MAXAA LOOGU BIXIYAY GOBOLKA RAGGA? | BURCO | Ep 58

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 бер 2024
  • #somaliacity #somaligalbeed #somalifolklore #somalilandvisit #somalilanguage #somalilifestyle #somalinomads #africa #somali #somalifunny
  • Комедії

КОМЕНТАРІ • 200

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 4 місяці тому +20

    Faysalow meelo badan oo Burco ku yaala ayay ahayd inaad booqoto dugsigii sare sheekh iyo Farsamadii Gacanta Burco waa magaaldii Cilmiga iyo HORUMARKA iyo Xoriyada Somaaliland.

  • @Hubi479
    @Hubi479 4 місяці тому +12

    Faysaloow kusoo dhawaoow magaladaad burco wan ku farxasamhy inaad burco inoga soo duubtay vedyow aad u qurux badan ❤❤

  • @mohammedsheik6182
    @mohammedsheik6182 4 місяці тому +5

    The land of my forefathers, Burco where honorable folk reside 💪🏾🟢⚪️🔴

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf 4 місяці тому +14

    Burco waa meesha aan ku dhashay sidoo kalena waa meeshi iigu waqtiga yarayd ee aan ku noolaado❤

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 4 місяці тому +3

      sidoo kali waa halkii aan ku dhashay, noloshaydana iigu mudada yarayd.

    • @GaradAli-id2uf
      @GaradAli-id2uf 4 місяці тому

      @@burcaawidb5170 😂😂😂😂

  • @foozia426
    @foozia426 4 місяці тому +5

    Maasha allaah jecliyaa gobolka raga burco goobtaydii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 4 місяці тому +8

    Masha allllah reer burco nooooolaaada aaamiin❤

  • @Madridista686
    @Madridista686 4 місяці тому +5

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @kaamilabdirahman210
    @kaamilabdirahman210 4 місяці тому +22

    Republic of Somaliland peace and love burco

    • @thatuv5653
      @thatuv5653 4 місяці тому +1

      burco magaalo ku taalo Somalia

    • @Alizia396
      @Alizia396 4 місяці тому +2

      @@thatuv5653ragii hoyada kugu wasay weyan burco somalia ayay kutaalaye bal kalay oo ka dhax dhe lafbay lagugu wasi donaye 😮‍💨

    • @thatuv5653
      @thatuv5653 4 місяці тому

      @@Alizia396 aggah oo cayda intaa leeg maxad ku fashay bisinka. burco somalia ayey ku taala huuno. khayaaliga ka bax

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 3 місяці тому +2

    Masha Allah gobolka raga❤❤❤

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 4 місяці тому +16

    Burco Gobalkii Ragga Waa idin Salaamay🤚

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 4 місяці тому +3

    Gebely borama iyo saylac gobalda galbedka vlog ka so duub waa lagu sugaya sxb ❤❤❤

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 4 місяці тому +5

    Zxp fayzal zheekh welcome our country

  • @Burco.
    @Burco. 4 місяці тому +3

    Masha allah ❤❤❤❤ magaaladan ku dhashay Burco,❤❤❤❤

  • @engmohamedege2889
    @engmohamedege2889 4 місяці тому +9

    Burco meelahii taarikhiga ahaa waa baaben taaladii shiikh bashiir khayriyadii aqalkaa Somaliland lagaga dhawaaqay

