DHAMEYSTIRAN: Wareysiga Fahad Yasiin "In ka badan 90 Su'aalood & Jawaabahooda"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 чер 2022
  • DHAMEYSTIRAN: Wareysiga Fahad Yasiin "In ka badan 90 Su'aalood & Jawaabahooda"
    GEYLAN MEDIA: waxay wareysigii ugu horeeyey ee laga qaado la yeelatay Taliyihii hore ee Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya Fahad Yasiin Xaaji Daahir, kaas oo looga hadlay, Kiisas ama Malafyo saameyn ku lahaa siyaasadda Soomaaliya 5tii sanno lasoo dhaafay.

КОМЕНТАРІ • 688

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +410

    Dunida masoo marin qof la mid ah
    Nabi mohamed ﷺ ❤🙏

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 2 роки тому +347

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

    • @hamzaproduction1448
      @hamzaproduction1448 2 роки тому +3

      Scw 🥰🥰🥰

    • @djprince5904
      @djprince5904 2 роки тому +4

      Scw scw scw

    • @ubaxyusuf913
      @ubaxyusuf913 2 роки тому +3

      Salallahu calayhi wasalam ❤️🥰💖

    • @gaanitahir8170
      @gaanitahir8170 2 роки тому +5

      beeen kumadaaan shegin waruntaa Alle moye inta adami ahaa ama makhluqadka Alle oodhan sifo kasta ooy tahay wangaaag ah qofka ugu sareeya waaa udgoonow nabigeeena NNK

    • @gaanitahir8170
      @gaanitahir8170 2 роки тому +1

      abdulaahi ahmed diiriye wacbuudhan

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 роки тому +143

    Runtii waraysigan Waxaan Ka Bartay.
    Kalsooni Qofeed,!
    Daganaan hadal.!
    Hal Adeeg !
    Mabda,aada ood Ku adkaato!
    Waqti Maarayn !
    Iyo faa,iidada Akhrisku Leeyahay.!
    (Nin Naftiisa Ka adag Fahad Yaasiin)!!!

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 2 роки тому +69

    Fahad yaasiin Xaquuqdii hooyadiis 💯💯 ayuu siiyey"""libaax labo Maaha"" well done 👍

  • @captain__eagle
    @captain__eagle Рік тому +110

    2023 yaa dib u daawsho ahaan udaawanaya, like ku dhufo.

    • @skp8748
      @skp8748 Рік тому +1

      Yep look how far we've fallen

    • @hamze875
      @hamze875 2 місяці тому +1

      2024🎉

  • @dhool77
    @dhool77 2 роки тому +34

    Fahad waa nin qiima badan isago somali Madaxweyne ka ah illehy hana tuso wax kale oo aan dhaha garan maayo waayo waa qof iimaan iyo caqiido leh waana qof aan u baahanhy💯

    • @khalidcarab5388
      @khalidcarab5388 Рік тому

      Way adaga tahay inuu noqdo lkn ilaahay agtiisa waxba kama ahan

  • @Gaylan-Media
    @Gaylan-Media  2 роки тому +74

    FADLAN SII SHARE GAREEY

    • @dhagcasaden2094
      @dhagcasaden2094 2 роки тому +4

      Warkii hore baa kusoo celisaye maxaa qaldan Ustaad?

    • @abdirisakomar253
      @abdirisakomar253 2 роки тому +2

      Maxaa la sharegareynaa War Laqabo Xiiso malahan

    • @yasminabdi5221
      @yasminabdi5221 2 роки тому +5

      I would like my somali people to wake up and defend our country no matter what InshaAllah ان شاء الله🤲🤲🤲🇸🇴❤

    • @ABDIRAHMAN_1
      @ABDIRAHMAN_1 2 роки тому

      @@abdirisakomar253 WAAN SHARE GAREEYEY SAYID FARAH ☺️

    • @suuban001
      @suuban001 2 роки тому

      War wadaad ka si,aalaa nafta uga qaada laakiin waa libaax soomaaliyeed alaha noo daayo fahad

