Samatar Baxnaan Codkiisi iyo Gabayadiisii (alaaya Raxma) Qaybtii Koowaad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Samatar Baxnaan iyo Codkiisii,,Qaybtii koowaad qaybaha kale so isdaba jooga ayaanuu dib idiinka soo galin doonaa

КОМЕНТАРІ • 60

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Рік тому +3

    Alow godka unuur abwaan samatar baxnan io abwaan aadan carab🤲🏻🤲🏻❤🦁

  • @naciimabaxnaan6426
    @naciimabaxnaan6426 5 років тому +15

    Waa markii igu horeyse aan awoowgey samatar Baxnaan
    Inkazto aan kusoo gaadhin dunida
    Allah yarxamak e 😕❤
    Ilahey janada iĺlahay haka warapiyo azaga iyo wixi kadanpeeyey awoowgey cismaan baxnaan dhaman Muslim ko dhan

    • @MrLaasanod1
      @MrLaasanod1  5 років тому +1

      Naciima Aamiin

    • @mahadcarte1262
      @mahadcarte1262 4 роки тому

      naciima baxnaan thanks

    • @mohamedalihassan7895
      @mohamedalihassan7895 4 роки тому

      Naciimoy samatar baxnaan waa ninka aan ugu jclhy inta gabayda.
      Gabayo bdn oo aan ubaahnaan lahaa in aan helo ayaaa jira ma iga cawin kartaaaa

  • @abshirmohamed4025
    @abshirmohamed4025 6 років тому +8

    Allah naxariista janno hasiiyo Abwaan Samater Baxnaan iyo dhaam abwanada soomaaliyeed

  • @saidjama7840
    @saidjama7840 6 років тому +12

    Dhulbahante wa gob wuxu amany yawle o colaad badan iyo gabayo badan dhex marayn habar yoonis iyo dhulbahante wa laba reer dhaqan iyo dhiig wadaga

    • @adenseed9388
      @adenseed9388 4 роки тому +2

      Wlle abwaanadoo dhan baa saa ahaa dadkii hore oo abwaanad ahaa xaqiraada ma ay aqoon

    • @qaranmediainc5513
      @qaranmediainc5513 3 роки тому +1

      Zxb bay ahayen isaga iyo yawle marbuu halkan la joogay yawle mar habaryonis isdishay gabaygodu iska kaftan buu aha lakiin zxb bay ahayen markii yawle la dilay baa layidhi malin gabay samatarow. Marka buu dhahay zxb kay hadu dhintay gabay ba waan iska dayey

  • @osmanhassan5747
    @osmanhassan5747 6 років тому +14

    War ninmanyahow ni kani wuxuu mudanyahay abaal marin sida uu dhaqanka iyo suugaanta usoo ururiyo

  • @mohamedlafoole3208
    @mohamedlafoole3208 5 років тому +1

    Samatar baxnaan illhy haw naxariisto waxa uu ahaa halyey somaliyed.
    🇸🇴🇸🇴

  • @burcokibir894
    @burcokibir894 3 роки тому +3

    Gob baa gob taqaan . Habaryoonis baan ahay oo waliba xirsi cismaan reer faarax weyd ( bah Khaalid ) rigaaxaa uu ku diganayo baan is xignaa iyo reer aadan jugle lkn samatar iyo dadkiisuba waa nasab walahi anaga uun baan naqaan dadkaa 👋👋

    • @eidhussen4712
      @eidhussen4712 3 роки тому +2

      Habaryoonis badhashay kanaqaba islaayen hadana isku dhowyihin walaha ma ihi dhulbahante lkn #Habarjeclo iyo #Habaryoonis iyo #dhulbahante waa isyaqanan wana wiil iyo abtigii

  • @axmedcshugri6141
    @axmedcshugri6141 4 роки тому +1

    Wlhy waan ilmeeyay allow u naxariso awawe samatar iyo dhaman abwanadii

  • @saciidnurisaxaaq568
    @saciidnurisaxaaq568 5 років тому +2

    Allha unaxariisto samatar baxnaan

  • @user-tz1tg1ye5h
    @user-tz1tg1ye5h 7 місяців тому

    Samatar baxnaan apdille awoow ilahay hakunaxaristo❤

  • @aliabdiwalisalaad4819
    @aliabdiwalisalaad4819 4 роки тому

    Allaha unaxariisto abwaan samatar baxnaan cabdule halyeey maanso buu ahaa

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 4 роки тому +2

    Allawkuuu
    Naxariiso

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 5 років тому +2

    Allah yaa raxma geese buu ahaa

    • @jibinjama9877
      @jibinjama9877 5 років тому

      Samatar baxnaan dheeman weeye gabayadiisu runtii

  • @mohamudissa
    @mohamudissa 4 роки тому

    Alla how naxariistee samantar baxnaan waxuu ka mid ahaa ragii qaybta libaax ku lahaa qaybta gabayada qori haraad kana ahaa

  • @mohamedlafoole3208
    @mohamedlafoole3208 5 років тому +2

    A daror mahadsanid wll waxad tahay halyay murtida u hiiliyeee.

