Turkiga : Waxaan Xabsiga kusoo arkay arin la yaab leh Danjire Fatxudiin oo la hadlay Soomaalida

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Kalshaale Channel
    Turkiga : Safiirka Cusub ee JFS ee Turkiga oo si cajiib ah ula hadlay Soomaalida, Isbedelka Safaaradda iyo Wuxuu kusoo arkay Xabsiga

КОМЕНТАРІ • 9

  • @mahmudabdiali7877
    @mahmudabdiali7877 3 місяці тому +2

    Basa weeyne umadii xoolahooda aat dhacdeen dalkii dhalinyaradii waa kasoo carareen dartiina

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 3 місяці тому +2

    Ader badddaa ka shidntahy
    Somali waxba nooomayaalan

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 3 місяці тому

    Somalida dhoof iyo qurbe jaceyl halaga daweeyo Fadlan xitaa madaxweyne safarada jooji dalka jeclow dalkeena waa hodan waxaa nagu filan waxa kujirra madaxweynuhu boqolal safar ayuu galay with in months for no reason miyaanay dadka somaliyed hiyikac ku ahayn ? Dalka saldhigo joog

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 3 місяці тому

    Hasan munaafaq government kana qabiil ayuu ku keenay..doqonkaan.

  • @hamoudomar5520
    @hamoudomar5520 3 місяці тому

    Musuq iyo qabyaalad ayaad nagu daaliseen dalka dhalinyaradu way iniiga yaacayaan

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 3 місяці тому

    Kalshaale media Good work

  • @hamoudomar5520
    @hamoudomar5520 3 місяці тому

    Waa musuqmaasuqa dawlada soomaliya