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 2 роки тому +156

    Maaha madaxweyne maaha raisulwasaare maha wasiir balse waa shaqsiga ugu saamaynta badan siyaasada Somalia waqti xaadirkaan suldaan Fahad Yasiin Haji Dahir ❤

    • @amnaali8642
      @amnaali8642 2 роки тому

      nacalaa kugu yaal adoga iyo mujrimiintaasba waana ogaan doontaan

    • @balqisaali4241
      @balqisaali4241 2 роки тому +1

      Wuxuu doonayaa kuwa xildhibaanada ku jira ee la tuhmaayo ayuu ka dhigayaa inaan la maxkamadayn karin xasaanad buu leeyahay kuwa hada ku jiraa loo soo socdaa waa bilaa xasaanad

    • @aminaadeee9195
      @aminaadeee9195 2 роки тому +5

      Wa ahlu Quran 🥰🥰🥰

    • @Xasanx-z2s
      @Xasanx-z2s Рік тому +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 Рік тому

      Al sayid axmed madoobe xageed ku ilowday ninka ka yaabiyey tuugaan hawiyaha maskaxda ka qabsaday

  • @IgaranMahda-ux1mk
    @IgaranMahda-ux1mk 3 місяці тому +6

    Inta 2024 dawanaysa like sara❤😂

  • @maxamedyare9796
    @maxamedyare9796 2 роки тому +25

    fahad yaadiin Waa qaranki oo qof ah🙈😍

    • @fatumaismail1813
      @fatumaismail1813 2 роки тому +2

      Manshaa Allah waa dhab Rabbi ha Xaffido isagay iyo ehelkiisaba inta xumaha ka faafinaysa Allaha kaqabto 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @nuriashariff7761
    @nuriashariff7761 2 роки тому +11

    Qofku marku runta shegayo indihisa kagarata fahad yasin waa gessi Allah oo keliya ayuna kabaqaya big love Mr fahad

  • @aftax2469
    @aftax2469 2 роки тому +60

    Wareysigii ugu Weyna Oo qof somlia lawareysto✊🇸🇴✅

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 2 роки тому +35

    We miss you fahad

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 2 роки тому +6

      We miss you iyo sheeko jileeca gaalada ayaa yaqaan. Waad Soo Noqon doontaa dheh. Don't lose the hope

  • @AlexMacAllister-cc6cy
    @AlexMacAllister-cc6cy Рік тому +22

    Qofki dawanayo Like 👍😍♥

  • @bahjaali5413
    @bahjaali5413 2 роки тому +24

    The king of century, illaahow illaaali ❤🙏✊

  • @anwermohamed4685
    @anwermohamed4685 11 місяців тому +12

    Waraysiga Aaan iskaga cesceshado oo cashir badan kabartay❤❤❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 роки тому +40

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @sheikhabdishakurabdikarim4047
    @sheikhabdishakurabdikarim4047 2 роки тому +21

    Raised by single parent on strict islamic way in Gedo region and went for higher studies in arab world may almighty reward all single mothers who raised succeseful children like fahad yassin

  • @anabbile7556
    @anabbile7556 2 роки тому +5

    Daacadi ma hungowdo ki djibouti dhibkas u geystey maanta asagibey haysata o hogii u la doonayey fahad asagi u ku dhacay. Geesi sonaliyea hadu jiro waxa kow ka ah fahad yasin Allaha no xafido. Amiin.

  • @kadraelmi9766
    @kadraelmi9766 2 роки тому +11

    Ma nin kan baa 0.5 ka ku jia. Walee isaga oo qudha baa 4 ah💯

    • @FadumoMohamed-us3wz
      @FadumoMohamed-us3wz Рік тому

      Ninkan wa landhere cid ka laandheeresan ma jirta 😂wax .5 la dhahayo ma jirta mxd dhertahay adgu wa ka isgu dalku wax uqabtaye

    • @yasirmungani6778
      @yasirmungani6778 Рік тому

      0.5 ka siduu uga jiraa walaal? Iga jaahilbixi bal, 0.5ka laftirkiisa muxuu yahay? Miyeed ka midtahay qaabka ee dowladu u xisaabto qabiilada iyo deegaanada dalka?

