Murti. Cid oranaysa; war hanooga sheekayn tuugada. Oo xataa ogaygoodii uu u haminayo in uu dhalinyaraa si ariga iyo geela uu usoo xado. Kuligood walee aaqiro warbaa jira. Kana hamuun u qabaa dhaqankan waxaahka ah. Ee inta nagusoo maa day maanta bi’iyay dhulkaayagii.
Gabaygan si khalad ah ayaa lagu Sheegay Awoowgay ayaa tiriyay dhamsystir keedana ayaa haya waliba tixo badan oo la isku hal celinayay bay ahayn Caga laab ayaa qaaday Waliba shire Nin ladhaho ayaa ku hal qabsanaya isku meel kuwada duuli jireey
Nasiib daradu se waxay tahay markay wasaaradii waxbarashadu ay dhaqaale ku bixin jirtay ay waliba Idaaja u wakiilatay inuu local nimadaas u soo gudbiyo oo uruuriyo waagii kacaanka ee uu ina Siyaad calan walaynaayay
Hh weedha uu adeegsaday. Ahmed idaajaaa . Ee ah. Dar ALAAH kunolan jiray. Iyo duula weeraro. Reerkayga waa uga digijdhey dunya nabadeed Ma dhihid aadan guray iyo mid udhalay. Waxaa tiriyey nin reer galinsoor ah. Ee la oranjiray Cali guray iska eeg idaajaa suuganta intadan warin
hadii taariikhdaa la qori lahaa waxay inoo kala saari lahayd imika inaanay somali isku faanteen waayo dee ninka hada faanaya waxaa lasoo hor dhigi lahaa taariikhdii hore iyo sida meel loo saaray
hadii taariikhdaa la qori lahaa waxay inoo kala saari lahayd imika inaanay somali isku faanteen waayo dee ninka hada faanaya waxaa lasoo hor dhigi lahaa taariikhdii hore iyo sida meel loo saaray
Lixdan labiyo toban baan kormaray waana lahubaaye allaah yarxamu intii dhimatay iyo salaan carabay iyo awoowgay cabdulaahi salaan aaamiin
idaajaa alaha xafido waan ku jecelnahay waayo waxaad ka hadashaa xikmad iyo qiimo
Allaha unaxariisto intii dhimatay ee laga sheekeeyay, Idaajaana Allaha cimriga udheereeyo
allaw unaxariiso intii dhimatay anagana nooga daba naxariiso thank you and abwaan axmed faaarax idaajaa
Illahy ha unaxaristo awowgay Adan Gurrey
waa barnaamij xiiso leh oo qiiro leh alle ha u naxariisto intii dhimatay idaajaa iyo ninkii soo gudbiyey waad mahadsantiin inbadan
A daror mahadsanid kunjeer
Idaajaa allé ha idin xafido adi iyo dhamaan abwaanada somaliyeed iyo weliba A daror aamin
Dhuuniga isiiyay miyaan sida dhalaan oyay...!!
Waxaan dhawrsanadaba ceeb miyaa igu dharaarowday...
Ragaan dhalaY raguu dhalay miyaa dhamamax ii diidi...
Kuwii aniga ii dhaxaY miyaa dhimashaday dooniH....
AlaH raG calaacalkuH u darana...
WaayeeLna daryeeL la aani u xumaa...
Aad iyo aad baad umahadasanatahy idaajaaa cimrigaga ale ha dheereeyo
Idaajaa ala ha xiftiyo alahaunaxriisto aadan guray
Allaha haunaxaristo kuweenii dhintey
Thanks Abwaan Idaajaa😍 for mentioning some of my great and great great grandfather's! Your a Somalian treasure🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Tuugo xoolaha xadda iga dheh. Maantana waa sidii.
