-Somali tv, SSTV iyo Xogta shine.

  • @rahmoismail8144
    @rahmoismail8144 24 дні тому +1

    Maasha Allah Noolaada inteey Nolol Jirto❤❤❤Rag soomaalinumafa Ku Dheer tahey ❤❤❤❤

  • @garsoore4146
    @garsoore4146 24 дні тому +1

    HASSAN SHEEKH WAA GEESI ITOOBIA UU GEEDBU KU XIDHEY.

  • @user-xs1qw4vl3f
    @user-xs1qw4vl3f 24 дні тому +2

    KURDIYEEY ALA MEE DHULKAAGI
    CIDKALE HAKU DIBIRO DEGSAN
    ISKA XOREE ITOOBIY KURDIDIIYEEY

    • @rahmoismail8144
      @rahmoismail8144 24 дні тому

      Oo Ethiopia sow Adinka Oo Xor ah Madaba Caraareysaan yaa xoolo

  • @user-he6tb5dm9l
    @user-he6tb5dm9l 24 дні тому +2

    Isaaq nacaybaa ku hayee jabuti waan ka adagnahay.

  • @user-rs4uz8if6q
    @user-rs4uz8if6q 24 дні тому +1

    🤑

  • @AliTaajir-zn8lq
    @AliTaajir-zn8lq 24 дні тому +1

    Itoobiya iyadaa baahan

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 24 дні тому +1

    Abii maxaa ka galsy labo soomaali oo is heystan waa qaldan yahay

  • @user-lp8ss8vv6c
    @user-lp8ss8vv6c 24 дні тому +1

    In a promo wahba nomashekayo we woh iska hadle ee wahn koolatalinlaha in oo harkisa yeshado

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 24 дні тому +1

    Jaraartan ethiopia iyo kenya gumaysta waa adoomo African madaw gumaysto

  • @user-le6ty5hz5d
    @user-le6ty5hz5d 24 дні тому +1

    Somaliland nacaynkii halkaasu la maraya faqashtui

  • @Rashiida-136
    @Rashiida-136 24 дні тому +2

    I love Ethiopia 🇪🇹

    • @FouadElmi
      @FouadElmi 24 дні тому

      We don't love ethiopia

  • @nadhirmaalim2083
    @nadhirmaalim2083 24 дні тому +1

    Dr abiye wa nin baahane nin bahana jooys malaha

  • @user-rs4uz8if6q
    @user-rs4uz8if6q 24 дні тому +1

    🐈‍⬛

  • @AminaQurux-o1i
    @AminaQurux-o1i 6 днів тому

    ✊🇩🇯

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 24 дні тому +1

    $160 milyan oo Muuse Jubuuti u taalaywaa laga xidhay.
    Muuse khaa'in Xarshin buu ku dhashay..waa in laga qabto.

  • @AnissaOmar-hh2si
    @AnissaOmar-hh2si 24 дні тому +1

    I love Somalie et Djibouti

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 24 дні тому +1

    Sheeko Ogadeeniya isku sheekeeya.

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r 24 дні тому +1

    Firdhiye khasab ayuu isku ogolaysiiyey ee asxaan uma gelin

  • @hamoudmoud2897
    @hamoudmoud2897 24 дні тому +1

    Life somalia and Djibouti

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 24 дні тому +2

    War Ethiopia dekad bee heleysaa oo Djabouti uma baahna. Dekada Somaliland baa ku filan.

    • @abassabdillahi726
      @abassabdillahi726 24 дні тому

      7 dikadod shaqaynaga 3 uu dhisme kucdo oo casri ah
      Ee berbera kaliya ma sheege😂😂

  • @AwalehZamzam-ht2kz
    @AwalehZamzam-ht2kz 24 дні тому +1

    Waasax ee soomalidu a isracdo

  • @travelleagence
    @travelleagence 24 дні тому +1

    War jaadkana yamen baa loodonan

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 24 дні тому +1

    Itoobiya wax ay no sheegayo majirto iyada dane nagu qabata
    Djibouti 1m wax naga badan kirada saldhig yada 🇨🇵🇺🇲🇨🇳🇪🇺🇮🇹🇩🇪🇯🇵🇸🇦

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 24 дні тому +2

    War Kenya iyo Somaliland baa ku filan.
    Labada Djabouti baa gaajo u dhiman doonaa. Ethiopia uma baahna Djabouti.

    • @hassanmeraneh1236
      @hassanmeraneh1236 24 дні тому

      @@halimamumin3643 waxad eegta masafada somaliland-addis abeba,iyo port ka kenya-addis abeba.etopia way soo jeedaa....

  • @faysalibrahim3202
    @faysalibrahim3202 24 дні тому +1

    ❤Viva Ogadenia ❤ Viva DDS ❤

  • @user-gi8iq4mu3m
    @user-gi8iq4mu3m 24 дні тому +1

    Sababta u mw mustafa wuu wilasha somali oo faderalka uu u dirayo dagalka waa in jojiyo runtana u sheego Cafar intu so Adejiyey u hadana wilashena u raba dhinaca kale u ku layo

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r 24 дні тому +1

    Calool geelle waa cadowga somaliya heerka somaliya iyo 4.5 iyo qabyaalad aan baxayn isagaa somaliya keenay waa fataal aan diin iyo damiir lahayn

  • @YacinAlahwakil-us9xo
    @YacinAlahwakil-us9xo 24 дні тому +1

    Ereyga ciidanka ka reeb wararka ee dadka xoola dhaqatada ku daa

  • @MahamedSubagle
    @MahamedSubagle 24 дні тому +1

    Hanpalyo..yaa.mostafee.