    • @IkramMaxamud
      @IkramMaxamud Місяць тому

      O.5 ma aha waa nin landhere oo dhal shariif waa asharaf alow ii dhowr aderke fahad 🦁 ❤❤❤

  • @sareedocali7961
    @sareedocali7961 2 роки тому +13

    Fahad waa qof ku dayasho Modan I love you 👍❤️💚❤️💚❤️💚👑👑👑

  • @SOMALIMUSICCULTURE
    @SOMALIMUSICCULTURE 2 роки тому +8

    Maasha allah
    Waa wareysi taariikhiya wax badan iftiiminaya iyo wariyayaal ruug cadaaya oo is helay

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 2 роки тому +12

    Alle haku xafido mudane Fahad, wadani dhaba Ayaa tahy amiin amiin amiin inshallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hafsailkacas6754
    @hafsailkacas6754 2 роки тому +7

    Fahad yaasiin waa king of Africa 👑👑👑👑👑🌏🌏🌏🌏🌏🌏👑👑👑👑👑👑

  • @ima6291
    @ima6291 2 роки тому +20

    Ilaah waxaan kuu weydiinaa caafimaad in aad marar badan wdnka ugu shegeysid in ilaah nookaa siiyo alahuma

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on Рік тому +7

    Fahad lion 🦁 wadani soo laabo insha allah xabiibul malaayiin

  • @gaacirmediatube9731
    @gaacirmediatube9731 9 місяців тому +5

    Fahad Yaasiin rug cadaa siyaasi oo wax badan og weeye .❤

  • @idrisscheikha7596
    @idrisscheikha7596 2 роки тому +9

    fahad wuxu dhisey hayaad sirdon oo awood leh balse qaranku manta shisheye ayu ugacangaley ilahayow soceli farmajo iyo fahad yasin

  • @degantimajilic887
    @degantimajilic887 2 роки тому +12

    Nin codkar ah oo Geesiya hada rabti inaad dhasho gabadh leelkasaa guurso 😍guulayso Habo💪

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 2 роки тому +7

    Warisiig muu dhaaman miya fahad yasiin fahad waa libaax🦁🦁

  • @abdulismaisma5069
    @abdulismaisma5069 Рік тому +8

    Maasha'Allaah. Aad iyo aad baan uugu qancay jawaabta Fahad Yaasiin sida runta ah.

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 роки тому +18

    Kansarka Soomaaliya waa ahamed madoobe 😭

  • @hamzaproduction1448
    @hamzaproduction1448 2 роки тому +20

    First view ✌️✌️Fahad yasin Hore uu soco
    Allah Ku xifitiyo 🥰🥰🥰

  • @kadarhiss5111
    @kadarhiss5111 Рік тому +7

    ماشاء الله تبارك الله ALLAH haxifdiyo mudane FAHAD YASIN HAJJI DAAHIR AMEEN RABI CALIYU CADIIM

  • @_wll____
    @_wll____ Рік тому +4

    Waa siyaasi dhamaystiran fahad yaasiin

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 Рік тому +4

    Maanshaa ALLAAH FAHAD WAA NIN DAACAD AH AQOON YAHAN AH DAGAN GEESI AH. CAALAMKA WAX LA QAYEBSAN KARA DAACAD AH QAB IYO ISLA WAYNI KA MUUQANIN. SOOMALIDUNA AAAAAAAAD BAY UGU BAAHAN TAHAY FAHAD YAASIIN .

