MIISAAN DHIMISS | 1st month WEIGHT LOSS UPDATE... Naz Ahmed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • #somalihoyo #somali #somalinutritionist #motherhood #weightloss #motivationalvideos
    FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
    - SHOP MY STORE - www.asliboutique.ca FREE SHIPPING CANADA & U.S
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme....
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/...
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    - Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw
    Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
    Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
    ❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
    / @nazaxmed
    CONNECT WITH ME!
    ♡ Instagram: Naz_nutritionist
    ♡ Facebook: Naz Ahmed
    BUSINESS INQUIRIES ONLY
    healthwithnaz@gmail.com
    ===================================
    ===================================
    FAVOURITE PRODUCTS
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    DEODORANT :
    Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
    adamaminerals....
    TECH I USE
    Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
    RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
    Lighting?
    Natural Lighting
    OR
    2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

КОМЕНТАРІ • 64

  • @NazAxmed
    @NazAxmed  2 дні тому

    - SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! +1438-495-2509
    Also Available in Djibouti +25377120650
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc

  • @Rahma-p1h
    @Rahma-p1h 2 дні тому

    Masha Allaah tabarakallaah Allaah ha idiin xiifdiyo bi jahi Mustapha ❤❤❤❤❤❤

  • @Aasha18968
    @Aasha18968 День тому +2

    MaanshaAllah waan sameenkarnaa wax wax waliba inshaAllah ❤aniga hada waxaan ahay 70kg lkn buuran oo hilib badan ka muuqdo waxaana rabaa ilaa 55kg-60kg inshaAllah

    • @Maryam-br9js
      @Maryam-br9js День тому

      Same goal nahay lkn waa ka misan badanahay

  • @Ifa-Aden34
    @Ifa-Aden34 День тому

    Masha Allah nazey Anigu almost 1month ayan umuL ahey hadana excise io socodkaba Wan iniiguLa jira cunadana waxyalaha somalida umusha siyan ban u goyey Hilibka io wxasna wan cuna Markan dhalayey 80kg 3 kg ayan la'aa imikana waxan daremaya In wxoga iga dhaceen Alx challenge jiga 5 bil I.A markan gadho toos uso wada galaya
    2 week markan aha ban jimicsi Bilaabey wayo Caadi u dhaley qliin ma aheyn 😊

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 День тому

    Maasha allaah macaanto shukran ❤❤❤

  • @lahyatahya4885
    @lahyatahya4885 День тому

    Sister i was 97 i became 91 without exercices only i was eating two meal 20 hours fasting and 4 h eating so and i dont have Facebook lakin waa sameysanayaa for u inchaallah noo samee❤❤

    • @anisaqueen7496
      @anisaqueen7496 21 годину тому

      Abayo meqa wada ani hda bilaby isbuuci 1 aya ku jira

    • @lahyatahya4885
      @lahyatahya4885 18 годин тому

      @@anisaqueen7496 sadex bil cml abaayo lakin waa ka badin kartaa hadaa dadaashit

  • @Hanna_Degen
    @Hanna_Degen День тому +1

    Waxn ah 115kg hadan waxan ahay 105 kg shukran huno qali dhirigilintada

  • @Farah-iy5sy
    @Farah-iy5sy День тому

    Maashaa allah keep going

  • @nahraam4749
    @nahraam4749 День тому

    75kg ahay dhirirkeyguna waa 1.71cm waa kulabilabi lahaa deit lkn waqtigeyga period isodhaw Inshalah bilabi

  • @HoodoIbrahim-r5y
    @HoodoIbrahim-r5y 2 дні тому +1

    Challenge waa kugula jiraa 75kg waxaan doonayaa inaa noqdo 60kg week gan ayaan bilaabay I hope lose 5kg in this month

  • @AyaaaJama
    @AyaaaJama День тому +1

    I was also 105 kg when started the weight loss during giving birth my 5th time today aim 83 kg i have 10 kg more too go down aim 175 cm tall

  • @HindaFaarax-d5p
    @HindaFaarax-d5p 17 годин тому

    Mashaa allah hbbti waan kula socda anba waan wada chalagga hada naalada ayan cunay sadex cisho 2kg Aya iga dhacay

  • @Fadumo816
    @Fadumo816 День тому

    Masha Allah 🎉❤

  • @boqoradasomalida1282
    @boqoradasomalida1282 День тому

    Anu waan kula bilaaabay nazey but 1kg baa iga dhacay tobodaad kadib waan iskaga baxay but today waxa raba ina bilaabo 5days egg fasting Kadib na soonka kula bilaabo insha Allah 19 kilo dheraada ba isaaran adigana Mahadsanid waxa na siisa tips dadka eey iibsadaan baa bilaash nagu siisaa thank you Thank you Thank you

  • @Umayma12
    @Umayma12 8 годин тому

    Wali wa runta shiidka ayaba ah waxan isku dareemi waye ilaa aan noqde 116kg oo aan socon waye lkn hada 9 cisho diet iyo exercise ayan bilawe ilaahay hanala garab galo

