MUNIIRA OO WEERAR IGU SOO QAADAY BUSKUT WUU KA DHINTAY WIILKEYGA SUBXANA ALLAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 119

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  5 годин тому +12

    Wiilkaga waa heysata maxa wali usoo qeeyline? Like saar & subscribe saar thanks

    • @AbdiRahmo
      @AbdiRahmo 3 години тому +1

      Adu maxad uga had laysaa mad iska daysid

    • @AbdiRahmo
      @AbdiRahmo 3 години тому +1

      Adu maxaad uga hadlaysaa coontan aqligeegaad aragtee

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Годину тому

      Qolka Naagta iska leh waa Qof Musiibo ah oon ogalayn in Xattaa La Waaniyo gabdhaha. Subxaanallaah.

    • @siradm
      @siradm 29 хвилин тому

      Reactionkeeda iyo like share ma saysid miyaa?

  • @FatmaMohammed-bs1vk
    @FatmaMohammed-bs1vk 5 годин тому +12

    Darama Queen is pack 💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾😂😂😂

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 5 годин тому +13

    Bisinka doqontii hadana masoo noqotay kkkkkkkk sheekadan oo kale reer laascaanod waxay dhahan hawareegto giraantu

    • @ladanabdi6847
      @ladanabdi6847 5 годин тому +1

      😂🤣😅Giraantu Maxaa'Laga'Wada Reer 🫶XAMAR🫶 Hadaan Nahay 🫠'Ma'Fahmin😆🤭

    • @kaltunsaxansaxochannel6650
      @kaltunsaxansaxochannel6650 5 годин тому

      @@ladanabdi6847 waa qofka kaa dhaman waaya kkk

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 5 годин тому

      @@ladanabdi6847garangarta wareegto marka yareen ku cayari jirnay ame tahy 😂😂😂

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 5 годин тому +8

    Ascwb musalsal ayaa ka dhig teen m Buskud ha soo jawaab in ka aamus ayada iska daalayso adiga Aabe fiican noqo nagaha lalamatirsado Subxaanaka yaa cadiim

    • @BMC-mq2jw
      @BMC-mq2jw 4 години тому +1

      intaas haduu garan lahaa muniira iyadaa Jabi laheyd lkn Waa isma dhaanto, bal haduu iska aamuso maxay ka dhibeysaa

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 9 хвилин тому

    Qoftan Mahamed ayey ku qafiftay Mahamed is not easy 😊

  • @saadiaahmed3265
    @saadiaahmed3265 3 години тому +4

    Tell us if you what to come back to mohamed buscuit simple

  • @FaayCali-s7i
    @FaayCali-s7i Годину тому +1

    Wartan uqubaa ku dhacday ninkay jeceshahay may ka harto subxaana laah Maxamedow adaa doqon guursatay

  • @MsKeyf
    @MsKeyf 5 годин тому +4

    MAHAMED EEDO TAN ISKAGA HAR❤❤❤

  • @مليونمحمد-ه8ح
    @مليونمحمد-ه8ح 2 години тому +2

    Tan waa mid habar yey ku danbajin allaa cirka soo riday adunka gu yaraday

  • @sagalhaji3898
    @sagalhaji3898 3 години тому +2

    She still loves u sxb, but she dont know how she can tell u 😂😂

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 години тому +2

    Muniira wiilkeda waa wiil raxwayn ah sanka biyaha ka caba

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 3 години тому +3

    Maxamed gabadhu weykujeshahay ee iskala heshii ama warkeeda iskadhaaaf

  • @ibraabdi368
    @ibraabdi368 Годину тому +1

    Wa daalnay adi iyo Nagtan Naga dhamaday

  • @faadumomahamedmahamud4813
    @faadumomahamedmahamud4813 Годину тому

    Wax baan argnay waxan laaban alaa xal lagsugayaa👏👏

  • @amalali3056
    @amalali3056 4 години тому +2

    Canuga ad sheegeso mad u naxdid hadaad hadashid uu hadalka saameyn sii yeesha adaaba gurigaada hore waxa kajiro fiyuus kuraadinaayo subxanallh