  • @engbile
    @engbile 11 місяців тому +3

    Fahad Alle haku xafido Wlhi Geesi Dalkiisa Jecel. Waaye waliba Qof iin Saan ah ayaa tahay adeer Gulayso Nabad & Nolol Ha Guulaysato in sha alah

  • @user-td1hh5wq4q
    @user-td1hh5wq4q 9 місяців тому +5

    Afsalaad lae viivaa faahad yaasaaen ❤🎉❤❤

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 2 роки тому +12

    Masha Allah Fahad waa qarankii oo qof ah. I am proud of you Fahad [SALAFII]

  • @Goldmoh
    @Goldmoh 6 місяців тому +5

    ماشاءالله كان انسان ذات طابع وله فكرة جيده وان شاءالله ترجع تمسك عالي فى الصومال

  • @kadarhiss5111
    @kadarhiss5111 Рік тому +43

    Mr.fahad yasin is good leader very wonderful person, wisdom, good behavior, good culture, good experienced, good educator,good critical, good, good responses, o hope you will be a president of the future somalia 🇸🇴 AMEEN RABI CALIYU CADIIM

  • @sareedocali7961
    @sareedocali7961 2 роки тому +11

    Furaha soomaalida 🔓🔑🇸🇴

  • @countcryptonite
    @countcryptonite 2 роки тому +5

    Fahad Yassin geesi geesi dhalay 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @abdiadan9496
    @abdiadan9496 2 роки тому +10

    A leader to be followed fahad yasin wakuwataaa

  • @MrSultaan99
    @MrSultaan99 2 роки тому +12

    HORTA WAA NIN CULUS, SHAR IYO KHEYRBA KII LA RABO HALAGU SHEEGO, NIN JECEL IYO NECEBBA WAA IN LOO QIRAA.
    ANIGOO KA FIKIR DUWANAA WAAN U QIRAY.😊

  • @siraadmohammed6635
    @siraadmohammed6635 Рік тому +6

    Masha Allah dadnimada caqliga gesinimada dhaman waa loo dhashafahad yasinow cimri iyo cafimad Allah ku siiyo jir oo joog illahay dhib Kuma tuso inta noloshada kanga dhiman

  • @IkramMaxamud
    @IkramMaxamud Місяць тому

    Masha allah 2024 dib ayan uso dawasho Tage allow noo dhowr adeerke fahad yasiin🦁 waa kan dhal shariif✊ asharaaf❤❤❤❤

  • @dabelsar4395
    @dabelsar4395 2 роки тому +44

    Insha Allah waa shaqsiga aan rabo inan hiigsado balse anigu hal dhib kalya ayaa i haysata ee iisoo duceeya soomaaliyey inan go,aan adag ka yeesho taasi ah anigoo qofka qadarinaya ayaanan run u sheegi Karin oo aan been iskaga jeediyaa sida kale aniga hami waan leeyahay siiba inan masaakiinta caawiyo xaga dhalin yarada bilaa guurka ah inan.isku guuriyo hamigeyga ugu weyn waataasi si aan xumaantan fideysa wax uga qabto ee allaha ii fududeeyo hamigaasi insha Allah

  • @adamgooni2667
    @adamgooni2667 2 роки тому +79

    Maash Allah...he grown-up in the Gedo really.....now that explains alot of how he has been able to get his
    character and his transparency together strictly by himself.
    No joke about growing up there yo!!!

  • @faizamoalin9287
    @faizamoalin9287 Рік тому +5

    MashaAllh quraanka haybad kuuyela iyo daganaasho fahad ilaahey haku amaan geliyo

  • @adenmacquul3849
    @adenmacquul3849 2 роки тому +62

    The king of Africa fahad yasin 👏🫡💪🥰

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 роки тому +7

      Absolutely he is lion of Africa 👏💪

    • @balqisaali4241
      @balqisaali4241 2 роки тому +3

      Ilaahay wax ka qarsoon ma jiro ama qof kale ku sheeg hadii aduunka la isku qariyo aakhira ilaahay la iska qarin karo