  • @xashirbaxhir
    @xashirbaxhir 4 місяці тому +6

    Waa meel qurux badhan m.a waa ku mahadsantahay shaqadhan wacan ee aad heysid

  • @Ahmeddahir-kh1zo
    @Ahmeddahir-kh1zo 4 місяці тому +6

    MNsha Allh dadaalbaa meel lagu gaadhay guulayso zxp

  • @josephyasid9142
    @josephyasid9142 4 місяці тому +7

    War dadka hadal ma dhibo wa funny😂❤

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 3 місяці тому +1

    Mansha allah waa meeshaan ku dhashey mahad walaal hadad gobolkii nraga timid

  • @Qulaaseyesalmaan
    @Qulaaseyesalmaan 4 місяці тому +4

    Sweat home ka burco ❤

  • @ahmedsirad8855
    @ahmedsirad8855 4 місяці тому +5

    I really love your clips
    Maasha alaah
    Ramadaan kariim again

  • @ayanlea1266
    @ayanlea1266 4 місяці тому +3

    Burco waxay caan ku tahay Toorida iyo budhka kkkk ninkaas funny ayuu ahaa

  • @abdisamadaliguled3259
    @abdisamadaliguled3259 4 місяці тому +4

    Mashallah aad ayey u qurux badan tahey

    • @fdama
      @fdama 3 місяці тому

      😂😂😂

  • @Ashakour9
    @Ashakour9 4 місяці тому +3

    Alle ha ku shafro saaxip waxan ku daawadaba magaladaydii bad so gaadhay ❤

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 4 місяці тому +3

    Mashallah, aniga waxa aan kula talin lahaa in suuqyo ka baxsan magalka loo dhiso si saxmada u yarato.

  • @user-lo4tm6vn5b
    @user-lo4tm6vn5b 4 місяці тому +3

    My home ❤❤❤❤❤

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 4 місяці тому +3

    Masha allah ❤❤❤

  • @abdulkadirabdi6325
    @abdulkadirabdi6325 4 місяці тому +3

    Burco waa magaalo soomaliyeed landtan way kafacweentahay somalia soomaali baaleh I love burco

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 4 місяці тому +6

    Faysaloow soo booqo dukaanka budadka iyo baakooradaha👍👍😂

  • @ftlamela2958
    @ftlamela2958 4 місяці тому +1

    From day1 upto now 😮 legend keep going on 😊

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  3 місяці тому

      Thanks buddy. We got more places to see. Get ready

  • @Hamsedeco
    @Hamsedeco 4 місяці тому +3

    My city ❤️

  • @nasserabdi2630
    @nasserabdi2630 3 місяці тому

    MashAllah yarkan Burco kusoo dhaweeyey waa fariid ilbaxa wadiniya welcome to Burco Faysaloow

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 4 місяці тому +4

    Burco is very nice gobalka ragga hello from London 💚❤️🤍🇩🇯👍

  • @user-xr1hp4pi1f
    @user-xr1hp4pi1f 4 місяці тому +4

    Maansh'allah my sweet home ❤ 🏘️ i can't stay with out watching your videos ❤ Incredible videos ❤

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  3 місяці тому

      Thanks wll. Am glad you enjoyed them.

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 4 місяці тому +5

    Burao my home🏡

  • @Istahil416
    @Istahil416 4 місяці тому +4

    Ree somaliland ban ahey masajidkana maanta maqalkisa iyo aragiisa iigu horeysa wooow. That is a treasure

  • @user-pv7jx2pv1t
    @user-pv7jx2pv1t 4 місяці тому +5

    welcome fasal to burco my town

  • @Cabdishakuraadan
    @Cabdishakuraadan 4 місяці тому +2

    So cute! keep going wllkey faysal since you have been followed untill kenya up to now|| Gobolka ragga || mel qimo igUleh somalilland 💯👍❤️

  • @cilmisame
    @cilmisame 4 місяці тому +4

    Wali burco way kuu dhimantay🤏

  • @user-xs2ws5vq7h
    @user-xs2ws5vq7h 3 місяці тому +1

    Sxp faysal hal haladag haysaa iyo gobalkaygii Thancs

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf 4 місяці тому +3

    Nio markaad hargayso soo gasho Hotelka.abukar mahdi soo deg si aan markale isku dayo inàan kula kulmo wllhi aad ayaanku taagera guuulayso saahip❤❤