  • @sahrujacali4144
    @sahrujacali4144 4 години тому +2

    Walahi Yaab waye bal yaa kuheesto ilahey kalada cunaga idinkabto

  • @younusmahamoud9784
    @younusmahamoud9784 4 години тому +2

    Mahamed Buskudoow AYEEY UGA DHAGTAY MUNUURA MISKIINTA😂😂😂Dhar Dhigasho Lee HArtay

  • @Umo580
    @Umo580 4 години тому +2

    SUBXAANLAA HADAL WAXAY KATAQAAN SANKAAN TAGAYAA SANKA QOFKATAAGA MACAALEYO WUISKU FILAADA😂😂😂

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 години тому +2

    Waan u ugu celinaya kulahaa muniiro beenta ku celcelisa si aad run uga dhigto maskaxda ba,adamka way kortay maxamed amus

  • @maryanmohammed9927
    @maryanmohammed9927 4 години тому +6

    Labadaan qof way is rabaan lkn way isfahmi la, yihiin wax dhedhexaadiyana ma haystaan.

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 5 годин тому +2

    Ha isbuuuc majoogi karto😂😂😂 drama is com back

  • @Mulki_Gacal
    @Mulki_Gacal 3 години тому

    ARIIKI AWKEEY Y DO U KEEP BRINGING HER SHE WILL FOR EVER BE D MOTHER OF UR AMAZING SON PLEASE ABOOWE KA DAA GABADHAAN AAD UTUUBEKA SOO DHIGEYSID ISKA ILLOOW WIILKAAGA ADAA DHALEY EE GABADHAAN ADAA NIN 100LOOW AH PLZZZZZ KA JOOG GABADHAAN WALAAL QOWF MIN RABBAK HADDAAD ADIGA QUUDANOOYSAA WIILKAAGA IYO HOOYADIISA WAX SHEEGIDAAN WAA NOOC MIN XAN ISKA DAA DHAADHAAJINTWEDA BUSKUDOOW GOB BAA TAHAY KA DAA WIILKAAGA HOOYADIISA BARAHA

  • @ismahanabdirahman
    @ismahanabdirahman Годину тому

    Adigu waxaad sameyneysid ma arkeysid miyaa, youtubkaaaga munira ka buuxda iskaga hadh gabadha warya

  • @FardowsomacalinAbuuker
    @FardowsomacalinAbuuker 51 хвилина тому

    Adiga hadana naagtaanrabin hadlkyda dhan iskadhig melwalbo aysarantahy mxad laraadisaa viyus beskamaqan ubad idinka dhaxeeyo wrkeeda meeldhig buskudow hadaa go aan leydhy

  • @FardowsomacalinAbuuker
    @FardowsomacalinAbuuker 48 хвилин тому

    Adiganeh kamaronidoo lcgkasameynosaa goaan hadaleydahy fidigow keedaa iskadhaaf hada wxgrd leydhy

  • @fartun9503
    @fartun9503 5 годин тому +2

    Mmuniira Are you okay😅

  • @Sabrina-y8s
    @Sabrina-y8s 2 години тому

    Maxamed ale ha ku dhawro iska dulqado walal

  • @fartunmohamed6925
    @fartunmohamed6925 Годину тому

    gabadha wey ku rabtaa wili ee ku noqo

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 Годину тому +1

    He didn't do anything wrong. He didn't he didn't believe me. He is he is good man. Hey didn't do anything wrong but then away? We hear a child she's talking. He don't want to Hey. He don't want to hear.

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 9 хвилин тому

      Afingiriski wa kufsatay walahi 🙂😂😂

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 2 години тому

    Ascwrwb wey kugu walatay iska subxanalaah cajib alahu akber rabi talo ku

  • @AliMoalim-k7n
    @AliMoalim-k7n 14 хвилин тому

    Doqontii baa soo noqotay bisinka

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 2 години тому

    Wey ku sheceshahay wlhi wey ku rabtaaaa lkn buskudow hyr iska dhaaaf xogeda ninka gaalka maxey ugu qadan weysay inkaar beyqabtaaaaa

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 5 годин тому +2

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @AminaOsman-i3y
    @AminaOsman-i3y 4 години тому +2