    • @amaanreer5311
      @amaanreer5311 2 роки тому +1

      all the traitors and dabodhilifs fear muj fahad yasin

    • @ElmiyoHaji-hh7fm
      @ElmiyoHaji-hh7fm Рік тому

      😮😊😅😅😮😅😮⁶😅😮is 🎉🎉😂in 😮the last three weeks 8th 😊00😊😊😊😊😊😊😊😊😅has 😢😮🎉

  • @sahraomar9982
    @sahraomar9982 2 роки тому +4

    Fahas geesi dalka dadka iyo diinta ku bahan cadowha ilahay haka qabto🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Hashi88.
    @Hashi88. Рік тому +7

    Farah Geylan, Caawa daawanayaa WRaysigii xiisaha lahaa oo dhamaystiran, Hambalyo waana Sanad guuradii Geylan media, HORMAR, iyo GUUL ayaan ku rajaynayaa walaal inshallah.
    Thanks for proving us all this interesting news and updates.
    Good Journalists for Wishing you Good Journey....

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 2 роки тому +5

    Fahad yaasiin xaaji Daahir
    Legend garab waayay xaqiiqatan !!!

    • @yasaminibroow3191
      @yasaminibroow3191 2 роки тому

      MASKAX DAD WEEYDAY WAAYE. MASKAXDIISA OO KALE ONCE IN A MILLION IN AFRICA

  • @rnuura334
    @rnuura334 11 місяців тому +3

    Fahad Yaaziin Xaaji Daahir🇸🇴💕💪

  • @maanka4477
    @maanka4477 2 роки тому +14

    Somalia 🇸🇴 waa bahalo galen intuu asaga sheegay iyo intuu nafsadiisa u sameeyay kuligood waa isku mid wadan bur burey oo cid ka naxaysa jirin maatida wax u naxariisanayo laheen haduu gobol madax ka yahay iyo hadu Mogadishu joogo ilaahay ban lee nahay

  • @user-sv5vd8bb4x
    @user-sv5vd8bb4x 9 місяців тому +3

    Nin wayn nin kasii wayn ustaad fahad yasiin Hajji daahir

  • @hibookay7269
    @hibookay7269 2 роки тому +5

    My ader fahad yasin you are very smart intelligent I love you keep going

  • @abukarabdulahihasan4134
    @abukarabdulahihasan4134 2 роки тому +9

    The father Of Nation🥰🥰✌

  • @cfatah1205
    @cfatah1205 2 роки тому +8

    Libaax labo mahan hadu geesi somaliyed jiro wa fahad yaasin xiliyadan danbe

  • @MsIbrahimdhere
    @MsIbrahimdhere 2 роки тому +6

    legend is always legend fahad yasin haji dahir wa HIKAM FIDAL ka somaliya

  • @abdulxassan4657
    @abdulxassan4657 5 місяців тому +1

    Gaylan Media waa lagaaga guulaystay waraysiga.
    Hambalyo Fahad Yassin waraysi faa'iido badan ayaad nooga warantay.

  • @hooyotv2359
    @hooyotv2359 2 роки тому +4

    Diyaaradaas ayaan la saarnaa markii Kenya iyo Somalia kala xirantay oo ahayd diyaaradii ugu danbaysay. Ma aan aqoonin asaga markaas waan jeclaan lahaa inaan aqoon u lahaan lahaa

  • @suuban001
    @suuban001 2 роки тому +8

    Ilaahay dartiis ayaan u jeclahay fahad yaasiin waa dadkii dalku u baahnaa

  • @gw2071
    @gw2071 2 роки тому +5

    Masha allah fahad yasin allaha guuleeyo
    Waa wadani dhab ah oo fahansan baahida dalkiisa

  • @xilkascabdullahi2836
    @xilkascabdullahi2836 2 роки тому +11

    Waxan so dhageysanay baa nagu so celisay🥰

  • @maxmedxirsi7407
    @maxmedxirsi7407 5 місяців тому +1

    Great full. Mr fahad yaasiin waa run sheeg inantaasna caqliga wanaagsan waa garan karaa in hawiye dilay. 😢😢😢