@@RayAdamsCanada ,
Hilaadi 1986 ilaa __ 87 Weeye barnaamijkan markuu duubaY idaaja
Waa gabayo iyo barnaamij waano ah una baahan in lagu cibro qaato
Alle haw wada naxriisto dhamaan intii geeriyooty ee nooga tagay murtida macaanka badan
Murti. Cid oranaysa; war hanooga sheekayn tuugada. Oo xataa ogaygoodii uu u haminayo in uu dhalinyaraa si ariga iyo geela uu usoo xado. Kuligood walee aaqiro warbaa jira. Kana hamuun u qabaa dhaqankan waxaahka ah. Ee inta nagusoo maa day maanta bi’iyay dhulkaayagii.
aadan gurey qolomuu ahaa
Mahadsanid!! Subscribed
Gabaygaan waa caan oo waxaan ku qaatay galaaskii dugsiga dhexe: Sonali iyo kacaanka Galaaska 6aad baan u malaynayaa
aad baan idiinku mahadcelinaynaa walalaayaal 7aad kasta hal barnaamij noo soo galiya si aan waxvadan ooga ogaano dhaqankeenii hore thnks
Dhaqankaa ba’. Ileen Soomaali dhaqankeeda waa dil iyo dhac dhexdooda ah. Balo idinku dhacday. Ileen waxa iminka socdaa waa dhaqan kiinii hore. Oo dee maxaan ula yaabanahay???
abwaan Maxamed aw cabdi xaashi waaka salaan hortii uu xusay qoraagu waxaanu sheegay inuu ka hayo kaa calaacalka ah oo qudha lkn wuxuu lahaa gabayo badan oo uu ugu caansanaa kii xuduuda recev aria uu ka tiriyey ee ahaa
Qoto iyo taleexbaa la simay qaydkii seeraha,e
Sidii qaalmo booliya dhulkii waa la qaybsadaye
Markuu geed qaloocsamaba waan sii qandhanayaaye
Qacdaan anigu eegaa indhaa qaraf ka duulaaye
Waxba yuu ii kala qoqobin qoolashaan dago,e
Hadii aad uqushuucdeen baruu qaadan waa imane
Qoomiyad ninkii garanayaa ima qilaafeene
Qorni malaha yowguba.............?
Waa wixii qaribey reer India......?
Dadkaan la hadlayaaban lahayn.......?
Qufulbaa ku jaban oo ma,oga qoonta igu taale
Qayrkay haday toban yihii qodob mariixeene
Qanjo uma lahaadeen halkane qaar ayaa wada,e
Haduu se gaalku aniga iqabto oo uu qoorta iga gooyo
Qowl nimaan la laabmaynin oon qoofinbaan ahaye
Waxba yaanu ii kala qoqobin qoolashaan dago
keyse jama Heesaha iyo gabay kala garo orodoo samaysta mid heesaha laxankooda iyo midhahooda idiin falanqeeya halkan gabay ayaa lagaga hadlayaa
@@kaviabdilahirealhussle2124 Gabayga Isaaq ka ma badisaan ee Cawrida meesha kala tag inan Gumeed yahaw laangaabka ahi
@@keysejama5286 Waarun Idaaja sheekooyinkiisu Xataa Waa Daarood waa nin ay qabyaaladi dilootay oo brain dead ah nacdali haku dhacdee
Mahamed Aden Calaacalka jooji laangaabnimadu waata Soomaali kaa dhex kaxaysaye hooyadaa futada jilicsan kawase gabayga idoor yaqaanaa waake ma isagaa gabyaaba leh
@@kaviabdilahirealhussle2124 Shubo ayaa ku dhashay nacalaa reer Futo jilica aad tahay ku yaale nadal yahaw
Ilaahay hanoo kaa daayo idaajaa
Runtii aad ayaan ula dhcy murtida idaajaa nooga reebay hal abuuradii layaabklahaaa
Mahadsanidin fadlan soo galiyaa qaarkaloo barnaamijyadan kamida
Cajiib waa taariikh layaableh
Kkkk axmed faarax cali waad iga nixisay inaan gaboobo waxaa iigs fiican inaan dhinto anigoo dhalin yaro ah
Lixdan laba iyo toban baan kor maray waana la hubaaye lafta dhabarkaa i dabacdiyo waa taa laleemaha aragu liitaaye liiq liiqad baan ahay sidii lulo dabeyleede gabaygii salaan carabeey
Aad io aad baan u jeclaystay una mahdinayaa cidii noosoogalisay barnaamijkaan
Aan ogaaano dhaqan2
Mnsha Allah wlhi gooood noolaada nooo badiya
Anigu waxaan la amajaagay music barnaamijka la saaray. Yaa igu caawinaya muusicgaa oo fhamays tiran
Wale Sidaa Si lamida ayaan ugu bogay anba
waa laxankaliya sidaan ufahmay oo an heeslahyn walow ana magaciiaa hayn hadeer lkn wuxuu kamidyahy laxamada somalida sida :hayaan iyo laac ama riftoon
Waah waah way igu socotaana
Somalidii hore malaha xaaran iyo xalaasha makala jeclayn
Naagaha nimaan tuugiijineyn
Waa timlahayaane
Dhimashaa ii dhaata in laygu wiirsado
Ma arkaysid hal qof oo naqdiya, mid amaana mooyee. Walee idaajaa noo qurxi; tuugo, xoole xade, iyo gacan ku dhiigle. Waa kuwii falkooda la qarin jiray, faracoodana la dhaqan celin jiray. Markaasay u riyaaqayaan kuwanna. Awowgiin la gub.