  • @farxiyaabdi9074
    @farxiyaabdi9074 4 місяці тому +3

    Maansha allaah faysal shiikh waxbadan baan kudaawanayay ugudabayna magaaladaydii burco boqorada dhala ayaan kaadaawanayaa anoowaliba kusugan aduunkana meelkale kudoorsanayn alx adiguna waad mahadsantahy allaah yaxfiduka wayascaduka 👍💝💝💝

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  3 місяці тому

      Burco ugu dambeytii.
      Mahadsanid wll

  • @wacancabdi365
    @wacancabdi365 4 місяці тому +3

    Burco gobolkaygii❤

  • @JonathanCkay
    @JonathanCkay 4 місяці тому +5

    War goonka Ana ku ciyaaraye maxad ii duubtay 😂😂😂

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 4 місяці тому +3

    Legend faisal shiekh welcome to burco

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 4 місяці тому +3

    Faysal soo dhowoow lajan😊😊😊😊😊😊

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 4 місяці тому +3

    Faysal Dalmar
    kusii soco xaga iyo buurta Daallo Cerigabo…..
    Lascanod iyada waxba imika ha tagin iska daa.. waa xaalad colaaded.. marka kale lascanod insha Allah

  • @sadodeeq2482
    @sadodeeq2482 4 місяці тому +4

    Masha allah
    Aad buu Qurux badnayahay muuqaalku

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 4 місяці тому +2

    Masha allaaah tabaarakalaah

  • @crashiidmaxamed6865
    @crashiidmaxamed6865 4 місяці тому +3

    Heesta iska dhaaf waa ramadaane zxpky

  • @Yooco.
    @Yooco. 2 місяці тому +1

    Alla vedeo ga xili dambaan arkay..waan kusoo dhawayn Lahaa

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 4 місяці тому +6

    Wanku salamey wll faysal guuleyso Zxp qli

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  4 місяці тому +3

      Waan kaa qaaday wll Ahmed.
      Mahadsanid

    • @AXMATO_
      @AXMATO_ 4 місяці тому +3

      @@FaysalShaik1 adigaa Mudan wll qli Ma buco ayaa iida jogeysa zxp manad Hargeisa imaneyn

  • @user-bn2cb8iv4g
    @user-bn2cb8iv4g 4 місяці тому +3

    Haa..waagubalkiragaa😅❤❤😂🎉

  • @ilkacaselyricslyrics2723
    @ilkacaselyricslyrics2723 4 місяці тому +3

    Mansha Allah vlog fiican kaso duubtay borama gadh iyadana Waa magala shidan

  • @justforidea1282
    @justforidea1282 4 місяці тому +4

    18 may 1991 gurigaas wuxu tusaale u yahy faysaloow in magaaloyinka Somaliland ay sidaa u wada burbursanayeen malinkaas xataa mesha lagu shiray wa sidiisii lama dhisin si uu tusaale u noqdo .

  • @ayanissack9742
    @ayanissack9742 4 місяці тому +2

    Manshallah guleyso feisal

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 4 місяці тому +4

    Daalo aya ka sugayna iyo xeebta maydh❤

  • @ADANASMAR
    @ADANASMAR 4 місяці тому +6

    Please iso Firiya Waxan Sameyey Flim Ana Inaba Cadi Aheyin 😢😢❤

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroontheline 4 місяці тому +3

    Reer burco waa magalada ugu badawsan dadkeedu udulqado
    Faysalow ninka torida iyo budhka
    Kushegay waa runti
    Lkn magaloyinka kale wa ilbax
    Way iskaqalqaliyan
    Quruxna wayuhaystan qaylada

  • @kadraahmed48
    @kadraahmed48 4 місяці тому +3

    Walaal dadkan u sheeg in ay geedo badan beertaan,waayo geedo la aanteed waa foolxumo magaaladu

  • @SucaadEcabdillahi-qy5ep
    @SucaadEcabdillahi-qy5ep 4 місяці тому +2

    Masha allah

  • @Khadarmohamoud-bw8do
    @Khadarmohamoud-bw8do 4 місяці тому +3

    welcome to burcoa

  • @Mohamett_Apdirusaaq
    @Mohamett_Apdirusaaq 4 місяці тому +8

    I am First please Reply 😢

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  4 місяці тому +1

      Yes you are! Ramadan Kareem brother.