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 2 роки тому +8

    wadaniga dhabta ah waa farmaajo iyo fahad after year insha allah

  • @faysalyusuf3738
    @faysalyusuf3738 2 роки тому +5

    Fahad Yasiin inshallah future president of Somalia

  • @salaxxabiib2266
    @salaxxabiib2266 2 роки тому +6

    Maasha Allah fahad wadani Libaax

  • @jeyje5157
    @jeyje5157 9 місяців тому +2

    After 1year now Everything is clear No doubt

  • @zalmawadani
    @zalmawadani 2 роки тому +8

    Mashalaah allaha ku xiftiiyo amiin amiin amiin inshaalah ☝🏻

  • @BakerZz
    @BakerZz 2 роки тому +11

    Asaalam aleykum this is the best information UA-cam Mashaa allaah well done bro 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @farahmohamed6402
    @farahmohamed6402 2 роки тому +22

    Aniga waxaan soo jeedinlahaa FAHAD Cadow badan ayuu yeeshey talo waxaa loo bahan yahay Sidii FAHAD loo ilashan lahaa waan u baahnahay FAHAD ama fahad oo kale

    • @yasminabdi5221
      @yasminabdi5221 2 роки тому +5

      ILAHAYOW NOO GARGAAR OO JABI CADOW KASTA EE SOOMAALIYEED AMIIN يارب العالمين .امين 🤲🤲🇸🇴❤
      May Allah help us all and protect our country through his MERCY
      إن شاء الله خيرا
      GUUL IYO GOBANINO 👍👏❤🇸🇴👏👏🇸🇴👍🇸🇴❤👍👏

  • @abdullmaalim1510
    @abdullmaalim1510 2 роки тому +102

    Mashallah he is more intelligent and also he is sober
    I love the way he answers every question with out any contradictions

  • @sarurahenna2628
    @sarurahenna2628 2 роки тому +7

    Wareeysigii ugu hadalheyta badnaa abir fahad siyaasi kaliya madhihi karnee waa shiikhul kuli wax badan og illah haxifdiyo thnks both of you fahad iyo farah sida wngsn aad noguso gudbiseen wax badan anan war uheynin

  • @falisabdulahi1736
    @falisabdulahi1736 2 роки тому +3

    Halyeey qaran aan laloodin mr fahad yaasin xaaji daahir cadoowgaada ha ujabin

  • @mruun2509
    @mruun2509 2 роки тому +4

    Allah ha ku xafido Fahadoow eedo

  • @yasminabdi5221
    @yasminabdi5221 2 роки тому +52

    Mashallah ماشاء الله
    I'm very proud of you 👏
    GUUL IYO GOBANINO 👍👏👏👍👍🇸🇴💪💪❤❤🇸🇴