Gabaygan si khalad ah ayaa lagu Sheegay Awoowgay ayaa tiriyay dhamsystir keedana ayaa haya waliba tixo badan oo la isku hal celinayay bay ahayn
Caga laab ayaa qaaday
Waliba shire Nin ladhaho ayaa ku hal qabsanaya isku meel kuwada duuli jireey
Maxaad ku cadaysaa dee
Dayax shan iyo tobnaad walee ama ku waday ama ka waday
ca jaa ib walen xiliyey eheed
ama nadaaya waan wada qabnaa daawasho iyo ceebe ninkii runta ka sheegay in laga adkaaday geelisiina lahaysto
Waxaaban ka helay muusiga kuu saaran heesta nioo sheeg muusigu kusoo baxaday
Kuwaday ama ka waday waa tixdii siid fiqi xirsi
Waa qoloma walaal
Aad ayaad u mahad santihiin runtii, qaar kaloo badan oo idaajaa ah nosoo galiya idinkoo mahad sann
Aadan guray
nasab naagu ninkan tujinaayin ........
Waan kahelaaa barnamijyada abwaankan balze maaha nin udhex ah somalida amaba abwaanadii magaca iyo tarilhda kulahaa somalida dhexdeda waa local warkiiau
musse143 the boy
Ma ila aragtay sxb
Musse 143 waxan hubaa inadan tariikh somaliyed wax ka aqoon dadkan ku abwanku tirinayo midmid ban u aqana waxaykasojede 5 gees qabilwalba midha sayid kad katananaye xolow
Waxaan bilawgii sideetaandkii qarnigii tegay xilgaas oo an arday ahaa waan xiisaynjiray barnaamijkan
@@maamulkashirkadaalfuraat6116 Ma waxaad xiisayn jirtay inuu Idaaja kaaga sheekeyo lix nin oo ilmadeer ah sida Ina Cabdale Xasan, Raage ugaas iyo Cali dhuux, IWM.....😂😂😂🤣🤣
Nasiib daradu se waxay tahay markay wasaaradii waxbarashadu ay dhaqaale ku bixin jirtay ay waliba Idaaja u wakiilatay inuu local nimadaas u soo gudbiyo oo uruuriyo waagii kacaanka ee uu ina Siyaad calan walaynaayay
Hh weedha uu adeegsaday. Ahmed idaajaaa . Ee ah.
Dar ALAAH kunolan jiray. Iyo duula weeraro. Reerkayga waa uga digijdhey dunya nabadeed
Ma dhihid aadan guray iyo mid udhalay. Waxaa tiriyey nin reer galinsoor ah. Ee la oranjiray
Cali guray iska eeg idaajaa suuganta intadan warin
IDAAJA WAA TUUG GABAYADA DADKA XADA, ALAW SAHAL UMURAHA SIDAY NOQONBA MOOYAANE
hadii taariikhdaa la qori lahaa waxay inoo kala saari lahayd imika inaanay somali isku faanteen waayo dee ninka hada faanaya waxaa lasoo hor dhigi lahaa taariikhdii hore iyo sida meel loo saaray
hadii taariikhdaa la qori lahaa waxay inoo kala saari lahayd imika inaanay somali isku faanteen waayo dee ninka hada faanaya waxaa lasoo hor dhigi lahaa taariikhdii hore iyo sida meel loo saaray