  • @mohdabdullahi3002
    @mohdabdullahi3002 4 місяці тому +3

    Ay ay waa muuqaalkii ugu qurux dabadan

  • @harunmosule6457
    @harunmosule6457 4 місяці тому +2

    Well come sir

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 4 місяці тому +2

    Guulaysto wll faysal 🎉🎉🎉

  • @user-oz9sx1jz9b
    @user-oz9sx1jz9b 4 місяці тому +3

    Mnsh gobolkaygii ❤❤❤ mahadsanid wlll

  • @abdirahmanahmedaliismail3587
    @abdirahmanahmedaliismail3587 4 місяці тому +3

    Muuqaal qurux badan iyo gobolkii raga.
    saaxiibkay jucuur jaamac na aad baan usalaamayaa hhhh

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 4 місяці тому +3

    BURCO wa aggressive 😂😂 😂 waligeeda ba hadal kulul for NO REASON 😂😂😂

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 4 місяці тому +3

    Magaaladii ragga waxaa ka dhigay baan filayaa, waxaa jiray nin waalnaan jiray oo reer burco ah ninkaasi wuxuu aad u nibcaa caruurta haweenka iyo riyaha waxaay la way diiyey waxay uu u neceb yahay sadexdaas wuxuu yiri:- caruurtii way i dhagax tuuraan haweenkuna waxay dhalaan caruurta riyahana waa loo lisaa
    Markaa waa su'aale hadii meesha rag kaliya joogaan yaa dhalay dadka jooga

  • @lunibark9978
    @lunibark9978 4 місяці тому +3

    ninkaas shekeynaaya so qabo waaba xaraabee😂😂😂😂

  • @hiboahmed9424
    @hiboahmed9424 4 місяці тому +3

    Gurigaasi taariikhbuu inagu lahaa lakin waala dayacay

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 4 місяці тому +1

    Ma sha alla faysal mahadsanid ❤👍

  • @faraxbaashe2549
    @faraxbaashe2549 4 місяці тому +3

    Kuso dhawaw burco wll faisal sheikh

  • @nuuraawil7088
    @nuuraawil7088 4 місяці тому +3

    Burco bilan

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 місяці тому

    Burco waa lahagraday ee caasimadbay uqalantaa.
    Waa magaaladii suugaanta.
    Burco waa magaladii geesiyada

  • @Maanta-l8p
    @Maanta-l8p 4 місяці тому +4

    Anaa u horreyay

  • @abdirahman525
    @abdirahman525 3 місяці тому

    Mansha alah my homeland

  • @user-to9eu3ke3h
    @user-to9eu3ke3h 4 місяці тому +3

    Gobolka raga wax raaciya sida ragga wanaagsan.. ragga geesiyaasha ah.. ragga waxgatadka ah... gobolka sidaasi raggiisu yahay hadana buuq iyo qayladoodu ma yara oo kubad yar ayeydaan ku kaka bixi karin. Gobolka ragga w
    axgaradka ah aan u rejeeyo horumar iyo degenaansho iyo isku duubni oo aan ragga looga maarmin