    Walle muniro side eyku fur tay waad kuqafiftay

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 4 години тому +1

    subxan llaah illahow noo gar gaar

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 3 години тому

    Hays waalin adiguna heesta Rajada ah usoo qaad Maahir ...Hoyadiis Maa dhimatay kusoo qor 😅

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 3 години тому +1

    Maba dhalin sow malahayn hadana waa ka dhintay 😅😅😅

  • @fartunadamchannel1971
    @fartunadamchannel1971 3 години тому +1

    war adigaba kadaran tan maxaa usoqaden waxey ramto hashegte😡😡

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 хвилини тому

    Gabadhan hadeysan kaahadli adiga iyo wiilkaga waxkale oo ey soshalmidiyaha latimaado mataqano marka wa iney idinkasoo hadasho😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @IstarsaladMohammed
    @IstarsaladMohammed 4 години тому +1

    Makaladhamaataan miyaaa

  • @saadhohaji9046
    @saadhohaji9046 2 години тому +1

    Ismadhanto

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 5 годин тому

    Maskiin cunuga gadhaal ka oynaayo aan ka naxay. Wiilkiisa u soo celi hooyo waalan aa tahee.😢😢😢

  • @yjaafaajilq7874
    @yjaafaajilq7874 5 годин тому

    Haka Hadlin please gabadhaan ilmaha Yaa la idinka qaadanin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MaryanHussein-oe8ci
    @MaryanHussein-oe8ci 5 годин тому

    Marwaxadii leydhkaa usoo dhacay naa ilmaha ha habaarin ee korso hadadan awoodina usoo noqo aabihii oo kasoo noqo dhanbigad kagashay icaawi dheh wuu kucawinaa buskut pleaase udanee ilmahaada

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tz 2 години тому

    Uwaalo maxamed buskud balaayo naasoco waadwaalantehee

  • @atharmursal2633
    @atharmursal2633 Годину тому

    😂😂😂😂 ma fahantay unbey ku heysaa waa drama jaceel or maybe she in love with him 😂😂😂😂

  • @amalali3056
    @amalali3056 4 години тому

    Isku xishoo walidaa thy ee naagtaada hore ka xishoo malin walbo waxaad dhahday hanoo sheegin adigaaba gabadha kadaran

  • @farhiyoali791
    @farhiyoali791 3 години тому

    Dhoor marlin markeey joogtaba maxay update ugu samey saa?

  • @asmacumarcraxmaan2313
    @asmacumarcraxmaan2313 3 години тому

    Ameey ku rabtaahee gabadha wllow

  • @shineabdirahman3685
    @shineabdirahman3685 2 години тому

    Hada maxa kuhayo marka hadad wilkaga heysatid

  • @anisaabdirahman-fg5dj
    @anisaabdirahman-fg5dj 21 хвилина тому

    Plse isdaya oo isku labta wayo waad isjeceshahin 😂0

  • @rodaali169
    @rodaali169 2 години тому

    Asc sheekada ma dhamato anaygaa ka daalanay maxamed iska dhaaf, way kugu walatay

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 5 годин тому

    War hedhe buskud ritan sokuman orn arikan kor oga baxa jecelkan cajiibta ah ☝️🤲🤲✍️💯 hada yakudhan eg meeshey kabilawday owal waxay dhihi jirta magac ayan kabadala hada wax cusub xij ban kuso qaatay

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 3 години тому

    Wixinu waa ila meerayso

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 години тому

    Nagahaan mesha keliya kuma shitane kuwo buskut jecel ayaba ku jira wiilkan kale ay shegayaya n horta nagahaan raxanwayn kama oyaan caruurtoda way iska korsadan kuwan maxay dharerka iyo diifka isugu daraan nimankan eelaay ma adiga lagu guday iyo wiil walbo ku gursada inta lagu qoray baad is qabaysan dharerka jojiya somaliya kuwo joga aya carurtoda haysta oon biilna hawiye darood noc walba leh 4gabdhood baynu nahay walaladay 3 hawiye darood isaag ayeynu hayna barkintay hooyo ku oyda waxa laga wadaa waa ceeb ilmahaga inaad sumcad xumayso hadhow kaftami waayo naa naga xisjhooda raxwaynlsynine aånaga caruur ban ka dhalnay inago rabno iyada qadatay wiilkeda munira mana la gubin iyadoo urleh gabar galmudug wax raga habaranay ka xun ma jiree ka dhac buskut rootiga meel xun bu ka galay