  • @AbdifatahMahamedaidid
    @AbdifatahMahamedaidid 24 дні тому +1

    Hadaad cidamada somaliland isqaa dagaalamay aad u qabtaan haduu isaaq dagaalamo walee lug taag baa ka dhic xitaa darood baanay ku bad baadayn ee qunyar jooga

  • @JuleeydJuleeyd
    @JuleeydJuleeyd 24 дні тому

    wad kuma hadsan tihiin

  • @madizinike7138
    @madizinike7138 24 дні тому

    Jabuuti waa dhul Ciise nio 🩸🩸🇩🇯💪🏾💪🏾💪🏾

  • @user-fo9ey2lg8e
    @user-fo9ey2lg8e 24 дні тому +1

    guulaysata ilmaderayal wan inigab taganahy somali oo dhan guul insh allh💪💪💪

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 19 днів тому

    BAL MAXAY UGA FAKERIWAAYEEN INAY ADOONSIGA ETHIOPIA ISKA XOREEYAAN INTAY SOMALILAND KU MASHQUULEEN.
    ADOON XAAR CUNAYSA OO KU HADAAQAYA MAXAY SOMALILAND KEEG U CUNAYAAN MAY XAARKA NALA CUNAAN.

  • @ismaacilmaxamed993
    @ismaacilmaxamed993 24 дні тому +1

    Haye warun

  • @Bescimed-po6dd
    @Bescimed-po6dd 19 днів тому

    Aad baan ni bogadinaya chaine kina ruun baad ku sheegteyn in itopia aney ka marmeyn Djibouti

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 24 дні тому +1

    Oromo isku xarto 😁😁😁 waxad kabadali karto

  • @marianyusuf8976
    @marianyusuf8976 24 дні тому +3

    Inshallah guul Soomali wayn

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 24 дні тому +1

    Ithiopia iyada bahaan hada, ithiopanku iyaka uu soo shakataga Jabuti 🤗 sorry beenta oromada joojiya.

    • @Xudeyfa
      @Xudeyfa 24 дні тому

      Aahayto saas waa

  • @user-ij3vc8ve9n
    @user-ij3vc8ve9n 24 дні тому +3

    Waa runnnn
    Etobia hadey xidhoo jidka jabuti way
    Dhimane

  • @HawaHassan-mk1zs
    @HawaHassan-mk1zs 24 дні тому +1

    Abiye. Beenale. 👹👹👹👹👹👹

  • @user-hh9vl7fv3b
    @user-hh9vl7fv3b 24 дні тому +1

    War waan idin salaamaynaa hadaanunahay xoogaga wadaniyiinta ee ummada soomaaliyeed.
    Magaciin hajiro oo noolaad idamalle ❤❤❤ itoobiya iyo soomaaliya inay iswajihidoonaan oo ay dagaalami doonaan mustaqbalka dhaw caad igama saarna waan wadada kali ah ee lagu midayn Karo ummada soomaaliyeed.

  • @HousseinAli-k6s
    @HousseinAli-k6s 24 дні тому +2

    Acs abyow jabuuti waxba kama qadaysid oromoda ijrta leh dawada ijirta ka Leysa u ibi marka dawladaha u hajab doqon yahaw

  • @AbdifatahMahamedaidid
    @AbdifatahMahamedaidid 24 дні тому +1

    Maxaad tiri somaliland dagaal aan cuqdad galin laga rido kkkkkkkkkkkkkk kayan adigoo ku soo koray ayaad isleeday dad kaa dawlad yaqaansan wax u sheeg

  • @ahmedsaed-jr6rh
    @ahmedsaed-jr6rh 24 дні тому +1

    Fake analysisation

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 24 дні тому +2

    Djabouti, wexeey Xaasid ku aheeyd Somalia, iyo Somaliland ba. Waa in la cuno qabateeyo.

  • @kaireoma6206
    @kaireoma6206 24 дні тому +1

    Asc mucaaradka djibouti haddii tegaan hargeysa shacabka reer djibouti waa in ay kalsoonida kala noqdaan waayo muse bixi dhulkoodii ayuu siiyay Ethiopia ee waxaan leehay shacabka dhulkooda labixiyay kadigtoonaada beenta iyo khiyaanada muse bixi ee ah in uu guumeysi inigaliyo oo uu dhulkiina iyo badiinaba ka ibsado Ethiopia hayeelina difaaca dhulkiina warkale maleh

  • @AwalehZamzam-ht2kz
    @AwalehZamzam-ht2kz 24 дні тому +1

    I love somaliyee

  • @rahh4137
    @rahh4137 24 дні тому +1

    ❤Soomaalidu ha is raacdo ❤

  • @user-pn3jy1bb3m
    @user-pn3jy1bb3m 24 дні тому +1

    Ethiopia waxayna aqoon eeer Djibouti. Iyaka ooyi doona marka lagu sarow qaado caasuueta ay alaabta kala soo degayeen. Hada an kuu sheegayo ayay bilaamatay .Jada ayay ooyayaan . Way u dhamaatay Ethiopie

  • @hassanmeraneh1236
    @hassanmeraneh1236 24 дні тому +1

    Wa runtaada,etopia yadaa baahan...masaafada uu dhaxaysa jabuti iyo adis Ababa wa 784km.

  • @CawilCali-ng1wu
    @CawilCali-ng1wu 21 день тому

    Soo Raac Sheeko iyo Faallo Faaruqa looma Baahnee(you STUPiD BASTER)