  • @sunnisunni5767
    @sunnisunni5767 День тому

    Anigaa misanka 110 ayan ahaa cuntana macuno balse waxan sameyay isbitaal ayan takay wan isbaray waxa lega Lega helay qudada dawadeda markan qaatay wan caatoobay saaid

  • @hamdaabdirashidomar6616
    @hamdaabdirashidomar6616 День тому

    Thankz hapo ani canada wn ku cusub yahy wejigi qolof iga yeeshey iyo lugaha iyo gamcaha

  • @BulshaleMunira
    @BulshaleMunira День тому

    Mansha allah abyo

  • @fatoumahassan-n9v
    @fatoumahassan-n9v 7 годин тому

    Ukunta xasasiyad ayaan ku qaba wllo

  • @hamodaabdi5075
    @hamodaabdi5075 День тому +4

    I was 85 now I’m 76 in a year

  • @nestehamohame
    @nestehamohame День тому

    Thank you sister ❤

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp День тому

    Masha Allah 👍Thank you

  • @fardowsamohamedabdi8406
    @fardowsamohamedabdi8406 День тому

    masha alah guul abayo

  • @adardhore4266
    @adardhore4266 2 дні тому

    Mashaallah tabarakallah ❤

  • @fankafarah701
    @fankafarah701 День тому

    Masha Allah waxaan ahay 74 kilo laakiin waxaa rabaa 65k kilo

  • @umuayuub4870
    @umuayuub4870 День тому

    Anigu waxan aha 106 adana 99.4kg shukraan xabiiti 😍

  • @InaDulqad
    @InaDulqad День тому

    Abaayo miisanka markasto qalado sheegaya sadax miisana soo gaday

  • @khadijahassan-g1c
    @khadijahassan-g1c День тому

    Asc abaayo challenge

  • @faatmasheikh1010
    @faatmasheikh1010 День тому

    Naas nujinta kwrn majojisay mise waa wada canaha naaska kwrn

  • @asmaabdirahan-dp3hv
    @asmaabdirahan-dp3hv День тому

    Sharfanid walal

  • @Hika-r8c
    @Hika-r8c День тому

    Xbbti kaso hadal dadka caloshu Kagoayn lkn jidhka kale kacatobaya

  • @shukrihassan5987
    @shukrihassan5987 День тому

    ASC nasteexo hadiii aaan elergic ku ku ahay waran 😊

  • @qaalicadey3640
    @qaalicadey3640 День тому

    Naateexo aniga ma ihi qof aad u buuran jirkayga waa is wada leeyahy wana qurux 75 ilaa 80 u dhaxeeyaa labo ilmana wan dhalay dadka marka ay i arkaan ima maleeyaan in aan wax dhalay lkn dhibka kaliya ee i haysta waa caloosha ayaa iga weynaatay mar mar dibiryo darteed wxaa lanimoodaa xaamilo mar marna wey yaranaysaa balse calool wan leeyahy jirkayga iyo calooshada isma lahan sonkor wan joojiyey ku dhawaad labo sano ma isticmaalo balse bariis iyo baastada wan cunaa inkastoo u badnayn oo dalaga dalka iyo protein badan aan isticmaalo ee maxaa igula talin lahayd si aan caloosha u jaro waayo jirkeyga hilib muuqda ma saarno waa hilib is haysta oo adag

  • @mustafaadan1850
    @mustafaadan1850 Годину тому

    Misanka imisa la siya an so ibsade

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 День тому

    You can do wllo nazra xata 8 bucks ayaad samaysan kartaa

  • @Oubah-l4q
    @Oubah-l4q 4 години тому

    Naz quruxeey anigu caato calool buran ahay maxa xaal ah😂😂

  • @baboyarow1128
    @baboyarow1128 День тому

    Abayo aniga misanka igudhage masocdo misankeyga

  • @hamdaabdirashidomar6616
    @hamdaabdirashidomar6616 День тому

    Naztexo telgram ka dhigo plz ottowa ayn jooga

  • @khadijahassan-g1c
    @khadijahassan-g1c День тому

    Waxa rabaa Facebook in aan August darsado

  • @GusharAbdullahi
    @GusharAbdullahi День тому

    Masha Allah

  • @amranaden3396
    @amranaden3396 2 дні тому

    Woow Mnsh Allah waan kugula jiraa qalbi 82 baan ahay lkn 68-69 inaan noqdaaan rabaa 🥰

  • @AmaalSaalah
    @AmaalSaalah День тому

    wall 9 ukun ma cuni kari lakin ma iska yarayn karaa

  • @barlindeqow6988
    @barlindeqow6988 21 годину тому

    No Sama abayo

  • @ayanomar1466
    @ayanomar1466 День тому

    Walal. Waxan. Ahay 140 kilo

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 День тому

    Mashallah ❤❤❤

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 День тому

    Asc huno ❤❤❤

  • @anishdadax4215
    @anishdadax4215 День тому

    Wankujeclay ❤

  • @NuuraMohamed-kh3dn
    @NuuraMohamed-kh3dn 2 дні тому

    Asc

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 День тому

    ❤🎉

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp День тому

    😂😂😂😂😂👑🫶🫶🫶

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 День тому

    Manshallah ❤