  • @fathiyayusuf2655
    @fathiyayusuf2655 4 години тому

    Adiga mad iskaamustid iyaduna way amusilahay adigiiba jawabaya

  • @sadihassan7045
    @sadihassan7045 4 години тому

    Maxamed maku qabsan karnaa hada nahay taagerahada adiga haba kasoo hadlin maxamed malmhan wanba ka nafisnay buuqa ee iska daa adiga ka roonow hana kaso hadlin muuqaladeena kale noon soo gali

  • @fartun9503
    @fartun9503 5 годин тому

    Ya Allah

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 4 години тому

    Guskoodaa Macaan Iyo Naaga u Roon Waaye. 😄

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 5 годин тому

    wiilka kadhabaw naag walan oo ninjecel waxan wakugu nacaney muniray nawaa jecel bey qaban

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 4 години тому

    Naago Ayaa Ku Kala Kacsanaaya Meeshan. Laakiin Xaaran Ayad Cuneysan.😡

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 51 хвилина тому

    Naagtaan habar gidir waa ma xishooto ogaada naayaaa ka fuqa wiilasha ratan waayn

  • @munahassan5579
    @munahassan5579 4 години тому

    Naagtan waxey rabto hasheegte iska dhaaf haso qaadan hadalkeda

  • @reemmaxamed6702
    @reemmaxamed6702 4 години тому

    Wllo nagta iska dah ayad amusi donto wa qof Malin sarir ad wadagten dad kale Aya walayo haba haso qadan

  • @maslah345
    @maslah345 4 години тому

    Yaab badanaa wali masabrin maskaxdeeda ayaad ka dhex yeeroysaa buskut bro weykaa sabri ladahay

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 5 годин тому +1

    War waxan wa doqon hooyo ah ilmaheyda ooh nool ayey leydahay wuuh kadhintay kute ayadaah ishabareyso naah yuuh kasaqirin intaah ninka kuxumeyneyso cid kaga futaxun maleh adaah lagugu sojeyjeyxay hooyo ilmaheyda dhaheyso wuuh dhintay uf naag markey ninka rabto ilmaheysomartaah ninkana wa saas ilmahaas xanun haukeynin munira doqon naagaha kuwareysanayo wa doqon

    • @MariamAbdalla-r5h
      @MariamAbdalla-r5h 2 години тому +1

      Masha Allah waruntaa nagahaan markii lawaninayo diidaya walawaaninaa Illahay kabaq naagta reer mudug 😮 muniira sabir hadii aad wiilka kutafashtay aabihiisa sii kuwiihoreba mahayside hadaad haysankartidna hayso Illahay iskuxir istaqfaarta badso ninkan Illahay qalbigaaga kabixiyo sidan waa walicas

  • @orlandonunez3924
    @orlandonunez3924 Годину тому

    haso jawabin mardanbe hada uso jawabto isku mid ayad noqo neysan

  • @NasraAli-lt9of
    @NasraAli-lt9of 20 хвилин тому

    Naag waalan waaye is kadaa waalaal kkkkkk

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Годину тому

    War isaga har hana u soo ja waa bin kkkkkkkk waryaaa you tub ka saay u kala kacsataay rabtaaa

  • @FardowsaAbdulkadir-d1o
    @FardowsaAbdulkadir-d1o 2 години тому

    Tan waykubugtaa wlhi

  • @maslah345
    @maslah345 4 години тому

    Caqligeedana ma celiyo naago nolosha kadhacay ayaa helay

  • @user-yr2ey5qw8e
    @user-yr2ey5qw8e 3 години тому

    صحيح

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 години тому

    Gabar galmudugay midka nagtiisa gubay ka hadal

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 5 годин тому

    Drama Family!! Even Hadeey Kaa Soo Hadashay Maxaad Adiga Uga Fal Celinee Hadalkeeda? None Sense, ah Adiga Hadii Aadan her Drama Jecleyn Why Don’t you Ignore her Completely??? Mise This Drama Is None Stop !! Just Like!!! Soap Opera !! 😂😂 😂