  • @amrangas4481
    @amrangas4481 2 роки тому +5

    masha Allha Allha ku xafido MR fahada yaasin

  • @liibannuur7171
    @liibannuur7171 2 роки тому +5

    Libaax soomaliya ubaahan tahay guuleyso

  • @ahmedabdi3058
    @ahmedabdi3058 2 роки тому +17

    My first somali interviewer I have followed like this....congrats man

    • @aweesdanbiil8623
      @aweesdanbiil8623 2 роки тому +1

      SIDE KU FAHMEE HADI ADAN QORI KARIIN SOMALI LANGUAGE
      MARAXOW STOP SHOW OFF KA A WADO

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 18 годин тому

      ​@@aweesdanbiil8623😂

  • @fartunmuhumedsheikh8301
    @fartunmuhumedsheikh8301 2 роки тому +4

    Wan so caraar Marka maqleee fuad yassin🥰🥰🥰🥰gesiiyow

  • @athariasalim9900
    @athariasalim9900 Рік тому +2

    Taliye Fahad Yasin runsheeg xakaal ah geesi halyeey qaran🦁❤️🇸🇴🙏

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 2 роки тому +6

    Wareeysiga qeyr allaha kadhigo 👍

  • @majkaabas5048
    @majkaabas5048 Рік тому +4

    Ada dhahay ani ma dhihin ar fahada😂🤣✌️

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 Рік тому +2

    Very outstanding interview

  • @omaariofficial7771
    @omaariofficial7771 4 місяці тому +1

    Still waxan daawanaya 2024

  • @mohamedsherif7114
    @mohamedsherif7114 2 роки тому +5

    FAHAD YAASIN THE LION OF AFRICA

  • @user-eh2ps8pq1m
    @user-eh2ps8pq1m 7 місяців тому +1

    Hooyo koris ayaan ahaa
    fahad yasinn ahaan
    xerrow ayaan soo noqday
    Macalin Quran ayaan ahaa

  • @BakerZz
    @BakerZz 2 роки тому +30

    Fahad yasiin professional man.

  • @mahamoudyusuf3117
    @mahamoudyusuf3117 2 роки тому +3

    Maasha alaah fahad yaasiin nin culus ama necboow ama jecloow waqtigaan la joogo iyo mustaqbalkaba dalka ayaa u baahan ninkanoo kale aduunka waxuu ka yahay hanti qaran aniga xageeyga fahad waan u qirayaa inuu mudanyahay inuu hogaamiyo hay.adda sirdoonka qaranka wbilahi towfiq

  • @kadarhiss5111
    @kadarhiss5111 Рік тому +1

    Fahad yaasin waligay ma arag qof sidan oo kale soomaali oo dhan dhab ahaantii aniga markii hore waxaa lay iga dhaaadhiciyey inuu fahad yaasin yahay qof xun balse waan ka murugoonayaa arinkaas. Role model Mr.fahad yaasin haaji daahir

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 2 роки тому +11

    ما شاء الله
    ALLAH SWT 🎤🤲🏻☝️ haku xafido Insha'Allah markale Allahayow noo soo celi INSHA'ALLAH 🎤🤲🏻☝️

  • @abdidagane8180
    @abdidagane8180 2 роки тому +1

    I cannot wait

  • @hjgfds9717
    @hjgfds9717 2 роки тому +6

    Wariyihii fahdka dhabta ahaa inabary😇😉

  • @kadarhiss5111
    @kadarhiss5111 Рік тому +1

    Farah abdulqaadir intaan wariye aan arkayay waa ka ugu horeeyaa you are very very nice journalist wonderful full journalist ,high top journalist 👏 Farah abdulkadir

  • @MUSEFARAHYUSUFGOHE
    @MUSEFARAHYUSUFGOHE 2 роки тому +5

    Ereyga "MALAF" micne noocee ah baad u adeegsanaysaa Wadaad
    Sidaan u aqaan waa ereyga malaf waa "XAAB" Caws Caleemo dhulyaal ah oo dhirta hoosteeda iyo dhirta dugsigeeda badana xooluhu ka Xaabaan.
    Bal noo Faaiidee
    Mahadsanid Wadaad.

    • @user-pr9gk2ye1b
      @user-pr9gk2ye1b 2 роки тому +2

      Malaf wallo sifudud hadaan kugu sheeego qofkaan xogtiisa markii la aruuriyo soo bahal kor looga fel ah ama lugu aruuriyo soma jiro felka ayaa af carabi malaf lugu dhahaa

  • @dillawacan1398
    @dillawacan1398 2 роки тому +3

    Fahad waa mustaqbalka iyo rasamaalka dalka iyo dadka somaaliyeed oo mugdiga inaga saari doona mustaqbalka dhow alaha xifdiyo

  • @mohamedabdi2323
    @mohamedabdi2323 9 місяців тому +1

    King maker of somali politcs mr fahad yassin haaji dahir