Dr. Maryam Qaasim '' Badda iyo dhulkeena Xoog iyo xeelad midna laguma qaadan karo, Xukuumadda Xasan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Dr. Maryam Qaasim ‘’ Badda iyo dhulkeena Xoog iyo xeelad midna laguma qaadan karo, Xukuumadda Xasan Sheikh iyo Qabiil meel iska dhig ‘’ maanta waxay joogtaa yaa maali jiray

КОМЕНТАРІ • 11

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 Годину тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉Masha Allaha baaraka laaha Allaha ha idninxafido farxaď

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 21 годину тому +2

    Mashaa allah maryan wadi dhaba duuni qaatayaasha cadawga lajira run baad u sheegtay

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 21 годину тому +1

    Aad oo weyn walaal dadka somaaliyeed waa in midnimo laga shiaayo oo ladifaaco dalka midnimo midnimo midnimo midnimo midnimo Waa muqadas Somalia 🇸🇴dadka somaaliyeedoow Somalia 🇸🇴❤

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 3 години тому

    Waa hadal xaqiiqo.

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 15 годин тому

    Runtaa waaye kuwaas mucaarad ma,aha ee waa
    Labo kaarlayaal.Waain ay ka waantaman oo xikmad kale la yimaadan.

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 13 годин тому

    HEEEEEEEEEWY. WAAX BAA LAA IILOO BEEY. AWEEEEEEY. QAABYAALAADII

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 13 годин тому

    HEEEEEEE. HEEEEEYDUU. WAA. HABAAR

  • @diimamohamed6906
    @diimamohamed6906 Годину тому

    Somaaliya riyo AAN Soomaaliland ahyn malaha😂😂WA dadka kliya KU seexda KU so kaca😮😅

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 4 години тому

    waa islaantii ciyaalka ogaadeen dhashay ee reer baraawe darood xataa naagaha ay qabaan waa siyaasiyiin dumaashi hawiyan wax mafahmayaane ka dhexbax kaalay dhulkaaga puntland. dds ssc nfd jubalsnd gedo land iwm from garoowe

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 3 години тому

      Somali wa Somali waxa hada ka halyso mama Maryam waxa Somali wad an facaysh qabil waxa ba nom shagayo Ethiopia wad ha lag difaco