  • @Nuurtowambe999Nuurtowambe99
    @Nuurtowambe999Nuurtowambe99 2 години тому

    Naagtan waba aragna iney walantah lakin adiga maxa kugu dhacay ka aamus

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 5 годин тому

    Bisinka munira maxayi wada hadalka wa inayi goyisa

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 Годину тому

    Then Hey. Maybe you meet money here, but I'm terrible this shout. It's better risk weather risk this lady. She wanted a man he don't want him. He don't want to hear back is good. Father is the good father. He wanted to serve his child so Somalia. You want to search the child? Do you want to boot the hell this lady? She don't care the mother of Charlie. She don't care, you know why I hear chill out the cry? Why child cry?
    The child is not happy.

  • @rahmahassa5306
    @rahmahassa5306 3 години тому

    naaga iyo ubaxa maxa uso dhiigtey tika tokga 😂 ayey dooliga 😂

  • @AminaOsman-i3y
    @AminaOsman-i3y 4 години тому

    War gawadaan suaalo ayalaweydi wekajawabi ababa baad dihi waad soqadan codkeda

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Годину тому

    Gabadhaan cunuga halaga qaado War dacwee bastar yahoow adna gabadhaan doqon yahoow hadaay ku waayso cunugaay dilaaysaa hoow soo jawaabin dil ama cun dheh War doqon yahoow isaga har naagtaan you tub kaay kugu kala kacsataa

  • @HabibaAbdullahi-b7x
    @HabibaAbdullahi-b7x 4 години тому

    Haa u jawsbin

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 5 годин тому

    Tiktok geeda soo fiiri weey is qaawisay Filsan yaab

  • @AyaanJaamac-c8e
    @AyaanJaamac-c8e 4 години тому

    Ruuxan carbkala yaa ceshto

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 5 годин тому

    War Naagtan wey kugu waalatay ninka ayey rabtaa

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy Годину тому

    Yaab 😂😂😂

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tz 2 години тому

    War adna waxaad qabato ayaadweysay

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth 4 години тому

    Ma adiga yar oday

  • @liina3528
    @liina3528 4 години тому +2

    Adiguna ma dhantid maad ka ronatid od naga amustid uf🥵🥵🥵🥵

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 Годину тому

    😂😂😂

  • @AminaOsman-i3y
    @AminaOsman-i3y 4 години тому

    Cunigcunig ayaad heysaa cunig aad dashey mafaido ayuu yelaan adiva iyo ayaad okale buunoqon

  • @dahabomaxamed-g8m
    @dahabomaxamed-g8m 3 години тому

    Kkkk😂❤

  • @NasroNasro-c9j
    @NasroNasro-c9j 4 години тому

    War wax makuu shega ilmahaga tigin u ogoo kasasabo aan isbuuc soo haysto dheh somaliya keen walidkaa u dhiibo kubilo iyadana hawalato haday rabto maxa yely qofkan hoyo ma noqon karto

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 4 хвилини тому

      Wa xabsi walal. Europe ma ciyaarto. Nagahaan wa gaalo raac

  • @ifraaxsaciid9132
    @ifraaxsaciid9132 3 години тому

    Labo kala daran aa tihiin qaasatan adiga sababtoo ah malintaa furtay hadad cunugeeda siin leheed heerkaan magaarteen arinta

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 4 хвилини тому

      Ayada homeless ahead. Halke geeyn hadu sinlaha?

  • @FarxiyoAbdule-c3y
    @FarxiyoAbdule-c3y 4 години тому

    Beenloow munafaqa

  • @rahmorahmoruun6893
    @rahmorahmoruun6893 5 годин тому

    Subxanaallah

  • @maslah345
    @maslah345 4 години тому

    Calaf baa dhamaaday sabar ka fuq buskut

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tz 2 години тому

    War aamus waxyuhu waalan