  • @chamanour7918
    @chamanour7918 4 місяці тому +3

    M.a kenya ilaa somaliland wan kula socday lascanod ban kugu sygayaa.❤

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 4 місяці тому +3

    Gurigaan wuxuu muujinayaa wixii lagu qabtay inay ahayd wax aan fiicnayn sida allaah SW u burburiyey waayo dulmiga iyo tafaraaruqo wax sii waara may ahayn narkaa waxaa loo baahnaa reer somaliland inay ku waano qaataan gurigan cuqubada ku dhacday iyo meesha ay ka timi kaliya waa walaalkaa inaad meel cidla ah uga dhaqaaqdo sabab la 'aan adigio waliba gardarada iska lahaa SNM iyo wadanka burburisay isku soo duub somaliland waxa ku socotaa sida gurigaas

  • @cqaniaden7315
    @cqaniaden7315 4 місяці тому +2

    ❤❤❤ Burco

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 4 місяці тому +2

    Faysal kusooo dhawoooow magaalada Burao Bro

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 4 місяці тому +3

    Gobolka ragga(burco) vs Gobolka gabdhaha(Hargaysa)😂😂😂😂😂.

  • @siciidcabdi8945
    @siciidcabdi8945 4 місяці тому +6

    Burco ❤ Gobolka Togdheer waa gobolka ugu xadaarisan 18-ka gobol ee Dalkeenna💙◻💙

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 4 місяці тому +3

      Is xoqxoqa ka ilbax qadadxuney 😂 tuuloyinkaga iimanso xadarada iyo geesinimada ragba iska lehe wxaga sheg shego

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 4 місяці тому +1

      18 GoboL anaga ma aaminsanayn anaga tuulooyinka hanala hoos ordin

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 4 місяці тому +2

    Waar Mallka burco iyo Ciyt plaza ayaa magaalada ugu qurux badanee kaxee oo gee

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 3 місяці тому +1

    Faysal waa kuu mahad celineyna dhamaantayo

  • @user-mg8is2nz7u
    @user-mg8is2nz7u 4 місяці тому +1

    Wellcome sxb

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 4 місяці тому +3

    Faysal markaad burco katagto eed jabuutay kusii socoto waxad noosoo duubtaa masaajidka saylac kuyaal ee 2bada minaaradood leh ee xiligii nebi ciise iyo markii nebi maxamed scwscw

  • @mohamedAli-gv8wv
    @mohamedAli-gv8wv 3 місяці тому +1

    Take care thes man is waardoon

  • @Abdulqani.hussein
    @Abdulqani.hussein 4 місяці тому +3

    Burco somaliland 😊❤

  • @HassanAden-xq4zz
    @HassanAden-xq4zz 4 місяці тому +2

    ❤😂

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 4 місяці тому +2

    waa kumahadsanthy sidaad muqaalka quruxda badan inoogusoogudbisay

  • @axmedwacdaro3810
    @axmedwacdaro3810 4 місяці тому +2

    Salama ship magalada mad jogtay

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 4 місяці тому +3

    Reer burco markaan maqlo waxaan u malayn jiray dadka gayiga somalilnd ugu ilbaxsan waaxay dadkan kamarada kaxanaaqsan waar zakariya jakartoow maxay ahayd waxaad noosoo duubi jirtay ma duleedka magalada ayay ahayd

    • @FootShorts12
      @FootShorts12 4 місяці тому

      😂 way isla dhiban.yihiin maalinkasta dagaalbu ku jira

  • @Zomalij
    @Zomalij 3 місяці тому

    Welcome to burco

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q 2 місяці тому +1

    Waa gobolka naagaha

  • @user-oo3xv4ft5x
    @user-oo3xv4ft5x 4 місяці тому +3

    Gobolka raga

  • @ahussein5650
    @ahussein5650 4 місяці тому +3

    Nolosha reer miiga ee gobolka togdheer waa inaad soo duubtaa si dhaqanka soomaalida loo kala ogaado

  • @mahadabdirizaksulaiman7824
    @mahadabdirizaksulaiman7824 4 місяці тому +1

    Welcome gobolka ragga wll.

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 4 місяці тому +3

    Gobalka tog dheer Aya la yidha gobalka raga xata dumarkoda Aya sida raga u fikira