DEG DEG: XILDHIBAANADII MOOSHINKA ABAABULAY OO HALIS NAFTOODA KU JIRTO+XAALKA MUQDISHO+XOG CULUS OO.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 сер 2024
  • Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

КОМЕНТАРІ • 10

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 Місяць тому +3

    Xildhibaanow horay u socda

  • @Galaxy-kv8pg
    @Galaxy-kv8pg Місяць тому +1

    Ilaahey aya idin badbadinayo hadaad u kacdeen wixi laidindoortey we Ravi haidila jiro

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 Місяць тому +2

    Asc.
    Soomaaliya waxbaa ju habsaday.Waayo waxaa madaxda soomaaliya ee waayahaan ku badan kuwo an waxna aqrin iyo qorin.Qofaan waxna qorin waxna qori karin maxuu wadan ku soo kordhinayaa dal iyo dadkiisa?

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 Місяць тому

    Allah somaali u miciino aamiin

  • @user-hd3fu9kh3k
    @user-hd3fu9kh3k Місяць тому

    Hadii xildibanadii sida daacadnimada u hadlay run sheegashada ah ,, waa in shacabka Somaliyeed ogadan in lagukalatGayo dowladnimadii, dawlada aaney jiri, oo aan lala xisabtami karin XASAN SHEEKB IYO KIRISH-BOYGIISA. ADAN MADOOBE.

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Місяць тому +1

    ANIGA MAR HORE AYAAN U DUCEEYEY INTA U HIILINEESA XAQA ALLAHA XAFIDO ALLAHANA KA XAFIDO SHIRQOOLADA UUW U DHIGI DOONO XASAN IMAAN LAAWE WAXAANA LEEYAHAY SHIQOOLKA LASHEEGAYO OO NAFTOODA HALIS UGU JIRTO ALAHA KU GEDDIYO KUWA QORSHEENAYO INAAY HALIS GELIYAAN RAGGA U HIILINAYO XAQA

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 Місяць тому

    Kolayba farmajo baa imanayee qasnadaha using madhiya miyaa

  • @zainabdahir2941
    @zainabdahir2941 Місяць тому

    Aloow idiin fududaa wa ilaahay mahadiis hadeey jiraan dadnool dabqanaayo udhita midnimada soomaaliya wanba quusanay

  • @user-yt9gp5gj5m
    @user-yt9gp5gj5m Місяць тому

    Itoobiyo.ayeushaqeynaya.tugada.halaqabto.waqarandumis.shacniga.qabta.dano.shi.sheye.ushaqeynayan

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 Місяць тому

    Sama diidayaal afka doqonkii farmajo aad Ku hadasheen.xasaanada halaga qaado 20 Kaan dowladnimada diidan iyadoo dagaalka qawarijta Lagu Jiro!