Samatar Baxnaan iyo Ragkale Catowgii Gabowga Qaybtii 01

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • #ku_xidhnow_Waddani_somali_Tv#Samatar Baxnaan iyo Ragkale Catowgii Gabowga Qaybtii 01
    • Samatar Baxnaan iyo Ra...

КОМЕНТАРІ • 13

  • @daganahmed1258
    @daganahmed1258 3 роки тому +2

    hoyga Gabayga iyo halganka carro hawd iyo nugaal dhul dhulbahante

  • @samiirofarah3116
    @samiirofarah3116 3 роки тому +4

    Wayana dhalalayo xarago timaha dhobeeyay wayana nin dhoonbiya noqdayo dhididku caryaystay usha dhaabo mooye hubkii mayska wada dhiibay qaar kalana way igu wareegayan ilahay ha u naxariisto awowgay ayan ka maqli jiray gabaygan oo dheer hadaba labadas xaraf waayana dhalalayoo xarago timaha dhobeeyay waayana nin dhoonbiya noqdoo dhididku caryaystay bes ayan ka xasuusta gabay dheer ayu aha cabaar wayana saas noqday wayana halkas ka booday wayana sidaas yeelay sas camal ayu waayana ugu dheera balse ma xasuusto

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 3 роки тому +2

    Tolow dhulbahante yuu ka ahaaa samatar baxnaan?

  • @morehermed8460
    @morehermed8460 3 роки тому

    Ajab

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 роки тому +1

    Wwwwww..m.a.alh.alhyaraxmuka.alhyaraxmuka.yaarabi.yaarabi

  • @subxaanyostudio1359
    @subxaanyostudio1359 3 роки тому +3

    Oday beenaale ah oo dadka been ku madadaaliya oo taariikho isaga uu samaystay akhriya oo alla aan ka cabsanayn oointuu sawrro beena dadka ku cammeeya ayaad tahay idea jaayow ee ee ummadda been taken ka daa, oo walibana qabyaaladeysan

    • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
      @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 роки тому

      Acuudu bilaah
      Adi naftada masuul ka ahow

    • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
      @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 роки тому

      @@xirsiamaan
      Ma fahmayo meshaad ka hadlayside xagee igala qaaday
      Ani awoowgay samatar bax naan baan ka hadlay
      Xagee iga soo gaashay
      Maxaa keenay qabyalad
      Ma abtirsiin yaha
      Samatar bax naan cabdile
      Maxamad cigaal
      Farah hagar aadan axmaad garaad

    • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
      @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 роки тому +1

      Ani gu hadaan iri qof kastaa
      Naftiisa isagaa masuul ka ah ma ceebaaa
      Waxan qorayo ani ahaan hadaan cid qadaf ku sameeyo waa lay weydiinaa qiyaamaha
      Cayda iyo gardaraduba waa ceeb xirsi amaan

    • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
      @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 роки тому

      @@xirsiamaan
      War rabi ka baq waad buktaa orod naga tag idaajaaa yaaa iga saamixaya
      Hadaan caayo
      Idajaaa hadaad rabtid caay bal inaad jano ku heshid
      Naftayda anigaa masuul ka ah
      Idaa jaabaan caayanin
      Qofkalaanan caayey nin
      Adigana kulama haysan kaama hadlin xanuun baa ii kaa keenay rabi haku casfiyo

    • @kaviabdilahi8676
      @kaviabdilahi8676 2 роки тому +2

      @@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 waa idoor xunnoo u ooyaaya idaajaa muxuu awoowayaashay u sheegi waayay ma awoow aan taariikh lahyan ayay cidi imika u samaynaysaa waa qoom ab isir cuqdad dhulbahante iyo mid harti iyo mid daarood qaba waa dad naftooda xaqirsan oo rumaysan innaanu ka sarayno sooyaalka marka dib loo eegana waa run oo dad dhinacayaga u tukada ayay ahaayeen isaaqu nin imika 100 awoowe uu tirsadaa iyagoo leh ilaahay harti miyaan la sinnayn ayay dhinteen isna wadadaa ayuu ku bakhtiyayaa aad hadda ku arkayso