  • @hanadsiciid1672
    @hanadsiciid1672 6 років тому +3

    Mahadsanid saaxiib

  • @yusufadancabdi5681
    @yusufadancabdi5681 5 років тому +1

    ninyahaw codka ayaa aad u hooseeya.

  • @saidjama7840
    @saidjama7840 6 років тому +2

    Gunbuur iyo Cigaal Adan ba golka ka Qali

  • @msalwemudugi
    @msalwemudugi Рік тому

    Iyaguba wadaada xamrani ilama xaalayne,
    xubin shilis qaxwaha xooriya yeey xalawsanaayeene
    Ma anaa abeer xoomiyaay xarig ku waydaara?
    Ma anaa xoolo nin kale xiito kale doorta?
    Wlh wuu garnaqsaday, wadaadadu waligood xoolo bilaasha waa iska jecelyihiin.

  • @abwaankhadarjilbadhige4305
    @abwaankhadarjilbadhige4305 2 роки тому

    Abwaan.khadar.maxamuud.cismaan

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 4 роки тому

    A Daror mahadsanid ina ader sidaa gobta isku keen madashaadan youtubka

  • @mohamedcidhib2596
    @mohamedcidhib2596 4 роки тому

    thanks

  • @aa.aftaag3272
    @aa.aftaag3272 3 роки тому +1

    Carabdheere wuxuu ahaa Hayley habarjeclo ah reer daahir waa ninkii madaxa ka guray daraawiishtii wuxuushta iyo argagixisada ahayd oo heelka ka waraabiyey

    • @umarabdi5814
      @umarabdi5814 3 роки тому

      Hoyadaba argagixiso ah

    • @aa.aftaag3272
      @aa.aftaag3272 3 роки тому

      @@umarabdi5814 hooyadey ha gaadhin waa hooyadaa oo kale

    • @umarabdi5814
      @umarabdi5814 3 роки тому

      @@aa.aftaag3272 wayhe maxad dadkii so halgamay oo ingiriiska ladagalmy oo kumanani ku nafwayen argagixiso ugu shegi sow khalad maha

    • @aa.aftaag3272
      @aa.aftaag3272 3 роки тому

      @@umarabdi5814saaxiib iska hubi dadka isdileyey somAli uun bay ahaayeen aniga tolkay ayaa ina cabdile xasan laayey oo ku sheegay gaalo markaa ma sidaa ayaa Halgan iyo geesinimo ah in dadka rayidka ah ee reer guuraaga ah la laayo

  • @cabdidaahi4214
    @cabdidaahi4214 4 роки тому

    masssss

  • @abdiwaliosman9739
    @abdiwaliosman9739 4 роки тому

    Allaha u naxariisto aamiin

  • @Ugaas1960
    @Ugaas1960 6 років тому +1

    Gabya dhulbahante cali dhuux caansan kama dhalan

    • @abshirmohamed4025
      @abshirmohamed4025 6 років тому

      Waxan ku oranlahaa Maxamed baa yiri. Waxay ilatahay inaad dhulbahante cid gabayda oo caan ahi Cali dhuux ka taqaan kuwa kalana way jiraan walal

    • @geeskaafrica379
      @geeskaafrica379 6 років тому +3

      Abshir Mohamed cali dhuux cid ka gabay yahansan dhulbahante kuma jirin ... sidoo kale ismaaciil mirena kama dhicin lkn xaga difaaca reerka cid cali kula tartami kartaa ma jirin.

    • @MrLaasanod1
      @MrLaasanod1  6 років тому +3

      #Maxamedwali| labada nin makala dhicin Ismaaciil Mire Dowlad buu ahaa Daraawiish, Cali Dhuuxna Qaran buu Ahaa layidhaHo Dhulbahante sidaasay labada nin kala ahaayeen (Radiyalaaahu Canhu)✓✓✓

    • @Ugaas1960
      @Ugaas1960 6 років тому +1

      maxamed wali ismail darwiish ayuu ahaa tarikhda meel wacan ka galay lkn cali dhuux waa sida samatar sheegay darood kama dhalan iyo idoor tona uma dhalan qooqa ayuu aha alle ha u naxariisto

    • @osmanabdi8274
      @osmanabdi8274 6 років тому +1

      Cali Dhuux Aadan iyo Ismaaciil Mire ma kala dhicin lkn mawduucyada ay ka gabyi jireen baa kala duwanaa. Cali Dhuux wuxuu u badnaa rag iska celin iyo reerkiisa difaacid iyo tookh iyo hanjabaad, Ismaaciil Mirena waxaa aad loogu bartay gabayada jihaadka iyo kuwa arimaha bulshada, kuwa dhaqanka iyo saadaasha iyo kuwo waano xanbaarsan. Waxaa kaloo iyana isu dhigmay Aadan Carab, Samatar Baxnaan,Cumar Cigaal iyo Bidhiidh , inkastoo Aadan iyo Samatar ugu foolaad sanaayeen.

  • @lamahuraan665
    @lamahuraan665 2 роки тому

    Kaa ciilaysan hhh halka ogadeenka kulahaa intake isaaq didan yahay